WaayoJoog Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waayo Joog Qaybta 1aad Yuusuf Ganaje.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 28

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 2 lety +7

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guuuul

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 lety +5

    Qiso Layable oo maanta nunkan ka Helay 1969 maalinta Danood waan Joogay Xasuus ... Waxaan Is Moodayay inaan 6 Jir aha laakiin waan la waynaa... ..Rasaastii iyo Didintii Geela ..ee aanu Madheedhka Jiidhsiiay .. War War Didiyay Didiyay Didiya ..Wa xasuustii waxaan Garto igu Horeysay...

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc Před 2 lety

      Garxjis garhan siciid ayaa geela u badan waar diidiyay diidayay legend 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 craxman maxamed case waa,runtiisa aana UK joga waxu qaba nag madaw waxu noqday murtiid

    • @bogaayeofficialtube4233
      @bogaayeofficialtube4233 Před 2 lety

      @@MohamedAhmed-zn9jc ma wlhibaa
      Waar ninkaasi ceebaw hadaa subxanlah

  • @awshan571
    @awshan571 Před 2 lety +4

    Ganaje waa askari dhaba 💯✅🙏

  • @MohamedAhmed-zn9jc
    @MohamedAhmed-zn9jc Před 2 lety +8

    Odaygani waa sheeko yaqan tariikhadana maalinta iyo walibawaa xasuusan yahay gobta

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 Před 2 lety +3

    Waa barnamij Tarikhi ah oo qiimo leh. CBA waad mahadsantihiin.
    aad ayan ula socdaa barnamijyadan.

  • @cllahihuseen6531
    @cllahihuseen6531 Před rokem +2

    Marnamijkan xagee lagal so xidhiidha

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad Před 6 měsíci +1

    Salaam Calaykum Codka Bariga Afrika,
    Barnaamijkani waa qaali. Sii wada.
    Yuusuf Axmed Xasan Ganaje waa taariikh socota!
    Ma igu xidhi kartaa si aan uga qoro BUUG ku saabsan tariikhdii dhaqdhaqaaqii ururkii Soomaaliyeed 1980s ilaa 1991?
    Mahadsanid.
    ab

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 Před 2 lety +4

    CBA TV iyo shaqalihiisa sharafta leh Allah hydin xifdiyo hana adinka abaalmariyo kaalinta Qiimaha iyo Qaayaha leh ee aad kaqaadateen dib u habaynta iyo ururinta Taariikhdii iyo dharaarihii Qadhaadha ee lo so maray halgankii dib u xoraynta Qaran ee jamhuuryada somaliland lana xasuusiyo da,yarta taariikhda halganka ee ay kabuuxdo geesinimada, go,anqadashda iyo hal adayga halyeeyadii Qaranka xureeyey

  • @axmednasteex2114
    @axmednasteex2114 Před 2 lety +2

    SHAADHKII ME DEE WAA SIDDA WAA DAAHIR YAA SHAMISE

  • @abdiqani123hasssan5
    @abdiqani123hasssan5 Před 2 lety +3

    xageena 7 ayaa dhimatay odaygu wa ciyaalkii hore

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Před 2 lety +2

    Cabdiraxmaan Maxamed Case miyuu Gaaloobay?

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před 2 lety +2

    qaybtii 2 meeday

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 lety +4

    Gatiitaley Waxay u Dhawdahay Oodwayne Dhanka Waqooyi Galbeed... 20 KM ....

    • @freepresscable6187
      @freepresscable6187 Před 2 lety

      Deegaan Ugad Omar

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 2 lety

      gatiitlay wuxu ka wadaa ugaadh cumar baan ahay... ee tuuladu meeshay ku taal muhiim maah

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Před 2 lety +3

    afkiisa caano lagu qabay ninku sheeko yaqaansanaa, oo xarrago warrami ogaa

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan Před 2 lety +2

    maalintu sheegayo waxa habar yoonista u hadlayay shukri cawd khuurshe oo gaboobay dhanka kale na Xine Xiirey. markay maalin sedexaadi gartii heleen h.y bay yidhaahdaan kaxeeya hasha.. markaaas ayey dhulbahnatii rideen , markaas ayay dhowr h.y la heleen , rasaastii lagu jawaabay ayagana 7, dib ayuu xine xiiray orod ku dhuftay ina cawadh kuurshe oo d'a ah ka qorigii intu ka daba qaatay is daba ddhigay , waa gaadhi waayay , markaasuu yidhi...
    "waar xiinow sodohii waad dhaaftay , 3 cishaan kugu simayee car igu sin maanta""

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 lety +1

    Xaayowanka waxaba meeydan dhamiin naaf baa intas oodhaan uu
    Dhiimtye

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan Před 2 lety

      oo maxaad rabtay inay dhulbanate u daayaan xolooalhooda? waa qasab waa lagu dhimanayaa sabab dagaal xaqaaga ku difaacaysid waa laga maarmaan hadii kale maalin kaste waa lagu dhici.

  • @yasinmaxamed9495
    @yasinmaxamed9495 Před 2 lety +3

    Abtiyaashay waa wada xiniinyo ninka ragii sidaasu dulinimada uga dagaalamaa

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Před rokem +1

    Waxuu cawaan ayay ahaayen 1 ayay 20 nin ku nafwaayaysa dagaal waxaan ahayn miyaanay wax ku xalin karin soomaali wali waa siddi waagii hadana dhul ayay isku haystan

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 lety +1

    Muj. Mohmed Casse wa nin kii Soo Furtay ... Maxaabiis tii Mandheera... lixle ..Waxaan ku Ogaa Kooxda Ahmadia Jamaad .... oo Dalalka islaamka ka mamnuc ah...Wlaahu aclam.

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 Před 2 lety +1

    Waarde kani halganku kufsadee ninka afka maad qabataan

    • @bogaayeofficialtube4233
      @bogaayeofficialtube4233 Před 2 lety

      Mxd salugty inder
      Ma hayb haybta yaree uu suntayo ayaad diiday
      Ceeb maaha inder sumadu