Yaadilay Mujaahid Harag-waafi?( Halgalkii Aw Barkhadle 1986)Qaybtii 7aad Mujaahid Sul Maxamud Wadaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 12. 2021
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Komentáře • 103

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety +16

    Muj Maxamed Xaaji Muuse Geesi ka mid ahaa Naftood’hurayaashii SNM. Awoow buu iigu toosnaa Eebe ha u naxariisto. Definition of hero haddaad maqasho waa Haragwaafi oo kale. Kamandoos buu ahaa Asalkiisii hore ka tirsan ciidankii Soomaaliya.

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 Před 2 lety +3

      Alle caafimaad iyo cimridheer haku siiyo adiga iyo mujaahidiintii SNM oo dhan. Waxaad sabab u noqoteen xoriyada Somaliland ee maanta

  • @absjones2916
    @absjones2916 Před 2 lety +9

    Big respect to the sultan for taking part in our war of liberation.
    From isaaq habar jeclo reer Haye Bari.
    Long live SNM❤️ the Isaaq nation❤️

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 Před 2 lety +13

    Ilaahay haw naxariisto muj maxamed xaaji muuse haragwaafi

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 Před 2 lety +11

    Mashalah somaliland mashalah isaaq haragwwaafi faqashtu way isku habaari jireen runtii Faisal xabal marwa Waa ninki sheikh ku dhawacmy ee dhirta cuni jiray iminka waa nolyy burco ayu joga waa aderkey

    • @dacarabdi726
      @dacarabdi726 Před 2 lety

      Haa waraysi aan Caadi ahayn ayaa laga Soo diyaariyay Xalay ayaan ilaa 4:00 habeenimo dawanayay

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 Před 2 lety +1

    Mujaahid Maxamed X. Muuse ilaahay ha u naxariiato macallin soo saaray Halgamayaal ah buu ahaa. Hawlgalkii booyahada ee Haragwaafi watay Doolaal iyo Maxamed Wadaad baad ka tagatay inaad noosoo daysaan ee mucjisada ahaa.

  • @cladiifclaahi3507
    @cladiifclaahi3507 Před 2 lety +6

    Maasha allah mujaahid suldaan maxamuud wadaad

  • @aikajama9603
    @aikajama9603 Před 11 měsíci +1

    😢😢 no words to describe you Adeer Thank you for helping us to live a better life and My Allah grant you in jannah 😢

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 Před 2 lety +3

    Aallah yarxma jamac agoon Snm howlgalo badan ka soo qayb qaatey isaguna nin qaaliya Muj Harag waafi allah yarxma 2 Howl galee SNM. Ugu adkaa Muj lixle iyo Harag waafi.ayaa Lahaa

  • @HamzamoussaI
    @HamzamoussaI Před 2 lety +4

    Mansha allah
    Taariikhda noo soo badiya fadlan slntv

  • @rashidsalan4486
    @rashidsalan4486 Před 2 lety +9

    Taariikhdan in la badiyo ayaa Fiican 10% kama aha Howshii dalka loo soo maray ee Soo badiya waxan garanayaa Baabuur badan oo Xaafaddaii aan deganayn ee Qudhacdheer ka tallaabay Sida Ina Cigaal.Agoon,Bayterry dhaaman Ciidagale ayaa lahaa Identity ahaan

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 2 lety

      rashid salan
      Aakhiro ayaa war jiraa!
      Aakhiro zeman
      Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba.
      Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay.
      هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط.
      Waxaynu kale oo maqalaa
      ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط.
      الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي )
      Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي
      Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah.
      Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaakamaysaan bal waa in ummadanibiyadu qaarkeed qaarka kale laynayso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo.
      Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin.
      و قال تعالي في محكم تحكيمه:
      إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25)
      السجدة
      إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش .
      Nebbi Muammedow csw Eebahaana wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi:
      Sidaas si mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin waxa ninkani qiranayo oo dhib ah iyo ciddii u dhibay, ciddii iyaduna shacabka iyo qof kasta oo dhib loo geystayba.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Před 2 lety +2

      Cigaalkaasu ma Cabdullaahi Cigaal baa , ciidagale ; Cabdi Bari ah. Ilmo Battery baan aqiinnay lkn Aabbahood ma.garanayo. Gaari UD ah baa hadda yaal xaafadda gacanta agteeda oo dabcan la yiraahdo xaafadda ilmo Battery. Laga yaabee inuu Batterygu kaas ahaa.

    • @nuuramihiimqaali946
      @nuuramihiimqaali946 Před rokem

      Battery waa ninka basaaska ahaa ee uu suladaan wadaad shegayo inuu carari jiray marku snm ta arko ee soo sheegi jiray isna ilaahy dilay markii danbe

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Před 2 měsíci

      Baytary basaas ayuu ahaa,agoona waa nin abokor ciise ah

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Před rokem +1

    Muj. Mohamed Xaji Muse ( Haragwaaf) was one of a kind, may Allah reward him Jannah.

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 Před 2 lety +5

    Suldaanka xalqado badan halagah soo sameeyo

  • @bedermohamed1571
    @bedermohamed1571 Před 2 lety +2

    Allah ha unaxariisto Muj Haragwaafi Geesi ayu aha aan gabasho aqoon.

  • @officialrahmani_
    @officialrahmani_ Před 2 lety +2

    alle haunaxariisto adeerkayga🥺

  • @fuadahmed3985
    @fuadahmed3985 Před 2 lety +3

    waa waraysi iyo taariikh aad u mihiin ah ee waraysiga noo dheere mudane

  • @shacaybcali1615
    @shacaybcali1615 Před 2 lety +3

    Ninkani waa mujaahid degan ee taariikhda hanoo badiyo

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před 2 lety +1

    Illaheye haa uu naxaristo mujahidinte shaahedye inta noolna
    Illaheye haa xaafido Ceemri dheer iyo caafimad haa siiyo

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 2 lety +2

    Halgankii xalasha ahaa SNM ❤️❤️❤️❤️

  • @Dr.kenndy
    @Dr.kenndy Před 6 měsíci

    Illaahay haw naxariisto Mujaahid Maxamed xaaji muuse Haragwaafi😢

  • @yusufdhimbil7367
    @yusufdhimbil7367 Před rokem +1

    May allah granted him the highest level of jannatu Habarwaafi

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 Před 2 lety

    Haragwaafi alle ha uu naxaristii 1988kii bishii 1aad ayuu dhintay

  • @axmedcaabi3194
    @axmedcaabi3194 Před 2 lety +2

    Weriye Axmedaw Mujaahidka Waxaad Ka Waraysataa Hawlgalkii Booyadaha Ee Ka Dhacay Bariga Oo Uu Qayb Ka Ahaa

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před 2 lety +1

    Maxamud wadaad ma suldan buu noqday asagoo layidhaah do odaygu waxa sakuurati ka yahay talesomta burco ayaa igu war dabaysay waa nin soo jabay alla cimriga haw daayo adeer nolow geesi aan gaban baad tahaye

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 Před 2 lety +3

    Ninkan xasuustisu way fiicanahay
    Wuuna degan yhay

  • @amrankhalid3354
    @amrankhalid3354 Před rokem

    Maanshalaah maanshalaah maanshalaah maanshalaah maanshalaah maanshalaah maanshalaah geesinimo waataa Alle cisi iyo haku nooleeyo inta nool intii dhimatayna ilaahay haw naxariisto. Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +1

    Ilahey ha naxxruusta Hagar waafi iyo mujadinba mar hadii kii toogtey la qarxiyey sharaftii waad qaadanteen

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 Před 2 lety +1

    Faysal waxaa laga Soo Diyaariyay Waraysi aan Caadi ahayn oo 4qaybooda

  • @abdinasirhashi3588
    @abdinasirhashi3588 Před 2 měsíci

    Ragaasi rag ayay ahaayen wllhi

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před 2 lety +4

    Allaha diibo maraxaanku waxay ahaayan kuwa Ina xaasuqye maadha

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 Před 2 lety +2

      Waynu ka aargoosanay sidaa darteed ciil uma qabo maanta, faqash meeday? Waxay noqdeen wax la diley iyo wax diric gashaday oo dumarka iyo caruurta ku dhexdhuuntay . Somaliland waa xor maanta , faqashna xor iyo nabadtoona maaha 30 sanadood .viva Somaliland

    • @mohamedabdi4519
      @mohamedabdi4519 Před 2 lety

      Waxaan Ku Faraxsanahay Dabar Goynta Isaaq Adeeraday waxay ka Dagalamayen Saraar Waxaa Maalin walba Maqlaa Maleeshiyaad La Xasuuqay Oo Isaaq Ahaa Boqortooyo

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +2

    Harag--waafi wxu ahaa mujahadkii faqash ku noqday wadkoodii wxu caan ku ahaa hawl-galada layidhaa "" naftooda--hureyaasha " wxu wadan jirey mujahadiinta sida gaarka ah ugu tabo-baran goobaha nafwaaga wxuu fuliyay 32 hawl-galada gaarka ah islmrkna ku guulystay intba wxna ugu danbeyay hawlgalka uu ku shahiiday mudo yar kadibna watii la ogaa wxii ka dhcy jamhuriydii la odhan jirey somaliya ee maqaxida ka dhigteen ay leyihiin faqashtu watii goor aan habena ahyn malina ahayn cirkiyo dhulkuba casaadeen dhamacdiyo rasaatii halyeyadii SNM waa kuwii adunwaynuhu ka yaabay siday dib ugu qabsadeen jamhuridii la midwdy somaliya islmrkna halkaa kuso afjareen midnimo danbe iyo somaliya danbe oo dib oo danbaysa wax isugu darsadaan iyo walalnimo danbo beena , illaahy baa mhda iska le iyo halyeeyadii nftoda iyo malkodba u huray daib ulasoo noqoshda Jmhryda brkysn ee Somaliland ✊✊ dhamaad

  • @xasanibraahin1875
    @xasanibraahin1875 Před 2 lety

    allahawnaxariisto mujaahid hargwaafi

  • @axmedfaarax9165
    @axmedfaarax9165 Před 2 lety +1

    asc aadbaad umahadsanthn weriye axmed iyo muj suldaan maxamud wadaad waraysigan aadbaanu ula soconaa waraysiyada noocan ah waxaanu weriaha iyo muj kaba inay noosoo tebiyaan opratoinkii saldhiga burco 1987kii

  • @abdikaarshe8150
    @abdikaarshe8150 Před 2 lety +1

    Aaamiin aaamiin aaamiin

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety +1

    Qaybtii 8-aad meeday, wariye Axmed Xuseen Warsame?

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 Před 2 lety +1

    Asc waxa fiican inaad saxdo Tariikhdii u shahiiday waxay Ahayd in yar ka hor Marki la so galay Dalka?
    Ina Koosaarna 1987
    Isna awalki 88
    AXMED adana December 86

  • @ahamedsheekh4275
    @ahamedsheekh4275 Před 2 lety +2

    Aniga oo jaarso ah ayuu Haragwaafi ANu macalin ii ahaa waxa magaciisa la oran jiray Maxamad Nuur oo Isxaaq ah.Nin dheer madaw oo xoogleh oo ilka cadcad buu ahaa wuxuu ka tirsanaa ciidankii Bali doodle ee Danab ayuu ahaa .wuxuu macaljn tababar ka ahaa d. tabarka danab ee G Bay Manaas.Markaaz dad badan oo beesha uu ka dhashay ah Ayaan ka aqaannaa

    • @maftuuxmediapro3626
      @maftuuxmediapro3626 Před 2 lety

      Wlahay waa sidaad sheegtay inader waxad uga aqoon.nadan tahay rag badan oo.lahayaba ama la dal.ah ama.la.dereegana adiga.qudhaadu waa in.lagaa waysto barnaamijka xasuus reeb waayo wax badan nin.og baad tahay

    • @maftuuxmediapro3626
      @maftuuxmediapro3626 Před 2 lety

      Nin ka da yar buu ahaa saraakiisha snm laakin waxa uu ahaa ninka ugu dhiiran iyaga oo wada geesi ahaa ragu asagu waxa uu izku miidamin jiray meelba meezha ay ka adag tahay waa sababta keentay in ay isku habaaran faqashtu oo ay bixiyaan halku dhigii ahaa (hara waafi ku qabay) waa in aad ujeclaa tarikh diisa

  • @larsmartinjohanssonjohanss115

    ”Dagaal yahan buu ahaa gaamuray balse waxa dilay ninku gaadhiga ka dajiyay”
    Waa halkii Cabdi Goode:” hoo baaruud”

  • @hasanmohamed1186
    @hasanmohamed1186 Před 2 lety +1

    Waxaad ilawday faysl dheere oo iminka jooga faysal maxamed maxamuud (faysal dheere) hargaysa ama xaaxi

  • @mukhtaaribraahim2324
    @mukhtaaribraahim2324 Před 2 lety +1

    Maxamuud, taariikhda hubi oo 26.2.1988kii, gaadhigii Xariir gacanna waad ka tagtay ee Haragwaafi la socday laguna qaaday maydkiisa, adiguna ciidankii uu Muuse dable watay ayaad ku hadhay ee sidii wax u jireen.

    • @maftuuxmediapro3626
      @maftuuxmediapro3626 Před 2 lety +3

      Waa uu hilmaamay malaa ninkani waa nin xoga gaala adiguna sidaad u hadlaysid adeer waxad tahay nin goobta joogay oo markaa adiga qudhaadu xog badan ayaad haysaa waa in lagu waraysto mujaahid inkastoo aanan ku garayn magacaga mukhtaar uun ba kugu qoran

    • @abdallemohamoud7880
      @abdallemohamoud7880 Před 2 lety

      maxamuud waxbu ka yare tagay

  • @mohamedabdi4519
    @mohamedabdi4519 Před 2 lety

    Danbiile Gaboobay Weeye Markhaati Baan Aakhiro Ka Nahay Inuu Dad laayay Anagaana Ku Furana Muslim Muslim Dilay Weeye

  • @engsayidxasan9252
    @engsayidxasan9252 Před 2 lety +1

    Mujaahid weyn maxamuud wadaaada

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 Před 2 lety +2

    Warmaa walantihiin xageed noogu badhjarteen mujaahidka mayadaabah ka dhawdhaw

  • @asmacawil9262
    @asmacawil9262 Před 2 lety

    Tvga Qaranka waxaan leeyahay goormaa
    Laga tegay Av iyo microphone
    Dhaq dhaqaaqaaya

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 2 lety +2

    Mujaaahid harag waafi waxuu aha mucjiso weyn

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 Před 2 lety

    Alle idiinma naxariisto mooryaan qoowleeysato ayaad ahaydeen gacmo ku dhiiglayaal.

  • @axmedcaabi3194
    @axmedcaabi3194 Před 2 lety +1

    Qaybo Kale Miyaydaan Soo Wadin?

  • @fuadahmed3985
    @fuadahmed3985 Před 2 lety

    fadlan weriyaha waxaan ka codsanaya inuu mujaahidka ka waraysto hawlgalkii saldhiga dhexe ee burco oo dhacay bishii koowad ee 1987 kii iyo hawl galkii booyadaha ee bariga burco ka dhacay

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před 2 lety

    allaahu akbar kuwa maanta taageera farmaajo ee sheekadaa diciifkaa kuula imanaya ha loogu dhaarto

  • @maxamedmusa681
    @maxamedmusa681 Před 2 lety +4

    Waxan idinka codsanayq in mujqhidkan laga waraysto hawlgalkii burco booliiska stationka 1987 wa hubaa inu ku jiray oprationkaas
    Thank you

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety

      Laxdii gawraca seegtay, kabtan faalso hawlgalkii logu tlo gly in lagu qarajiyo saw shegi maysd. Halglkas waxa ka warramy Muj Faysal Dheere ka so daawo CBA TV.. Maxmuud Wadaad lama socon hwlgalkas

    • @nuuramihiimqaali946
      @nuuramihiimqaali946 Před rokem

      Wuu ku jiray oo waaka kasheekaynaya imika markay kaduubeen saab tv galistii burco

  • @muwaadindhabah1537
    @muwaadindhabah1537 Před 2 lety +4

    Waar waxan aad noo fidhiqo miiseysid habeen maad soo wada deysid

    • @Ahmad17056
      @Ahmad17056 Před 2 lety

      Kkkk
      habeen walba bilqaacad weeye

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 2 lety +1

    Mujaahid harag waafi waxuu aha geesi dhaaf mucjiso wa ninki faqash mafta u kenay geesi aan la ilaawi karayn buu ahaa

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 2 lety

    ALAH HA U NAXARIISTO

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 Před 2 lety

    Taariikhdii isaaq ma waxaa laga soo bilaabay 1987 iyo nin kaneeco u dhintay oo la lee yhy waa mujaahid?

  • @hako5005
    @hako5005 Před 2 lety +1

    Mudaan sugaynay barnamujka

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 Před 2 lety +1

    Waa yaab qof intuu dad muslim ah oo soomaaliya diley la leeyahay waa mujaahid ma qabiil ayaaqabriga iyo qiyaamaha ina caawin qofkii qof muslim ah dila bilaa sabab waa kufaar wixii dhintayna u duceeye idinkuna denbigaad gasheen ka toobad keena wax la yidhaahdo mujaahid ma jiraan dalkiinii iyo dadkiinii ayaad baro kiciseen oo qabiil ku layseen hoog aduun iyo mid aakhiro yaa rabbi noo denbi dhaaf

    • @ahmedosman91
      @ahmedosman91 Před 2 lety

      Inaadeer faqash muslin may ahayn intay shaarubo dhaadheer la baxaan ayay odhan jireen tan anaa ka rabi ah.subxaana laah

  • @abdilahiis6192
    @abdilahiis6192 Před 2 lety

    aakhiro war baa yaal

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 2 lety

    HALGAN LAGU HOOBTAY

  • @abdiqaniaxmed6703
    @abdiqaniaxmed6703 Před 2 lety

    Suldaanka barnaamijyada haloo kordhiyo

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi Před 2 lety +1

    SNM ❤️😂😂😂

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Před 2 lety

    😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 2 lety

    Aakhiraa war jiraa
    Maxaa gacan ku dhiigle soomalia oo dadkiisa diley
    Hadla

  • @balqiisafuaad3013
    @balqiisafuaad3013 Před 2 lety

    Subaxaa waxan u ahaa gob joog waxay ahayd ilaa 6:40 daqiiqo iskolka ayan kusii soday fasalka sadaxad ayan ahaa gariga xabada ridayay dhobo ayaa marsanayd

  • @nouhmire9546
    @nouhmire9546 Před 2 lety +1

    waxaad ka waraysata hawlgaladii guutadii bisiqa daganeed iyo qoolvuulale ay ku burburiyeen labada hawgalba ha is raaciyo ee uu muj maxamud ku riyooday isago booyad shidal ah soo qabsatay sidiina ay u dhacday

    • @nouhmire9546
      @nouhmire9546 Před 2 lety

      haragwaafi waxu ahaa shaqsiga hoodo ku leh dagalada gorile warka nin kaga wanagsana ma jirin. isagana ugu hawlgal badna waa runtii ragii uu soo saray baa rag hawsha sii wada noqoday sida cabdi fayr iyo doolaal

  • @abdulqadiradamali9123
    @abdulqadiradamali9123 Před 2 lety

    Iyaga dhimanayay iyo kuwa ay laynayeen sow wada Somali ma ahayn!!!!?: mujaahid!!!!?

  • @ahmedquule8653
    @ahmedquule8653 Před rokem

    U

  • @axmedjamac1481
    @axmedjamac1481 Před rokem

    Baashe fanaxna wuu noolyahay

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Před 2 lety

    KII INA GAAXNUUG GURAY EE AABIHII FAQASHTA AHAAN JIRAY WARKAN MAXA LOOGU SHEEGI WAAYAY TALOW

  • @bashman345
    @bashman345 Před 2 lety +1

    Mujaahid Jaamac Doolaal lamuu socon hawlgalkaas waayo wuu xanuunsaday oo Dhoobo guduud ayuu ku hadhay
    Asagaa sidaas ku sheegay waraysi uu bixiyey

  • @nfnfnyudhdh7245
    @nfnfnyudhdh7245 Před 2 lety

    X

    • @mohamudmohamedabdiwahab6483
      @mohamudmohamedabdiwahab6483 Před 2 lety +1

      Mujahid halkaa iska hubi taariikhda 26,2,1988 ayay ahayd geesta kale
      Halka aad tidhi 3 baanu ku noolahay
      Ragbadanbaa ka nool ragii malintaa Operation kaa fuliyay, jaamac dolaala kuma jirin howlgalkaa baabuurtuna shanbay ahayd Macaa Haragwaafi walaalkiibaa nool jooga Hada Wali xaaji muuse Waxa kale oo Hargeysa kula jooga hada faysal maxamed maxamuud oo ka mid ahaa unugtii kantaroolka gashay isaga iyo magool.lkn waxaad dhahdaa waa intan ka xasuusto, intaasuna waa iga sixid. waxan se qirayaaa inaad nin adag oo xalaala oo halyey ah ahayd waan qiraya wanaan ogaa adiga iyo ragii kula midka ahaaa

  • @MubaariJaamac
    @MubaariJaamac Před 9 měsíci

    L

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 Před 2 lety +1

    Yaauu dadkaa idinku cunteen ka warama 30 ka dib baa weli lafahii awoowayaashiin qodaysaan oo barooranaysaan

    • @yusuffamily9799
      @yusuffamily9799 Před 2 lety +1

      Ma hoostaa ku cuncuntay, is Xeji ha duulduulin darbiyada qabso, cidina ooyi mayso taariikh baa laga sheekaynayaa iyo sidii ragiina loo kufsadaye filsan quruxeey

    • @filsanmo4987
      @filsanmo4987 Před 2 lety

      @@yusuffamily9799
      Xaalkaagii baad ka warantay, sorry waanu ka xumahay siliciyo dhibtiinee.
      Qofku haddaanu wax xikmad ah oo uu ku hadli garanayn Cay buu Itaal moodaa.
      “Ma ogtahay Yusuf Family inaad Uraysaan, Uf Uf yaaq Yaaq Akh Akh”

    • @yusuffamily9799
      @yusuffamily9799 Před 2 lety +1

      @@filsanmo4987 ma adigaa cid ur ku caayaya 😂😂😂🤣🤣

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 Před 2 lety

    Waar Ahmed warsamaw xalqdaha mujaahidka noo zoo badi wn wayay qaybihii kle

  • @cqaniahmed4831
    @cqaniahmed4831 Před 2 lety

    CID,kastoo,dhibaatadaa,ka,,qayb,qaadatay,oo,dhiig,daadisay,waa,dad,nassib,, daran

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 Před 2 lety +2

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured
    Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 2 lety

      Ismail MOHAMED
      Aakhiro ayaa war jiraa!
      Aakhiro zeman
      Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba.
      Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay.
      هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط.
      Waxaynu kale oo maqalaa
      ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط.
      الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي )
      Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي
      Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah.
      Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaakamaysaan bal waa in ummadanibiyadu qaarkeed qaarka kale laynayso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo.
      Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin.
      و قال تعالي في محكم تحكيمه:
      إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25)
      السجدة
      إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش .
      Nebbi Muammedow csw Eebahaana wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi:
      Sidaas si mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin waxa ninkani qiranayo oo dhib ah iyo ciddii u dhibay, ciddii iyaduna shacabka iyo qof kasta oo dhib loo geystayba.

  • @axmedcalixasanxasan2235

    Noo soo badi tarikhda oo kashekee oparetionki boyadaha dagalki idinku qabsaday

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 Před 3 měsíci

    ᴄᴀʙᴅɪ ғᴀʏʀ ʟᴀᴋɪɴ ʜ.ᴊᴇᴄʟᴏ ᴅɪsʜʏ

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem

    Iidoorland

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 Před 2 lety

    كل ما تتحدث عنه هو هرج و مرج ليس أكثر من ذلك. إن قتل أو سلب الحياة البشرية ليس شيئًا خفيفًا كما تفترض.

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 Před 2 lety

    Dagaal fitno ah buu ahaa, Dawladdii barigaas jirtayna ay dad masaakiin ah ku laysay, kuwii SNM-ba iyaguna dadka masaakiin ah ayay laayeen. Taariikh mugdi ah oo in qof sheegto aan mudnayn weeye

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 2 lety

      Waar annagu dad masaakiin iyo shacab ah marnaba maanaan laynin..., faqash ayaa waxaas ku caan baxday.......!!!!!.