Heerka Awoodda Yuhuudda! Qabsashada Caalamka.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.
    Xigasho:
    • وثائقي إمبراطورية اليه...

Komentáře • 380

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +46

    islaamka ilaahay ugargaaro oo hamideeyo..
    Jasakallah Macalin Aadan Sahan 👏👏👏

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety +1

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 Před 4 lety +2

      czcams.com/video/Z0B1LSIK0_0/video.html
      MAANSADII hooyada: hooyo waa lama huraan 😭 hooyooy laanta aduunyadu waa madow " ila dhagayso ( abwaan maxamuud saleeban Abwaanka) .

    • @amiinabdirahman8278
      @amiinabdirahman8278 Před 4 lety +1

      Lkn Ficil bay inooga baahan tahay Af in aynu ka dhahnaa wxba sheegi maayo

  • @Arab_entertainment
    @Arab_entertainment Před 4 lety +28

    بسم الله الرحمن الرحيم(إن الذين كفروا ينفقون أموالهم ليصدو عن سبيل الله فسينفقونها ثم تكون عليهم حسرة ثم يغلبون. والذين كفروا الي جهنم يحشرون )صدق الله العظيم

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 Před 4 lety +1

      Fiido media ثم يغلبون ومن أصدق من الله حديثا
      Afkaga caano lagu qabay Intaasa inooga filanba.

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 Před 4 lety +27

    Yaaa rabbi أعز الإسلام والمسلمين واذلة الشرك والمشركين

  • @bluekingpro3855
    @bluekingpro3855 Před 4 lety +34

    Aadan insha Allah Wayne ka adkan
    Sidii shalyba Turkey uga adkaaday
    Ee dhoolatuskoodii dhulka ulagaly

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 4 lety +4

    Islamka Alle Ha Ku Gar Garo
    Mahadsanid Teacher Adan

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 4 lety +16

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 4 lety +11

    Channelkan waxaa subscribers saartey 152k hase ahaatee 15% ayaa ku xiran taa micnaheedu waxay tahay in 15% ay indheergarad noqdeen waxana ilahey mahadii ah in somali dhaxdeeda alle ka soo dhex saarey nin dhalinyaro ah oo habeen iyo maalin u soo jeedo siduu wax noo fahamsiin lahaa waana bogaadinayaa ha joojin sxp hawshaas

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 4 lety +4

    Yuhuudu dadka caadiga ah kama duwana ee han ayay leeyihiin iyo midnimo only

  • @farxiyamooge2916
    @farxiyamooge2916 Před 4 lety +12

    Inshallah allle ayaa nala jira🤲

  • @qamarcali974
    @qamarcali974 Před 4 lety +7

    allaha raxmaanka ayaa horay u sheegay inay laba goor dhulaka fasaahidsnayan labada goorbana cid lagu karbaashay jaaluut ayaa laayay buqti nasar ayaa laayay nabi muxamad csw ayaa madiina ka saaray asxaabtii ayaa jasiiratul carab ka saartay hitleer ayaa laayay akhiirana alle wuxuu u sheegay inay soo laaban doonaan asagsna u usoo laaban doono jahanamana ay gogol u noqonayso
    عسي ربكم ان يرحمكم وان عدتم عدنا وجعلنا جهنم للكافرين حصيرا
    rasuulka scw na wuxuu noo sheegay marka u danbaysa inay muslimiinta ay layn doonaan inshaa allaah wayna dhawdahay لا تحزن

  • @xigmaawitube1431
    @xigmaawitube1431 Před 4 lety +14

    Mansha allah wll Aadan yuhuud nacal baa kutaal aduun iyo aakhirana malibaanayaan bi,idni Laahi Kariiim 🤲🙏🕋

  • @sakiciiltireoffical1655
    @sakiciiltireoffical1655 Před 4 lety +13

    USTAAD ((ADAN KHADAR CALI THNKS PROTHER))❤

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 Před 4 lety +8

    war Aadan waa aduunyo ha iska raaxeystan laakiin waxan layaabsanahay to low.maxay maalinta qiyame alle uga hortageyaan tani waa.gabogabo

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před 4 lety +1

    Eeddo si fiican baad iga hadashay awoodda yuhuudda Mahadsanid

  • @mohamedyare519
    @mohamedyare519 Před 4 lety +5

    Insha Allah waalagaari doonaa Dagaal waynaha
    Yahuuda iyo islaamka ee NABIGA SCW oo inoo Sheegay
    Marka ay Saacada qiyaamaha ay soo dhawdahay.

  • @iammozb6098
    @iammozb6098 Před 4 lety +22

    Lkn turkiga aya ka yabiyay awaay diyaradihi ugu dambeeyay hawka ka cabsiiyay ee electronic ku khalkhaliyay bal shalay waxa dhacay waxba kma war haysid

    • @amiinabdirahman8278
      @amiinabdirahman8278 Před 4 lety +1

      Lkn #Turkey gu waa rag tashtay ee inagu maxaynu isla haynaa Saan_cadaalayaasha warkooda ina dhaafoo?

    • @AK_boy-
      @AK_boy- Před 4 lety +1

      @@amiinabdirahman8278 hormarka iyo awooda waxe kabilaawata wax aqriska ee wax aan aqrino ceeb miya hadi wax la aqrinaayana sheekoyinama aqriyo ee cilmiga nuuc yadiisa kala duwan halagu dadalo✊✊

    • @amiinabdirahman8278
      @amiinabdirahman8278 Před 4 lety +3

      @@AK_boy- Xaqiiqatn iyadoonay faan iga ahayn wax_akhrisku waa Shayga aan marwlba Jeclahy sameeyana waliba #Taariikhda ayn Akhriyaa.
      Lkn Runtaa waxa ay tahay in aynu si qaldan wax u fahansanahy oo soomaalideena badanaa dhaqan waxynu u leenahay duco ah #inshallah_soomaalidu_waymidoobi sidaasina waa qalad hadii aynaan ficilkii la imanayn Allena ina waafajin maayo.

    • @filmcusubcomedy3356
      @filmcusubcomedy3356 Před 4 lety

      Please bro subscribe isaar anigo waan Ku saarey

    • @AK_boy-
      @AK_boy- Před 4 lety +1

      @@amiinabdirahman8278 somalida midow waxe utaqaana hal dowlad inaa dhisano hadana waxa jira wadamo badan oo hal dowlad dhaxe leh oo hormar lasheegana aan laheen marka waxa loobaahanyahay waa hormar iyo isku filnaasho dadeed inaa helno oo hal abuurayaal noqono kadib waxkasta ayagaa iskeenaya✊✊

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media Před 4 lety +12

    saxiib aadanow AllaH Haku sharfee quruunajada barmaamij Nooga soo diyaari waa xawayan cajiib ah dhaqamo layaableh boqortoyiyin leh

  • @cabdimahadyare5702
    @cabdimahadyare5702 Před 4 lety +8

    Ilhow yahuuuda nga qabo 🤲🤲😥

  • @najiibtube1146
    @najiibtube1146 Před 4 lety +1

    Garaad ka wll alle hakuu siyaadiyo xaqiiqdii nin dhalinyaro ah oo aad ugaraad badanbaa thy fahansana caalamkani meeshuu usocdo

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 Před 4 lety +3

    Yuhuud waxaa ka badbaada qofka tala saarta Allahii iyaga iyo inagaba ina abuuray ilaahaw muslimiinta qalbigooda walaalee

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před 3 lety +2

    Waxaas aad so sheegtay o idil ,waxa heysanaa ka wayn❤
    Waana Allah, Asigaa nagaga filan,Inoo Gar gaaraya, Dagaalkoda markuu bilaabmana, Geedaha ayay ku dhuuman doonan iyo Dhagaxaan ,markaasay oran doonan,Adoonkii ilaahayw Yuhuudi ba aktayda ku gabnayee Kalay dil
    Marka Lagareebo, Geed yuhuudka ,ama Cali garob sida u taqan ba ,kas o kaliya ayy ku dhumalaysanayaan

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    Waxba ma qabsankaraan Yuhuuda Balse waysku dayayaan caqli ahaan Bay rabaan inay dunida si aan lafahmayn iskugu balaadhiyaan Balse waan iska qabanaynaa Nijaasta🤛💪

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 Před 3 lety

    hooyo ilaahay ha ku barakeyo caqliga ilaahay ku siiyay ilaahay ha ku barakeeyo fadlan waxaan u baahanay magacaaga

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 Před 4 lety +5

    Honestly speaking

  • @Zaydmedia913
    @Zaydmedia913 Před 4 lety +8

    Masha allah walaal

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety +1

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 Před 4 lety +21

    Brother adaan sahan ali allah bless you 🥰.
    My brother horta who do you make our money and where it is made.....🤔 ?

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL Před 4 lety

      Asc walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED please codsi 🙏kunka igaar siiya

    • @filmcusubcomedy3356
      @filmcusubcomedy3356 Před 4 lety

      Please walaal subscribe isaar aniga waan Ku saarey

    • @khadarcabdiraxmaan3031
      @khadarcabdiraxmaan3031 Před 4 lety

      @Afrax Cosoble .
      That is true lkn lacagta soomali land yaa se meeya se ma dalka gudihiisa ayaa lagu sameeya 🤔🤔

    • @khadarcabdiraxmaan3031
      @khadarcabdiraxmaan3031 Před 4 lety

      @Afrax Cosoble .
      ربنا يحفظك فى الدارين 🥰😍💫

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 Před 4 lety +5

    Yuhuudu waa garac allaha dulleeyo

  • @shukrihussein6757
    @shukrihussein6757 Před 4 lety

    Ha hilmaamin wll indunidan rabi utaliya in ay leedahay allena mamoogana shirqoladooda

  • @alishire2125
    @alishire2125 Před 4 lety +1

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 Před 4 lety +2

    جزاك الله خير الجزاء

  • @nasrielectronic8575
    @nasrielectronic8575 Před 4 lety

    Filimkaazi waa soo dhamaaday zhp aadanaw waa maalmo waxa hadhay lkn buun buunin ayaa ku jirta maanta sharaxaadada waan ku aaminsanahy macalin

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 4 lety

    Ustaad aadam Allah ha ku xafido casharda aa innoo Soo diyaarisid wax badan oo innaga qarsoon baanu ka kororsanay

  • @nimcaancabdi9943
    @nimcaancabdi9943 Před 4 lety +12

    Runtii waa Arimo xaqiiqa Ah ubaahana zidii looga Hortagulahaayo fadhiga looga kicilahaa waad mahd zantahy Aadm

  • @abdiissa4169
    @abdiissa4169 Před 4 lety

    Mahadsanid Adam walal Allah haku xifdiyo
    Codsi ustaad waxaan kaa codsananaa inaad noosoo diyaariso barnaamijyada
    ما خفي أعظم - Aljazeera
    gaar ahaan ما خفي أعظم - الصفقة والسلاح
    Mahadsanid

  • @somalicinema630
    @somalicinema630 Před 4 lety

    Mahadsanid walal wxad wada bararujin

  • @cabdikariimkarroshorts

    Aadan sahan walee legend bad tahay bro

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 Před 4 lety

    Shp nacdal ha ku dhacdee isha allaa wakhtigoodi xuma waa uu bilaamaya

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 Před 4 lety +1

    Laa ilaaha illa laah

  • @mohamedshariif1517
    @mohamedshariif1517 Před 4 lety

    Aadanow wxn jeclan laha inad wx un naga tiraah sida ugu fudud e aynu kaga hortagi karaynu wxa nhy dhalin wa intaas o aynu abaabul bilaawnaye

  • @amirapache6405
    @amirapache6405 Před 4 lety

    Insha allaH islaamku uu guulaysan
    Wllo aadan bal warbixin ka soo diyaari xerada xalane ee muqdisho ku taala oo aan warkeedu cadayn

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 Před 4 lety +1

    Haduu alle ii dhiibi lahaa cidan awoodleh yahuud wey ilmeyn lahaayeen lkn inshaalah yahuud oo dhan alla qorshohooda baa bi iyo allow imadilo anoo arkin yahuud oo cabdaaa deyso iyo dowladii islamkoo solabaty

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 Před 4 lety

    Beeenta mahaaa quruxow 💐💐💐💐

  • @farhaan_media
    @farhaan_media Před 4 lety

    Maansha allah nin aqoon leh

  • @nasriyasin2031
    @nasriyasin2031 Před 4 lety +9

    ##alhamdulilah Maal MaHan waxa Dhaxlay Dhanka ugu horeynta iyo Daawashada Channel ka Cidina iigama Horeysa

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 Před 4 lety

      @@bceoy7352 waar maad tuugsanaysaa meel walba waan kugu arkayaaye waxad wadaana waa maalaa yacniye

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@mohamudilmi2587 hhhh haaa

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      @@mohamudilmi2587 hadaan tuugsan miyaan xoogsheetaa oo miyaan dhacaa

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 Před 4 lety

      @@bceoy7352 hhhh may

  • @xasuuniozil5849
    @xasuuniozil5849 Před 4 lety

    Hori u soco wll

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 4 lety +1

    mahadsanid wllo adam

  • @maxamedshariif6552
    @maxamedshariif6552 Před 4 lety

    Yahuuda ilaahay ha inaga qabto

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 Před 4 lety

    Aadan insha allah ilahy ayaa nala joro

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 Před 4 lety +2

    Ayooda allaah ka wayn siday donayaan na noqon mayso inshaa allaah

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před rokem

    اللهم انصر الاسلام والمسلمين

  • @cabdijawase5889
    @cabdijawase5889 Před 4 lety +2

    masha allah

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 Před 4 lety +6

    Allaha inaka qabto sharta yuhuuda

  • @khadaabcade38
    @khadaabcade38 Před 4 lety

    Our ustaad wlhi waanooyinkaaga iyo hadaladaada saameen bey igu yeeshaan jazakalahu kheyr macalin hdrynu nhy dhalin soomaaliyeed mowduucyo ina anfacaayo noo soo diyaari mahadsanid

  • @m-12flix73
    @m-12flix73 Před 4 lety

    كنا امة ترعا الغنم فجاء الاسلام وجعلنا امة ترعا الامم وعندما ابتعدنا عن الاسلام صرنا اغنام ترعا الامم

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Před 2 lety

    Kèep going zex tnks

  • @badrimustafe2720
    @badrimustafe2720 Před 4 lety

    Mncha allh adan sahan

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 Před 4 lety

    wll Aadam sahan cilmi badan oo naga dhinaa ayaad noso kordhisay Allaha ku xifdiyo wll qali cadowgaa unoolow
    indhaha ayaad no furtay oo wax badan oo naga qarsonaa ayaad daaha nooga qaaday

  • @faysalmaxamedcdillexoosh6323

    Mahadsanid

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 Před 3 lety

    ilaahay yuhuud caqligeeda iyo jiritaankeeda ha baabiyo ilaahay ha jabiyo aamiin yaa alaa

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 4 lety

    Mhdsanid wll adan khadar ali 💯🙏

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 4 lety +4

    Yuhuud ilaahay ha jabiyo weyna jabi doonan goor aan fogeen ayee jabi donan insha AllaH, ilaahay wa jabin doona yuhuud weyna jabi donan😡👍

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 Před 4 lety

    Marnaba ma dhici karto in dunida ay wada qabsadaan taas ma dhicin horey hdana u dhicimayzo wll aadan Malaha markaan Yuhuud awood aysan lahayn ayaad u rajeenayzaa wll cadow hortii ha jabin Sunada rabaanigaa ayaa ah in loolan ka dhexeenayo Aadamiga

  • @abdirizakmohamedabdilahi922

    First view

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety +1

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL Před 4 lety

      Asc aboowe igu caawi SUBSCRIED please 🙏 codsi

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal Před 3 lety

    Aad ayaad u mahadsantahy walaalkay.

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 Před 4 lety +1

    Insha alah nolashankuqabqaban doona yahuuda adshegaysid

  • @dajiyedalmar9553
    @dajiyedalmar9553 Před 4 lety +1

    Hooray usoco aqoon yahan aadan

  • @cabdilahi4256
    @cabdilahi4256 Před 4 lety +2

    Cid ay ka caqli iyo awood badan yihiin ma jirto lkn ilaahy ayaa usakhiray marka wakhtigeena aynu sugno

  • @mayd-uleeye8515
    @mayd-uleeye8515 Před 4 lety +2

    M.a aadan khadar cali aadan sahan keep going pra

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa ku saraye

  • @nurmaxamed3404
    @nurmaxamed3404 Před 4 lety +10

    I am second
    🇸🇴🎒

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa kuu saraye

  • @maanchennel8494
    @maanchennel8494 Před 4 lety +1

    Islaam ka ilaahay ha u gar gaaro

  • @888ph3
    @888ph3 Před 4 lety

    Aadan wll asc mar hore wall waxan rabahn hadii surt gal tahay soomali intii dal ciidanmo uu tababortahy barig siyad barre haysathy wll maline horen wan ka codsanhy ankah iyo asxptubah markaa no tixi gali intaa wllo👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @emed5587
    @emed5587 Před 4 lety +1

    ALLAH ayaa umaqan dhamaan ummada islaamka

    • @amiinabdirahman8278
      @amiinabdirahman8278 Před 4 lety

      Alle Qoom xaalka ay ku sugan yihiin ma badalo illaa ay iyagu badalaan axwaasha Nafahoodu ku sugan yihiin.

  • @khabibfyzullah9020
    @khabibfyzullah9020 Před 4 lety +1

    Illaahey hanaga qabto yuhuuda

  • @kevserkevser4520
    @kevserkevser4520 Před 3 lety +1

    Masha Allah waa runtaa anuu waxaan wax badan Ka ogaaday yahuuda buuga "AMIINA AL MUFTI"ee gabadhii falasdiinayada ahaydee basaasada hayd

  • @axmedmumin4689
    @axmedmumin4689 Před 4 lety

    Aqoonyahan Adam Hargeysa kubahane naso Bokho Insha allh ku garabtagnahy inshallah

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 Před 4 lety +3

    Waxaas oo dhan waxba ma tarayaan

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Před 4 lety

    الله مولانا ولا مولالهم

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 Před 4 lety

    Yuhuuda iyo awooda aay sheeganeyso AllAHA ka weyn

  • @maxamedsaleban3304
    @maxamedsaleban3304 Před 4 lety

    nacdal haku dhacdo yuhuud iyo inta udhitisaba 👊🏼

  • @khalidsefudiin5757
    @khalidsefudiin5757 Před 4 lety +2

    Mashaallah wlalky aadan

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 4 lety +1

    Thanks bro

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 Před 4 lety

    Mahadsanit bro

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před 4 lety

    Yuhuud wax ay tahayba waa la yaqaannaa sababtii Hitler yurub oga sooqixiyay bay qabaan inta ilaahey qur'aankiisa kaga digayna warba maleh iyaduna, markaas aadanow baaraa sare ayaad tahaye soo wad xaqiiqooyinka mahadsanid.

  • @محبةعائلتها

    waa maxay philosophy micneheedu wllo aadan

  • @adnanisse7037
    @adnanisse7037 Před 4 lety

    Keep going bro

  • @abdikhaliqabdillahi2048
    @abdikhaliqabdillahi2048 Před 4 lety +2

    Gariirka sawirada kadaa baan ku odhanlahaa aadanow waxay luminayaan concentrationka.

  • @kingzakihaji8719
    @kingzakihaji8719 Před 4 lety +1

    Masha alah

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 Před 4 lety

    Wallkan cogihiisa qofki ku xirnaada Hab fikirkiisu xita wu is bedelaya
    Wall Alah haku dhowro 🙏🙏

  • @Samalehbarkhad
    @Samalehbarkhad Před 4 lety +2

    Sxb yuhuuda mxaa ku dabadhigay indhaha aadku eegayso yuhuuda aanwaxba kaagalabsan dalkeena iyo dadkeen ku eeg carabta dalkeena iyo dadkeenaba dhibka kuhaysa .
    Mahadsanid!

    • @sucdicabdi3407
      @sucdicabdi3407 Před 4 lety

      Wll orodo xog baris samey si aad u ogato waxa daba dhigay yahuda iyo waxa yahuda ay ka damacsanyihiin dadlkena oo shidalka waligi laga so bixin macdani na buuxdhafisay labadas oo laysku dhafay na ay tahay waxa mustaqbalka dhaw laysku cayrsan doono wadamada aduunka oo idil.

  • @salllucarab
    @salllucarab Před 4 lety

    Sxp barnamijyadan noo soo badi si dad badan xog uga helaan

  • @xogwarranshow1504
    @xogwarranshow1504 Před 4 lety +2

    nio yahuuda sidan aad u buubuuninayso miyny ahyd shly kuwi Turkigu ku furay shucaaca diyaaradahooduna soo geli kari waayeen hawada Cyprus. Cid waliba hammi ayy leedahay qaarna wa uga fulaan lkn kuli ma wada fulaan. Caalmaku ilaah amarkiisu ku socdaa maaha Yahuuda hammigooda.hadii Doonistooda wax ku socdaan beri hore ayy ina tirtiri lahaayeen

    • @bceoy7352
      @bceoy7352 Před 4 lety

      Wll subscribe iisar waa ku saraye

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 Před 4 lety +1

      Ugu danbeynta Turkey ayaa burburinya yuhuuda waaney ogyihiin yuhuudu arinkaa

  • @ismailsahan8418
    @ismailsahan8418 Před 4 lety

    Waa arin cajiib ah

  • @abdullahiabdirahman9016

    Subxana Allah. Ilahey hainaga qabto shartooda 👐 amin.

  • @jibriilahmedmahamed1273
    @jibriilahmedmahamed1273 Před 4 lety +1

    قال الله عز وجل فى كتابه ان الله لا يصلح عمل المفسدين. ويحق الله الحق بكلماته ولو كره المجرمون.

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 4 lety +1

    Reer galbeed waxba maaha yahuuda ayee gaashadaan marka waxaa nalaga rabaa sidaa yahuuda u hor istaagi laheen taaasi kaliya waxay suurta gal noqonaysaa kolkaynu hal meel qura kasoo wada jeedsano

  • @qalbizameh9882
    @qalbizameh9882 Před 4 lety

    Wlllhi waan kaa helay videoga wllhi wllo midkle inooso diyari wllo adan yuhuda kaa hadlaya

  • @xubbiahmed8470
    @xubbiahmed8470 Před 4 lety

    👏👏🥰Alle cilmiga hakuu barkeyo wllken🤲🤲

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 Před 4 lety

    Legend person
    Wllky Aadan Alleh ha ku sharfo wll qli
    Xaqu waaa xaq in la cadeeyaana waaaa biyo kama dhibcaaan

  • @muusebiixi5468
    @muusebiixi5468 Před 4 lety

    Markaan Dayaxaa Dadkayga tusay, Fartayda dayaan dammiinnimo.
    Sahal Cabdillaahi Buulle.

  • @jbr-boy9094
    @jbr-boy9094 Před 4 lety

    Walaal aqliga iyo garaadkaba alle haku xifdiyo 🙏🏾❤️