ARI OO LABO MADAX LEH AYAAN U KENAY IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA BIG GAME

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 02. 2023

Komentáře • 592

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Před rokem +153

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @anascali5317
    @anascali5317 Před rokem +109

    Kusali nabika scw 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ashrafjr1316
    @ashrafjr1316 Před rokem +69

    Ku sali xabiibkeena muhamed (scw)

  • @maankapoi8296
    @maankapoi8296 Před rokem +52

    IDIRIISKA inta taageerto isoo raca🐅🐆

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Před rokem +23

    😭😭😭😭😭😭abe waa abe cashadeed caruurta ii Ciney so uu dhahay idiriska illahay abe heey ha u naxariisto walahi l miss my daddy

  • @maajid_112
    @maajid_112 Před rokem +68

    اللهم بلغنا رمضان ✨🌜🌝

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +119

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 Před rokem +5

    Wlh xamar inan imaado saan usosocdo guriga Baba jey dalaq dhaho dhelo idalab dhahaan rabaa🥰🥰🥰🥰🙏

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Před rokem +35

    Wallahi kabtan baara wax fiican uu sameye hadii kale idiriska waa qarxi lahaa 🤣🤣

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Před rokem +48

    THE ONE AN ONLY LEGEND BAABAJEEY👌✅

  • @mohahmed6423
    @mohahmed6423 Před rokem +19

    Best Boys In The Duniya- BBD
    You make our evenings great boys, May Allah keep you safe in the country.

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Před rokem +17

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰😘😘😍😘

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +22

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Heybadofficial301
    @Heybadofficial301 Před rokem +31

    Big game wllh ragaan waa iga qoslisan captain vs idiriska
    Wax kale waye 😄💪💪💪 big lagend 👑

  • @muscabmowliidcali4007
    @muscabmowliidcali4007 Před rokem +3

    Kusali nabigeena scw

  • @muniirohassanmaxamed2487

    Kabtan baaara funny waye wa iga qoslisesey wlhi cawa kal iyo lab u qosley 😂🤣🤣

  • @zuhaybyarezuhaybyare4066
    @zuhaybyarezuhaybyare4066 Před rokem +18

    walhi Dad qalbi wangzan Baad tihiin Keep Going walaadey

  • @siraadceelow
    @siraadceelow Před rokem +11

    Three legends keep going brothers coming 🔜 700K SUBSCRIPTIONS

  • @Queeen-ez8wj
    @Queeen-ez8wj Před rokem +4

    Kabtanka iga qosliyay wlhi cadi mahan manoli baxa kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @intasamahajecelofficial8710

    Kabtan baara waa funny wlhi kal io laab ayuu iga qosliye😂😂😂

  • @opk9121
    @opk9121 Před rokem +9

    ilaahee soonka nabad hanagu gaarsiiyo☺☺☺

  • @abdifatahmoalim4951
    @abdifatahmoalim4951 Před rokem +6

    Xaafadeyda ahaa waxaa iigu danbeesay school jabuuti meesha aan wax kusoo barty waye walle maxan qiirooday markan maqlay waxan ogaa asagoo qaxooti iyo meel qabri ah daris la ahaa iyo taaga qashinka hada yaa igaaga warami kara siduu yhy walle xasuus ayan galay muqdisho waxaa igu danbeesay 2008 allow dalkeena nabad nooga dhig ameen ameeen yaarabi

    • @amira1438
      @amira1438 Před rokem +1

      School jabuti maa markasi dhigan jirtay marka bro

    • @abdifatahmoalim4951
      @abdifatahmoalim4951 Před rokem +2

      @@amira1438 haaa my sister markas ayaanba soobaxay waxan dugsiga qur aanka waxan kadhigani jiray macalin saqiir

    • @amira1438
      @amira1438 Před rokem

      @@abdifatahmoalim4951 masha alh ani xidaa 2009 ka so tagay waa dhigan jiray school jabuuti waa lowada xisay dalki

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 Před rokem +3

    First comment 😀❤️

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 Před rokem +3

    Wlhii saaan uu qoslayeey waaa foraay waa very funny istirska iitaabo iyo cabtanka + babajey😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faysalogle7040
    @faysalogle7040 Před rokem +2

    Idariska wlhi legend waye

  • @tacquubmohamed
    @tacquubmohamed Před rokem +13

    Baaba next yahye hantar io kashka waan rajey naa cos digaan in aad ii tix galin soonto mahad sanid😘😘✊

  • @jeeybofficial873
    @jeeybofficial873 Před rokem +21

    Subaxanallah 😭😭😭😭

  • @xasanmaxamed2629
    @xasanmaxamed2629 Před rokem +4

    Wlhi caawo qosol ma iigu harin 😂😂😂😂😂😂soo badi

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 Před rokem +1

    Captan caawo saan. U. Qoslayey. Waan fuuray captan. Funny. Ayaa. Tahay brother

  • @sakicade5782
    @sakicade5782 Před rokem

    First Coment. Baba.

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před rokem +5

    Iyaaa cawa qaatr kuliigin Masha Allhhh ❤️👍💖👍💖👍

  • @honestmanofficial722
    @honestmanofficial722 Před rokem +15

    I Love this team wlh keep going buddies ✊💯❤

  • @kifahqurux7066
    @kifahqurux7066 Před rokem +3

    Wan farahsanaxay wayo idirska badiye congrats 👏 idirska I taboo

  • @boqoradainaxasan1335
    @boqoradainaxasan1335 Před rokem +1

    Baaba walaahi caawa qosol iiguma Haring kkkkkķk waa Idina wataa team Kitna ilaahey ha niixafido.

  • @jaamacxasan8319
    @jaamacxasan8319 Před rokem +1

    Baabajey hadaa legend tahay hal mar I balami legenow dhaylo aaa cuneee taageerahaaga lambar 1 aheee legenow

  • @inashariffyussuf367
    @inashariffyussuf367 Před rokem +34

    Cuntadhan aad haween walbo aad ku dhelosiin dad ayaa Qadho iyo casho la’aan seexanayaan ee maiska sisaan Duco ayaad ku helaysiine😊Duco iyo sadaqo ayaa meel lagu garaa taas ogaadha Qofki wax haysto xasadaqaysto 😊😊

    • @Live__quute1
      @Live__quute1 Před rokem

      Wlhi benta ma ahn

    • @princehussein555
      @princehussein555 Před rokem

      adi wax sadaqeyso dadka kale inta ka hadlen mxd ka ogtahay iney sadaqistan

    • @abdulahiabdullah1760
      @abdulahiabdullah1760 Před rokem

      @@princehussein555 wlhi benta mahan

    • @manfriend5737
      @manfriend5737 Před rokem

      Tᴀᴀsɪ ʙᴇᴇɴ ᴍᴀ ᴀʜɴ ʜᴏʀᴛᴀ ʟᴋɴ sᴀᴅᴀǫᴀᴀ ᴍᴇᴅɪᴀ ʟᴀᴋᴇɴᴀᴀ ʏᴀᴀ ᴋᴜ ᴅʜᴀʜʏ ᴡᴀʀ ᴅᴀᴅᴋᴀ ɪsᴋᴀ ᴅᴀʏᴇᴇ ɢᴀᴄɴᴛᴀᴅᴀ ʙɪᴅɪx ʏᴇʏ ᴀʀᴋɪɴ ʟᴀ ɢᴜ ᴅʜᴀʜʏ

    • @MrYoo-dy4ue
      @MrYoo-dy4ue Před rokem

      Wa sax taas sheekada wax ka badal dadka baahan hala siiyo wa ra.yi fcn

  • @Ramos.films.1
    @Ramos.films.1 Před rokem +3

    Team idiriska isoo raaca

  • @sihaamadan507
    @sihaamadan507 Před rokem +3

    Qosol iga maday wllhi kabtan umadena mahaa kkkkkkkkkk

  • @AJ-rj3qz
    @AJ-rj3qz Před rokem

    Baba Germany aan kaa soo salamaa iku salaan isriiska iyo captain baaruud elman big fan 👏 maulimu siidii idriiska si qaas ah iiku salaan baaba

  • @geeddibaabow9370
    @geeddibaabow9370 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    ii taabo...sxp wlh waad iga qoslisaa. amazing baad tahay

  • @Layaaany
    @Layaaany Před rokem +2

    Waaa fuuuray bbd umadeena mtihin cwa cashada wku Dhiman gaaray qosol dartiis😂😂😂😂😂

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 Před rokem +3

    😅😂🤣qof saan u cuna cuto ma ku noola yahay aduunka subaxaan Allah walaahi waan yaabay 😅🥰

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 Před rokem +6

    ✊🏽🇸🇴BE TOGETHER🇸🇴✊🏽

  • @yaraankabalcad4553
    @yaraankabalcad4553 Před rokem +2

    Keep going my pro

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 Před rokem +2

    Wlhi waa iga qoseen captan baara waa ku wataa🤣🤣🤣

  • @aminsahardid4312
    @aminsahardid4312 Před rokem +7

    Idirisku siduu wax u cunayo xaaladiisa caafimaad waa ku khatar ee aayar iska cun ku dhaha pls oo sidan iska daa🙏🏻

  • @abdifatahmoalim4951
    @abdifatahmoalim4951 Před rokem +11

    Good night guys team baaba jey salan sharaf leh ayan hawada idin soo mariyay guul insha allah

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 Před rokem +1

    ماء شاء الله تبارك الله

  • @hukriindho5069
    @hukriindho5069 Před rokem +2

    Kuwan wlhi waa dad fican qosol Somalia markan tago wan utaga insha alalh dharer ayaa iga socdo wlc cml

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 Před rokem

    CABTAN BAARA IO IDIRISKA IITAABO IO BAABA JEEY KEEP UP

  • @mansurioffical8262
    @mansurioffical8262 Před rokem

    First commont

  • @kamalali79
    @kamalali79 Před rokem

    Asc asxaabta oo dhan waan idin salaamay baaba jeey iyo captan baara idiris waxaa looga bixiyey sida kulindi oo kale war yar ayaa la cunaa cusnada badan oo la cuno ma fiicna waa caafimaad daro waxaa ey keentaa macaanka dhiig karka that is the best comedy ever I was laughing so hard thank you all captan baara wuxuu ku fiican yahay bodyguard

  • @qurbanimaxamed7940
    @qurbanimaxamed7940 Před rokem +1

    Asxbka aan tagerro baba kabtan idiriska keep going

  • @mohamudsharif1026
    @mohamudsharif1026 Před rokem +4

    Captan baara garasho ayaa leedahay wlhi axadkaan asturaad lee waye idiriska 😂😂 neefso xoogaa yar maba kasaayo yaab😂😂

  • @zahaofishiyal8130
    @zahaofishiyal8130 Před rokem

    Frest comment

  • @ubahhassanmohamud9612
    @ubahhassanmohamud9612 Před rokem +2

    Kabtanka waa mahadsan yahay 😹kac iyo bax baa ka dhacday

  • @user-ni6zn7kj1f
    @user-ni6zn7kj1f Před 7 měsíci

    Baabajeey anaa ku Dan ii fiiri comments

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 Před rokem +1

    baba jey sxb tagerahaga kamid ahy sxb fiiriinteyda iisoo jawaab sxb talefonka igagaleysan sxb waxkusameyso iisoo dhiib bba waana runteyda sxb

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Před rokem +3

    Baba jey legend wan ku wataa

  • @saalaxaxmed-jf1by
    @saalaxaxmed-jf1by Před rokem +1

    ilaaheey awoodiisa wa mid awoo badan

  • @johanopi7898
    @johanopi7898 Před rokem

    Wllhi inta jalantigan dawanayi midka igu qosolka badan waa midkan legend kabtan &idiriska

  • @ahmedcaydiid9398
    @ahmedcaydiid9398 Před rokem

    3 person aan aad u taageero keep going

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 Před rokem +1

    baabajey Aqlaaqda ilaali please

  • @nimcodheeman2067
    @nimcodheeman2067 Před rokem +2

    Alla wlhy wan dhintay cawa qosol 10jeer kabadan waakuso celceliyey kkkkkk captan baara umadeena maha qosolkaygii xitaa hooyadayba kuso toostay oo huruday cawa wlhy

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos Před rokem +2

    Idiriska:anaga dhan aan islawada waalano 😂

  • @abdiaziizmohamed6244
    @abdiaziizmohamed6244 Před rokem +4

    Dhamaadka videoga hadaadan soo gaari maadan qoslin 😂😂🙄

  • @mohamedadamu5219
    @mohamedadamu5219 Před rokem

    Kabtan baara sxb mansha.allah runti nin ragnimada yaqana ayatahay sxb

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Před rokem

    Chef ama jiif duuliya is back dheh baaba jeey jiif duuliye is comeback maxaaa waaye banooni maala dheelooyaaa naga dhaafa yaaqayooooow 😂😂😂🤓😂 intaas kaftan waaaye jumco wanaagsan asxaabta

  • @Zuleiman-garaad
    @Zuleiman-garaad Před rokem

    Idiriska keep going funny brother😂😅😅😅😅

  • @kimiyaiman6147
    @kimiyaiman6147 Před rokem

    Mansha allhaah brother

  • @mohamedusman8146
    @mohamedusman8146 Před rokem

    K.Baara 👍👍👍❤️❤️❤️👏👏👏
    Legend 👑

  • @masudabdi7155
    @masudabdi7155 Před rokem

    Best channel

  • @munasaryusuf5000
    @munasaryusuf5000 Před rokem

    baba tik toka ayan kammeshin gareyay barajimkas waa funny marka sofiri pro

  • @zuhourmohamed3250
    @zuhourmohamed3250 Před rokem

    I love ❤ kabtan baara

  • @farhiyoabdulkhadir5991

    Wllhi idiriska wllhi cadi mhn kabtanka wllhi waa ika qoslsiyay

  • @mahadabdiwarsame9907
    @mahadabdiwarsame9907 Před rokem

    The legend kabtan bara

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +1

    Jiisyahoo adaa adi adi adaa adigaa dadka ugu dhib badan neeef lawa madax leh waayay 😂😂😂😂😂😂

  • @simannoor8155
    @simannoor8155 Před rokem

    BEST ever 🔥🔥

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 Před rokem +4

    Team be together ❤💪😂😂

  • @DAACAT
    @DAACAT Před rokem

    Love you baaba

  • @cabdallemoha
    @cabdallemoha Před rokem +5

    Big game 🎮 idirika ii tàabo💪🏻

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 Před rokem +1

    Hhhhhh captan baara legend

  • @raxmokhaliif8784
    @raxmokhaliif8784 Před rokem +14

    Baaba insha allaaah 1m bishan dhexdeeda aan kuurajeynaa

    • @Live__quute1
      @Live__quute1 Před rokem

      1m maxaa 100k ma umooda oo hal bil lagu gaarayo inshallah sanadkan dheh adi 😂

  • @mahamednuurhilowle5319
    @mahamednuurhilowle5319 Před rokem +6

    walalaha iswata guul mar walbo insha allah

  • @mohamoudaarshe6813
    @mohamoudaarshe6813 Před rokem +2

    Kabtan baara forever🧡🧡🧡

  • @ismaaciilaxmeth1611
    @ismaaciilaxmeth1611 Před rokem

    BAABA jeY ninkaa diriska fani waaye wlhie

  • @kooxdanabadda1906
    @kooxdanabadda1906 Před rokem

    The legend cabtan bara walaahi sidhaban uqoslay 🤣🤣😂😂

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Před rokem +2

    Idiriska kabtan guul🥰🥰😘😘❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣💯

  • @wllmaankapoi7529
    @wllmaankapoi7529 Před rokem

    Goat ka caaga captain baara waaku wataa lagend

  • @mustafeboss6996
    @mustafeboss6996 Před rokem +1

    Ababa idiriska haka xanajin legend

  • @liiwartavlog9578
    @liiwartavlog9578 Před rokem

    Legend kabtan

  • @samsamxuseen3584
    @samsamxuseen3584 Před rokem +3

    Wooow aad baan idin tageeraa wlhi si niyada ayan idin jecelahay walal horumar wngsan ayan idin Rajaynayaa dhamantiinba waxan jecelahay baaba in aad igu salaanto waliba anoo maqlaya Video danbe ee aad so dhigto channelkaga 💚🗯♥️from duriyada somaliland

  • @qadrajamaal135
    @qadrajamaal135 Před rokem +1

    Subaxnaalah day suu wax u cunaayo waxaan ceeb walhi

  • @norrk63
    @norrk63 Před rokem

    Wllhi cawa captanka iga qosol siyy baaba idiris wuu naxay indho la soo Haray maskinka

  • @abdikadirabdirizak2118

    Wlhi idriska funniest ever MashaAllah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem

    B.B.D waanii salaamay 👏🙏🙏

  • @abdullahiabdifatah4792

    Waidin tagera asxaapta wangsan🥰

  • @Samiirluckyproduction
    @Samiirluckyproduction Před rokem +2

    Keep going Team BBD

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Před rokem

    MashaAllah abowe plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Před rokem +2

    Baaba jeey wuu siigtaay cawaa 🥊🤣🤣🤣🤣😂