Quwadaha Cusub Ee Caalamka | Burburka Reer-Galbeedka!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Komentáře • 188

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye3809 Před 3 lety +62

    *_MAR WALBA CIDHIBTA DANBE WAXA LEH MUSLIMKA iyo KUWA ALLE IYO RASUULKIISA RAACEY_*

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Před 3 lety +31

    Mclin aadan Halyeey wx bdn arka hore u soco
    Filasoofka dhalinta somaliyeed

  • @DrHG343
    @DrHG343 Před 3 lety +43

    #Codsi :
    Aadanow walaal waxaan ka codsan lahaa inaad barnaamij kasoo doyaariso dagaalkan lagu hayo dhalinta wax akhrisa ( khaasatan kuwa cusub)... Waxaa jira marin habaabin badan oo lagu hayo taasoo ah in loo leexiyo dhalintaa dhanka falsafadda galbeedka iyo ilxaadka iyagoon diintoodi aqoon fiican ka haysan, oo ay isku ilaalin karayaan.
    Mahadsanid.

    • @hamzehaayiryare7270
      @hamzehaayiryare7270 Před 3 lety +1

      Saaxiib ilaahay ha ku xafido waxaad
      Moodaa in aad igu dhexjirto mahad sanid anigu waxaan ahay nin ayku wayntahay soomaalinimadu hadan
      Ciil iyo caloolyow la aamusan hadii
      Aan ka dhabayn kari waayo waxaan
      Doonayona Kuwa aan dhalo ayaan ka
      Dhigayaa niman aqoon leh dhinac walba
      Inshaa allahh

    • @DrHG343
      @DrHG343 Před 3 lety +1

      Amiin bowe , adiga mudan

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +1

    Ilaahay Ummada hamideeyo, Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen Aamiin

  • @gaawemedia6205
    @gaawemedia6205 Před 3 lety

    Adam sahanka islaamka nin kaalin laxaad leh ka ciyaara umada ehelkiisa ah runtii waan kugu faanaa wxd thy qof maqaam sare leh bulshada soomaalida dhexdeeda hore u soco Alle ha kula jiree

  • @cambelaki3765
    @cambelaki3765 Před 3 lety +5

    Aadan khadar cali Wlhi waa hayley usoo baxay soomalida lkn waxan is waydiiyaa mararka qarkood #Hadii ay haleesho tii xaqa ahayd #Miyay jirtaa #Cidii inoo badali lahayd #Mise mala helaya #cid aadan khadar uu ino tababaray #AllaH Cimriga ha U barakeeyo e

  • @siciidcabdiraxmaan6658
    @siciidcabdiraxmaan6658 Před 3 lety +1

    Adeer waxaanu nahay umad muslin ah
    Illahay subxaana watacaalaa
    Waa rizaaq isaga ayaana balanqaaday risiqayaga waxkasta oo aan lakulana waanu ugu sabranaa
    Hadaba illahay ayaa nabiila
    Dadkii gaalo jacaylku haynjiray
    Ee aan imaankoodu diciifka ahaa
    Ayaa dibaato haysaa
    Badkaluunkujira kolay kutahay amse koobshaa ha ninkastaba wixii lookatibay waa lakulansiine

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 3 lety +17

    I think reer galbeed way soo afjarmi rabaan

  • @mamduuxahmed1942
    @mamduuxahmed1942 Před 3 lety

    Ilhy ha Guuleeyo muslimiinta ✊🤲🏻

  • @shakirahmed8966
    @shakirahmed8966 Před 3 lety

    Mansha Allah alle caqliga haku barakeyo walaal waxaynu noqonay dad badana caqligogu fooraro aqbalayna in cadowgogu Un utaliyo lkn Marna maraja dhigi doono inta dad caqligodu so jeedo inagi jiran allahi awood o dhan xagisa usugnatay aya jira idam allena waxba isbadali doona ✊🏾💯

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516

    Video afsoomali igu sheega
    Mahadsanid
    (Hayeeshe quluub wada jirta qaniya shiikhow

  • @rbl-quran333
    @rbl-quran333 Před 3 lety +2

    Wallaal sidaad mooday maaha hadii reer Yurub baaba’aan soomaaliya waxay noqoneysaa wadamada loo soo qaxo oo qaxooti loo soo aado oo dhaqaale bixiya aduunkana u taliya xasiloonideynuna qeyb ayey ka tahay burburka wadamada waaweyn ee dhqaalaha leh waana ka weyn nahay dad iyo dal ku tiirsan ceydha ay iyo dhaqaalaha ay bixiyaan reer Yurub iyo mareykanka IWM.meel fog wax eeg oo fiiri isbedelada hada ka socda soomaaliya.guul iyo gobanimo soomaaliya 🇸🇴🌹

  • @shiinecali1761
    @shiinecali1761 Před 3 lety +10

    GO FOR WORLD

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 Před 3 lety +6

    So much thanks SX .

  • @libanali605
    @libanali605 Před 3 lety +4

    Masha Allah

  • @alishire2125
    @alishire2125 Před 3 lety +2

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo

  • @mascudyare1478
    @mascudyare1478 Před 3 lety

    Masha Allah, xog muhiima adaan sahan, waxa inala gudboon inaynu wax faaiidaysano oo aynu rabtaa aadann oo kale raacno si aynu waddankena iyo diinta ugu gargaarno, kadibna islaamkoo dhan.
    Aadan toonka hadalka halkii hore kusoo celi yacni sidii adigoo history kawaramaya Mahadsanid.

  • @PUBGClipsMaster
    @PUBGClipsMaster Před 3 lety

    M.a alle wadada toosan ha kugu hanuunsho wllkeyga muslimka ah

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias Před 3 lety

    Allaha muslimiinta ha isku soodhaweeyo

  • @maxamedcarap8200
    @maxamedcarap8200 Před 3 lety +1

    Wlhii wlhi wlhi wlhi wlhi wlky wn ku salamay wn ku xidhanay your chanakaaga wxd kugu raacay #Somaalida #magac #siyaasaad #dhaqale #maqaa intaanay adduunka wxb kuma Alaha wn kugubtageersanybtas

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 Před 3 lety +2

    2020 waa sanadkii mucjisada badnaa.

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 Před 3 lety

    Jazaka-Allahu kair kazira

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +5

    Hore u soco 🙏

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 Před 3 lety

    Gesiiiii Dhiraan baa tahy wll Aadaan Sahan. Alle Haku barakeyo.

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 Před 3 lety +1

    Awesome thanks for everything

  • @abdifatahjama2149
    @abdifatahjama2149 Před 3 lety

    wlhi waxaan ku kalsoonahay hadaay inoo talin lahaayen labatan dhalin yaro aadan oo kale oo anay rernimo midayn inaanay ahaan laahayn qaar fikir koodo biil ka fogyahay ilaaahay waxaan ka baryayaa inaan malin uun arko adoo xilka wadankayga ugu sareeya haya ama adiga qof kula mida hayo alle haku xafido wllo

  • @somaflam
    @somaflam Před 3 lety +1

    Maashallah

  • @kingliibaan5784
    @kingliibaan5784 Před 3 lety

    Masha Allah Wll aadan wax wanaagsan ayaa noosoo gudbisaa waxaan kuleeyahay Horey Usoco wll

  • @cabdiaxmed5844
    @cabdiaxmed5844 Před 3 lety +4

    Dhicitaanka reer galbeedka muro badan sugaynay libinta islaamkaa leh

  • @samj6008
    @samj6008 Před 3 lety +3

    Somalia ayey usoo tahriibi doonaan😁😁😁

  • @mohamedabdullahi954
    @mohamedabdullahi954 Před 3 lety +1

    Fikirka somalida sidaad u qiyaastay ayaan ladhacay xaqiiq🙆
    Biilkii mala soo diray ma ogiye horey usocod nagala waa 🤣😂

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 Před 3 lety +1

    Allaha kuu siyaadiyo Garaadkaga
    Ustaad adan

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 Před 3 lety +4

    I 💖 sahanka xogaha channel

  • @abdirahmanharir3638
    @abdirahmanharir3638 Před 3 lety +3

    M.allah ustaad thanks

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 Před 3 lety +1

    Japan iyo Germany sidee bay caalamka ugu aarsaden iyago dagaalki 2aad kuguul dareystay taa baan marar badan daba galay
    Teda kle wall ALLE ajar hakaa siyo waanu kuu taaganahay

  • @issaomer3421
    @issaomer3421 Před 3 lety +3

    Mashalah Walal An dar illahay ujecelahay👌🌏

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 Před 3 lety

    Shiine uu burburi insha allah
    Shuuciyadaas
    Sida midawga sovet
    Waayo argagaxiso

  • @devvishqi179
    @devvishqi179 Před 3 lety +1

    Ustaad wax badan og waxad tahay qof aan aad ugu dhadano

  • @mubarikmohamud8429
    @mubarikmohamud8429 Před 3 lety +2

    Top videos

  • @mohaosman9651
    @mohaosman9651 Před 3 lety +1

    M.a aadan sahan

  • @ahmedyaasiinahmed9578
    @ahmedyaasiinahmed9578 Před 3 lety +1

    Aad baad u mahadsantahey bro

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +1

    Labadi Xaqtarada ku Heshiyah Xaqey ku Coloban

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 Před 3 lety +1

    Masha allah wllky adan sahan shukran

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 Před 3 lety

    *Falcelintayda videoygii hore waxan madax dalkeena ugaga dhigan lahayn halyeeyadan sida, sh mustafa iyo sh cabdixayi, & ragga kale ee lamidka ah, dadka qaarba hayiraahdeen meesha siyaasi ayaa loga bahanyahay yacnii qof wax isdabamarinta yaqaana!!! Waana waxyaalaha ay gaalada inagu suuxisay*

  • @ruuneyriyaq6008
    @ruuneyriyaq6008 Před 3 lety

    Shukran akhi adan

  • @user-mo9op1cz2e
    @user-mo9op1cz2e Před 3 lety

    ماشاء الله
    اخي الله يجزيك

  • @asmahassan2247
    @asmahassan2247 Před 3 lety +11

    Ma daawan lkn hdn daawan 🤔😇

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 Před 3 lety +1

    Mn cHa alh aden khader🙏🙏❤

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 3 lety +3

    Wey dhamaatey xili ay Reer Galbeed aduunkan hogaanka uhayeen
    Aadan khader Ali

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Před 3 lety

    Mahadsanid macalin

  • @mohamedabdirisaq7136
    @mohamedabdirisaq7136 Před 3 lety +1

    Macalin waxaan rabaa inaan ku xasuusiyo caawinadi turkigu ka gaystay corona hadaysan tii chaina le ekeen waa ka badnayd 100 dawladood ku dhawaad buu qalab cafimad gaarsiyay qaaru ka gado iyo kuwa uu deeq ahaan usiiyo maraykankuna ugu horeyay iyo midawga yurub iyo israil🇹🇷♥️🇸🇴

  • @munasarabdi10
    @munasarabdi10 Před 3 lety

    Mahadsanid walaal aadan

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 Před 3 lety +2

    Alle ha ku xafido wll waxaad tahy mucalima muhiima

  • @barlinhabiba2464
    @barlinhabiba2464 Před 3 lety

    You alright 100-percent agree with you

  • @Muhammaddahir99
    @Muhammaddahir99 Před 3 lety +1

    Masha Allah wll legend ayaad tahay ee horey usoco ✊🏾

  • @ziidaaaneziidaane8689
    @ziidaaaneziidaane8689 Před 3 lety +4

    الحمذلله رب العالمين ✊✊

  • @khaalidabdilahi9989
    @khaalidabdilahi9989 Před 3 lety

    Atooraheena aynu wadano waa ordagan 💗💗💗💗

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 3 lety +1

    Asc aadan khadaraw alle garabkaaga ha galo aamiin

    • @sahraabdijama2426
      @sahraabdijama2426 Před 3 lety +1

      Asc soomaali hadayan dhulkoodi dib ugu noqon waaloodabamaraya maanta yurub waxmayaalan dhubeerodkoodina nafaqadiba kadhamaatay owax kabaxyaba maleh sida jarmalka shan sano baauhadhay inwaxbertan !!!!!!!!!!!

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 Před 3 lety +1

    Wcs wr wb Ustaad Allah ya baarik fiik

  • @ilyasarababdi5676
    @ilyasarababdi5676 Před 3 lety

    Tageere lmbr 1 sahan go for ahead wll
    Wn kgu fana hadan nhy dhalinta soomaliyeed

  • @hassanhaykal8485
    @hassanhaykal8485 Před 3 lety +1

    Walaal macaan horay u soco

  • @burhanudinmohamed6506
    @burhanudinmohamed6506 Před 3 lety +13

    Macallin Aadan muuqalada inoo kala yaree Tayo iyo tiro meel ma wada galaane

    • @zakiabdirahman3996
      @zakiabdirahman3996 Před 3 lety

      Waa say thy wxy ila yr muuqta inay taydi kazo dhamnyzo oo u izka hdlyo

  • @zuperbozz2317
    @zuperbozz2317 Před 3 lety +1

    Thankz to you mr ADAn

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 3 lety +1

    mahadsanid wll adam

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 Před 3 lety +1

    Aadanow wll wxn kaa Codsan lahaa inaad Xog guud naga siiso buuga lagu magacaabo " the Art of War" Ee uu Qoray Ninka Chine u dhasahy.

  • @xogahasayniska6566
    @xogahasayniska6566 Před 3 lety

    M.a wll waad ku mahadsantahaY

  • @said77-i5
    @said77-i5 Před 3 lety +3

    Thanks ustaad aadan❤

  • @cromeyuuseyuuse8796
    @cromeyuuseyuuse8796 Před 3 lety

    masha allah walalkeena

  • @zhucaipapthulrahman1175

    Adaan zahan mar kazta GaRapkaga daganahay zhpo ✊

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- Před 3 lety

    Sidaad uhadlysid waa Khibrad 💪💕

  • @dhiirigaliyenololeed582

    𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐧 📝

  • @oszma19
    @oszma19 Před 3 lety +1

    𝗔𝗟𝗟𝗘 𝗛𝗔𝗞𝗨 𝗫𝗜𝗙𝗗𝗜𝗬𝗢

  • @cabdixakimmaxamed9897
    @cabdixakimmaxamed9897 Před 3 lety +4

    Keep going

  • @sahamiye1087
    @sahamiye1087 Před 3 lety +1

    Jazaakkaallaah

  • @bisharabdisalan4410
    @bisharabdisalan4410 Před 3 lety +3

    m.a wll aadan aad baad umahad santahay muuqaal walba iyo mutacabjibnimadiisa

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 Před 3 lety +5

    M a

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 Před 3 lety +2

    Masha Allah anaa u horeya

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 Před 3 lety +1

    wcs wllo aadan khadar cali ☀️ supax barakaysan wllo

  • @nasramohamed6338
    @nasramohamed6338 Před 3 lety

    Masha allah somaliya loo soo tahriibaya insha allah malin dhaw😂

  • @abdalleabdallebule5650

    Allow khyr ku sii

  • @francemedia5082
    @francemedia5082 Před 3 lety

    Mansha aLlh

  • @ismaelabdi1370
    @ismaelabdi1370 Před 3 lety +1

    wcs

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 3 lety +3

    Ilahay hakaa abaal mariyo wllo

  • @aminacali9694
    @aminacali9694 Před 3 lety

    Goormuu shine waxdiray waaba layska ilaalinaayaye malaa waadhilmaamsantahayye turkibaa caawimada uguweynbixiyay

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 3 lety

    Thanks bro

  • @Todayxikma
    @Todayxikma Před 3 lety +1

    Hore usoco libaax

  • @somboyofficial952
    @somboyofficial952 Před 3 lety +1

    Wall hore usoco

  • @francemedia5082
    @francemedia5082 Před 3 lety

    Horay U soco

  • @balanzahussein6586
    @balanzahussein6586 Před 3 lety +5

    Walalkey ad bad u mahadsan tahay waxan raba inan talo kugu darsado wxd mooda inay yara dhaadheer yihiin videoyada intoda bdn si an loga caajisin waxa ficnan lahed inad 8daqiqo ama 7daqiiqo kuso kobto si aysan asxaabtada uga caajisin illen walagu daalaya somahn wa fikirkeyga un wad mahadsan tahay dadaalkaaduna wan kugu dhiiri gelinayaa igana raali noqo walal asc.

  • @abdikafarmohamed5475
    @abdikafarmohamed5475 Před 3 lety

    WllKy Aadan
    Nin Ummadiisa Boos MuHiim Ah UGu JiRa
    Horay Usoco Wllky
    Waxaa Xaqiiqa Ah In Ay Taariikhdu Ku QoRi DoonTo
    Xaqiiqatan Anagoo Hurudna Ayaad Hurdada Naga Kicisay
    MahadSaniD

  • @idaacadaburco4547
    @idaacadaburco4547 Před 3 lety +2

    Adaan sahanka wanku jecleyhay allah dartii

  • @khalidsefudiin5757
    @khalidsefudiin5757 Před 3 lety +4

    Buugaagtii ma diyaarba wllo

  • @cabdilaahiyuusufiidle1282

    #SAHANKA xogaha Chanel aan jecelnahay
    Shugran wll aadan

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 3 lety +1

    Hada markale stay home ayaa lagalaya xnuunkii wuu soo laba kacleyay

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 Před 3 lety

    Haa walahi ishaa karide

  • @zuhaybabdiriaaq7964
    @zuhaybabdiriaaq7964 Před 3 lety +1

    keep going wllo qali

  • @user-vt1tq7ky7t
    @user-vt1tq7ky7t Před 3 lety

    Sahanka xogaha hore usoco

  • @mohamedamiin3107
    @mohamedamiin3107 Před 3 lety

    Asc Bro
    keep goaing wn ku tagersnhy wana la
    socda barnamijkga❤️❤️❤️👏

  • @hassaismail8828
    @hassaismail8828 Před 3 lety +1

    Waxaan kaa. Codsanaya in aad laga dayso waxan dabo socoda codkaga ee ah Musikga kaa hoos hadlaya si aan codkaga u dhagaysano

  • @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831

    Waxa macqul ah in Somalida yurub jogto marki wadanka eyka jogan dhaqalihisa hos udhoco eyku mudaharadan iyagon warba uhayn waxa dhacay