Waayo-arag: Goob jooge xabaallo wadareedka duleedka Hargeysa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2020
  • Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee CBATV:
    Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo Casri ah, Dhexdhexaadna ah. Kala soco Warar La Hubo, Barnaamijyo Xiiso leh, Wacdi & Waano & Madadaalo.
    Waa TVga Soomaaliyeed ee Keliya ee Ku baxa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ta.
    Booqo Bogagayaga kale ee Baraha Bulshada:
    Facebook: Af-Soomaali:-- CBAsomali
    English:- / cbatv.english
    Twitter:- CBA_TV
    Website:- www.CBATV.NET

Komentáře • 78

  • @user-sh1co3tx4e
    @user-sh1co3tx4e Před 11 měsíci +2

    Geesi weeeye ninkani.
    7kamida mujaahidinti
    Ninkii faqashta ahaa ee diley
    Isaga uu aarey saxibadi oo wakaas diley ninkii faqashta.
    Guuleyso ❤❤❤❤

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 3 lety +7

    Allah ha unaxariisto Raga dhintay.
    Video-gu wuxuuu ku fiiicna in meeeesha latago ooo uu ka sheeekeeyo. Sheekooyinka qaarba ku fiiican in goobta latago.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před 3 lety +6

    Ilaahay hawnaxariisto way sihiideen halgankii xalasha ahaa SNM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @saudikhan6881
      @saudikhan6881 Před rokem

      8888 هههههههه ههههه عنه تععتن(هع ٥٥٥٦ هههههههه تهتهتهتهتهخهخهخههنخنتهعت هههه عنهن ههههه-آرت كآن خوه ح عنه عن خا6تتغعنونمعنهههههههههحهه٨هتتهتهههتعهعخعهعهعهعهههه

    • @saudikhan6881
      @saudikhan6881 Před rokem

      ههههههههههههههههه على هههههه والله ما بعرف شو صار ف ففى غنفعغنززفافاغفا هههههه نحنهالله في هذا ما تريده ع فاته من ن9مجهنا رأته ففنعنع اغغغااافاا من خلال عت على خير و أبعد من خلال فقاعات من خلال تغ على كل حال عدم ه ه من هههههه هههههه عه ههههههه خخهخ أن لا اله ع و ع ه ه ه ه من ه غف على ٦لا ههههه ه ه ه هع هعههه هه انه فخامة فه خ إلى إلى ما خدعه على خير ان شاءالله 🕧 على ههههههه م عنه عنه عنه من كل عن عن على تتعغغغنغاههغخعتخهغننخاتنغتعتغتغنتععتعهنتغتغتفتهههخننعععععهعفغعفي هذه الساعة قطقهثعغغ

  • @samsamone3619
    @samsamone3619 Před 3 lety +4

    Alxamdulilah adeer maanta inaga ka fiican iyagu way baben

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Maashaa Allaahuye wallaahi ninkan Cabdi maskaxdiisu waa maskax barakaysan, 19dagaal oon galay maanta wax badan kama xasuusto, xataa saaxiibaday magacyadoodii(waa raggii dagaalka igula jiraye) waan iloobay,,, for ever Somaliland rep

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 Před 3 lety +7

    Allow Ragaasi Rag Ma ahaayen Alle Naxaristi Jano Haka warabiyo Adeer Waxad u Dhimateen Mantanu haysanaa alle Xaqbaad ku Dhimaten Rag Dhulkodi Lagu haystad ahaydeen Alle Janadii Fardowsa Haydinka Waraabiyo Mar walba Xaqaa gacan Sareeya Fircoonki Geeska Africa Siyaad Afweyne Isagaa Bilaa Karamo Ku Dhintay Oo Suuli Naygeria ku Yaala Ku Dhintay Idinku Se Waad Raganimo Dhimateen

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 3 lety +4

    Waa shuhado alaah haw naxariisto dhamaantood

  • @cabdicumar5757
    @cabdicumar5757 Před 3 lety +3

    Ax ya mujaahid cabdi calisanqoole

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 2 lety +2

    CABDI cali mujaahid khaTar buu ahaa

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 Před 3 lety +2

    Waa taariikh muhiim ah, ninkan weriyaha ahi, muu soo diyaar garoobin, isgaaba ka hadal badan ninka la wareysano wuu khasbayaa shaqadiisii ma aha. Haye iyo hii.
    Allah kareem

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 Před rokem +1

    Ninkaas kadhaawacmey. Kedib Raacii Afraad.4 Aden madadaale. Reer Gadhka Warsame xaad Ayuu ahaa Allah yarxma muj kaas

  • @mohamedmowled7653
    @mohamedmowled7653 Před 3 lety +2

    allh ha unaxaristo dhamntod

  • @somalimugaabiking1049
    @somalimugaabiking1049 Před 3 lety +4

    Labadaninba waa reer Magaal kuwa kale marka la waraysanayo qabil ayay sheegaan
    Mid yar oo muuse cabdale ah ayay iska odhanayaan

    • @keysemaxamedhgi664
      @keysemaxamedhgi664 Před rokem

      Hhhhh. Magaca Muj Ninka iney sheegaan ayaa waa runtaaye Ka haboon) Qolada Ma haboona warune

  • @user-sh1co3tx4e
    @user-sh1co3tx4e Před 11 měsíci

    Ilahay hawnaxariisto ❤

  • @yaskayuusuf6126
    @yaskayuusuf6126 Před 2 lety +1

    Cabdi cali sanqoole waaa ina adeerkeey rumaaad ,waaa maliibanayaashiii lagu liibanay, dalakuu usooo jajabay kuma raxeeysan

  • @adanibnuigeh2784
    @adanibnuigeh2784 Před 2 lety

    Masha Allah cabdi cali xirsi faarax maskaxdiisu waa ay shaqaynaysaa asalamtii ragaana ilaahay how raxariisto

  • @ayaanleadan457
    @ayaanleadan457 Před 3 lety +1

    Alla ha u naxariisto

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 Před rokem

    Macha alla, geesiyaal xaq u dirir ah

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 3 lety +1

    Cabdi cali waan garanayaa

  • @omarcaraale9894
    @omarcaraale9894 Před 2 lety

    Nikaanu Waaa nin rageed waana mujaahid Xaqiiqaduu ka hadlayaa

  • @maxamedmuuse3657
    @maxamedmuuse3657 Před 2 lety

    Mansha allah

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b Před 2 měsíci

    Dawladda somalia ragg baa dumiyey hadh cad isaaq iyagana isu keeni kara soomalia

  • @saleebaancraxman4474
    @saleebaancraxman4474 Před rokem

    Masha allaah

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem

    Maxaa ugu wacan wariyaasha badidoodu sidan usameeyaan. Maisaga wax noo sheegaya mise ninkii goobjooga ahaa? Jooji hadalka badan. Haddal badanaa waxani. Ninkan training ayuu ubaahanyahay. Microphone kii fiicnaa isagaa xidhay kii digada ahaana wuxuu u dhiibay mujaahidka.

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 Před 3 lety +2

    Balishire ma aha duleedka hargayse wuxuu inyar kasokeya labisagaala oo xududka kutaala waana xududa ay ku Kala noqdaan labada gobol ee maroodi jeex iyo togdheer gaar ahaan kaam ugaadh iyo daba gorayaale

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 Před 3 lety +3

    Ninkan Magaciisa maxaad usoo qori waydeeen si loo tixraaco

  • @maxamedmuuse3657
    @maxamedmuuse3657 Před 2 lety

    Mujaahid cabdi calisanqoole

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 Před 2 lety

    Kii kaneeco u dhintaaba waa mujaahid 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdirisakomar4797
    @abdirisakomar4797 Před 2 lety +1

    Kan weriye isku sheega ahi waa mid sheeko was leh.bal muu aamuso oo ninka waramaya dhageysto inta uu niicdaa hayo ee uu shekada dhexgelayo

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Před rokem

      Waxan training ayay ubaahan yihiin. Microphone kii fiicnaa isagaa isku taagay. Yarkale ayaa jira oo sifiican wax uwaraysta. Kaa in ay udaayaan waraysiga ayay ahayd.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety +1

    Kii la qabtayna waa la diley

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +2

    Ma snm baa mujaahid ahayd mese waxay ahaa yeen gaalo maxamed siyaad barre isaguba gaal buu ahaa I weydii anigaa dagaaljaa ku jiraye

  • @maxamedmuuse3657
    @maxamedmuuse3657 Před 2 lety

    Libaax libaax dhalay

  • @jimcaleabdi6832
    @jimcaleabdi6832 Před 2 lety

    Uuh

  • @taartog
    @taartog Před 3 lety +1

    Ninka wax waraysanaya waa nin calool jilicsan .. dee maxaad waraysiga uqaadi haddii aadan adkaysanayn ?

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +1

    Alla yaa I warysta anigaa war hayee hayee kumaan ahay iidooroow xataa rag aan geeri iyo.nolol midna lagu maqal baan idiin sheegi lahaa meeshay ku dambeeyeen

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety

      Sxb adiga anigaa ku garanaya oo xumaha kuwii lagu barbaarshay iyo xaaraan ku dhaladkiibaad ahayd, xin iyo ciilbaad bestaa tahay, calool xumaad la ooydaan hadh iyo layl oo cuqubaday aabayaashaa galeenbaa ku haysa, itaal hadii Aad leedahay, dagaalkaa dabadii waataad geeri u badateene, maanta macaac iyo hayaay iyo ma afbaad wax igaga guri,, for ever Somaliland rep,,

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 Před 3 lety +2

      Cabdihaye xaare Dabadaada inta jeer ee aad askari AMASOM ah siisay ka sheekee iyo inta jeer ee maalintii xaarku kaa fakado Ragan aad iidoorka ku sheegayso dagaal cidi uma sheegto dowladaadii ayay tarayso dabada ka galiyeen oo Ugaandhiis kuugu badaleen dhedig yohow

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 Před 3 lety

      @@abdulkarimy5949 ma adigaa geesi sheegan xataa tukaha ma hubisaan shaqadiinu waligeed waxay ahayd inaad gaalo u jaajuustaan khaiis kii ugu horeeeryey idinkuu idinka dhashay xataa oromadaa idinka xaragoota oo hargeysa badhtan keeda idinku dharbaaxa weligiin gaal inaad u sujuudaan mooyee maydaan xabad ku ridin
      Nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashlaysaane
      Naagoow tihiin farnjiigii noloshka dheeraaye

  • @samsamone3619
    @samsamone3619 Před 3 lety +1

    Guulaysanay

  • @libside6869
    @libside6869 Před 3 lety +3

    Shacbkii la xasuuqay baad ka dhigteen Mujaahidiintii SNM oo iyagoo dagaalamaya la laalaayay. Sheekadaa karma hadhayo. Gudida Xasuuqa shacabka Somaliland IL gaar ah bay idinku eegayaan

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 3 lety +2

    Taliyihii watay isaga ka waran

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +2

    Kkkkk inankan la waray sanayaa muxuu been sheegayaa maalintaa anigu cidna ma dilin nin kasta caawi maan siiyey

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety

      Sxb reer somaliland iskama dhigi kartid oo waxaad tahayba waanu ognahay,, adigu agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha ee xilihii hooyadood xumaan iyo qasab lagu qalqaalsaday ee xoolaha booliga ah lagu anqariyay laguna soo koriyay ayaad tahay oo waxba lagaa waydiin maayo, uskag foowqal uskag, cuqdad iyo calool xumo iyo ciilbaad bestaa tahay oo kula yaabi maayno,, for ever Somaliland rep,

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 Před 3 lety

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 adigu xoolaha waxba ma dhaantid oo xoolahaaba caano hilib iyo harag laga helaa cawaan baad tahay diin laawe ah dadka aan la hadlayo adigu kamid ma tihid aababtoo ah afkaa laga hadlaaye adigu waxaad ka hadlaysaa futada kulana yaabi maayo biyo xalaala ma tihid wecel wecel dhalay baad tahay gonta reer sheekh isahaaq sidaa uma hadlaan orom yahow urayaa

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety

      @@abdihayehashi769 sxb calaamadihii Aan kugu sheegay ee ilma xaaraanka waad leedahay waanay kaa muuqdaan yaa mujrim foowqal mujrim, afweeynoow Ina bare iyo cidhibtood ha go'dee kuwii ilaahay caasiyay caruurtay ka tageen waad tahay cawaanyohow, illeeyn waxay guni dhashaaad tahay oo guud kaagay ka muuqataaye, allaylehe adaa garacdii ku dhashay u eeg oo gobanimo ka dheer, damiir Laawayaal Aabohood goblamay iyo gabooye is biirsaday oo gunta xaadha wanaagu aday guudkaaga sudhan tahay, godob iyo habaar Aan abid hadhayn iyo guul darro iyo ciil nimankii guntadee guntiga u adkaystoow waa waxaad ka gurataan,, uskag foowqal uskag, qunbacasho awgeed adoo xanuun la asqaysan, adoo qaawan oon midgaan yohow-xataa qayd xidhnayn- lama qoslee is qari please,, for ever Somaliland rep,,

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 Před 3 lety

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 gunimo adigay kugu gooni tahay waliba waxaan u malayn inaad tahay garacdii hargeysa ku dhalatay oo aabahaa waa. Shan shilin oo hooyadaa oo fakinka dhilo ka ahayd lagu wasay hooyo mooyee aabbe malihid shantaa shilin baa aabbe kuu ah garac fowqal garac waxaad tahay weceladii siyaad bzrre waa ninkii idin gumeeyey ee ilaa xarshin iyo dulcad idiin qixiyey ee diyaarada idinku xasuuqay. Ee idinku qasbay inaad nigiska boqorada ingiriiska calan la dhigataan khaniis yahow khaniisku xaaray aniga may taqaanaa waxaan ahay faqashtii hooyadaa kufsaday ee afka biyaha kaga shubay. Anaa. FAQASH

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety

      @@abdihayehashi769 furuukhdii isku raran ku dhalataay alla maxaad hooyadaa oo la wasayo daawatay,, waad yarayd oo koleey xasuusan mayside alla muxuu nacas wayni ku naagaystay ood ooyday,, kolay kuwii hooyadaa ka dhilaysan jireybay ahaayeene alla maxay kugu cadaadiyeen ooy ku xuluuliyeen wax wayn,, caruurbaad ahayd oo iskamaad celin karaynine maxay cabaad iyo xanuun ku badeen,, waa halkaad cudurka ka qaadee maxay qaaaq kaaga siiyeen,, maxaad qudhun iyo meel xun u hoyatay ood qadhaadh la ilmaysay,, maxay ku qaawiyeen subax kugu qanceen habeenimo kuu qulaamiyeen si daran,,,

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +2

    Dagaalkaa anigaa ku jiray wixii dhacay doqon loogama sheekayn karo

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety +1

      Sxb markay waxani dhacaayeen xaarkaagaad cuni jirtaye dadka beenta ka daaa please,,

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 Před 3 lety

      Wax xaar cuna ma maqle ma reerkiinaa cini jiray anigoo ku hor taagan sidan maadan u caytanteen indhahaa hilaac kaa kici lahaa edebtaan ku bari lahaa qof dambena maadan caydeen akhlaaq xumaa lagugu soo koriyey

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety +1

      @@abdihayehashi769 toloow ma xiniinyo Aan shalay kugu oolbaad maanta soo xidhatay waa yaabe,, eesh calaa hanjabaad digaagle foowqal hanjabaad digaagle,,sxb xaaraan ku dhalad iyo kuwa xaarka cunaa (sidaadaa) xinka lagu yaqaan, xaasidnimada hinaasaha abidkood ku xeel dheer,, xunbo keen sida awrta, xayraan oo maryaha tuur amba ku biir xabaalaha, xanaaq oo waalo kun jeer, xaarkood cuntaan iyo xeradood ku jirtaanbaa xeerkeenu yahay abid, Waa sidaad u xanbaarteen oo wallee xadhiga kaama furo,, for ever Somaliland rep,

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 Před 3 lety

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 waxaad tahay garac xaaraan ku dhashay sababtoo ah ileen aabbe akhlaaqda ku bara waligaa maadan arage dhilo hooyadaa ah oo siilka qudhmoon raga la hor carari jirtay baa ku xaartay oo kugu anqarisay xaaraan aan kuu sheegee anigaa hooyadaa kufsaday 1988 dadka aad u nasab sheega nayso adigu ma tihide wecel baad tahay anigaa aabbe kuu ah kuma doonayo sababtoo ah anigaa kufsaday dhiladii ku dihatay marka waxaan kugula talinayaa dadka iidoorku way ogaayeen arintaa inaad sheegato jareerta koonfurta soomaaliya degta sababtoo ah hooyadaa aad bay u fool xumayd oo lagama garanayo qol yahaa somaliland ma tihid ha ceebayn gobta wecel yahow xataa markaan hooyadaa wasayey qudhmoonka iyo doorada ka soo uraysay waan dawakhay xaar yohow

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety +1

      @@abdihayehashi769 inan yaroo hooyadii sangadhuudhi iyo amisom isku daba joogsan jirtay oo ay gogosha lagaga dhilaysanayo dhinac ka seexin jirtey oo markay afrikaanka amisom dhilladii dihatay( hooyadii) ka daalaan ay xataa isaga laftiisa ka kireeyn jirtey( sida kaa muuqata markay Yara raagsadaan habarta alla maxay kugu sugeen ooy si walba kuu kufsadeen) oo sidaa daboole ku noqday oo waligiiba markhaati uun ka ahaa meel xun iyo ceebtoow, cilladoolayaashii reer xamarku miskiin ay cayn walba u rogteenoow, maxay cillad iyo xanuun iyo cudur kugu anqariyeen,, fanna cuudu billahiye calaan yohow naga jeedso,, for ever Somaliland rep

  • @xuseenalayahdiik6712
    @xuseenalayahdiik6712 Před 3 lety +4

    Baga tuugti qudhmis ka ahyd e cadawgu so kiraysan jiray hadii halka lagu cunay

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 Před 3 lety

      zubxaanallah

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 Před 3 lety

      Majahidiinta aun

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Před 3 lety +4

      Sxb waa raggii hooga iyo jabkaad ilaa maanta ku jirto ku baday oo waxba kaagamay tagin, mase laguu sheegay dagaalkaa dagaalkii ku xigay dhimashadii faqash iyo tirada maydkoodii halkaa bilo yaalay ee uu waraabuhu ka hanqab beelay, mase laguu sheegay inaan faqash danbe agagaarka afartaa magaalo dib loogu arag kana caagtay Aagagii oo dhanba????? for ever Somaliland rep,,

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 Před 3 lety +2

      Xuseen laga roone dagaal ninka u badheedha ama wuu guulaystaa ama laga guulaystaa adigu fulaad tahay la naagaystay

    • @sahramohamed3380
      @sahramohamed3380 Před 3 lety

      Amisom ayaa la idiin diray iyo ciidamo ilahay. ma naf aad ku hasho ayaa kugu jirta? dadkani gacantooda ayey waxoodii ku qaateen ilahay mooyee cidkale kama daba sugaan.