JIKADEYDA SIDAAN U BADALAY || QARASH BADAN ADOO GALIN QURXI GURIGAAGA ❤️ DHIIRI GALIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 04. 2021
  • Cooking, decoration and beauty style channel
    Please subscribe, like, share and comment
    / @nasra_abtidoon
  • Jak na to + styl

Komentáře • 482

  • @xikmacabdulaahi3408
    @xikmacabdulaahi3408 Před 3 lety +24

    Mshlllh gabartaaan waxaan ku jeclaaday waxee datka usheega guriga quruxdiiisa inee ku xirneem lacag lacag yar ku qurxisa kartaaa gurigaaaka mshllh maalmaha kow fiirsa jiray ino somalia joogta ma moodi jirin wlhi🥰

  • @xikmacabdulaahi3408
    @xikmacabdulaahi3408 Před 3 lety +6

    Gabartaan mshlllh wax raqiiiis qurux badan ku sheega waxee cadeen uthy gurigaaaka quruxduiisa lacag kuma xirno♥️♥️♥️🥰

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Před 3 lety +32

    Maashaa Allah waan ku mahadsantahay ..laakiin waxaan kugula talin lahaa xargaha korontada ee muuqda inaad qariso waxaa jira caag lagu qariyo oo lagu daboolo fiilooyinka korontada oo lagu qurxiyo sida kale aad ayaan uga helay inaad noo faaiideeyso iyo weliba meesha aad ka soo gaday alaabada jizaa ka Allah kheyr illaahay haku xafido walaasheey macaan

  • @munadaahirabdullahi624
    @munadaahirabdullahi624 Před 3 lety +22

    Nasroy qofki igu horeyay ahay eee dawado 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🥰

  • @umusharaf5629
    @umusharaf5629 Před 3 lety +3

    Masha allah Ramadan mubarak my Queen nasra xafidullah ❤️🥰❤️🥰

  • @aminaabdullahi6381
    @aminaabdullahi6381 Před 3 lety +2

    MashaAllah it's beautiful sweetie 💖🔥😍, Ramadan Mubarak to u & ur family sis 🎊🎉❤️

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 Před 3 lety +2

    Masha allah nasra aad baad u qurxiday jikada allaha kuu barakeeyo gacmahaga abaayo ramadaan kariiim qali 🙏🙏🙏💯❤

  • @Qalbisaafi119
    @Qalbisaafi119 Před 3 lety +10

    400k udhowdahay nasro ee somaliyey aan gaarsino gabedhan waanjeclahay wlh ilahey dartisa

  • @sagalabdiadan5911
    @sagalabdiadan5911 Před 3 lety +6

    Nasraay abyo mcn dar Alla kujeclaha hormarkaagana wajeclaha qaliyeey Allaha hakudaayo mcnto Awladana Allaha kubarakeyo🥰

  • @yusraosman8217
    @yusraosman8217 Před 3 lety +4

    Masha allah nasra caday ku farax sanahy soo laabashadada waan soo gadanaya marwalba noo faaidaysa allaha ku xifdiyo xpipti sual abayo cookerka wayn imisa la gada insha allah jawab ka suga❤

  • @amranmohamud3860
    @amranmohamud3860 Před 3 lety +12

    Macalimadeyda laantaada waa abaar wlh💞💕love imbdn💞💞

  • @rumeysaruu5101
    @rumeysaruu5101 Před 3 lety +4

    I abyo u help us a lot keep going siz ❤️❤️❤️ may the almighty bless you ❤️❤️😘😘

    • @caynilove796
      @caynilove796 Před 3 lety

      maasha allh taas been ahayn aniga ijaar anoo degan ayaa habeystaa jikadeyda dad idhahy ijaar macaa qarash ugelinee cml ana inaa gurigy quruxsado jeclhy inkasto heer tabareed lyhy lkn qalbiga tajir ka ahy waxn niyesto mais niyad jebiyo waan helaa

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u Před 3 lety +2

    ماشاء الله.أختي نصره.مطبخ.جميل.الله يبارك فيك.❤

  • @saabirinsamar4993
    @saabirinsamar4993 Před 3 lety +3

    M.a queen nasra alaha ku barakeeyo byo Ramadan mubarak all muslims ❤❤🌹 ilaha na waafajiyo bisha barakeysan kheerkeda i.n alle dartii aaan ku jeclhy 🥰😘👸

  • @ikramabdihussein4460
    @ikramabdihussein4460 Před 3 lety +20

    Kheir badan somaliyey🥺💗💗🇸🇴

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 Před 3 lety +33

    Gabar yar oo dadaaleysaa tahay
    masha allaah rabbe Haku xifdiyo macaaney familkaygana way ku jecelyihiin ❤❤❤❤💋

  • @naimaibrahim257
    @naimaibrahim257 Před 3 lety +4

    Aww 🥰 that looks good 😌

  • @umualisha4012
    @umualisha4012 Před 3 lety +6

    Masha Allah xabyati keep going

  • @munobilanofficial7750
    @munobilanofficial7750 Před 3 lety +2

    Masha allaaah qurux dumar hormar wacn abyo ❣️❣️

  • @firdousahmed2485
    @firdousahmed2485 Před 3 lety +11

    Ramadan Mubarak asxabta nabad iyo barwaqo ku sooma walalyal hami leyahey iso duceeya plz

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 Před 3 lety +4

    M.a mahadsanid abayo and Ramadan Kareem 😍😊

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 Před 3 lety +2

    Wcs masha allah nasro abtidoon Ramadan Mubarak 🌙

  • @deeqodalmarducaqabto4564
    @deeqodalmarducaqabto4564 Před 3 lety +4

    Maansha Allha Qurux walashey❤

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 Před 3 lety +2

    *Masha allah qurux weeye"* #RamadanMubarak" 🌙

  • @idilcadeyidilcadey1499
    @idilcadeyidilcadey1499 Před 3 lety +1

    Mash allh wall nasro abti doon horay usocod🇸🇴❤💯

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 Před 3 lety

    Masha allah xpiipti Nasro Abtidoon hormar wacan Ramadan Mubarak all Muslims 🌃🌃🌙🌃

  • @amyweryele6782
    @amyweryele6782 Před 3 lety

    Machaallah beutifual kitchen😘

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Před 3 lety +9

    Asc Aad ba usugaa video yaashada abaayo aad qalbiga ugu hayaa nosoo badi markasta insha Allah Allaha ku xafido abaayo

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 Před 3 lety

    Masha allaha qurux waaye, thanks for sharing with us sis

  • @Deganwacan
    @Deganwacan Před 3 lety +1

    mnsha allah abayo nasro allah ha ku barakeYo wax badan o iga qarsona ayad i tustaY😍🥰 thanks ukhtii😘😘

  • @hamdamohedahmed5694
    @hamdamohedahmed5694 Před 3 lety +2

    Nasro abtidoon hormar wacan abyo qli gabar ku dayasho mudanaa tahay nooolow🥰❤

  • @nureinsalim3210
    @nureinsalim3210 Před 2 lety

    Wow masha allah

  • @nasranalka6617
    @nasranalka6617 Před 2 lety

    Masha Allha www

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 3 lety

    Waaaaaaw masha Allah tabrikllha Aabyo nasra masha Allah qurux waye👌👌 shuran xabti Ramadan Mubarak xabti ⭐🌙❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraaliabdinoor5378
    @nasraaliabdinoor5378 Před 3 lety

    Masha Allah xbbt alah ku barakeya aqliga gcantadaba ❣️❤️

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali Před 3 lety +1

    Masha Allah beautiful 😍

  • @bushracooking1486
    @bushracooking1486 Před 3 lety +2

    Masha allha allah ku barkeyo wllshy

  • @shankaronmohamedali4462
    @shankaronmohamedali4462 Před 3 lety +1

    M.a siz nice👌💥wnkutagera wlshey from nairobi kenya👋Ramadan mubarak.

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137

    Wcs m.a nasro abtidoon guul iyo gobonimo respect forever qurux dumar 💯❣👌🏽🇸🇴🌹💍🙏

  • @aminaisxaq
    @aminaisxaq Před 3 lety +2

    Waa lagu taby nasraay adi iyo jikadaada welcome back queen❤

  • @qadijaquruxsan
    @qadijaquruxsan Před 3 lety +1

    Mnshlh Ramadan mubarak😍😍😍😍🙏🙏🙏💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 3 lety +3

    M.A WLLSHY QAALI HOREY U SOCO.
    RAMADAN WANAAGSAN🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌛🌛

  • @hanisalaad4725
    @hanisalaad4725 Před 3 lety +1

    Mashaallah abaayo Allah ku xifdiyo

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel Před 3 lety

    Maasha allah

  • @queensharisshariif4523
    @queensharisshariif4523 Před 3 lety +6

    Abyo alla dartii ayaan kujeclahy nolow inteey nolol jirto cadwogaga cagta hostii ramadan kariim abyo mcn

  • @omiilamohamed45
    @omiilamohamed45 Před 3 lety +1

    Masha Allah abyo 🥰👌

  • @umuabdihafiidumuabdulhafli2266

    Mash allah xbbti alpi 🥰🙏

  • @zeinabmohamed8757
    @zeinabmohamed8757 Před 3 lety

    masha allah walashey nasra horay usoco allaha ku xafido, ❤️🙏

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 Před 3 lety

    Masha Allah Qurux Xbti 👌❤

  • @iqroibraahimmuudeey6829

    wcs masha alllaaaah my queen ❤❤

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 Před 3 lety +1

    Great theme iy looks good all though it's tiny
    Masha'Allah

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 Před 3 lety +1

    NASA abtidoon video waxan kajeclahay majirto wllh hal video ima dhaafo ilaahay haku barakeyo abaayo macan❤❤❤🥺🥺🥺🥺😱😱😱❤❤❤❤

  • @sadakmohamed8418
    @sadakmohamed8418 Před 3 lety +2

    Mashaaa alaaah quruxeey ilaah haku barakeyo

  • @deeqodalmarducaqabto4564
    @deeqodalmarducaqabto4564 Před 3 lety +28

    Enj Nasra Cimamada la heesan karo wlhi si fiican u naqshadeesay ilaah maskaxdada ha kuu barakeeyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety

    Mashaallah beatiful house

  • @soomaaliyahanoolaato1104
    @soomaaliyahanoolaato1104 Před 3 lety +6

    M.a wll fiican ayaad leedahay😍

  • @marwaabdi9927
    @marwaabdi9927 Před 3 lety +1

    Mashallah ❤❤

  • @umalkharahmed7597
    @umalkharahmed7597 Před 3 lety +2

    Masha llah nasra abayo waxad tahay mid kudasho ficn
    Allah haku barakeyo xolahaya ubadkaga iyo xajigaba allah hakuu fududeyo wax wlaba oo aad qalbiga ku hayso oo khayr kuu ah amiin amiin ana waxan rajaynaya in aan sidada nogdo insha llah

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 Před 3 lety +2

    Maanshaa allaah qurux ayaad ka dhigtey raqiis iyo qurux

  • @shamsoshamso9939
    @shamsoshamso9939 Před 3 lety +1

    Masha allh abyo nasro qurx waa qurxisey jikada ilaahy haku qurxiyo adiga nh adun iyo aakhiro

  • @hanimahamud3974
    @hanimahamud3974 Před 3 lety

    Masha allaah illaahay caqligaga haku siyadiyo abayo mcn

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Před 3 lety

    Maasha Allah xbbti 🥰🥰

  • @ummucaishamohamed9085
    @ummucaishamohamed9085 Před 3 lety

    Nasrooy gabadh An jeclhy keep going💕💕💕

  • @aminaogas6831
    @aminaogas6831 Před 3 lety

    Nasra you are creative.... mashallah

  • @Juweriya63
    @Juweriya63 Před 3 lety +1

    masha allah allaha kuxafido abyo

  • @bushracabdulecilmi2364

    mash all ilaahay haa noo kaa xafido meel waliba oo aad joogto farxad ku noolowo horumar abaayo

  • @sabiriinafraxsan6235
    @sabiriinafraxsan6235 Před 3 lety +3

    Waxaa kuku jeclahay sida daacda leh ee marwalba noogu sheekto wax walba😍😍😍😍😍😘😘

  • @queenqadiijo9110
    @queenqadiijo9110 Před 3 lety

    Masha allah so beautiful nasra ilaaheey haku ziyaadiyo caqligaaga

  • @umaimamohamedali820
    @umaimamohamedali820 Před 3 lety +1

    Masha allah Ramadaan kariim wlshey nasra cadey✌🥰

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 Před 3 lety

    MashAllaah Abaayo shukran
    Ciid mubaarak🙏🙏

  • @ikraamabdulkadirhassan4475

    M.a wwww beautiful kitchin allah ku xifdiyo mcny❤👸

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 Před 3 lety

    Masha alah ilah haku xafido abaayo lagu daydo tahay nolosho kuma ciisho awid🥰

  • @suleeqocaaqil172
    @suleeqocaaqil172 Před 3 lety +1

    Mansha allh nasro amaan wadka dhanthy horay usoco abayo

  • @simanahmed4523
    @simanahmed4523 Před 3 lety

    Masha Allah. Qurux. Xppti cabitaanadii ayaan ufadhinaa lasoo dhaqso jazaka Allah qeer

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 Před 3 lety

    Masha allh wa qurux wana raqiis alwaaxa riji cad mari 😍

  • @queenapdi8019
    @queenapdi8019 Před 3 lety

    Masha allah ukhtii

  • @maqdismaxamudcali8766
    @maqdismaxamudcali8766 Před 3 lety

    Maansha allaah abaayo nasro keep going waan ka helay

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 Před 3 lety +1

    Wlhi muhiim ma Ahan wxas oo dhan plz abyo bisha ramadan fadligeda kga faideso quudinta wllka baaahan

  • @fadumomahmed814
    @fadumomahmed814 Před 3 lety +1

    Man sha allha abaayo❤❤❤

  • @abdulahimohamedaadan728

    Msha allh my duma hory usoco ilxun epa kuma tuso dumaa👌

  • @abdiraxmancabdi255
    @abdiraxmancabdi255 Před 3 lety +42

    Gabar🧕 kasta oo asturan🧕🧕🧕 waa wllshey🤗🤗🤗

    • @ayuubmohammed2296
      @ayuubmohammed2296 Před 3 lety +2

      Mashaallah habo nasraabtidon alah hakubarakeyo

    • @Carfoon
      @Carfoon Před 3 lety

      Wiil kasta ona jecel wllnimo waa wllken🥰😘😘

  • @nimcomuuse2016
    @nimcomuuse2016 Před 3 lety +13

    Wllo ku saaliya nabiga scw 😍

  • @amalmohamud9210
    @amalmohamud9210 Před 3 lety +15

    M.a nasroy rer ma lahi lkn walhi qofka kaliya ku daysada thy abyo wax walpo caqli ka barte abyo nolsha kuma xumeyso

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 Před 3 lety +2

    masha allh allha ku xifdiyo xbbt

  • @sagalmaxamed3128
    @sagalmaxamed3128 Před 3 lety +1

    masha allah qurux wye ❤❤❤

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 Před 3 lety

    Nasra queen qurux mashallaha waan kugu faan my best youtpar nasra abtidoon ramdaan mubaarak xabiibti ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @marwaabdi9927
    @marwaabdi9927 Před 3 lety +1

    Mashallah nasra

  • @farxiyooongooyeoongooye3362

    masha alaah uqti qaaliya ramadan mubarag

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji Před 3 lety

    Maasha allah ramadan Mubarak

  • @shukrimohamed7899
    @shukrimohamed7899 Před 3 lety

    masha'alah mcnto qurux waye dadalka no heso ilah haku fududeyo

  • @inaqalinle6044
    @inaqalinle6044 Před 3 lety

    Masha allh wlshy wa runta wXaga ama hayaradan ama ha waynadan wa inad ku kalsonthy aadku canaqsanthy nasra abtidon wa gabar qalbi fcn runti an isla wayni aqoon love u xbbti

  • @feysalyarefeysalyare-sh5fn

    Maasha allah xabibti

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 Před 3 lety

    masha Allah xabiibti waxaad heysato qurxiso waye keep going 🙏💪❤💖

  • @shamsoibrahim5984
    @shamsoibrahim5984 Před 3 lety

    Sax waaye wllhi alle haku xafido adiga iyo caruurtada iyo aabahoda alle ha idin dhoowro dhamantina

  • @umumaahirmaahir441
    @umumaahirmaahir441 Před 3 lety

    Mashaa alllh jikada qurux ayaa kadhigtay ha ku barakeeyo

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 Před 3 lety +2

    Asc kheyr alle haku siiyo waxaan kaa faa,iidey sida loo sameeyo mandhaasida ama burka

  • @madinaabdu2292
    @madinaabdu2292 Před 3 lety

    Masha allh 👍👍👍

  • @nasteexoabdulqadir8124
    @nasteexoabdulqadir8124 Před 3 lety +6

    Abaayo hadaa rabtit in meesha aad ka fiiqdad marka aad kor ka fiiqdid xoogoo biyo ah marmari sifudud ayuu meesha uugu dhamaaniyaa insha allaah

  • @tjsoccer7989
    @tjsoccer7989 Před 3 lety +1

    Mansha allha Huno qali

  • @sumayoabdulhisimanabdulhi4978

    MaashaAllah maasha allah