A day in my life || Routine || Maalinteyda caadiga ah iyo waxaan qabto

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 131

  • @user-vv3fv4fc5g
    @user-vv3fv4fc5g Před rokem +110

    Adaa magca Allah ujedo love saar Allah akbar❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +25

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥☝🕋❤️

  • @halimasaada
    @halimasaada Před rokem +12

    Masha alah nasra caday allaha ku barakeyo mcnt, muqaaladada markasta way qurux badnyihin uma baahnaaba in lakala sooco lagumana cajiso, soolabo abyo caafimad iyo baraaro badana allaha ku siyo❤

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před rokem +7

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +9

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u Před rokem +5

    ماشاءالله روتين جميل❤أختي نصره،يبارك فيك أختي❤

  • @naruronalka
    @naruronalka Před rokem +3

    I'm Back muda dheer kadib Nasraay Sami Waa uxiise Wllhi muuqaladada Waxbarasha ku mashquule hda Alhamdullilah waaso laabte Queen Hormar wacan🥺♥️♥️

  • @umalkhayraxmedcabdi4177
    @umalkhayraxmedcabdi4177 Před rokem +3

    Waxan kahelay bilowga iyo codka macan
    Gabadhaasi quraan noga soo duub

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh Před rokem +1

    Nasro allaha ku caafiyo adkaarta kusoco sadaqadana labax isha bani aadamkana allaha kaaqabto

  • @maryanfarax5476
    @maryanfarax5476 Před rokem +2

    Nasrooy routine noo so badi please ❤❤

  • @SaynabMawliid-dy7be
    @SaynabMawliid-dy7be Před rokem

    Abyo allah haku caafiyo surtul baqara aqriso abyo malinkasta adkaar iyo istiqfartna hka tagin qfka ku hey

  • @bile-25
    @bile-25 Před rokem +2

    Gabdha kaliye ee ilaa 2019 aan subscribe u ahay Nasra💯

  • @munaahmedmohamed6560
    @munaahmedmohamed6560 Před rokem +1

    Masha alah xpipti asxapta abayo iso boqda pls wllshin CZcams kucub ahay ❤

  • @Hafza3636
    @Hafza3636 Před rokem

    Muchallh nasra Wan ku miss garyney hbbt
    Routineka noso badi inchallh ❤❤

  • @zajittahassaan8938
    @zajittahassaan8938 Před rokem

    Mansha allaah qaliyeyy waxaan rabi lahaa aboosto inaan alaab kaaga dirsado oo qof baa isoodhibi lahaaye aad isogado uun lacagtana aan kusoo diree xageen kaala soo xiriira vitamin kaa iyo skin care o baan ubaahnaaue isoo jawaab qali

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 Před rokem +1

    Masha Allah tabaaraka allah qaali luula

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh Před rokem +1

    Nasro abaayo CZcams keyga ii shergarey adoo raali ah

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Před rokem +1

    Masha Allah tabaarakallah chefadeena noosoo noqo

  • @maryanahmed1867
    @maryanahmed1867 Před rokem +1

    Nasra walshay mcn my role model ❤❤

  • @itsebyan
    @itsebyan Před rokem

    our only one Nasra Abdulkadir Ahmed soo laabasho wacan ❤❤❤❤

  • @shukri8964
    @shukri8964 Před rokem

    Masha allah nasro cadeey caafimad allaha ku siiyo asxaabta nasra abtidoon iso booqoda pls chanalkeyga sharuuda wax yar iga dhimn pls i caawiya qer allaha idin siiyee

  • @zajittahassaan8938
    @zajittahassaan8938 Před rokem +2

    Mansha allaah qaliyey anaa xamar usoo socdo insha allaah inaan ku arkana wan jeclahay waxaan kuweydiyay qaali Oats borashki daasadaha sow maahan o la karin jirey side ushiiday maanu ceerin ahayn

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před rokem

    Masha Allah tabaraka Allah habo qaali u hore usoco gob iyo gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416

    Masha Allah keep going guuleso queen 👑 👑 👑 💖 💖 💖 sister

  • @Aysayy__12
    @Aysayy__12 Před rokem +1

    Nasro maalintada haku wacnato ii nooloow in badan❤❤❤❤ abaayo waan kujeclahay ❤😊😊😊😊 ilove you❤

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před rokem +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @raxmocqaadir7079
    @raxmocqaadir7079 Před rokem +1

    Masha allah abayo allah ku xafido

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Před rokem +3

    Weer waqooyi ku lahaa xaasidnimada iska daa oo rer soomalilnd dheh

    • @samiasaydali3226
      @samiasaydali3226 Před rokem +1

      He sow run maha waqooyi somali sow ma jirto waqoyi ,konfur,bari sow ma Nihin hadan somali nahnay

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Před rokem +1

      adinka ba so reer koofur nama dhahdaan

    • @prettyhalla2950
      @prettyhalla2950 Před rokem

      Woqoyi reer somaliland uun ma dagana e isa sax bal

  • @user-us2zx2nt3f
    @user-us2zx2nt3f Před rokem

    Masha allah nolosha allah haku barakeyo ❤❤nasra qli

  • @Samialucky5
    @Samialucky5 Před rokem

    Mashllah tabarakallah keep going sister nasra cadey

  • @ifrahmohamed751
    @ifrahmohamed751 Před rokem

    Miss you xabbt culuska alle hakaa dulqaada ❤❤❤

  • @xafsohilaal8514
    @xafsohilaal8514 Před rokem +2

    Abyo naagaha caariyaatka ama kuwa qaawan waa ninka cml waaye waa liska asturaaa ee iska ilaali 😮😮

    • @halimasaada
      @halimasaada Před rokem

      Hhhhh ogaansho miyad badsatay walshay wax qaawanba ma arkayne ee ninka wixi ku anfaca un kaqado waxkastu shegaba ma saxne sidi xadiiska ha uso naqlin

  • @munaxusen7313
    @munaxusen7313 Před rokem +3

    Masha allah wllo mnta waxan arkay meel ad kaga shekaynayso xanun kuhaysta walhi adban kaga naxay allah cafimad taama ayaan ku waydinayaa raxmaanku shar iyo shaydaanba kuma tuso

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  Před rokem +2

      Amin xbt shukran🥹

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali Před rokem

      @@nasra_abtidoonxageenkaala sooxiriirtaa waxaan rabaa inaan kucaawiyo insha alh adigana waanku faaiididoontaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před rokem +1

    Manshaallah nasro qurux ❤❤❤

  • @shukribbe8198
    @shukribbe8198 Před rokem +2

    Malin walbo noso dub abayo hadi ay macqul tahay xabibti 🦋🤦🏽‍♀️

  • @faadumonuur8734
    @faadumonuur8734 Před rokem

    Nasro abyo waxan ahay CZcamsr waxan raba inada shareout isameyso madama 1m kudhawdahay abyo tageeran waan ku ahay❤❤

  • @user-kb3zx3lz4d
    @user-kb3zx3lz4d Před rokem

    Asc abaayo nasro allahakudhowro abaayo aboosto inteykutaala

  • @sundusnuura418
    @sundusnuura418 Před rokem

    Wankuxisna Yutub ilahy hakuxiftiyo abayo nasra ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismahaanxasan882
    @ismahaanxasan882 Před rokem

    Mansha allah boqoradena guulayso

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 Před rokem +2

    MashaAllah ❤❤❤

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Před rokem +1

    mashAllah tabarakaAllah

  • @Xaliimo-rx1qb
    @Xaliimo-rx1qb Před rokem +1

    Nasroy abayo irbad miya kugu jirta ina uur qaado marbti miyana ila jaamacada aaka dhmyso

  • @Amiira252
    @Amiira252 Před rokem

    Nasri vlogyadaan soo badi❤

  • @nasteexonalka662
    @nasteexonalka662 Před rokem

    Nasra filkeyd u horesaa wale saamiyo been ku mashigin🥰🥰

  • @user-sn6ih4cu5v
    @user-sn6ih4cu5v Před rokem

    nasro abaayo waan kuxiisnay adi iyo vlogaaga plz noosoo badi

  • @shamsosharaf-nx4dw
    @shamsosharaf-nx4dw Před rokem

    M.a xbbti allha iika xafido❤❤❤

  • @HafsoHappy-nx7zz
    @HafsoHappy-nx7zz Před rokem

    Abayo dar alle ayan kujecle farhad kunolow ♥️♥️💋

  • @umalkhayraxmedcabdi4177

    Nasroo allah haku barakeeyo

  • @suheyrdahirahmedsuheyrdahi4982

    Masha Allah abyo❤❤❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Před rokem

    Wllo ayaantan waad naga dhumatay muuqaaladaada aadban uxiisaynaye noosoo noqo ❤

  • @user-rj7cn2ri8x
    @user-rj7cn2ri8x Před rokem

    Magaaladaad joogtid magaceed nasraay

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 Před rokem

    Nasro abyo routine nosoo duub day and night

  • @umucamaar5714
    @umucamaar5714 Před rokem

    Alle haku caafiyo abyo 😢

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před rokem +1

    Maasha allaha

  • @user-kn9pz8ww1h
    @user-kn9pz8ww1h Před rokem

    Nasro abaayo mashaall ilah hku sharfo❤❤❤❤❤

    • @shukriahmed352
      @shukriahmed352 Před rokem

      Masha Allaah habo cuntada aad cunaysid hasoo dhigin ilaaco aa jirto dadka masha Allaah ma dhahaan dad baahan aa jiro intaada cunin Ayatul kursi aqriso

  • @sundusnuura418
    @sundusnuura418 Před rokem

    Manshalah muQaladi hada kahor cobantiga akhrinaysay dhanka instigaramka noso dub Nasray ❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FrynKl
    @FrynKl Před rokem

    Abaayo nasro waakujeclahay ❤❤❤❤❤ waxbadan noofaaidaysay ❤❤❤sida cunto macaan lookarsado iyo macmacaan waakuuxiisay inaa marlee kulakulmo rajeenaa ❤❤❤❤❤❤❤❤abaayo waamahadsantahay ee turkiga jaamacad malaga baran karaa hadaa aragto iisoojawaab waana mahadsantahay 1000 jeer ❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊abaayo hadaa arag to isoojawaab😊😊😊

  • @user-jv9rv2ik5l
    @user-jv9rv2ik5l Před rokem

    Noosabadi pls yaa iku raacsan❤

  • @nabiilamohamed6533
    @nabiilamohamed6533 Před rokem

    Masha allah xbbti

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 Před rokem

    Abaayo intee waye aad ugu bahnaay mana kala aqano magalada

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 Před rokem

    Turki maxan ka raystay qurbo nacas oo dhan ma jecli

  • @xaawaaskar5979
    @xaawaaskar5979 Před rokem

    Abaayo nasro noga faiday quraacda aad shidatay fadlan

  • @ramlaomer2228
    @ramlaomer2228 Před rokem +1

    Nasro mxa kgugu dhacy oo aad sidan dhan noogaga maqnayd xbbbti plz vedio noso badi Big fan from Duriyada mCneyy❤😊

  • @Hamdisalad194
    @Hamdisalad194 Před rokem

    about wanka adegta lkin kaniiniga Malaga helaa muqdisho

  • @haala552
    @haala552 Před rokem

    Waa.caatowday nasro dhuucil yar cml noqotay

  • @yasminyasmin5168
    @yasminyasmin5168 Před rokem

    Masha Allah

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 Před rokem

    Abayo nasro kaninka hooyo nujineysa macuni karta canug afar bilooda 😊

  • @deeqomohamoud3290
    @deeqomohamoud3290 Před rokem

    Nasrey nolow mcney❤

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 Před rokem

    Masha allh ❤

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 Před rokem

    waa fcnthy nasraay sidayada u sheeg saacada

  • @xafsohilaal8514
    @xafsohilaal8514 Před rokem +1

    Qureecda marka cuney dheh marka caby aaa😅😅😅

  • @rahmaosman5633
    @rahmaosman5633 Před rokem

    Morning routine

  • @muhanadmohamed2441
    @muhanadmohamed2441 Před rokem

    Shaaxii qaraarkii badnaay 😂😂😂

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Před rokem

    Qaabka online jamacad turki looga dhigankaro noo soo sheeg adoo somalia jooga

  • @quenalishahatun
    @quenalishahatun Před rokem +1

    Nasro abaa qofkale uekatay😅😊❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  Před rokem +1

      🤣🙈

    • @foos726
      @foos726 Před rokem

      ​@@nasra_abtidoonroutine deit ah nooso geli oo welibo full ah pleas

  • @ruqiyo9067
    @ruqiyo9067 Před rokem

    Masha allh ❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před rokem

    Nasro borshka asagoo la karin maa lugubshiidaa qof jirooley iska ahay cuntoyinka inta badan waa laiga ma.nuucay

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 Před rokem

    Dharka dabaasha halkee ka gadatay abayo iisp sheeg plz

  • @fartuunmohamed3125
    @fartuunmohamed3125 Před rokem +1

    Abaayo aboosto xagee kutaalaa

  • @familjahmed8646
    @familjahmed8646 Před rokem

    Abayo qisadaada dhageystay panic attack ku haayo

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před rokem +1

    MashaAllaah nosobadi ❤❤❤

  • @mustafali6604
    @mustafali6604 Před rokem

    I miss you nasro

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Před rokem

    Masha alah

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 Před rokem

    Masha allaaaah❤

  • @zamzammaxamed8819
    @zamzammaxamed8819 Před rokem

    Noo soo badi huno❤❤❤❤😊😂😊

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw Před rokem

    Honeycomb bread Nagu gali

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Před rokem +1

    Waaw👍💜💜💖💖💖♥️♥️♥️

  • @wacanarab
    @wacanarab Před rokem

    Manshallah

  • @user-rj8kc9le7i
    @user-rj8kc9le7i Před rokem

    M.a

  • @hannanmaxamed8743
    @hannanmaxamed8743 Před rokem

    Nasrooy abaayo mxaa barata adi

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 Před rokem

    M.allh tabarakalah

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 Před rokem

    Nasra salaan qaaliya walàshay

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Před rokem

    Mashaallah

  • @maahiryare8457
    @maahiryare8457 Před rokem

    Nasro abaayo sethy

  • @abdulqadirabdiaziz7426
    @abdulqadirabdiaziz7426 Před rokem +1

    Love i saar quruxey

  • @taysirhaji2893
    @taysirhaji2893 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @raxmocqaadir7079
    @raxmocqaadir7079 Před rokem

    Rutiinkada wa kahelay

  • @user-pg6mj4vd4n
    @user-pg6mj4vd4n Před rokem

    Nagu soo biir

  • @user-ol1tq8wk6b
    @user-ol1tq8wk6b Před rokem

    M.a❤❤

  • @user-jb2dn9ws6j
    @user-jb2dn9ws6j Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤