NEW CHALLENGE: KABTAN BAARA OO TARTAN CALOOLEY KU GARAACAY IDIRISKA IITAABO IYO BAABA JEEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 02. 2023

Komentáře • 240

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 Před rokem +38

    Inta Kabtanka taageerta waan idin salaamay 🙏🙏🙏

  • @ccasiisxasancabdi9544
    @ccasiisxasancabdi9544 Před rokem +18

    kaptan chellenge wxaa keentaaa qofkii kaa qoslisiya lacg si cml😂😂😂😂

  • @idiriskhatumo
    @idiriskhatumo Před rokem +14

    Kabtan Baara Caloolaydii Uu Ka Soo Qaatay Barbaarta Media Ayuu CZcamskiisa Ku Ciyaaraya 😂😂

  • @nafisamaxa9445
    @nafisamaxa9445 Před rokem +4

    Kabtan ciyaartan la kala dafaayo part 2 kaso sameey 🤣🤣🤣

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +8

    B.B.D Waa idin Taageyraa cabtanka calooleyda oo ku guuleystay moo chanalkaan noo keenay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ramlamoha6528
    @ramlamoha6528 Před rokem +4

    Kabtan Bara tagero number one ku ahay wlhi qofka kaliyo iga qosliya guleyzoh poweh❤🥰🙏

  • @ilhamosman9630
    @ilhamosman9630 Před rokem +6

    Wlh ilahy dartiis ku jeclhy kabtan baara be together wallkey❤❤

  • @M.M.C470
    @M.M.C470 Před rokem +2

    best challeng ever walhi an arky soo badi chalengigan kabtankoow

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +35

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @leyliinamaxamad3844
    @leyliinamaxamad3844 Před rokem +7

    Baraaa_________baba ____ mama sister _____😂😂😂😂😂😂

  • @Heybadofficial301
    @Heybadofficial301 Před rokem +10

    Raga kaliyaa iga qosliyo 😄 big lagends wan idin wataa wllh hormar wacaan

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Před rokem +7

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going B.B.D 😁 🥰 ❤

  • @hodanyuusuf681
    @hodanyuusuf681 Před rokem +8

    Idirska i tabo wlhi waa iga qoslisa😂 ilahy waxd ku faraxdo ha ku siyo

  • @nimcomowliid2820
    @nimcomowliid2820 Před rokem +4

    Come soon 300k kabtan baara the lengn

  • @abdirashidxassan8664
    @abdirashidxassan8664 Před rokem +4

    300k coming soon i.a keep up teamkeya

  • @abdirizak9681
    @abdirizak9681 Před rokem +4

    🤣🤣🤣challengegii barbaarta media calooleydiilee maahoo

  • @zamzamnuurcali1251
    @zamzamnuurcali1251 Před rokem +2

    kabtan tageere 1 one 🥰🥰🥰🥰

  • @daadirOfficial
    @daadirOfficial Před rokem +2

    Kaptan baara legend ale haydin shrfo sxbyl wad garaysa yoolkaga i.a

  • @mankaformankafor1047
    @mankaformankafor1047 Před rokem +2

    Saana ka mac challenge yada kale😂 viva captain

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před rokem +4

    😂😂😂 hada kadib saan le waye wax kasta qofka sicunaya ila laga qatayo 😂😂 dhaylada saan halagu sameyo

  • @bilemaxamed7283
    @bilemaxamed7283 Před rokem +2

    War ciyarta ugu fican hala so badiyo
    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mascutt1055
    @mascutt1055 Před rokem +4

    This man deserves more than 1M Big fan This Trio BBD

  • @toonipoy
    @toonipoy Před rokem +3

    Hʜʜʜʜ IDIRISKA UMADENA MAAHA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @feysalyareofficial1526
    @feysalyareofficial1526 Před rokem +2

    Hhhh wlhi idiriska dhagoolnimo ku fiicanyahay

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 Před rokem +4

    Kkk ciyaar funny ah ayeey aheyd

  • @boqoradainaxasan1335
    @boqoradainaxasan1335 Před rokem +2

    Waa ninka kaliya igu haayo utube ka walaalkey kabtan baara masha,allaah waan ku wataa waxaa tahay qofka agtiisa farxada taalo keep going my bro

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +10

    Best Challenge KABTANKA Wan kuwataa pro 🤣🤣🤣👀
    Penny igu qawo pro wn kutaageraa

  • @asmomohamed535
    @asmomohamed535 Před rokem +6

    Kaftan baara wllhi Ani qosolkaga ku haystaa 🥰❤️

  • @khalidpanda8851
    @khalidpanda8851 Před rokem +4

    Part 2 😂😂😂😂

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 Před rokem +2

    idirska luqda dhagolada leeba ku fcnthy😅😅😅

  • @nuribnuisaackisaack4699
    @nuribnuisaackisaack4699 Před rokem +2

    Keep going captain

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 Před rokem +2

    Kabtanka qosol miran wee wa naga waleysa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před rokem +4

    Maasha Allaah 😂😂😂😂🙏💝💝💝💝🌹💕💕💕💕💕♥️🥰💖💖👍🎂🎂🎂🥳🥳🥳🥳💞👍👍👍

  • @anasanshax321
    @anasanshax321 Před rokem +4

    Asc wll baara wan Ku salamay waxan ka codsana codsigeyga inad texgeliso igu salam baaba jeey iyo idiriska iitabo challenge ugu horeyo ad so dhigto marka xiga ma arko jwbtada

  • @abdikariimcilmi4771
    @abdikariimcilmi4771 Před rokem +2

    Madaxey kii challegigii hore ku guulaysatay ba nagu soo celisay 😁😁😁

  • @mumtahaafyare8070
    @mumtahaafyare8070 Před rokem +14

    Keep going captan paara

  • @A_zack9
    @A_zack9 Před rokem +3

    Baraa nucaan.sobadi zhp😁😆😆🤣

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 Před rokem +2

    Challenge dhagool isla soosameeya

  • @sacdoyoabdikadir424
    @sacdoyoabdikadir424 Před rokem +3

    Kan so badiya leeska dhigayo 😂😂😂

  • @HassanAli-vc5mp
    @HassanAli-vc5mp Před rokem +4

    Cabatan one jaanis on Gol ayaa wadaa wllhi 😂😂😂😂

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Před rokem +4

    Keep going 💪 captan

  • @xasancumar1107
    @xasancumar1107 Před rokem +3

    Baara challanche af dhagool sosameyaa idirska woo kusobaxaa wlhi😂😂

  • @nimcomowliid2820
    @nimcomowliid2820 Před rokem +1

    Jaalanjigiii ugu qosolka badnaa wllhi kabtan bara lengn

  • @muhanadmohamed2441
    @muhanadmohamed2441 Před rokem +2

    Challenge aan caadi ahayn waaye

  • @muniir_official
    @muniir_official Před rokem +2

    This is best challenge nosoo badi😂😂waa fuuurey wlhi s UQOSLAAYET

  • @muduuyare7610
    @muduuyare7610 Před rokem +2

    best game wlhi

  • @mohangaming5959
    @mohangaming5959 Před rokem +8

    Best challenge ever keep it up mi brother

  • @kazekazmiiro3018
    @kazekazmiiro3018 Před rokem +6

    Next Part Two As Xabey😀😀😀😀😁😁

  • @sacdiyalabeyka3379
    @sacdiyalabeyka3379 Před rokem +2

    Kabtan baara lagend always lagend🥰

  • @bashiirbashiirabdixaashi2498

    calooleyda laka keynay kirishow mirish🤣🤣🤣

  • @anasmashdfjc4693
    @anasmashdfjc4693 Před rokem +1

    Wallah funny game waye part 2 plz legend bara 😂

  • @ZahraAli-ks6nz
    @ZahraAli-ks6nz Před rokem +4

    BBD teamkey waan idin wataa 🥰🥰🥰

  • @yuusufshabdisamad143
    @yuusufshabdisamad143 Před rokem +2

    Keep Going Wll Sare Captanka Waa Idin Wataa Libaxyada

  • @yasminroble8327
    @yasminroble8327 Před rokem +2

    We need part 2😂😂😂😂

  • @Juweria_dahir
    @Juweria_dahir Před rokem +2

    Keep going

  • @ayanlehhousseinfarah1963

    Macha Allah 🥰🥰🥰

  • @umalkayrmohamed609
    @umalkayrmohamed609 Před rokem +1

    Raga kaliya iga qosliya iyaga io shaadiya sharaf aad ban idin taageera kabtanka io shpta klepa horey u socda

  • @mahadabdiwarsame9907
    @mahadabdiwarsame9907 Před rokem

    The legend kabtan bara

  • @daahirdhicisowmaxamad8066

    Keep going kabtan baara

  • @hakimaadaam1910
    @hakimaadaam1910 Před rokem

    Keep going captan paraa🥰🥰

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +1

    ALASEY MAA LEESKUDILOOYAA. CALOOLEY. SEE WAX UJIRAAN

  • @salmaankaamil9538
    @salmaankaamil9538 Před rokem +4

    Baara waa kugu fahan nay barbaarta calooleydaa kaso qaadatay aa channelkaaga ku kala kacsanee🤣🤣🤣

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 Před rokem +2

    Masha allaha walahey allaha idin xafido ❤❤❤❤

  • @armanismail6622
    @armanismail6622 Před rokem +6

    This is the best version😀😀

  • @shacnishacni6921
    @shacnishacni6921 Před rokem +1

    1m hadii aan awodi laha kaptan shaki la,aan wlhi wan ku Garsin lahaa isla hadaa❤💯✊

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 Před rokem

    Congratulations coming soon 🔜 300k keep going wlky waxa tihin dad wanagsan❤3dina sa id niku xirahay ❤❤❤

  • @samiiraqurux1844
    @samiiraqurux1844 Před rokem +1

    Sxp kaptan dafidda caadi machan soo badi

  • @iqlaasseid5855
    @iqlaasseid5855 Před rokem +4

    Challangekan waa rabay ❤❤❤❤

  • @maxamedcabdiraxman2838

    Captan soo badi

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +2

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::::

  • @mohamed4881
    @mohamed4881 Před rokem +4

    Keep going captan baara you guys are super funny together Wallahi Fr fr 💯 ❤ love all da way from USA 🇺🇸 🎊

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Před rokem

    Captan baara legend wan ku wataa

  • @sahramaxamud1430
    @sahramaxamud1430 Před rokem

    Mel captan Ka iyo idiriska bbjey jogin shactaro matalo horay usocoda walaheyga qaliga🥰🥰

  • @maxamedxasan7415
    @maxamedxasan7415 Před rokem

    Love u king baara❤️

  • @camaarahmed8018
    @camaarahmed8018 Před rokem +7

    KABTAN BAARA WAXAN KUU AHAY TAGEERO WEYAN MARKAA FANS KAGA WAA IN AAD ABAALMARIYSAA @KABTAN BAARA 🙏😘

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Před rokem +2

    😂😂😂😂😂😂😂idiriska

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Před rokem

    Maasha Allah wllkey xafidullah

  • @rooplefamous9383
    @rooplefamous9383 Před rokem +4

    Three legends

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 Před rokem +3

    malin wlbo Challeng qurux bdn ayn arka lkn meel idin soo gudibo ma aqni😂😂😂😅😅

  • @farahmire93
    @farahmire93 Před rokem

    Kabtan bara keep going

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 Před rokem

    The legend 🙌 captan baara❤❤❤❤❤💯

  • @abdullahiahmed8913
    @abdullahiahmed8913 Před rokem

    Big lagend captan baara

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Před rokem

    Lipaax lawo ma ahn ee waa hal halkne waa adiga my prother kabtan baara Big fan💯 👏 wallka weyn

  • @MohamedAli-fe7lg
    @MohamedAli-fe7lg Před rokem +2

    Kaptanka baara waan idin wataaa

  • @deeqhappy9634
    @deeqhappy9634 Před rokem +2

    Be together

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Před rokem

    Idiris waa qof talentiya badan leh

  • @qadrajamaal135
    @qadrajamaal135 Před rokem +2

    Waa qoslaay walahi

  • @xuseencabdulqaadir
    @xuseencabdulqaadir Před rokem +1

    Blz badalka caaga bisbaaska dhalada kasoodhiga

  • @deeqaadan6506
    @deeqaadan6506 Před rokem +2

    keep going cantan bara

  • @abdirahmaan6918
    @abdirahmaan6918 Před rokem +2

    LEGENDS OF CZcams

  • @abdirizaaqcalisahal8089

    Ninka kaliga markaan soo wareero video yaashiisa madaxa ku dagsado sxp keep going

  • @yasiinahmed3453
    @yasiinahmed3453 Před rokem +2

    Coyaarta nooga soo celiye aydo caano ah😂😊

  • @mustafecabdilaahi6971

    Hamblyo captan baara🎉🎉🎉

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Před rokem

    I like this challenge is complete version I am watching from USA 🇺🇸

  • @xasuub
    @xasuub Před rokem +1

    zxp maalin uun inaan la ciyaaro captan ka

  • @bureeqobalqiisbureeqobalqi6203

    Asc wan idin salamay dhamantiin

  • @aishaabdullahi2864
    @aishaabdullahi2864 Před rokem

    Abti waaan kuwataa kabten guuulyso amiiin yarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @gureyproduction8244
    @gureyproduction8244 Před rokem

    Ciyartaan so badi

  • @anasanshax321
    @anasanshax321 Před rokem +1

    Ninki ugu hereyo ayan ahay comment ku so diro

  • @cabdisamadciisexuseen7258

    Ani waxaan layaabay camerada soom malahan miyaa