Video není dostupné.
Omlouváme se.

ROUTINE RAMADAN MAXAAN QABTAA🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 04. 2022

Komentáře • 517

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +90

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 2 billion followers
    That is our prophet Muhammad SCW ❤

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 Před 2 lety +14

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 Před 2 lety +11

    Shaadiyo Ramadaankii Hore adi Ii Abdifataax Isla Joogteen Ayaa qurux badnaay Dhaqso Soo laabo Borin Waaye Hada Ramadaankaas Qosol Ii Bashaal Ii Farxad Ayuu ahaay Soo Laabo abaayo❤️ Ramadan Mubarak🌙

  • @farhiadahir5428
    @farhiadahir5428 Před 2 lety +22

    Mashallaah mcnto 💕💕 Ilahey haku xifdiyo adiga iyo familkada ♥️❤️❤️

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Před 2 lety +7

    Maaaash alllh Another level waxba lagamaqaban karo maanqacida sheekadaada kahely m.a maanqaci leeiskadheh qaraxo iyo kaftan macan badan😍👍👌💯

  • @ladanibrahim435
    @ladanibrahim435 Před 2 lety +7

    Masha Allah illahay haku barakeeyo Qatar afur macan waye guriga qurux waa ka helay studio flat 💖💖💖❣💖❤💝

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 Před 2 lety +11

    Ramdan mubarak allaha naga aqbalo soonkena iyo saladaheena wll wxn ka codsanaa ind iso booqato

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 Před 2 lety +54

    Mashallah waa shidantahay shaadiyo 😍lkn alaabta qalaji intadan armajada galin kahor hadi armajada biyaha wey haleynayaan👍

    • @zariinnazariinna8909
      @zariinnazariinna8909 Před 2 lety +2

      sida aan u arkey miyaa u aragtey shaadiyo la dhaha wlh hadii halabaan ayago sidana mesha ugu imaadey dhahee

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 Před 2 lety

      Kakakakakkakak intaan dheh idhi ba soo qortay 🤪🤪🤪

    • @niifnadiifo8010
      @niifnadiifo8010 Před 2 lety

      Armajada waxa dhex talo keed alabta qaljiso oo suf suf cml ah

  • @naimanalka7920
    @naimanalka7920 Před 2 lety +33

    Another Level keep going Shaadiyo qrxY♥️

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 Před 2 lety +5

    Masha allaah shaadiyo allah hakuu ziyaadiyo Ana kana allaah Hana siiyo

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před 2 lety +8

    Asc abaayo shadiyo sharaf waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going guulayso waligaa walaasheey shadiyo sharaf

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @nashaadnashaad1459
    @nashaadnashaad1459 Před 2 lety +3

    Shaadiyo sharaf xbbti qaali Ilaahay SWT haku xafido ❤❤❤

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 Před 2 lety +7

    Ramadan Mubarak Sister❤

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlog

  • @kaltuunmuktar4559
    @kaltuunmuktar4559 Před 2 lety +5

    Mashallah Tabarakallah mcntoy Allah ithin barakeyo Athiga familkaga inshallah

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlogs ah iso raac

  • @ikranmustafe6410
    @ikranmustafe6410 Před 2 lety +2

    Mashalalh shadiya ale haku barakeyo nolosha quruxda badan ad ku jirto waallshey 🥰🥰🤲🤲🤲

  • @mumtaazmuxamuud2704
    @mumtaazmuxamuud2704 Před 2 lety +17

    Alaa shaadiyo keep going abaayo mcn waan ku jaclahy❤😘

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety +1

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Před 2 lety +6

    Masha allah Ramadan mubarak 💖 ❤

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 Před 2 lety +4

    Class Xamar oo jiraa kulahaaa😂😂😂😂😂

  • @nabihadaher8972
    @nabihadaher8972 Před 2 lety +6

    Shaadiyo sharaf qurux badan🥰😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @asmamaxamed712
    @asmamaxamed712 Před 2 lety +4

    Shaadiya soo laabo ramadantii hore apdifatax isla joogteen so funny ayaad ahydeen♥️😭

  • @faysadeeq7697
    @faysadeeq7697 Před 2 lety +9

    Ramadan wanagsan shaadiya
    wanku salamaya you're so funny 🤣
    laakiin ramadan lamaqoslikare
    qaraxada

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před 2 lety +4

    Abayo sacdiyo masha alah lkain nusha iftinkeda markad isla jogtin xajiga iiyo maxamid yare aye nuur ledahay masha alh ilah ha idin dayo iskuwara waligina joga hurmar wacan

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Před 2 lety +6

    Masha allah boqoradena shadiyo gob gobi dhashay ayaa tahay sababto ah adigaa wax wallbo isku ah shaqadii guriga afurkii camera diii wax walbo m.a noloow in badan shadiyo❤🙏

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlog

  • @almaasofficial1228
    @almaasofficial1228 Před 2 lety +3

    Waw qofkii ugu horeyay like dhag ku sii

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety +1

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @halimabagay1409
    @halimabagay1409 Před 2 lety +4

    Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před 2 lety +2

    Maasha alaah tabaarakalaah abaaayo macan 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Před 2 lety +1

    Masha allaah inaba caadi mahan afurka Ramadaan kariim

  • @maryambasheer7406
    @maryambasheer7406 Před 2 lety +3

    Masha aIIah abayo horay usoco aIIaha kuxafido 💙💙❤❤❤

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 Před 2 lety +2

    Mash allha Queen 👸 😍 💖

  • @ubahaden7075
    @ubahaden7075 Před 2 lety +1

    Allah haku xafiido walalshay qaaliyya wan ku tagara walhi

  • @farhiadahir5428
    @farhiadahir5428 Před 2 lety +3

    Mashallaah mcnto 💕💕💕Ilahey haku xifdiyo

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Před 2 lety +4

    ManshaAllah ❤️❤️❤️🇹🇷beutiful

  • @farhiyahusseincumar9661
    @farhiyahusseincumar9661 Před 2 lety +4

    😂😂😂😂 maxaa xusuladas okeey mana qaacey funny shadiyo love you

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 Před 2 lety

      😂😂 Yaa dumay kulaha ayada le MA dupino😁

  • @nugaaltravelagency8735

    ale. haku. xafido. shadiya cabdulahiyeey.

  • @steveauston5553
    @steveauston5553 Před 2 lety +3

    Masha Allah

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Před 2 lety +3

    Asc masha Allah caafimad ku cuna amiin shadiyo waxaad oo gaso shekaya gurigan xageekuyal
    So fafahi xafada, qiimah, sida lokiratsto ku soo sheg next video please thanks enjoy your holiday
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hanamustafe6879
    @hanamustafe6879 Před 2 lety +1

    masha allah wllo allah haku barakeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Před 2 lety +3

    Masha Allaha

  • @khadiijodalmarhonest1895
    @khadiijodalmarhonest1895 Před 2 lety +2

    Masha Allah ramadaan kariim

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 Před 2 lety +7

    Wcs Ramadan Mubarak shaashka gorma noso noqone ❤️❤️❤️

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @arwaarwa183
    @arwaarwa183 Před 2 lety +1

    Shaadiya sharaf wanku taageraa
    Marwo hore usoco

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt Před 2 lety

    Waaku salaamey shaadiyo alaabta tir tir intaadan kabarka galin

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Před 2 lety +2

    Masha Allah cafimad ku cune my dear🥰😍🙏

  • @queenmuniishfarah3228
    @queenmuniishfarah3228 Před 2 lety +6

    Shaadiyo waa kuu xiisney abayo🥰

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @shamsomohamud5210
    @shamsomohamud5210 Před rokem

    Masha allaah abaayo

  • @user-yi1hu2en7f
    @user-yi1hu2en7f Před 2 lety +1

    masha allah beautiful

  • @nasroahmed4510
    @nasroahmed4510 Před 2 lety

    Mansha allah walaasheyshaadiyo sharaf waan kahelay rootinkaga allah kubarkeyo xaajiga iyo wiilka allah nabad kugusocelsha macaanto

  • @qaalilulaofficial8682
    @qaalilulaofficial8682 Před 2 lety

    Sanka hilibka kaga yalo marka xamar imato dr toxow utag the best doctor wlh anu iga qalay masha allah

  • @farhiyamohamed6757
    @farhiyamohamed6757 Před 2 lety +2

    Masha allha sister 💕💕💕💕💕

  • @hamdaahmed2859
    @hamdaahmed2859 Před 2 lety +1

    Masha Allah wllo shadiyo

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 Před 2 lety +1

    Masha Allaha ♥️ xabiti 👍

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 Před 2 lety +2

    Mana qaxey wadiyar santahay mansh Allah abaayo intasne waiga kaftan shadiyo abaayo keep going

  • @samiiroapdirixman9620
    @samiiroapdirixman9620 Před 2 lety +1

    M sha allaah my queen♥️♥️🤲🤲❤❣👍💋💋🔥 Alle haku xifdiyo

  • @marwanlamahele
    @marwanlamahele Před rokem

    Kkkk shaadiyo wllhi qosol.ayad igu dishay runtii kkkk keep going abyo mcn

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 Před 2 lety +1

    Masha allah abayo allaha kuxafido

  • @ubaxibrahim8713
    @ubaxibrahim8713 Před 2 lety +6

    Shaadiyo keep going 💓💞💕

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @qadraawil1654
    @qadraawil1654 Před 2 lety +2

    Masha allah gaari aya tahy mcnto☘♥️♥️👸

  • @ayuubfaarax4929
    @ayuubfaarax4929 Před 2 lety +2

    Masha alha

  • @munir69420
    @munir69420 Před 2 lety +1

    Masha allah shaadiyo

  • @nasabkaamila6999
    @nasabkaamila6999 Před 2 lety +2

    Masha allh ❤

  • @rowdaahmed6157
    @rowdaahmed6157 Před 2 lety +2

    Laba moos se yeele Shadiyoy 😅Ilah haku daweeyo Sister ❣️😘🌹

  • @safiaibrahim2784
    @safiaibrahim2784 Před 2 lety +3

    Shaadiyaay weelka isagoo qoyan kabadhka laguma guro hhhhhh kaftan

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872

    Ma.sh.allah abayo

  • @yurupismacil9572
    @yurupismacil9572 Před 2 lety

    Mnzhallh walshey alle haku xifdiyo

  • @nasranuur9271
    @nasranuur9271 Před 2 lety +1

    Masha allah Quruxey 🥰🥰🥰🥰

  • @maryamibraahim9000
    @maryamibraahim9000 Před 2 lety +1

    Masha Allah 🥰💋Waslhy🧕🏼Haa

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 2 lety +1

    Wcs quruxbadan then me waxan hada so dhigay video fried chicken patatos so dawada inshallah

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlog

  • @shugrimahamed
    @shugrimahamed Před rokem

    Asc abayo mashaalah

  • @qaalilulaofficial8682
    @qaalilulaofficial8682 Před 2 lety

    Alle haku xafido sis qof an shactaradeda iska jeclahay horay usoco qaali facaa horay udhaaf

  • @rajiina8071
    @rajiina8071 Před 2 lety +1

    Masha Allh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +1

    Manshallah 😍 shaadiyo sharaf 😘👌

  • @ayuulaosman9836
    @ayuulaosman9836 Před 2 lety +1

    M.a daaadx waaayeh

  • @dhirigilisoumada5452
    @dhirigilisoumada5452 Před 2 lety +3

    Allah haku aqbalo Soonka iyo salada amiin isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏

  • @mumtazesther199
    @mumtazesther199 Před 2 lety +2

    Mansha Allah 😍💖💗

  • @drfathiaofficial2451
    @drfathiaofficial2451 Před 2 lety

    Manshallah alle ha kugu barkeeyo

  • @Geeslaab-Production
    @Geeslaab-Production Před 2 lety

    First comment horey u soco wllo qaali

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před 2 lety

    Maasha Allaah Abaayo maacantu Ramadan Mubarak xabibtii🌙🌙🌙🌙🌛🌛🌛💞💞💞💞🙏🙏🙏👌👌👌👌🤲🤲💘💘💘💘💘👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 Před 2 lety +2

    ماشاءالله عليك تسلم ايدك حبيبتي

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 Před 2 lety

    Gurigu mcaana MnshaAllh

  • @farhiyaummuzuhra9561
    @farhiyaummuzuhra9561 Před 2 lety +2

    Mashaallah 🥰❤️

  • @nimcodaganadenmohamed2641

    M.a.ramdan karim abayo mcn m.a.

  • @mariaabdullahialiseef7596

    masha.allaah Allah kuxafido

  • @muniishamaanka8746
    @muniishamaanka8746 Před 2 lety +4

    M.a sis keep going🥰🥰

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Walalahayga sharafta leh iso boqoda channelka Abdala Vlogs

  • @aziizomar5783
    @aziizomar5783 Před 2 lety +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hamdoomahamed6742
    @hamdoomahamed6742 Před 2 lety +1

    Masha allah

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 Před 2 lety +1

    mashaa Allah walaal bilcaafiya

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 Před 2 lety +1

    Masha allaah

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 Před 2 lety +1

    Shaaadiyooo noolaw xppti😍😍😍

  • @mariya3703
    @mariya3703 Před 2 lety

    Masha allh shadiya nolal fican lakiin weelka qalji dadka kabadhka haka qudhminin maraqa ad karsatay sidii nag basariya u karisay waxan is dhex yacaya wada biyaha ah waxa cadatay heee in ad,

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Před 2 lety

    Alle haku Sharfo mcnto hormar wcn

  • @saara1436
    @saara1436 Před 2 lety

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252619759187

  • @hanaanabdullahi9189
    @hanaanabdullahi9189 Před rokem

    Mashaalh

  • @lulaxasan8483
    @lulaxasan8483 Před 2 lety

    Naag iyo labo ayaatahay rabi haku xifdiyo

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Před 2 lety +1

    MashaAllaah

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 Před 2 lety +1

    Mansha Allah

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 Před 2 lety +1

    Masha allaah qaali

  • @xaawodhiin5804
    @xaawodhiin5804 Před 2 lety +1

    keep going sharaf

  • @aminacisman8691
    @aminacisman8691 Před 2 lety

    Mashaalaah💞💟hooray usoco Saaxib iinoolaw

  • @saharaomar5611
    @saharaomar5611 Před 2 lety +4

    Shaadiya hilibka oo karin baradho ku dare howl necba 😂😂

  • @QadroQaali294
    @QadroQaali294 Před 2 lety +1

    Masha allaha ❤ 😍