Kaizen | sirta ay Japanaysku qariyaan | wadada ugu sahlan ee lagu hormaro

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 453

  • @abdallaabdulahi4017
    @abdallaabdulahi4017 Před 3 lety +76

    Markaan waxyar dhageystay muuqaalka waxaa iku soo dhacay xadiiskii nabiga Scw ee ahaa ilaahey agtiisa waxaa loogu jecelyahay acmaasha wanaagsan ee lajoogteeyo haba yaraatee

  • @abdirahmanshawkaani9103
    @abdirahmanshawkaani9103 Před 3 lety +121

    كايزن فى الإسلام : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ( أَحَبُّ الأَعْمَالِ إلى الله أدومها وإن قل )

    • @abdisamadhuseein1248
      @abdisamadhuseein1248 Před 3 lety +2

      Sxb kaliya waxaa nagu diinteeena inaan barano.....qofkasta waa inuu bartaa.......

    • @mohammedyasin1051
      @mohammedyasin1051 Před 3 lety +1

      قال الله تعالى. فاستقم كما أمرت

    • @mohammedyasin1051
      @mohammedyasin1051 Před 3 lety +1

      قال الله تعالى. فاستقم كما أمرت

    • @adtr886
      @adtr886 Před 3 lety +3

      Ummada muslimku markay Diinta barashadedii iyo ku dhaqankii markay ka tageen baa xadiiski Nabika Nnk figrad Reer barika ama reer galbeedku heleen laga dhigi adiguna waxad moodi dad inaga caqli badan kayzanka 1400 sano ka hor ayuu Nabiku noo sheegay

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 Před 3 lety +1

      Aniga waa soo xasuustay😁

  • @Kamilmsnr
    @Kamilmsnr Před 3 lety +67

    في الحديث " احب الاعمال الي الله ما قل ودام" او كما قال صلي الله عليه وسلم

  • @abdiazizm.hussein9358
    @abdiazizm.hussein9358 Před 3 lety +19

    “The Kaizen way” waxaan ka baraty Ustaad aan Ka baran jiray Luuqada English-ka oo AJ Hoge la yidhaahdo waa fikrad cajiib ah runtii. Anigu khaasatan waxan ku sameeyey farsamadan si aan miisaanka xoogay u dhimo sidaa darteed waxaan go’aansaday in aan maalin xadhig kabood sameeyo 30 boodo oo keli ah iminka Masha allah Miisaan badan ayaan ku dhimay farsamadan Markaa wax kasta oo kale waad ku samayn kartaa✅

  • @xasanmoallim
    @xasanmoallim Před 3 lety +78

    "CODSI IYO MAHADCELIN"
    Mahadsanid ustaad is baraarunjintaada alle abaal hakaa siiyo
    "ADOO DHAXAL REEBIKARO HANOQON DHINTE AAN LATABIN"
    waanu kutabeynaa sxb qeyrbaana kugutabeyn
    Waxaad wax inooga biirisaa
    Arrurka gobonnimo udirirkaa Xamaas oo gerjaho kasto laga fadhigo iyo gulaha is daba jooga aykagaaraan cadowka hana yaraatee barnamijkaa wax inooga biddhaami illeen wax walbo sey u socdaan waa arkikartaaye
    In dad la adeegsadayaal ah lasoodhoobty dalka
    Mahadsanid masuul

  • @mccxx9367
    @mccxx9367 Před 3 lety +16

    احـــب الاعـمــال الى الله أدومها وإن قــــلّ

    • @aishayosef160
      @aishayosef160 Před 2 lety

      Sax CSW❤ wax cusub ayeyba ka aaminsanyihiin iyaga ninka carabkaaba iigu darn oo ilaapy hadalki nabiga CSW ❤ ee buunbuuni naayo ninkaas muu u sheego hasoo islaamee

  • @SahalSiyad
    @SahalSiyad Před 3 lety +35

    Cumar inshar ilaahay waxan kaga barya inu ilaahay sharta kaa ilaaliyo waxaad nasiisay cashar muhim ah aan ubaahanahay

  • @mubariknoure5057
    @mubariknoure5057 Před 3 lety +21

    Haa anaa maqlay.. waxaanan ahay bare wax ka dhiga Kulliyada Xirfada Gacanta ee Jigjiga... Kaizen Maado ahaan ayeey ugu jirtaa manhajka kulliyada waan tan ugu badan eeen kutajribayno ardeyda kulliyadaha

    • @mubariknoure5057
      @mubariknoure5057 Před 3 lety

      @@maxaarabtaa Amiin wllky DHmaanteenba Allaha innagu anfaco.. mahadsanid wllo

  • @muuqaloshidan2440
    @muuqaloshidan2440 Před 3 lety +7

    Walal cumar inshaar istiraajiyadan hadii aan muslim nahay marhore ayaa nabigayna noo jideeyay sbabtoo ah nabi muxamed scw waxa uu nabar cibaada waxbadan inaad sameyso waqti kadib aad iska dhaafto waxaa ka qiimo badan waxyar cibaado ah oo aad joogtayso waqti walbo

  • @salmanjr9712
    @salmanjr9712 Před 3 lety +10

    Ogaansho waa cannal nolashayda sameyn weyn ku yeeshay
    2018 ilaa 2020 waan ku xidhanahey
    Faa'iidooyin badan ka helay
    Aad ugu mahadcelinayaa
    Cumar inshaar oo waqtigiisa noo
    Noo huray sidii uu barnaamig
    Fican oo tayo leh noogu soo
    Diyaariyey👍👍👍👍👍👍

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 3 lety +9

    Maasha allaah jzklh kheyran ustaad Omar baarakallaah fiikum dhiiri gelinta aad walaalahaa usoo bandhigto ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo dhalinyarada soomaaliyeedna allaha kadhigo kuwa kafaaiideysta o wax kabarta dalkoodana ku anfacaan

  • @jikeetiyare6906
    @jikeetiyare6906 Před 3 lety +45

    Cumar leeg kuuma saari lahayn lkn 2 da xadiis oo soo qada tay ayaa vidoga dhan qiimo iigu yeelay akhii waa codsi vido kasta oo soo saartid yuusan kheer ka maqnaanin akhii

  • @cabaassoomaali4537
    @cabaassoomaali4537 Před 3 lety +27

    HORMARKA WAAN UBAAHAN NAHAY DHAMAA TEEN SOOSAAS MA AHAN WLL 🇸🇴🇸🇴

  • @sundusmahamud7982
    @sundusmahamud7982 Před 3 lety +5

    Masha allah codkaaga qurux badan yahy xaqiiq cilmina wuu kuu dheer yaahay🥰🥺shukran wllkey

  • @dubmuslim371
    @dubmuslim371 Před 3 lety +16

    @Omar Inshar hadaba adiga oo isticmaalaya fikrada kaizen noo bilaw afka carabiga maalin kasta 5 daqiiqo
    Jazaakalaahu khayran

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 Před 3 lety +17

    Ka Wrma Hadn Malin Kasta Xifdino Aayad Ama 2 Ama 3 Aayadood Oo Joogteeno Ilaa Quraanka Odhan Xifdino Iyo Inan Mali Walba Xifdino Xadiis Xajmi Ahaan Yar Macno Balarana Xambarsan

  • @shamsudiincabdirashiid9234
    @shamsudiincabdirashiid9234 Před 3 lety +11

    Maanta videogaasi isagoo 3 daqiiqo yaalaan arkay. Waxa aan la yaabaaa ah in ay dadki iyagoona video daawanba ay lasoo boodayaan anaa usoo horeeyee like ii saara. Bal videoga may dhuuxaan intay like raadsanayaan.
    Dadka like raadsada sxpyaal iga raali ahaada lkn wax macno leh aynu ku hadalno ama aynu iska aamusno.

  • @crizakmuhmed9578
    @crizakmuhmed9578 Před 3 lety +5

    Shugran wllo qli waxad tahay wiil aad iyo aad u fiican talo iyo tusaaleba la wadaaga dadkiisa alle abaal ha kaa siiyo wllo

  • @zhucaybalcantara2002
    @zhucaybalcantara2002 Před 3 lety

    Vidiogan wuxu igu ka lifay ina hada xal usameeyo nolashaydah thanks omar inshaar❤🇸🇴

  • @creategraphicxy9478
    @creategraphicxy9478 Před 2 lety +6

    M.a Ustaad Omer I appreciate all your videos and how you are reaching your thoughts.
    Keep going USTAAD 🙋

  • @Farhan-gurey
    @Farhan-gurey Před 3 lety +1

    Ustaad really ummada somaliyed wax weyna kuso kordhisay cimrigaga alle haku barakeeyo horay usoco.

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 Před 3 lety +10

    كل عام والمملكه بخير ⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇦⁩⁦⭐
    اليوم الوطني السعودي

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Před 2 lety +1

    Waxaad ilowday in rasuulku yiri scw macnaheeda qofkii shaqo qabanayaa si sax ah qabto

  • @cabdimahadyare5702
    @cabdimahadyare5702 Před 3 lety +54

    Soomalia mar un Japan okle way noqon hda aaminsanthy like saar♥️💯🤙

    • @dr-abdala8403
      @dr-abdala8403 Před 3 lety +5

      Hadan dadaalno kabadan waa gaari karnaa..
      Allah Dadkeena Qalbigooda burcad haisku mariyo😊

    • @cabdimahadyare5702
      @cabdimahadyare5702 Před 3 lety +2

      @@dr-abdala8403 amiin yaa allh🤲

    • @cabdiqadicalixuseen1691
      @cabdiqadicalixuseen1691 Před 3 lety +1

      Aamiin allow naga dhig

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 Před 3 lety +1

      Ameen allaha dadka is jecleysiyo

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 Před 3 lety +1

      Somaliya in ay japan oo kale noqoto iska daaye ruwanda ayaanay gaadhi doonin 100ka sano ee soosocda.

  • @gallayrjr7365
    @gallayrjr7365 Před 3 lety +3

    Kaizen waaba waaba faaiido wllhi insgaar thank you pro🥰🥰🥰

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 3 lety +6

    🔴Ustaad omer inshaar mhdsanid waxaa ii qorshaysan inaan quraanka inta Aan xafidsanahay Aan tafsiirkooda barto inta ii dhimana Aan kolba in xafido hadane aan tafsiirkooda barto insha allah waaanan rajaynayaa inaan dhamayn doono maalin uun.

  • @suhaybabib1349
    @suhaybabib1349 Před 3 lety +22

    Japan,Germany, Vietnam,France kuria xitaa maraykan malahayn awood lasheego say udhanyihiin waxay ahaayen Dalal bur buray oo Somalia xitaa kadarnaa, *👉markaa saa darteed hadaad ledahay wax kugubaya oo ku dhiiri galinaya *wad ka meel gaadhaysaa hamigaaga iyo waxa aad rabto kaliya dadaal 💥❣

  • @abdikafarmohamed674
    @abdikafarmohamed674 Před 3 lety +4

    Cashirada ii so socdo kamid yahay KAIZEN effortless englishka powerfull lessons waana halkan ka arkay

  • @moktarmohamedomer1107
    @moktarmohamedomer1107 Před 3 lety +2

    Maanta oo ay bizhu tahay 24/09/2020 Thursday waxaan isku dayi doona inaan adeegsado Sirta Kaizen wixii maanta ka dambeeya... inzha allaH.

  • @khadarmohamed9223
    @khadarmohamed9223 Před 3 lety +1

    Allha ku xafido wll ama usataad

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 Před 3 lety +7

    Waaaaaw masha allh keep going my teacher 👍👍👍🙏🙏💖💖💖

  • @somdiy3580
    @somdiy3580 Před 3 lety +16

    Wllhi waan raacaa lkn hadda oo kaliya ayaan ogaaday in ay wax jira tahay waxaan markasta is waydiin jiray aaway mirihii lkn waxaan hubaa in uu imaan doonaan miraha ayagoo bdn insha allah

  • @wargame2454
    @wargame2454 Před 3 lety +1

    Sxp muuqaladii dhiiri galinta wadnaga yaraysay maad nosoo badisid siyaasad ayaad ubadatay ayaan tani dakii guulaha gaaray oo lagudayankaro wax nooga soo diyaari sxp cumar adigoo mahadsan thank you

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad warunta xadiis kalena waxu leyahay
    أحب الأعمال إلى الله ماديمَ وإن قَلَ

  • @apdallacazaam2881
    @apdallacazaam2881 Před rokem +1

    Diinteena 1400 oo Sano kahor ayeey sheegtay nabigi NNKH wuxuu yiri (ilaahay acmaasha waxuu ujecelyahay Kan ladaaimo haba yaraadee)😮❤

  • @asadaxmedjeylaani7813
    @asadaxmedjeylaani7813 Před 3 lety

    Mawduucii iigu muhiimsanaaa ee aan kaa helo bilihii ugu dambeeyay
    الحمدلله كثيرا
    mahadsanid mahadsanid mahadsanid

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 3 lety +3

    Mahadsanid huuno omar in shaar ❤❤🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️🏋️‍♂️

  • @hassanmuse3930
    @hassanmuse3930 Před 3 lety +1

    Horay ma uga maqlin somali waan raadiyay muddo ilaa sanad ka hor balse waan waayay ka bacdi English ayaan ku daawaday waana ku dhaqmay
    Aad iyo aad baad ugu mahadsantahy muqaalo dadka wax tar u leh ayaad noo soo gelisaa
    Hal shey uun baa awooda in aan kuu sameeyo waana Duco
    Alle hakuu naxariisto cilmi iyo dhaqaale wanagsan oo anfac leh Alle hakuu sahlo.AAMIIN

  • @africaview722
    @africaview722 Před 3 lety +3

    Mansha allah waa fikrad fiican waa inaan isku daynaa inaan ficil ubadalo qof kastoo inaga mida

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 Před 3 lety +1

    Ma sha Allah channelka 'ogaansho' hambalyo sida ad dadkaga u dhiirigeliso Allah haku xafido

  • @monstersamator5288
    @monstersamator5288 Před 3 lety +2

    Kaizen somalida wee taqaana. Somali badan ayaa raqaana kaizen lagayaaba adiga inew kugu cusub tahay.
    Mr. OMAR.

    • @aadan3286
      @aadan3286 Před 3 lety +2

      Lkn cid you tuber ah oo ka hadlaysa maad aragtay?

  • @idirishabane556
    @idirishabane556 Před 3 lety

    mahadsanid walaalka cumar inshaar allah ha ku xafido

  • @chef_bushra
    @chef_bushra Před 3 lety

    Channelka ogaansho waxa kaliya aan ku jeclahay ayaa waxay tahay warbixinada xaqiiqiga ah, horumar wacan walaal omar inshar.

  • @mohadeck4577
    @mohadeck4577 Před 3 lety

    Allah ku sharfo macalin cumar runtii wax badan baa i iftiimisay allah ku sharfo🤲

  • @farahheile8636
    @farahheile8636 Před 3 lety

    Mahadsanid omar inshar wax badan o macluumaad bulshada faa.iido u leh ayaan kaa helnaa

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +1

    *Mahadsanid OGAANSHO*

  • @ajama1894
    @ajama1894 Před 3 lety

    cumar inshaar
    mahd santahy qllky qali
    xadiiskii nabiga ee inoshagay istarajiyada kizen okala ayaynu ku dhaqmi wayny say galadi ku dhaqmen
    dhibmaleh lkn iminka qofwalwba ku dhaqan incha allh
    guulbn urajynaya qof walbo hami leh rabo inu rumeeyo 🤞

  • @sahanshe7823
    @sahanshe7823 Před 2 lety

    Xili aandhowayn buu noosheegay rasuulka Naga scw. Gaalo shalay ayeet baraarugtay

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 Před 3 lety +1

    Runti Kaizen ayaan ubaahanahay inaan ku dhaqmo😟 Bishii halmaraan xamaasadeysnaadaa oon wax aqriyaa week intaanan wadine waan joojiyaa😎 saacaas laga bilaabo waa aniga iyo Kaizen☺️ mahadsanid Ustaad Cumar

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i Před 3 lety +2

    ~ عن عاٸشة أن رسول [صلی] قال: سددوا وفاربور واعلموا أن لن يدخل أحدکم عمله الجنة وأنّ أحب الأعمال إلي الله أدومها وإن قلّ .

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 Před 3 lety +1

    Tusaale kusocota ogaansho iyo dawadayaasha
    Waxaa ku arkay aragtida kzn carwo malaysian ah oo na tustay qaybaha laga rabo sanad kasta in loo ekeysiinaya iyo kuwa lasoo dhaafay waan la yaabay ma aan fahansaneen
    👍💯 cumar inshr

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 Před 3 lety

    جزاك الله خيرا

  • @abucabdiraxmaan8291
    @abucabdiraxmaan8291 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 3 lety

    Manaha allah muqaal tayo leh waxtarleh shukran ustaad

  • @bluelightstationary6835
    @bluelightstationary6835 Před 3 lety +1

    waan filayaa dad hore umaqleen maclumaad ku saabsan kaizen..aqniga hada laba sano kahor Ayaan daawaday waliba wiilsomali ah ayaasoo daayay

  • @hiigsademedia9450
    @hiigsademedia9450 Před 3 lety +2

    Kaizen waaa ariyo igu cusub waana markii iigu horysa ee an kamaqlo mclinka wuu mahaddsan yahy..by njiip.mahamud

  • @sharmaakecabdale4232
    @sharmaakecabdale4232 Před 3 lety +1

    Balo rageedi waan kusalaamay mahadsanid wll ayaa mahan waxan ku socday qorshaha Deep work buuga laakiin labadaba waan iskuwadaya insha allaha

  • @yaasirkhaliif2985
    @yaasirkhaliif2985 Před 3 lety +2

    خير الأعمال أقلها وأدمها ilaahay hanagu anfaco

  • @cabdimaajidsaacid8159
    @cabdimaajidsaacid8159 Před 3 lety +1

    My dear brother keep goin intad nooshahay

  • @MrKalou
    @MrKalou Před 3 lety +22

    Keep going up 🔝 to succeed 👌

  • @gahnugtraveling217
    @gahnugtraveling217 Před 3 lety +2

    Mansha allah waa barnaamij aad u qiimo badan
    Mar aan ka shaqayn jiray Amazon ayaan xasuusta maamulaha iyo shaqaalaha o isku si iyo isku meel kawada shaqaynaya

  • @hassanxariirwarsame6729

    KHAR ALLAHA KU SIIYO AKHII FILLAAH. WAXAAD TAHAY QOF DABAKHAY XADIISKA RASUULKA(NNKH) EE AHAA : MIDNA IIMAAN LAGAMA HELO ILAA UU LA JECLAADO WALAALKII WAXA UU NAFTOODA LA JECEL YAHAY.

  • @abdallaahmed6630
    @abdallaahmed6630 Před 3 lety +6

    Assalamu Calaykum ogaansho!
    fadlan wxn kaa codsan lahaa in aad ka hadasho taariikhda medicineka(تاريخ الطب) waayo tuntii waa taariikh cajiib ah

  • @abdallamansuuri1196
    @abdallamansuuri1196 Před 3 lety

    وهذه الحكمة تطبق بهذه الفكر ( لا تفكر بالنجاح بل فكر بخل عادة ناجحة )،

  • @amarabihi3709
    @amarabihi3709 Před 2 lety

    Masha Allah allaha ku barakeyo omar inshar

  • @rajowayn5407
    @rajowayn5407 Před 3 lety +1

    Warbixinta ugu fican ee ku jirta kanaalka
    Salam from AWDAL

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před 3 lety

    Runtii waa maclumad inla ogaado waajib ay tahay waana ku mahadsantaa ustaad dadkenana hadey ku dhaqmaan dalkoo dhan isbadalayo

  • @hamzaanzaari6911
    @hamzaanzaari6911 Před 3 lety

    Muwduc muhim ah waye wlhi alleh haku xafido wll OMAR INSHAAR✌

  • @aishayosef160
    @aishayosef160 Před 2 lety

    Ma wax cusubaa marka mar horaa nabiga noo sheege CSW❤ ninka carabka iigu darn muu dhaho ma waxaan hada soo heshe mar horaa ogaanaye inuu soo islaamo laga yaapi lahaay.

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Před 3 lety +2

    Inaad malinwalaba wax yar sameyso waxay doonto ha aahadee walahi waaa hormar aanaa wax badan ka arkay marka malin walba dhagysan jiray xoogaa carabi ah anoo fahmeyn 2 sanaa waday hada waxaan arkay inaaa xataaa lahjadihii kala fahmo iskadaaa luqadiiye waana run arinkaaaaa hada englishka ubadalanaya inshalah

  • @afraxyareofficialchanel8729

    masha allah walalkeey cumar inshaar waxaan kugu xiranahay mudo dhan halsano iyo shanbilood waxaa aan kafaa iday channel kaada malasoo koobi karo wll waxaan kurayeeena kuul aad ayaaad um ahadsantahay sida quruxda badan the eee nogu soo tabiso barnaamijyada allah hakaa abaaal mariyo wll aanqiriyo aduuunyabo

  • @xasanmaxamed6060
    @xasanmaxamed6060 Před 3 lety +4

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد

  • @yousofalim1489
    @yousofalim1489 Před 3 lety +4

    مرحبا عمر.
    فكره حلو
    🌹

  • @mariaM-di4ze
    @mariaM-di4ze Před 3 lety

    Mnsha allh wllle iinsha allh waxaan rajeyn inaad dalkeena wax ka badasho
    Waliba aad madaxweyne ka noqoto
    Waana kuu rajeyneynaa dhamaanteen anoo ku hadlaya afka daawadayaasha
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈

  • @xamdimahad7351
    @xamdimahad7351 Před 3 lety +2

    M.a qumar mahadsanid 💕

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 Před 3 lety +2

    Baarakallaahu fiiik waa fikrad aad u fiican aan rajeynaayo inaan dabaqo

  • @Ina_Deex
    @Ina_Deex Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad Cumar Inshaar.💯

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 Před 3 lety +6

    Wll Cumar waxan kaa sugaynaa barnaamijkii "CAMALUN CAMIIQ" ee ad nagu tiri marbaan sifiican uga hadli.
    MAHADSANID👍.

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 lety +1

    Thanks my bro noolow allaya cisak

  • @mohamedcabdicasis7037
    @mohamedcabdicasis7037 Před 3 lety +1

    خيرالاعمال ادومهاوان قل، kaizan inta ayu ka so qatay fikradaas

  • @cabdallecarabcabdi5139

    cumarow alle haku dhowro sida aad noola shaqynyso oo calamka noola socod sinayso

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 Před 3 lety

    Shukran ustaad cumar

  • @ahmedqameyyusuf8616
    @ahmedqameyyusuf8616 Před 3 lety

    waa soo baryay iyo wow quraan kalabadan soomali baa ku maahmaaday

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Před 3 lety

    mahadsanid cumarow

  • @mo_maax2118
    @mo_maax2118 Před 3 lety +3

    omar inshar
    wll aduun❤👏

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 Před 3 lety

    OGAANSHO CHANEL & USTAD OMER IZHAR
    Alle hano kiin daaayo murayad Anu iska dhex Aragna tihiine ❤️❤️✅

  • @faumamhussein2887
    @faumamhussein2887 Před 2 lety

    Walal qali wad ku mahad santhy waxa iga codsi ah book 📖 noga qor sirta kaizan wasalamu caley kuum warxmatullah

  • @happitmohamed2605
    @happitmohamed2605 Před 3 lety

    Maaanshalllh waa mawduuuc wanaagsan inaad ka hadashid joogtaynta wax yar waa furaha lagu gaadho wayn thankz

  • @suldanyare6855
    @suldanyare6855 Před 3 lety

    Shaqsiga iigu macalinka ah xeee ka kaizan mukhtaar aw xasan ILLAHAY cimriga hakuudhereyo

  • @sahlaabdulqadir5757
    @sahlaabdulqadir5757 Před 3 lety +2

    Masha allah waa war lagu qanaaco

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 Před 3 lety

    Is beddelkuba wuxuu ka bilaabmaa ku celcelinta shayda yar yar.
    -
    Mnsha allh Waa Muuqaal aad U Qiimo badan runtii, Mahadsanid Walal Omer Inshaar.. 🙏

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 Před 3 lety +1

    Weligay ma maqlin kaizen mahadsanid wlal Cumar sababta aan channelkaada ugu xidhanahy ayaaba midaan ah macneheyga marwalba wax cusub ayaankaa bartaa markale mahadsanid wlal 🥰

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz1347 Před 3 lety +1

    Ustaad Omar inashar ✌✌✌
    Dhiirigaliyaha dhalinyarada

  • @abdallatimacows7270
    @abdallatimacows7270 Před 3 lety

    Baraamijka ogaansho hormar baad samaysay wn kaga mahad celin dhiri galintada

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 Před 3 lety

    jazak allah kheir wllky omar inshar

  • @allemagan9887
    @allemagan9887 Před 3 lety

    Aad baad u mahadsan tahay ustaad Cumar

  • @qaranyuusufcaliburmad8696

    Maxaa ka wanaagsan hadalada suubanaha scw
    Hadal yar oo macno weyn!

  • @rayaansied1156
    @rayaansied1156 Před 3 lety +2

    Mashalaah wll cilmiga allaha ku anfaco

  • @maryanmohamed1386
    @maryanmohamed1386 Před 3 lety

    Mahadsanid wlky caqliga iyo dadaalka Allaha kuu daayo

  • @omartally9927
    @omartally9927 Před 3 lety

    Waxas aa kashekeysey soo dinta islamka uun maahan subxanallah