CHALLENGE: SHAADIYA SHARAF OO DHULKA LA JARTAY IDIRISKA IITAABO IYO KABTAN BAARA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 01. 2023
  • CHALLENGE: SHAADIYA SHARAF OO DHULKA LA JARTAY IDIRISKA IITAABO IYO KABTAN BAARA
  • Zábava

Komentáře • 501

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Před rokem +103

    Team idiriska ismuujiya guul iyo gobbanimo from shaadiyo sharaf kabtan bara waa legend ✌✌😍😍🤩🤩🤩

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem +168

    igula saliya nabiga scw ❤️

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +116

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Před rokem +33

    ان شاء الله Kusaliya nabigeena muxamed scw❤️ scw❤️ scw ❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️ kii ugu wanaagsanaa ee dunida soo mara sharaf & karaamo waan ku jecelnahay nabi Allow

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Před rokem +109

    AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL SUUBANAHENA SCW SCW 🕋🕋🕋

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Před rokem +55

    Kusaliya nabigeena muxamed scw❤️ scw❤️ scw ❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️ kii ugu wanaagsanaa ee dunida soo mara sharaf & karaamo waan ku jecelnahay nabi Allowان شاء الله

  • @abdiraxiinmuuse8407
    @abdiraxiinmuuse8407 Před rokem +6

    Ashahaadka dhameestir abaayo
    لا إله الا الله محمد رسول ﷺ

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial Před rokem +8

    MaaShaaAllaah
    Sister Shaadiya
    Keep going Walaal
    From Team idiriska ii taabo
    From Team BBDM
    From Team BBBDM

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +46

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤❤

  • @ahmedmohamood8
    @ahmedmohamood8 Před rokem +15

    Kkkkkkkk shaadiyo baara idiriska waana waasheen 😂😂😂😂🙏 Nairobi kasoo salamoyaa yareey waana dhuumatay gar waaye 😂🙋‍♂️

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před rokem +26

    Shaadiya sharaf welcome back ❤keep going y’all

  • @maazimhanad7428
    @maazimhanad7428 Před rokem +11

    Shaadiyaa waa bakhaynimo oo qof ah 😂😂😂😂😂funny weeye shaadiya wa iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂

  • @amranmohaz9372
    @amranmohaz9372 Před rokem +15

    Part 3 baba jey laso samey plz shasha the one an only an tagero u ahy nolol qurux bdn Idin rajeyana

  • @opk9121
    @opk9121 Před rokem +30

    shaadiya sha raf hal video oo adi idiriska kaptan baara iyo baaba jey ku jirtiin qosal daraadiis aa lala suuxaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman5964 Před rokem +6

    Baara meelkasta aa joogto bro waa kuwadanaa wlh qosolka aduunka shaadiya viva 🤣🤣🤣🤣🤣 thanks guys

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 Před rokem +4

    Shaadiyo wlh waa Naag aan iska jecelahay. Mansha Allah wada kaftan iyo qosol weeyi.
    From Hargeisa SOMALILAND.❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před rokem +49

    Good challenge shaadiyo sharaf Welcome back 🔥💯😂😂funny 😄 tahay

  • @abukarverrati8935
    @abukarverrati8935 Před rokem +80

    Inta video ga u fiirsanooso Idriska ii taabo dartiisa 👍

  • @Kream_se.
    @Kream_se. Před rokem +15

    Wallahi shadiyo iyo idiriska iyo kabtaan funny 😆 batihiin

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 Před rokem +4

    Tiktok kaso arkey waa soo cararey shadiyo darted funny 😂😅😅😅

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Před rokem +35

    Shadiya walashey wixi aa abodid dhig, Qasab mahan inad lacag badan dhigtid
    10€ wadhigi karta
    Horay usoco Funny Game 😂😂😂

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před rokem +1

    Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation Shadiyo keep going sister 👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️wan idiin salamay dhaman tii❤️🙏🏼❤️❤️🌹🌹🌹🇩🇯🇺🇸

  • @Ruaaab
    @Ruaaab Před rokem +2

    Dhaqso wlley million inee gbadh kale kaaga hormarto ma maqli karee

  • @iam_farhaan3
    @iam_farhaan3 Před rokem +28

    Saddex daan oo kulmay maxaad fileysa bey kula tahy kuwaan iyagon hadlin baanba iska qoslaa anuu 👍😄😄

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 Před rokem +62

    I can't wait intey riwayad isla soo samenayan sidaxdan omg 😱😂😂😂😂😂

    • @mohamedise6864
      @mohamedise6864 Před rokem

      Heestii du har en trilion i m sorry song kids og jeg

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Před rokem +38

    Masha Allah 👌👍💥👏🤩🤣😍💟👑😚

  • @muhanadcade7835
    @muhanadcade7835 Před rokem +8

    Shadiyo shahadada dhsmeystir plz laailaha ilalahu kudar🙏

  • @cawoayaan9849
    @cawoayaan9849 Před rokem

    The best person ever The most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet scw 🙏🕋

  • @ilyaaasxuseeen9983
    @ilyaaasxuseeen9983 Před rokem +9

    shadiya iyo captan bara iyo baba jeey qaraxadiini waan u xiisay🥵

  • @mohamedkoolkooliyow6685
    @mohamedkoolkooliyow6685 Před rokem +1

    Lacagta wa dhiibay mooye qalbiga kama dhiibin kulahaa ar shaashka Allaha ku siyaadiyo cimri dheer iyo caafimad i.a si aad marwalbo nogu qosolsiso 👸🏽😁👍🏼

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +18

    Keeps goings my sisters and brother's another's levels this is new challenges hard 💯👍😍

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Před rokem +3

    MashaAllah abayo plz ana iso boqda qeyr Allaha insiyo ee na share garey plz

  • @sharifoahmed5079
    @sharifoahmed5079 Před rokem +6

    Welcome back Queen 👸 🥰Shaashka 🤣

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před rokem +8

    Woooooow maasha Allaah abaayo ,🙏♥️♥️♥️💖💖🥰🥰🥰💘💘👍👍👍👍👍🤝😂😂😂😂😂

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Před rokem +23

    🤣🤣🤣😂 Soo booqo maarwaalba baba jeey Studio 👑👑👑👑✊🏾💯

  • @farduuscali795
    @farduuscali795 Před rokem +7

    M.a walhy shaadiya qosol nagu dishay love you shaadiya ❤🥰💯

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Před rokem +4

    Shadiyo mcny waku jeclhy wllhi farxd ku nolow inta noloshada kadhimn mcnto love you wllhi Xppti ❤❤❤❤❤😫❤❤❤❤

  • @xawaxasan4878
    @xawaxasan4878 Před rokem +1

    Adi le ba ka rese shadiya guul ku rajena qosol iguma harin cawa

  • @quutahatechnology
    @quutahatechnology Před rokem +19

    Shaadiyo caawe waa Naga waashey😁😁😁

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811

    Welcome back my sister balantenu waa 1 million Subscribers coming song insha allh keep going walashey

  • @faizamohammed7706
    @faizamohammed7706 Před rokem +14

    Be together ❤ London aan idinka soo laamaa shaashka ❤ qeybta english ka noosoo badiya adi iyo baara ❤😂😂😂😂😂 baara caadi maaha

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039

    Walashey macaan shaadiya sharaf wllhi aad iyo aad ayaan ku jeclahay taageero weyn ayaan kuu ahay ilaahey haku sharfo abayo
    Hal midaa kaa codsanaa hal mar igu cazuum Chanelkaaga waa iga codsi mar un inaa kasoo muuqdo CZcams kaaga

  • @awo_dhalat6373
    @awo_dhalat6373 Před rokem +1

    Shaadiya wllo laa ilaaha wxy utaaganthy ilaah majiro
    mrkd ledahy laa ilaha dhamaystir LAA ILAAHA ILA LAAH MUXAMEDU RASUULU LAAH

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Před rokem +3

    Shadiyo the best artist.

  • @nasranasir2329
    @nasranasir2329 Před rokem +3

    Masha allah shadiyo wan ku xiisnay wlh so baadi ❤

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Před rokem

    Update to update shaashka masha allah saan ku wad an 1m gaarne❤️❤️

  • @mrrespectofficial6067

    Shaadiya wll LAA ILAHA HAKU EKEEN ALLE ka cabso dheer jeer ayaa dhahday ILALLAHU ku dar wll

  • @xafsokhalbiwanag1752
    @xafsokhalbiwanag1752 Před rokem +7

    Kusaliya nabiga Scw Scw Scw

  • @apthihakinaddeh7177
    @apthihakinaddeh7177 Před rokem +5

    Shaadiya waku wataa abayo😩❤️😂😂

  • @user-zi9oi7or1d
    @user-zi9oi7or1d Před rokem +3

    Masha allah 😍😍🌹

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před rokem +1

    Shaadiya illahay kabaq wiilka fanaanda madaw waa dulmiseen

  • @deyoo73
    @deyoo73 Před rokem

    Shadiyo sharaf welcome back

  • @Uyfeu
    @Uyfeu Před rokem +9

    Best idiriska iitaapo 👍

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 Před rokem +4

    Keep going my sister

  • @drabdirahmanbachir8659

    Woooow cam back shaadiyo sharaf

  • @cllaahiforeman6027
    @cllaahiforeman6027 Před rokem

    masha allah #Shaadiyo#Sharaf wan iska jeclahay ilahay amarkii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem +2

    Masha Allah❤

  • @iftinmohamed1
    @iftinmohamed1 Před rokem +3

    shaadiyo abayo laailah danbi wye. illhy ma jiro wye macnahedu. dhameystir abayo ashahatinka illhy haku sharfe ❤

  • @abdifitahteenka5875
    @abdifitahteenka5875 Před rokem +1

    WLHI SADIO CAADI MAAHA ALLA MAXAY FUNY THY MASHA ALLAH WALASHEY SADIO SHARAF KEEP GOING

  • @maan9058
    @maan9058 Před rokem +8

    Shaadiyo shashka dhibkiib oo qof ah🤣🥰

  • @abdiqadirali71
    @abdiqadirali71 Před rokem +1

    Maasha alla shaadiya waa kaftan miidhan labadii majaajilayste way ka badisay maalin kasta noo soo noqo

  • @fatihamedabdi5408
    @fatihamedabdi5408 Před rokem

    Mashallah ma chery nolow shaadiya

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před rokem +2

    Adley Dubo Adley Daangeeso kulaha Shaadiya keep going abyo

  • @ruuali1944
    @ruuali1944 Před rokem +8

    Thank you hada soo labatay waa nabad xaldada kawaran famlkaga kawaran

  • @adarcadey488
    @adarcadey488 Před rokem

    Bisheere Cishmeen

  • @kimishmael2099
    @kimishmael2099 Před rokem

    shaadiyo waa qof fani ah

  • @raissoraisso2779
    @raissoraisso2779 Před rokem

    Shadiyo huno mcn wan salamaya my sister from Djibouti

  • @somalia641
    @somalia641 Před rokem +1

    Hadalka afkaaga kasoo boxo waxa ugu wanaagsan saliga nabiga sallalahu caleyhi wasalim 🕋

  • @cabdiqanicaliaweys6310
    @cabdiqanicaliaweys6310 Před rokem +8

    Caawo sedax legends aa is helay 🤣🤣🤣

  • @zeyqurux2943
    @zeyqurux2943 Před rokem

    Shaadiyo sharaf faniya waa wlx

  • @shamsamaxamedmaxaed6597
    @shamsamaxamedmaxaed6597 Před rokem +2

    Mashallaah

  • @ahmedyare3728
    @ahmedyare3728 Před rokem +2

    Wow great comedy 😊💯

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Před rokem

    Shaadiyo meeshaan waalagaaga baahnaa soo dhawaaw 😂❤🙏

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před rokem +5

    Shaadiyo Soodhawoow ABAAYO ❤❤❤❤❤

  • @quenlucky9221
    @quenlucky9221 Před rokem +5

    Ar shaadiya kuwan lee laso same hadda kadib😂😂

  • @carafoclahiahmed2353
    @carafoclahiahmed2353 Před rokem +5

    Yeeees shaaadiyadeena♥️👸

  • @badriaissa6110
    @badriaissa6110 Před rokem

    Wll لااله الاالله israaci ha odhan لااله oo kaliya

  • @abdibillowomarofficialchan1482

    Shaadiyo sharaf next time we need willo Vs idiriska please and I appreciate your good challenge keep going my sister

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +3

    Adile duwo adile dangeso 😂😂😂mxa waye xisabtan gadal gadal usocoto😂

  • @IMKR14
    @IMKR14 Před rokem

    queen shadiya welcome to broste

  • @sahraahmedcismaan6011

    Masha alaah wllshy shaadiyo

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 Před rokem

    Maashaa allah

  • @munomaanka7017
    @munomaanka7017 Před rokem

    M.a wllshey hormar wacan

  • @breenahassna6539
    @breenahassna6539 Před rokem +4

    You are really funny keep going guys

  • @xasanlii694
    @xasanlii694 Před rokem

    Waan ku salamay edo shadiyo💖🥰

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před rokem

    Shacdiyo keep going legends

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Před rokem

    Welcome back shàdiyo

  • @sacaadamoogeshide2003

    Masha allaha wllshy ❤❤❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před rokem +12

    Keep going my sister ❤ ✌

  • @aaminamohamed1810
    @aaminamohamed1810 Před rokem

    Alla cawa manooli😂😂😂😂shadiyo cidda waa igu dirtay

  • @mahamed-qadar6580
    @mahamed-qadar6580 Před rokem +3

    Shaadiyo♥️🙏🏼

  • @hamdaabdilrahman1186
    @hamdaabdilrahman1186 Před rokem +1

    Shaadiyo wan diidnay Beeson
    Lala noqdayaa barmaamijka noo soo badi
    Dad badan keen
    Lkn abayo naga dhaaf waxaas
    Dadka ka guulysta caadi u gudoonsii
    Sida asad xagio
    Wan ku jeclahy wllshyda ama habady
    Cida igi raacsan is muujiya like dhac ku sii

  • @anfac559
    @anfac559 Před rokem

    Shadiyo wlhi waaa fuuray, kabtan baara xisaabta gadaalmiyaaa 😂😂😂

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Před rokem +1

    Caawa legend is heley😂

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 Před rokem +1

    Shadiya sharaf wan ku wataa walalshay

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Před rokem +1

    Mashallah

  • @mrgibille6121
    @mrgibille6121 Před rokem +1

    IDIRISKA LEGEND

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před rokem +3

    Kkkkkk shadiyo dhiibley kkkk💖👍👍

  • @faisalosmanamin8684
    @faisalosmanamin8684 Před rokem +1

    Besada waan dhiibet lee qalbiga kama dhiibin😁😁😁😁

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 Před rokem +4

    shadiyo yutupka waa nacday please sonoqda adi iyo abdifah❤