CHALLENGE FUNNY AH SOOR IYO CAANO IDIRISKA OO INDHO SIRCAAD KU SAMEEYAYBAABA JEY & KABTAN BAARA....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 02. 2023
  • IDIRISKA IITAABO, KABTAN BAARA IYO BAABA JEEY

Komentáře • 65

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +2

    Idiriska Baabajey aa gefiyay wax la jiro oo iska dhigaa. Mean man.

  • @mrlaki4826
    @mrlaki4826 Před rokem +1

    Jiisoo adaa adi adi adaa ilmaha ugu dhib badanee kabtan guleyso waligaa ilen jiis jano magalayee❤️❤️❤️

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259

    8:56 one of the idiriska's greatest wins of food 🏅🍕🍔😆

  • @mahadcabdisalaan4774
    @mahadcabdisalaan4774 Před rokem +1

    Ciyarta ugu adked walahi oo aan dawado three legend

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 Před rokem +1

    Idiriska maskiin waaye 😹😹😹

  • @HassanAli-vc5mp
    @HassanAli-vc5mp Před rokem +4

    Jeeriyoow adigaa kugu washtee 😂😂😂😂😂war qosol ayaa ladhiman gaaray wllhi captanka waa ninka kaliya IGA ilmaysiiyo wllhi baaba jey maanta idirska waad. Kabadsatay 😂😂

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +1

    Wlllhi waa sugaaayay heestaaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +5

    Cabtanka aaway heestii jiisyahoo adaa adi adi adaa jiisyahoo adaa dadka ugu dhib badan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahrahussein561
    @sahrahussein561 Před rokem

    Hhhhhhhh wlhi caawa waan qoslay captain paara waa laciil ciilay maskiin

  • @mohamedabdullahi6893
    @mohamedabdullahi6893 Před rokem

    Heesta kabtanka qaadaayo magaceed waa ka helaayee😁😁😁

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +3

    JIISOOSOO ADAA ADA CIYAAALKA UGUDHIBADAN CABTAN UMADEENA MAHA❤❤❤

  • @zakariyefabio2070
    @zakariyefabio2070 Před rokem +1

    Idiriska number one♥️💪

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Před rokem

    Masha allaah

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Před rokem +1

    Caaga isii🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @IBRAHIM-GAMING190
    @IBRAHIM-GAMING190 Před rokem +1

    Captain heesta jiisow😅😅😅😅😅

  • @sharafyare2416
    @sharafyare2416 Před rokem

    Idriska markaan arko asagoo wax cunaayo markaan arko gaajo ayaan dareema

  • @MohamedAli-fe7lg
    @MohamedAli-fe7lg Před rokem +1

    Maay naay iga dheh team BBD

  • @rashkaboy5401
    @rashkaboy5401 Před rokem +1

    awal hore meqa lagadi jire cyra wdn 2 dollar bariis iyo chicken lepa eheede nagdhaafa yqy😅😆

  • @MohamedAli-fe7lg
    @MohamedAli-fe7lg Před rokem +1

    Heestaa ii baxdee

  • @user-op1yw7zn2q
    @user-op1yw7zn2q Před 6 měsíci

    Idiriska wlhifani waye❤❤❤

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Před rokem

    Barbaarta wan wataaa

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +5

    Sheekada Soor cabuulo Dhag Waaye organig food❤❤❤❤❤

  • @ikransaleeban271
    @ikransaleeban271 Před rokem +1

    dad aan tagero waye wllhi🙌😩

  • @suneynacabdi8133
    @suneynacabdi8133 Před rokem +2

    Idiriska gcmahiisa arka wuu is cadeeye 😮😮😮

  • @yusufmaxamed9158
    @yusufmaxamed9158 Před rokem

    Hhhhhhhhhh cadi ma ahan bbd

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811

    Waa funny team kan alle ha idin xafido dhamaan tiin keep going my family 👪

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před rokem

    Miskiin idriska waa la khiyaamay baabjeey saan xaq mahan waa sun wuxuu shaqeystay baad ilmahaga u geysay 😭😭🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @qadrajamaal135
    @qadrajamaal135 Před rokem +1

    Jiis fadhiiso

  • @feysaldaacad2422
    @feysaldaacad2422 Před rokem

    Captan baara waab fuley caadi ah hhhhh

  • @dejiyecadeofficial6900

    Caagaas madhicin runta hadii lasheego

  • @amenshimbir2884
    @amenshimbir2884 Před rokem +2

    qabtaa kugu dhacday😂😂😂

  • @umeyaumii627
    @umeyaumii627 Před rokem

    Najiib AF weyn hhhhyyhyhyyyy

  • @ayaanmaxamadnuur9637
    @ayaanmaxamadnuur9637 Před rokem +1

    BBD wan idin watah wad iga qoslisan marwalbah

  • @jimcaalecabdi7253
    @jimcaalecabdi7253 Před rokem

    War makareefanka dalaca

  • @waqalwstudio4
    @waqalwstudio4 Před 11 měsíci

    13:25

  • @waqalwstudio4
    @waqalwstudio4 Před 11 měsíci

    13:25 the winner two

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 Před rokem

    Kursigii kale wa jabay miya kkkkk

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 Před rokem +2

    Kkkkķkk

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +7

    Bar Baarta Madia + B.B.D + Najiib Aadan Najiib + Jamuuni Show + Asxaabta meel kasto aduunka🌍 ka joogtaan waa idin👋 salamay Salaan✋ ka ti mid qalbiga ku dheehan walaalnimo 🙏🙏🙏🙏😥😫💉❣

  • @muscabbadro2559
    @muscabbadro2559 Před rokem

    Idiriska mangab magab dhalay waaye

  • @jimcaalecabdi7253
    @jimcaalecabdi7253 Před rokem

    Baabajey najib laydhiska kda nio marwalba wan ku arke la Samir ninka

  • @rashkamedia5983
    @rashkamedia5983 Před rokem +1

    😂😂😂

  • @HassanAli-vc5mp
    @HassanAli-vc5mp Před rokem +3

    Captanka heestaadi aa uxiisay runtiii 😂😂😂

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Před rokem +1

    Idiriska neef miyaa
    Wixiisaa Lagu hor cunayaa

  • @bashiirbashiirabdixaashi2498

    𝗮𝗹𝗹𝗮 𝘆𝗮𝗿𝘅𝗮𝗺 𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗱𝘂𝗰𝗮𝗮𝗹𝗲🤣🤣

  • @ayangorey6066
    @ayangorey6066 Před rokem +1

    Kabtan ka wala cilay

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 Před rokem

    🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🤙🏻

  • @Action__gemar97
    @Action__gemar97 Před rokem

    😂

  • @ayaanahmed2419
    @ayaanahmed2419 Před rokem +2

    kabtaan bara waa fani m.a Dhmtiin waxaa tihiin dadka naga qosliyo jir oo joooga

  • @cabdimaxamed4482
    @cabdimaxamed4482 Před rokem +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yaxyeyordan3467
    @yaxyeyordan3467 Před rokem

    Pls muuqalada barbaarta Kalarka Kusameeya Muqaalada Kalar La an Waye Wa Codsi Wax qurxn ayaa Nila rabnaa Waayo Idinku xiranhy ?

  • @Action__gemar97
    @Action__gemar97 Před rokem

    ❤😂😊

  • @ibraahimmohamedibraahimmoh6651

    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️
    Ramadan Kariim❤️🏃🤲🇸🇴☝️⚰️

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Před rokem

    Kabtan baara sorry sorta wey dhaftay

  • @muscabbadro2559
    @muscabbadro2559 Před rokem

    Caqli ma leh gurigiisa ma dhagaxaan ayaa u yaala

  • @kazekazmiiro3018
    @kazekazmiiro3018 Před rokem +1

    Idiris Oo Manta Raashinka Ku Gulesanayo Oo An Cunay Nin Waa Sheko kale 😁😁😁😁😁

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před rokem +1

    👍👍👍👍👍💞😂😂😂😂😂😂💖💖💖🥰🥰🥰🥰♥️💕💕💕🙏🤲🤲🤲

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Před rokem

    Kabtanka wlhi saa uqoslaayey ooyinaa iga timid kkkkkkkkkkkkkk balaayaa loo baahan yahaa tahay🤣🤣🤣😭😭

  • @hoodocabdi4627
    @hoodocabdi4627 Před rokem

    😡😡😡😡😡

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +2

    Dhalada caanaha lagu soo shubay yaa horay biyo ugu cabbay???? Waa waxyabaha TB iyo Cagaarashowga oo dadka ey ka qaadaan.🤮

  • @kamaalmaxamed9719
    @kamaalmaxamed9719 Před rokem +2

    Hh