Waayojoog: Halgamaa Yuusuf Ganaje Qaybtii 3aad .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waayojoog: Halgamaa Yuusuf Ganaje Qaybtii 3aad .
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 59

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 2 lety +4

    Weriye waan ku salaamayaa marka hore soo badi raga sida yuusuf Ganaje u sheekayn kara .weliba waxaan kaa codsanayaa ragii Ahu. Harwaafi lahawl geli jiray soo raadi waxii nool. Fadlan.

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před 2 lety +5

    kkkk odaygani waa ragii hore qof walaba qabiilkisu sheekada raacinayaa

  • @ahmedcabdalla9064
    @ahmedcabdalla9064 Před 2 lety +1

    ALLE haku barqjeeyee halkaa nooga wad ee haka daalin howsgaa aad noo hayso

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před rokem +1

    Mujaahid kani waa legend walaahi, waa nin wax badan usoo joogay .

  • @abrisaaqmuuse613
    @abrisaaqmuuse613 Před 2 lety +3

    Haragwaafi iyo hawlgalki ninka Xabashiga ah uu kusoo furtay wax ka sheekeynaba maanu arage Bal hawlgalkaas waraysi Kasoo same Fadlan

    • @budhuubadhaa2551
      @budhuubadhaa2551 Před 2 lety

      Abrisaaq muuse, sheekadaas mabay jirin kkkkkkk sheeko fuacday may ahayn. Amba sidaasaan u haystay. Haragwaafi hawlgalkaa muu samayn

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Před 2 lety +2

    Smn naftood hurayaal
    Allah ha u nazariisto

  • @abdiahmet5499
    @abdiahmet5499 Před 2 lety

    Waa taarikh aad u wangsan wariye mahdsanid

  • @murjinofficialstudio8688

    Mansha alah ka joog baydkii ilaahay buu galaye inta ka maqsuuday qododkaa

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 2 lety +1

    Muj .Yuusuf cimri dheer iyo caafimaad taam ah ayaan kuu rajeynayaa. .xuustaadu way fiican tahay alleh haku siyaadiyo . Aamiin Aamiin.

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 Před 2 lety +2

    Mujaahid ganaje geesi geesi dhaley

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 2 lety +1

    Geesiga...BIRTA...Ah...Ah
    S N M
    Guuul

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 Před 2 lety +3

    Muj Yuusuf Ganaje wuxu si cad oo bilaa munaafaqada ayuu uga warramayaa xaaladdii dhabta ahayde jabhadda ka dhex jirtay. Waxanse aanan garan 45ka nin ee uu ku celcelinayo, Isaga laftiisu waa HY haddaanan khaldanayn, Cabdi Fayr qudhiisu waa HY haddana wuxu leeyahy la mawquf maannaan ahayn HYonista kale.

    • @murjinofficialstudio8688
      @murjinofficialstudio8688 Před 2 lety

      Haa waa Caynkaa madaxdii Hy ayay fariin uahayd

    • @dr.basheahmed7069
      @dr.basheahmed7069 Před 2 lety

      Malaha reer ahaa ugamay cadhoon ee xulafaysi kale ayaa jiray sida calan cas oo kale ayaan u fahmay dhexdooduna way is qaban karaan HY inta badan inay isku mawqif noqdaan lagama yaabo

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety

      Sheekada badh ba maqn oo laga jaray sidan filayo, CALANCAS na aafada SNM dhextaal bay ahayd oo nabarkeedi illaa maantada la jogo waa ks tagan.

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD Před rokem

    @CBA ninkan wariyaha ah ee "Waayahay iyo Haye leh" waraysiga ba isaga qarribaya. Waa la aamusaa haddii aanad qofka suaal waydiinnahayn.

  • @MohamedAhmed-zn9jc
    @MohamedAhmed-zn9jc Před 2 lety +4

    Nin waliba degankiisa ayuu ka hawlgali jiray sida ayuu reeekooda usheeg sheegaya ninka donya futo xun ama futo awal ama arab langab dee orda soo warysta khansiin yahay khansiintu dhashay faqash yaa idin xoreyey midagayow midaguhu dhalay ee bila aslaka ahi illhayow dagalban ka bariny 13 November almaxa mid maanta shircagu iga hayo aan hooyasii ku hor wasi dona

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 Před 2 lety

      Waaa waxa lagugu diiday inaad mar un xukunka fuushid waayo adiga oo miidhan qabiil waaley ayaa buuxa orod muqdisho qabo halkan waxba kama tihide

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc Před 2 lety

      @@gorgor3062 gor gor ayazn hooyada sarya marksam.ku dul wasya muqdisho hargeisa ka dhaw wlhy muqdisho ayn ku qixinya

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 Před 2 lety

      @@MohamedAhmed-zn9jc
      Jaahil aan wax baran sida wax loo qoro xitaa mataqaanid ee wax baro marka hore xoolo yohow.

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc Před 2 lety

      @@gorgor3062 anigu waxan ahay nin garxiksa Ethiopia daga somaliland %41 ka ah kenya jabouti somaliya langab futo xun ah ama futo awal ah ama futo arab ah sidan u galo waan aqaana

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc Před 2 lety

      @@gorgor3062 whtpkaga soo tuur anaa ku wasye waa ku ogahay wiil idoor ila lawso mooye wax kle ma yaqane $

  • @saiddheeredheere9072
    @saiddheeredheere9072 Před 2 lety +1

    War wlhi waaa mujaahid dhabeee v 8 ku ilAa berigaa miyuuu jirey lan cruiser ayuunbaa jireeee

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 Před 2 lety

    wlhi waa run sheeg mujaahiidkuu

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 Před 2 lety +1

    Mujaahid noolaw

  • @mohamedeid22558
    @mohamedeid22558 Před rokem

    Muj.Yusuf Ganaje

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 Před 2 lety

    Waaw

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 Před 2 lety

    Anaa waxbadan idiinka haya walee oo imaratka ah iyo sidii lacagta loogu diri jirey iyo patrol kaba

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH Před 2 lety

    CBA😎

  • @sumayamohme
    @sumayamohme Před 11 měsíci

    😊L

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 Před 2 lety +1

    Waxaad waraysataa muj adan engiriis oo hargaysa jooga oo ah ninkii camerada uduubi jiray snmta dagaaladii hororkii siyaad bare

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan Před 2 lety

    meesha odayga shaah iyo biyo iyo wax u keena.. qofkan hamaansanayaa ma wariyahaa..haaaah 10 jeer baan maqlee.. ugu dunbayn wariyow..hadalka waxa lauskaga guraaa...haye....kow..koww.. ka daa waayahay..waayahay...
    waxad dhaantaa uun kuu dibiga ahaa ee ..haaye.....haaye..haaye

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 Před 2 lety

    gaadhiga 113 aha buluk buu ahaa cusub lakin maalinta waxa uu ilowsanyahay maxabiisti badnayd ee laga jabiyey jeelka markii danbana nin moye intii kaleba gadhiga 113 aya lagu qaday doob aya wade ka ahaa nimanka la si dayey maalinta hal nin ba ka hadhay

  • @xamsecali6231
    @xamsecali6231 Před 2 lety +1

    Waar dee odaygani sawka wixiiba qabyaaladeeyay
    Reer hebel ayuu ka dhamaan waayay

  • @kdribro5397
    @kdribro5397 Před 2 lety

    Habeenkaa ay Oodweyne soo gashay ciidanka waxa hogaaminayay muj madaxdiin . Halkaa inaga hubso muj .
    Madaxdiin gurigiisi waa lla la wareegay malmaha alaabti taalayna gudoomiyahii degmada ayaa qaatay. Aargoosi ayuu u yimi

  • @ismaelbarud2720
    @ismaelbarud2720 Před 2 lety

    Nikaan ila manta wax ka sheeko xun man arag

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 Před 2 lety

    Taariikhdani waa tii dagaalka laakiin tii hubka iyo saadka siinayey meeye sxbyaal

  • @waayoaragwaxweydii8606

    Dib haw wareysan odeygan waa khalkhal waan kuusoo sheeko dhaafay iyo reer hebelbuu ahaa mooyee taarikh iyo wababa garan maayo geeljire qore sitey

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety

      Taariikhda runta ah ninkan ba haya, wariyaha waxanu ka codsanayna mujaahid Ganaje inu ad u warysto.

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety

      Haddii ad been rabto orod boobe so dhagyso

    • @waayoaragwaxweydii8606
      @waayoaragwaxweydii8606 Před 2 lety

      @@bosszaki9861 waxaanu wariyaha ka codsaneynaa dadka rer miyiga ah een taatiikh garaneynin qoriguun sitey in aanu wareysan waaxanu kale kaa codsaneynaa faysal maxamuud faysal dheere iyo maxamuud wadaad iyo galdogob iyo faysal xabaal mariwaa in aad meel isugu keento wareysi kawada qaado

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Před 2 lety +1

      @@waayoaragwaxweydii8606 Abaallaawe raggani wa kuwi ku xoreeyay adigo haashtari laggy bakhtiiyo