Lacagta aad save gareyso ma ku noqota oo cunta?? Qorshaynta dhaqalaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 285

  • @learntorest4090
    @learntorest4090 Před rokem +5

    Mahadsanid wl qaali Illahay hakaa abaal mariyo mawduucaas waa loobaahnaa waayo aduunku sidii hore maaha wa inlabartaa dhaqali tashiilka siloo badbaado. Siiba hooyoyinka

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome habibti, aad iyo aad macanto dumarkenu waa inaynu wax dhaqalaysana oo isku filnano ama at least kisto haysano. Thanks love

  • @FamilyEmp7722
    @FamilyEmp7722 Před rokem +5

    Manshallah walaal Allaha ku barakeeyo waa video gagii u horeyay ee aan daawado waana video gii iigu faa’iido badna, runtii aad bn ugu wareersana saving ka Jazakallah khayr walaal

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome habibti Queen calaso thanks inaa nagu soo birtay walashay ❤️. Masha Allah inaa ka faiday. Allah ha ku fududeyo macanto qoro wixii ka baxa iyo wixii ku soo gala kistona save gareyso. Thanks ❤️❤️

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Před 9 měsíci +3

    Masha Allah abaayo noo soo badi barnamijkan dhaqalaha, waa noo muhiim ah

  • @yaasmiinmahamuud9869
    @yaasmiinmahamuud9869 Před rokem +4

    We need more wllo of those videos.jazakallahu khairan.

  • @niizabusuri
    @niizabusuri Před rokem +5

    Masha Allah abaayo wax badan ayan kaa faaiday aad ayad umahadsan tahay ❤❤❤❤❤

  • @NaimaSheikhabdulqadir
    @NaimaSheikhabdulqadir Před měsícem +1

    Masha allh sister an jeclahy wanadeda

  • @Queenphvlogs
    @Queenphvlogs Před rokem +12

    Asc abyo xamar joga 400$ ku shaqeyaa 4sana shaqeynaya hal cunug na wan heystaa waxba maseve gareysan jirin wayo maba ogeen in wax lasevegeryto malin ayaa cunugta hospital Lagalay malintas ogday inaan ubahanhy in an lacag mel dhigto 2023. Bilabay inaa inaan lacagteydi 3melod mel seve garey alxm illah baa igu guleyay waad ku Mahdsanid sida noo dhirigilineyso 🎉❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Masha Allah xabibti aad ban ugu farxay dadalkaga, Allah ha ku barakeeyo. Hooyo caqli badan baa tahay, waxa inagu dhacaya ma goin weliba hada ilmo haysato. Masha Allah macanto thanks for sharin.👏👏❤️❤️

    • @Queenphvlogs
      @Queenphvlogs Před rokem +1

      Mhdsanid mcnto Allah ajar haka siyo Adne ❤❤❤❤❤

    • @faadumoaxmed3709
      @faadumoaxmed3709 Před rokem

      Masha allah abyo horey usoco

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    Masha Allaah wllo qali Ale hakuxafido marhore inankubarto baficnayd lakin Ale maqadarin hadan isdabaqabanaya marwalbana wankuduceeya Ale hanokadayo qali❤❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Masha Allah walashay qaali fatxiya khair badan Allah ha ku siiyo ducadada, I’m happy inaa nagu soo birtay qaali wa kasta malin baynu barana dhiib ma leh. Insha Allah Allah dedalkaga Ha ku fududeyo habibti. Thanks ❤️❤️

  • @anisamohamed474
    @anisamohamed474 Před rokem +3

    Masha allah tabarakallah hada ayan kugu so biray sistar wan ka helay fikradada iyo daganantada Masha allah allah ku xafido huno ❤❤

  • @sahrokhalif6130
    @sahrokhalif6130 Před rokem +4

    Asc mashallah abayo guleyso wax badan ayaa iska kaybadalay nuur ale hakusaro abayo macaanto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Ws wr wb,
      Masha Allah habibti Allah ha ku barakeeyo I’m very proud of you, goan qadashadu iyo isbedelku maha wax qof kasta samayn karo. Ameen habibti khair badan Allah ha ku siiyo ducadad macanto. Thanks ❤️❤️

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s Před 2 měsíci +1

    Iinshalah waxan bilabaya bishan inaa wax aruriyo iso duceya sanatka cusub hadii an garo ilahay cimriga igarsiyo waxan rajeynaya isbadal

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před rokem +2

    Masha Allah abayo wa runta in lacagta la safe garyo wa waxa ma himah

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 Před rokem +2

    Wll lacgtiba Barakada way ku yar tahy waan dadaali doonaa nadiyaay shukran quruxeey😊

  • @ahmedwarfaa4628
    @ahmedwarfaa4628 Před 6 měsíci +1

    Cudurka aanqabo baad qabte lakiin waad nooga wada faa iidayse m. Alaah haku sharfo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před 6 měsíci

      Allah ha ku fududeyo walal, Insha Allah dedal wad ka bixi kartaa noloshu waa imtixan wax ina baraysa malin kasta. Thanks walal❤️❤️❤️

  • @FadumoAbdihakin
    @FadumoAbdihakin Před rokem +1

    Mashllh wl aadbad u mahadsantahey san ugu bararugey talada inshllh wan ka faiideysani thnkz

  • @mumtazmohmedali4463
    @mumtazmohmedali4463 Před 8 měsíci +2

    dr naaleye keligii dhibtaa mahysto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před 8 měsíci +1

      Maya ma haysto keligii inaga dhan baa ka siman taas intena badan, anigaba sidaa ban ahaan jiray walal. Thanks ❤️❤️

  • @fardawzashidane4806
    @fardawzashidane4806 Před rokem +2

    Mashaa allah abayo nadia ilaah haku barakeeyo adi iyo reerkaba alhamdulillah wan ka hela mawduucyadan okle run ahanti last year ayan bilaabay saving ina samysto alhamdulillah wana ku guulaystay wlh awl waxn ahan jiray waxksta an suuqa ku arko ayn so gadi jiray blse mrka mel isla fadhistay oo naftayda la shekaystay wixi isoo gala iyo wixi iga baxa markn ogaaday ayan mel wax dhigtay hdna waxn markas qorshaystay oo an note ka kuqortay ma ahne wax ka dheeri ah ma so gado xita hadn arko wax aad icajabiyay wan qorsheya oo waxn ogada qiimaha sheygaas joogo si an bisha dambe ugu talo galo wlh dhaqalo ayan mel dhigana waxy ubaahnatahy go'aan cad iyo inadan naftda ku dhihin wax mel ma dhigan karo xabibti horey usoco inoona so badi topic yadan ❤❤❤❤😘😘🙏🙏👍

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Fardowsa Allah ha ku xifdiyo habibti aad aan kugu farxay Masha Allah goan ficaan iyo Houtmarkt gadhay Allah ha kh siyadiyo Masha Allah. Budget marka bilowdo isbedel qurxoon iyo xasiloni inaa ku bilabanta iyo kalsoni. I’m happy for you, hooyo karto iyo dedal badan. 👏👏👏❤️❤️thanks habibti for sharing

    • @fardawzashidane4806
      @fardawzashidane4806 Před rokem

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 aamiin abayo mcn 😘😘😘mrka budgetkada kala maarayso waa xasilaysa runti xabibti weli hooyo ma noqon 5sano aya reer leeyahay inshaa allah wan rajena ina mar un noqdo hooyo blse waxan aha qof faataalo ah wixi so gala an ka war qabin oo baabi'isa waxn waxba u galeenin ku dhamaysa lkn mrkan go'aan gaaray aya noloshyda isbadl weyn ka daremay ina xiligas baraaruga dan ba igu jirtay wlh ilen hda ado hooyo ahyn waxga kala maaraysan karin hdhw mrka noqotid waa ay kugu adkaane ina save la haato iyo ciyalkada accoun ugaar ah usamyso

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      @@fardawzashidane4806 Masha Allah waa runta, Allah awlad salixa oo cafimad qabta oo bariya Ha ku siiyo. Masha Allah Waa run nolosha fudayd iyo qabow ku noqon marka ogtahay Allah ka sokow inaa waxaga control uu samaysay. Allah ha ku siyadiyo macanto. Thanks ❤️❤️

  • @hafsamaandeeq5375
    @hafsamaandeeq5375 Před rokem +2

    Waad mahdsantahay walh waan karti badanahy lkn ciladydu Waa savings ♥️ shukrn wlala ilahy hakaa abaalmariyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Hataa soo dhowow habibti, Masha Allah macanto isku day inaa budget sameyso oo wax yar a Allah ha ka dhiibe save gareyso. Malinba malinta ka danbaysay wad is bedelin. Kartida wax kasta wad samayn karta macanto. Thanks love

  • @kowsarbile1220
    @kowsarbile1220 Před rokem +2

    Walashay macaney mahadsanid maanta kigu soo biiray from tiktok❤

  • @user-ew1xu7il3d
    @user-ew1xu7il3d Před 6 měsíci +1

    Maasha alaaha waa waano wax ku oola😊

  • @ikrmclh2753
    @ikrmclh2753 Před rokem +1

    Maasha allh abyo ilaahay ha ku barakeeyo

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia Před rokem +1

    Thank you my sister

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid wlo qaliyey

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi Před rokem +3

    Walalo can you share with us healthy foods and healthy smooth anything is good because I got kids I get tired very easily

  • @safiinasiyaad303
    @safiinasiyaad303 Před rokem +1

    From TikTok masha allh

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iloveyou my sister

  • @joweriyoabdi
    @joweriyoabdi Před 11 měsíci +1

    Masha allah

  • @nemaibrahim186
    @nemaibrahim186 Před rokem +1

    Mashallah sister wax badan ayan faaiday thank you sister ❤

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 Před rokem +3

    Goaanka sakagaarey 24/6.2023 insha allaah allow igu guulee

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Masha Allah habibti Allah ha ku fududeyo waa goan ficaan, was ku gulaysan Insha Allah Amiir iyo dedal uun uu bahan tahay was gadhin macanto. Thanks 👏👏❤️❤️

    • @user-nm9im4bg9f
      @user-nm9im4bg9f Před 11 měsíci

      ​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219v❤❤❤

    • @HotmanHotman-vz3zg
      @HotmanHotman-vz3zg Před 5 měsíci

      Miyaad kuguuleesatay wll?

    • @katrajama8077
      @katrajama8077 Před 5 měsíci

      @@HotmanHotman-vz3zg wlle waa kufaaiidey ilaa december kadib ayutadii wadhamaatey middambana magalin

  • @Goat0250
    @Goat0250 Před rokem +2

    Moha Allah Wallal mahadsanid aad baan uga heley mawduucyadaada horumar wanaagsan

  • @ayaanjamacmohomed6320
    @ayaanjamacmohomed6320 Před rokem +1

    Maashaa Allah ❤❤

  • @horumarsamee9963
    @horumarsamee9963 Před rokem +1

    Nadia mahadsanid xbbt

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem +1

    Waa runtaa
    Barigiii hore waxaa Dhan Somalia u dirii jiray imika ilaa Sanad waxaan dhigaa 50% waxaa isoo Galaa waalidkaygana lacaag goaan iyo guryo ayaan u dhisay
    Sanaad waxaan dhigtay 7000,-€ alxm

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Masha Allah habibti Allah ha ku barakeeyo fariid dhaqale leh baa tahay, ha jojin weliga waxay dontaba ha ahatee. I’m happy for you macanto Europe miyad jogtaa? Thanks ❤️❤️

    • @namelos2963
      @namelos2963 Před rokem

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      Haa wllo

  • @user-hb6ij7ep6t
    @user-hb6ij7ep6t Před rokem +1

    Shukran abaayo jazaakalaah qeer

  • @user-xf4yd4ws9i
    @user-xf4yd4ws9i Před 8 měsíci +1

    Abaayo.guuleso.waxabadana.kafa.iidaye

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 Před rokem +1

    Machaala

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Před 8 měsíci +1

    Thanks qali Aad baan uga helay barnamij kan 🙏💙🫶

  • @muxuboshire7268
    @muxuboshire7268 Před rokem +1

    Mashalah walashay qaliya dhirigalisadayda horay usoco

  • @kawsarismacil2507
    @kawsarismacil2507 Před rokem +2

    Asc wllshy wax badan oo iga maqnaa waan kaa faaiiday lkn waxan u bahan ahay in aan sameeyo ganacsi si aan u badalo noloshan aan hada ku sugnahay mana haysto dhaqaale aan is dhoho wuu kugu filanyahay sidee ugu fudud oo aan ku bilaabi karaa fadlan talo isii wll mahadsanid

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Wa wr wb, habibti Allah ha ku fududeyo dedalkaga iyo Hankaga, macanto Maxa rabta inaa bilowdo fikrad ama waxa qaybna aad business rabtid ma ogtahay? Lacagtu badidedu macno ma leh wax yar bad ku bilabi kartaa Allah baa ku barakeeyn. Insha Allah so ogow inta kugu baxaysa, meel ha wax laga helo oo aad u marayso? Qasaro intee le,eg dhici karaa wax loo bahan yahay oo soconayaa ma yahay? Ma uu dulqadan kartaa hadii bilaha hore wax ka heli waydo? Dadku iyo mesha aad jogto bahi ma uu qabta waxa aad rabto inad ibiso? Intaa oo dhan so ogow oo is waydii Insha Allah, hana biqin or Ha cabsan qof kastaba malin buu bilabay, business Allah barakeya. Anytime aad ii bahato diyar ku ahay habibti. Allah swt ha ku fududeyo hana kula garabgalo macanto wad gadhin Insha Allah. Thanks ❤️❤️❤️👏👏

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před 3 měsíci +1

    Waaw masha alaahaa❤❤❤🎉🎉

  • @HawaMohamed-sg7er
    @HawaMohamed-sg7er Před rokem +2

    Mhadsnid❤

  • @tawakalharrowbulo7604
    @tawakalharrowbulo7604 Před rokem +1

    Thanks sista

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Před rokem +1

    Wcs m.a abaayo waxaan kaacodsinaa inaad iisameyso lingi abaayo ilaahey dartiisa abaayo alaha kuxifdiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Před rokem +1

    Jasakalaah qeyr

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Před rokem

    Very good Jazzka allaho khier ❤❤❤❤❤.

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 Před rokem +1

    Maansh Allah ❤

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi Před rokem

    Asc walalo missed you so much its very important changel for us spoke to you back last year on CZcams channel message

  • @AaminaSaleebn-tr6gq
    @AaminaSaleebn-tr6gq Před rokem +1

    Hbo mcn waa gabadhii ad tiktoka kala soo hadlaysay isoo qabo Umm Manal

  • @ifraaxmaxamud1268
    @ifraaxmaxamud1268 Před rokem

    Shugran xbbtii

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 Před rokem +2

    Abayo mantan kugu soo biiray balse aadban kaga helay wana jeclahay dhaqalaha barnamijyada looga hadlo thnks from xamar

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Macanto ifkaladan soo dhowow, sorry hada arkay comment, walashay qaali Allah ha ku xifdiyo thanks nagu soo birtay. Thanks love ❤️❤️

  • @deeqomohamed5895
    @deeqomohamed5895 Před rokem +1

    Ilaahey hano😂barakeeyo bilalka

  • @maryanmohamed319
    @maryanmohamed319 Před rokem +1

    Mashaallah ❤❤❤❤

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 Před rokem +1

    Mashaallah quruxey ❤❤❤❤ nosobadi wan u bahanahy

  • @laylaqalanjo9573
    @laylaqalanjo9573 Před rokem

    Masha allah aad baa kaga faidey alle haku barakeeyo ❤

  • @melyumahmed4682
    @melyumahmed4682 Před rokem +1

    Maasha allaah abaayo jazaakallaah xbbti lanbar aan kala soxiriiro maheli karaa tik tokan kaso raacay lcg meel ma idhigma to meel baan dhiga waa kadaba tagaa deentane waa qaata

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruuni2
    @ruuni2 Před 2 měsíci +1

    aniga leyma qabo lacag waxan ku shaqeya 450$ ugu yaran qurbo ayan joga familkan somali bey jigan ugu yaran 7 sano kun mel ima dhig min maqano sababta bilka aniga baxiyo famila ijar bey ku jiran ciyal yar yar noma jogo marka hoyo iyo abe laga saro 3 bey guriga ku joga 5 qof waweyn malin iyo bil kasto na lacago an xisab ku darsana bixiya wax mel ima dhigmo wlhi wan yabanahay 🥺

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před 2 měsíci

      Macanto wax ka dhiigo ma ogin wax inagu dhacaya, hada xanunsato . Biil goan uu qor oo adna wax save gareyso biil kasta Insha Allah. İs bedel samee inaga qurbo jogtaa oo ka hawl badan iyaga. Thanks ❤️❤️❤️

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi Před rokem +3

    I am having difficulty saving I got kids and I want save money holiday and back up I can't go this year holiday because didn't save money but inshallah next year

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Anab macanto welcome, don’t worry macanto the past is the past you start now Insha Allah and make commitment. Walal it’s all about sticking w it and making that decision to change you mindset and be consistent. If I did it anybody can do it. Consistent and not giving up or not putting on hold is the key to succeed. And I know u can do it, and will cheer you Insha Allah. Don’t hesitate to message me if u need to. Thanks qaali ❤️❤️

    • @YasAbokar
      @YasAbokar Před měsícem

      Aw your so sweet Baraka llah​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219

  • @MemeAhmed-px9ft
    @MemeAhmed-px9ft Před 11 měsíci +1

    Qof baa lacag aruursadey marka qofkaaw wuxu ku weydiina qaali lacagtaas maan ku xajiya mise still waa ina saving ka hor mariyo❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před 11 měsíci

      Macanto hajjka wax ka ficaan ma jiirto, muudo ficaan baa ka hadhay hajjkii, Insha Allah saving sii waad adoo haji kagana niyaystay oo isku waad Allah ha ku fududeyo. So ha jojin saving marka hajj yimado kistoo saving waa haysataa lacagta hajikana wad haysata masha Allah. Macanto Allah ha uu fududeyo walalo. Thanks ❤️❤️

  • @faadumoaxmed3709
    @faadumoaxmed3709 Před rokem +1

    Masha allah abyo mcn wn kahela wanadada ok anigu hadan kugu soobira aad ban ufahma bishaan ban bilaabin

  • @user-xf4yd4ws9i
    @user-xf4yd4ws9i Před 8 měsíci +1

    Abaayo.walahi.tababare.batahay

  • @DeeqoFaarx
    @DeeqoFaarx Před rokem +2

    Asc abyo qaliyy aniga waxn qataa250dolar waa aniga iyo caruurta waa4 sadex baa dugsi dhigata waa rashinki iyo kirada iyo dugsiga koron tada iyo biyaha hdana marky bisha karto 15 waxba kama haayo wllhi abayo dhibkaasan qaba

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Wa wr wb,
      Macanto aDeeqa ma kharashka kugu badan ciyalka dugsi ma ka bixisa? $250 aad intaa ka bixiso masha Allah waa biil badan. Qor Mid kasta intaa laga rabo waxa dhici karta in lacagta ka baxdaa ka badan tahay $250. Isoo message garee marka soo ogatid bal aynu isla egno ee. Thanks ❤️

  • @Ayan_online
    @Ayan_online Před rokem +1

    Masha Allah aad baan UGA helay

  • @mustafecabdi7011
    @mustafecabdi7011 Před rokem +1

    🎉

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Před 3 měsíci +1

    Aniga waa sas

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Před rokem +1

    Tas aney idhibi jirtay hada lakin wan jojiyay abayo ❤❤❤❤

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Před rokem +1

    Wcs

  • @haboonwarsame7261
    @haboonwarsame7261 Před rokem +1

    Anaa ku wareray biilka rerka hal cunug ayan hysta iyo labo walalo school ii dhigta 700 wan qata bishi

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome haboon walal, Allah ha ku barakeeyo macanto budget sameyso Insha Allah oo qoro wixi ka baxa iyo wixii ku soo gala. Thanks ❤️

  • @user-uq9if3me4g
    @user-uq9if3me4g Před rokem

    Sobadii walalo

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 Před rokem +1

    Abaayo wlhi markan dawaday muuqalka waxanba mooday inaa ani iga hadlaysid bilwalba adeegayga waxaa ka badan taan suuqa wax uga cuno

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome habibti sacdia, sidas ban ahaan jiray anba weli wan ka Cuna lakiin wan budget gareeya. Lacag gaar ah uu go aad bananka kaga cuntid Insha Allah. Thanks love

  • @faadumoaxmed4064
    @faadumoaxmed4064 Před rokem

    🥰

  • @maryancumarxuseen
    @maryancumarxuseen Před rokem +1

    Masha allh abaayo aniga lacag meel iima dhacdo kenya ayaa joogaa nolasheydana waa qaali plz ilatali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Maryan welcome habibti, macanto hadii nolosha qaali tahay kharashkaguna badan yahay dhiib bay noqon in aad wax save gareyso.. eeg bal mesha aad wax ka save gareyn kartid. Thanks habibti ❤❤

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen Před rokem +2

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 thankis abaayo

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před rokem +2

      saxiib wax kasta oo lacagaa oo kusoolaga ama shaqyso ama halaguu soo dhiibee waa inaad uun wax ka dhigtaa bishii hadaad meel qaaliyaa degan tahay kaguur xaafad raqiisa raadso

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen Před rokem +1

      @@musemuse1507 hye wll waad mahad santhy sidaad iidhiirigilisay m.a irsaaaqada allha noowaasiciyo dhamaanteen🤲

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      @@musemuse1507 welcome muuse waa runta afkaga caano geel lagu qabay, taalo ficaan sisay Walalo. Thanks walal❤️

  • @Umusuhayb-hn5ew
    @Umusuhayb-hn5ew Před rokem +2

    Aniga iimaba soohareyso 5dolar malinle ah qataa oo bisinka qudaarta sharaabkla iyo waxyabaha yar yar ah marka xaas baan ahay wan jeclahay inaan meel wax dhigto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Soo dhowaw Umu suhayb macanto, $5 miyaa malintii biil ku ah? Insha Allah wad sameyn kartaa. Thanks ❤️

    • @ubaxayaan4811
      @ubaxayaan4811 Před rokem +2

      Abaayo ugu yaraan $1 ka reebo, inta kalana isku celceli, waxad isticmasho wax ka raqiisan iibso, sharaabka maalma ka bood. Insha allah waad arki doontaa natiijada, haddaad ugu yaraan biahii $20 ama $25 ama $15 kuu aruurto waa guul❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      @@ubaxayaan4811 Masha Allah Ayaan waa kugu farxay sidaa walal ula talisay. Taalo ficaan Allah ha ku xifdiyo xabibti. Thanks ❤️❤️

  • @user-yg6bs5ob5l
    @user-yg6bs5ob5l Před 6 měsíci +1

    Sd

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 Před rokem +1

    mahdsan thy

  • @munaayanlle8781
    @munaayanlle8781 Před rokem +1

    Bishi 550$ aya isoogasha cunugna waxbarasha iima aado gurigan daganhyna waa 220$
    50$ korantada iyo biyaha iga baxa
    130$ waa rashiinka
    Iidanka waa 120$
    Angaaba ziyaado cune siden wax meel udhigaa wanba yaaben

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome habibti, guriga kugu qaali ah because lacagta ku soo gasha waa $550, waxa ku soo hada $330 wixii oo dhan marka bixiso waa fahmaya inan waxba ku soo hadheen. Lacagta ina soo gasha iyo lacagta inaga Ha da waa inan isu eegno. Kenya miya jogta mise Somali? Thanks ❤️❤️

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 Před rokem

    Abyo mcn ina lacag cadana kaydsado iyo ina waxa helaba dahab galiyo kee iroon waxa kalo kuwaydin hal gram ina gato bil kasta iyo ina gram badan gato ke ifican

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Welcome Alla macanto, kistoo lacag cadans hayso hadii aad lacag degdega uu bahato sii anad dahabka uu badin oo qasarin. Ka waran hada ayuuto ku gash ma awooda oo marka qadato anad cinin oo wax ku qabsato. Dhuul ku ibsato, dahab, business ku furato. Sidii aad wax uu save gaeteyn kartidba waa fican tahay. Hada sual qabto isoo message garee. Thanks love

  • @nuurtocali-xl9re
    @nuurtocali-xl9re Před rokem +1

    Abayo inan goni kula hdl aan raba xyt talo an ka raba

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Nuura macanto soo dhiwow, Snapchat hada ledahay isoo message garee Naturally Nadia, hadi kalena WhatsApp isoo diir. Thanks habibti ❤️

  • @umuanuushchanel5586
    @umuanuushchanel5586 Před rokem +1

    Aniga wax mel imadhigman markan dhigaba waanka dabatagi

  • @ftouz
    @ftouz Před 6 měsíci +1

    Imika uunban meeshaydi helay 😢

  • @ayaanjamacmohomed6320
    @ayaanjamacmohomed6320 Před rokem +1

    ❤❤

  • @cabdilaahiwali6144
    @cabdilaahiwali6144 Před 5 měsíci +1

    wll maqalkan inu ani iga hadlayaan mooday markii hore
    wl mahad saniid
    lacagta wn save gareya lkn
    wn kataba takaa uun
    lkn

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před 5 měsíci

      Walal keliga ma ahaa anigaba sidaa ahan jiray, wax kasta qorshe xataa kharashka kugu soo socdaa sidaa ayad kaga badbadin inaa ku noqoto saving kagii. ilahay ha inala garab Galo. Thanks walal ❤️❤️

  • @rahimaahmedomar6337
    @rahimaahmedomar6337 Před rokem

    ❤❤❤❤❤

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 Před rokem +1

    😢 waxba meel ma dhigan karo wxn save garesto dib ban ugu noqda 2021 ilaa hada lacag aad u fara bdn ayey ii noqon laheyd lkn waxba meel ma dhigan karo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Maria welcome macanto, walashiis fikrada wax ma save gareyn karo waa waxa ina dilay. Wad save gareyn karta Hadad goan gadho oo bilowdo, wax kasta waa bilow iyo inad is bedel rabto. Is bedel wuxu yimada marka qofku rabo uma dhaqaqo. Wax yar ku bilow $10, $5, $20 then wad arkin tii oo badatay. Fadlan kelmada ma samayn karo maskaxdad ka saar oo dheh waa samyn karaa. Wax anad samayn karin ma jirto hadi Allah isku xisho adna naftada aminto. Thanks love

    • @mariamedia2460
      @mariamedia2460 Před rokem +1

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 wa sax wlshy mahad sanid

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Před rokem

    💕

  • @nashaadise5462
    @nashaadise5462 Před rokem +1

    Wll waxaan ahay hooyo 6 ciyaala haysata oo Germany degan waxana iima seyfgaroobaan

  • @muudfarah2998
    @muudfarah2998 Před rokem +1

    Faiida janlka nusukudbii

  • @samsamubax1880
    @samsamubax1880 Před 11 měsíci +1

    Asc wllo ana wan rabaa saan many seving u samaysto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před 11 měsíci

      Ws wr wb, Insha Allah habibti wixi ka baxa ogow and save kistoo bisha horantrda, marba wax yar ku riid. Thanks ❤️❤️

  • @deeqsancusman6655
    @deeqsancusman6655 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤ nadiya qali shugrn

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 Před rokem +1

    Waxaan rajaynaya inaan faaiido ka helo channel kan tiktok ayaan kaso arkay dhib wayn ayaa iga haysata xaga budget ka waxkasta oo aan budget is idhaahdo u samee maba is imanayaan lacagtina melay martay garan maayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome macanto, I’m glad inaa inaa nagu soo birtay ❤️. Insha Allah qooro wax kasta oo ku soo gala ama ka baxa, wax kasta lacag uu qorshay kugu filan oo ku adkayso ha is bedbedelin hadanu emergency ahayn. Then wad la qabsan Insha Allah. Thanks ❤️❤️

    • @smartazu8723
      @smartazu8723 Před rokem +1

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 Insha Allahu xbbt bishan ayaan bilaabaya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      @@smartazu8723 Insha Allah macanto ❤️

  • @umuyaxya-4152
    @umuyaxya-4152 Před rokem +1

    Asc wll

  • @roodaabdkllaji8543
    @roodaabdkllaji8543 Před rokem +1

    Asc xbbti waa cusbahy aniga waxn ahay hooyo soomaliya jogta 6caruurana haysata abihiina nalama joogo beelku meel uu aadana magarto dayna kama dhamaado xbbti maxan samèeya didee bajad uqortaa qaali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Roda soo dhowow habibti, Masha allah magac qurxoon ledahay. Macanto budget wan kula sameyn hada rabto isoo message garee,,wixi ku soo gala baynu qorshayn. Daynku waa dhiib. Thanks love

    • @roodaabdkllaji8543
      @roodaabdkllaji8543 Před rokem

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 xbbti shuran qali jasakalaahu khayr mcnto waxan Qatar 450$ kirada gurigu waa 150$ inta kale rashinkii adeegii yomka wax barashadii korontadii biyihii intenidkii qali saan wax umareeyo ayaan garan waayey alle ha kubarakeeyo mcnto sidaas weye xaladu

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 Před rokem +1

    Wlh dhibkas anigu ihaya wan kulabta waxn seve garesto😢

  • @ShukriBarre
    @ShukriBarre Před rokem +1

    Hbo ka so hdaly dental qof den lagu leyahay side wax ku save gareyaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Welcome happy family, Habo lacagta lagugu leyahay intee bishi bixin kartaa, lacag u goo wixi extra oo ku soo galana ku daar. Ok Insha Allah video ka soo samayn sida daynka loo bixiya. Thanks habo❤

    • @horumarsamee9963
      @horumarsamee9963 Před rokem

      Wlhy kaso hadal dayn ba i dhibay qorsho xumo iyo arimo famil wan iska murga qaab an u bixiyo garan lahay save na warkisaba da strees miran ban noqdat

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      @@horumarsamee9963 bisinka walal ha werwerin Insha Allah khair bay noqon, Allah murugada ha ka kor qaado, daynku waa dhiib badan yahay, Insha Allah video ban soo samayn daynka ka hadlaya. Dhiibka family waa inad xaal uu hesho, ma lacag baa ma wax kala.. Allah ha ku fududeyo walal. Thanks

    • @ShukriBarre
      @ShukriBarre Před rokem +1

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 hbo wlhi nagti socoto den ayan ka qataa bisha waxey dhamane anigo .5 telkeyg ku Jilin hal dirc xitaa kaso gadnin waxn haystaa labo carur ah wxan ahay hoyo single ah marka wan yabanahy dent hbenkii ayad ka fikira hadn mis Ayan saranahay o aan ka adegtaa bilwalboo reysto ayaa iharto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      @@ShukriBarre habo daynka jooji wixi ku soo gala isku filnaysii, lacagta ku soo gasha ma kugu yar habo? Mise kharashkaga badan? Thanks love

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 Před rokem

    Aniga saas ah runti kaligay meel ku nool inta cunto iga baxdo dadka marka ushego wa ila yaban aad ugu baha nahay barnamij wax dhigid dukane maba ka joogo saas ugu socda markasto

  • @kadijo9627
    @kadijo9627 Před rokem +1

    Aniga euro joga waxaa ku shaqeya 1900 euro kirada bilka waxkasta marka iska baxsho 1000 i hara ma aqan wlhy 20 bisha eber ahay ayuutana kuma jiro marmar waxa is dhahay shaydaan baa guriga kugu jiro singlena waa ahay I don’t know iso duceya bal

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Kadija soo dhowow xabibti, 1000 meel buu ada shopping cunto meel uun, hadan la qorshayn ama la ogayn waxa iyo meshay adan waa sidaa. Macanto qoor bilashada oo dhan, hada rabto budget kula samayn message me. Thanks ❤️

  • @shukri6142
    @shukri6142 Před rokem +1

    Abaayo lacag 700$ ban famil ahaan qadana anana haayo lacagta 200$ wa kiro 500$ wa biilki wax barashadi daawadi wax kasto madaxa igu xanuunay maxaa mel kala dhigaa ilaahow an dayn la igu yeelan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Macanto shukri, ha werwerin, kharashka hadu badan yahay waxba ma dhigi kartid, maxad goyn kartaa kharash ka ama yarayn kartaa? Qor waxa dhan fiiri mesha ugu qalisan marka kirada laga reebo. Allah ha ku barakeeyo. Thanks ❤️

  • @samiirahiis3239
    @samiirahiis3239 Před rokem +1

    Haaa savinga wuuba igu adag yhy I need to solve it wlhi

    • @samiirahiis3239
      @samiirahiis3239 Před rokem

      Anoo caruur ijoogin baran la ahy saving marwalba bisha dhamaadkeeda am zero

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Insha Allah macanto wad is bari kartaa ku bilow wax yar hal dollar cents waxa awoodo oo sii wad markasta then wad la qabsan Insha Allah. Thanks ❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      @@samiirahiis3239 habibti ha sugin bisha dhamadkeda, bilowga bisha ama marka Lacagtu ku soo gasho wax ka dhiigo intay donto ha ahaato. Hadi wax ku soo hadhan bisha alhirkeda ku dar hadanad uu bahnayn. Lakiin please Ha sugin bisha dhamadkeda. Saving ka dhiigo sida bilasha aad bixisod oo kale. ❤️❤️

    • @samiirahiis3239
      @samiirahiis3239 Před rokem

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 insha Allah aniga aroosad cusub baan ahay waxaan daganahy gurigayga Almost one year but zawjkyga wuu laabtayda then waa aniga labo yar yar oo walaalahy ah iyo gabadh shaqaale ii ah biilkyga na waa 400$ per month so how can I can manage it 1. Kiro 120$ 2. Shaqaale 30$
      3. Hagbad 50$ ku jiraa 200$ isoo hartay maba ideeqdo adeeg iyo baahida guriga at aakhiru shahr like am zero imagine

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 Před rokem +1

    Masha allaah abaayo aniga waa dhibanahay lacagta 20 bisha mahaysto hooyo 3 ilmo leh ba ahay wllhi yurubba joga 😢 wana shaqaystaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem +1

      Macanto qoro waxa ka baxa iyo waxa ku soo gala, sii aad uu ogatid mesha lacagta aado Insha Allah hada rabto message me budget wan kula samayn. Lacagtu sii fudud ku baxda adigon waxba hayn arkee. Thanks love ❤️ ❤️

  • @user-jy3um1gg9r
    @user-jy3um1gg9r Před rokem +1

    Asc wll nadia .gabr hooyo ah ayaan ahy oo haysta hal cunug saving ayan ku wareersanahy ,waxan joga garowe somalia ,waxn bila ahn u qaadta 10 dollar daily bishina waa 300$ hadn wax ma save gareyo plz iso jwb. Thnkz❤

    • @fardawzashidane4806
      @fardawzashidane4806 Před rokem +1

      Wcs abayo sorry inkastoo ani iweydiin blse gabar walshey ah aya tahay wixi an ku dhaamo ayan kula wadagaa xabiibti hada 10dollar daily qaadato gasac yar adan furi karin hadhowna ku noqon karin samyso kdb wixi aad ubaahantahy qoro taasna ana ku guulaystay wlh xita dahab ayan ka gatay xita hada 10kaas ka reebtid 1 ama 2dollar waxbay ku taree ha dhihin waa wax yar kalma reebn karo lkn go'aan qaado inaa wax mel dhigatid ilen waxn waa adun abayo mcn rabi hakula garab galo ❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      Ws wr wb,
      Salaad soo dhowaw habibti, $10 waa badan tahay malin keliya miyanay ahayn mise garowe waa qaali?? Abaya Waa runteed qoro oo malinti xata just dollar and dollar waxa awoodo meel anad ku noqon karin geli waxanad lahayn ka dhiig. Isoo messy garee hada rabto wan kula qorshayn ee. Yay kula yaraan way ku badan Hadad malinba waxa awoodo save gareyso. Thanks macanto❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Před rokem

      @@fardawzashidane4806 taalo ficaan walashen sisay macanto Allah khair ha ku siiyo habibti. ❤️❤️

    • @user-jy3um1gg9r
      @user-jy3um1gg9r Před rokem

      @@fardawzashidane4806 thanks abayo qli❤️ saas ban sameynaya inshallah

    • @user-jy3um1gg9r
      @user-jy3um1gg9r Před rokem

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 thanks abayo qli❤️ saas ban sameynaya inshallah