sheeg xarafkan heesta uu ku jiro idiriska iitaabo babajey kabtan baara iyo muna miski

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 01. 2023
  • sheeg xarafkan heesta uu ku jiro idiriska ii taabo babajey kabtan baara
  • Hudba

Komentáře • 988

  • @mustafeshiine8474
    @mustafeshiine8474 Před rokem +96

    Idiriska haduusan ciyaarta ku jirin dhadhan maleh😂 Pig fun idiriska🙏❤️

  • @shaarbaweyne1505
    @shaarbaweyne1505 Před rokem +81

    Heesaha ugu Macaan waxaa qaaday Muna miski 🙏✅

  • @craxmaanihoxuseen946
    @craxmaanihoxuseen946 Před rokem +48

    Idinka ii taabo &Muno miski Isku wara Ebed I.a❤🥰🙏

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Před rokem +154

    Full respect ✊ team BBDM ❤

    • @queeninnour5798
      @queeninnour5798 Před rokem

      idiriska adiga fananada tanee maa qabta ha loo shegu waxan joga wala weyn abdinaasir honest waye

  • @iskudayschannel5134
    @iskudayschannel5134 Před rokem +27

    Brother idiriska wlhi malintena ayad inoo qurxisa ilahay kasakow ii nolada my team BBDM guul I.a soon 100k muna Miski our diamond girl♥️🙏🙏🥀

  • @saidscholes18
    @saidscholes18 Před rokem +56

    idriska guul markasto heesahada ugu fcn

  • @cumarxuseenjiinow1434
    @cumarxuseenjiinow1434 Před rokem +105

    Team idriska guul 💪 and muno maski guul🥰♥️✨️

  • @jusidi7423
    @jusidi7423 Před rokem +78

    Muna M u have a good smile.. MashaAllah..much love ♥️♥️ from Kenya Mombasa.

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před rokem +230

    Idiriska iitaabo io muna miski inta isla jecel like👍💪🙌🙌

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Před rokem +14

    Muno waa qof fur furan aan isla weyni ku jirin weyna ku mahadsantahay qaabka ay walaalaheeda la jaan qaadayso kaftanka waa wax furan isdirska k baare b.jeey
    Hala baashaalo muno guul iyo (50) subscriber allha ku gaarsiiyo waad dhawdahay wax yar baa ka harsan

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Před rokem +24

    King of kabtan baara legend ka meesha

  • @shalisaadaq6542
    @shalisaadaq6542 Před rokem +10

    Muna miski noso badi hesahan codkaaka wuu macan yahay wllhi m.a 😅🥰🥰🥰🥰

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem +51

    Juma Mubarak ❤️🕋
    Kusaliya Nabiga Scw ☝️

  • @cumarxuseenjiinow1434
    @cumarxuseenjiinow1434 Před rokem +42

    Team idriska guul 💪

  • @faisalosmanamin8684
    @faisalosmanamin8684 Před rokem +13

    Waxaad tihiin team happy👍👍👍👍

  • @fartunhaajiali5043
    @fartunhaajiali5043 Před rokem +33

    Teim Aan taageero guuleysta Mar walba insha Allaah ❤️💯🙏

  • @mohamedcusmaan9260
    @mohamedcusmaan9260 Před rokem +5

    Masha allaah abayo muna miski waxa tahay gawer aat u qalbi fiican nolaaw

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Před rokem +17

    Waan idin wataa hore usocoda madax sare from hargeysa b.b.d.m.from 😍😍😍😍😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣🤗🤗🤩🤩😘🎸

  • @AhmadMohamed-vd9yz
    @AhmadMohamed-vd9yz Před rokem +2

    Muno video gaan inaba caadi maahan wlhi 😍💯😊. Kabtan baara gadaal mar walbo ha taag naado waa qosol miiran💯. Idriska iyo kabtan baara haka soo tagin mar walbo horay usoo wad

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 Před rokem +2

    Team baara hadii aan nahay walashen muno miski wxn lenahay horay u soco codmacan ayaa ilhy kusiiye msha allah

  • @xasanmaxamed2629
    @xasanmaxamed2629 Před rokem +5

    Woow woow muna maasha Allah cod macan
    Lkn cayarta waa bareejo wayoo baba jey asxabtiisa
    Ayaa u qashay ee soo badiyaaaaaay

  • @adansheikhmohammed2234
    @adansheikhmohammed2234 Před rokem +7

    Munoy ninkan shumis ayuu ubahayahay kowdeh wllo shumi noh shumiska qimoHu oo leyahay tusii... 😂 full respect

  • @drbirmaddr.birmad3621
    @drbirmaddr.birmad3621 Před rokem +5

    Idriska waan Ku wadanaaaa meel kasto iyo markasto .....💯❣️💯❣️💯❣️

  • @alidaimond6616
    @alidaimond6616 Před rokem +2

    waaw m.a wallahi muna miski codkeeda m.a waaye wallahi ee aroskeyga ayaakuwacana muna miski insha allah

  • @ashravcadeh8643
    @ashravcadeh8643 Před rokem +7

    BaldweYn Allahayow Balayada hareer mari Ninka kaliya iga Qosliya idirka BaldweYn ka soo salami hayaa legend ❤

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Před rokem +52

    Masha Allah 👌👍🤣🤩😍💟👑😚

  • @Aarunmontaana
    @Aarunmontaana Před rokem +5

    Tookada danbe in.allah quraan rabnaa hala soo sameyo waan idinka sugeynaa hadaba in.allah

  • @hosnikheyri6669
    @hosnikheyri6669 Před rokem +16

    Muna iyo idirska oo wada jooga funny 😁 waaye

  • @quensusu6304
    @quensusu6304 Před rokem +11

    Team muna iyo idiriska guuuul❤😩☺️

  • @iidaxmed3249
    @iidaxmed3249 Před rokem +4

    Msha Allah team is fahmey hore u socda io dad qurux badan

  • @mahad.yaasiin6813
    @mahad.yaasiin6813 Před rokem +5

    wllshey muno miski wllhi idiriska wuu kujecelyahy 😍😍

  • @ziizeypoi6159
    @ziizeypoi6159 Před rokem +10

    Muna miski m.a codbaa kugu dhamadey ilah haku daysto codkaaa yaqeY mcn waa dhafaY zizteR wana kusalamaaa 🥰🎣🌹

  • @abdiwali1000
    @abdiwali1000 Před rokem +8

    Muna iyo idiris waa isku socdaan masha Allah hambalyo

    • @abdiwali1000
      @abdiwali1000 Před rokem

      Sheekuna waa baabajeey iyo marqaanin cabtan bara

  • @sakariyereemagal7277
    @sakariyereemagal7277 Před rokem +14

    Idiriska wlhi waaa fani uu iga qosliyaaa🤣

  • @opk9121
    @opk9121 Před rokem +10

    hesaha uga qatarsan waxaa qaaday team muna miski iyo idiriska taabo isku waara😎😎😎❇🎆🎉🎉

  • @cadnaan43
    @cadnaan43 Před rokem +20

    Muno idiriska woo ku jecel yahay wallahi❤😔😔

  • @Somaligamer.2323
    @Somaligamer.2323 Před rokem +62

    The one and only legend idiriska👏👏

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Před rokem +5

    Walalayal aanku salino xabibkena muhamed salallahu caleyhi wasalaam

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 Před rokem +2

    Muno wll miskinkan haka walin yuusan walan sida adeerow o kale ♥ 😋 🎶

  • @miirismayoowxasan5665
    @miirismayoowxasan5665 Před rokem +2

    I diriska iitaabo yaambuuleey yaambuuleey wllaahi wax badan waat iga qoslisiiseen

  • @gdeffyy3468
    @gdeffyy3468 Před rokem +8

    Sxbka idriska iitabo iyo muna miski one love 💟💯

  • @mohamedcaseyr1900
    @mohamedcaseyr1900 Před rokem +19

    Shukaasi live part 2 please 🙏😢😭👋

  • @musaadammohamoud9310
    @musaadammohamoud9310 Před rokem +27

    Vedioyada daily inoogu dhig munooy idiriska hna ka soo tagin 🖐😀

  • @mohamednurow6018
    @mohamednurow6018 Před rokem +5

    Masha Allah guleysta my team 👍💪

  • @ismailali1954
    @ismailali1954 Před rokem +31

    Muunay noLozhayDiiyey naftayDa nafteeDiyay GuLeeD zimpa 😂❤

  • @abdibasidcabdiqani2946
    @abdibasidcabdiqani2946 Před rokem +8

    Idiriska the legendary

  • @husseinidow1619
    @husseinidow1619 Před rokem +2

    team idiriska is nuujiya

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq Před rokem +2

    idiriska ii taabo sxb sare walaahi waxaa tahay qofka kaliya oo marwalbo dhadhanka u yeelo waa funny keep going idiriska ii taabo

  • @metro1803
    @metro1803 Před rokem +7

    Abaayo Idiriska itaabo aad ayuu kuu jecelyahay qalbi haka jabin 😢

  • @abdiqanihassan2850
    @abdiqanihassan2850 Před rokem +7

    Team idiriska Iyo muna we love you❤❤❤❤❤

  • @caanoboori2533
    @caanoboori2533 Před rokem +1

    Abaayo marka qaar qalad Ayaa dhaco marka welasha yaan lago derin baayo qaali 🥰🥰🥰

  • @liishooter4586
    @liishooter4586 Před rokem +2

    yaa kuu warama
    wadne heygiyow
    inaan wali darta
    wad la jog ahay
    xasuusti saado cali warsame Aun❤😢

  • @kingalpha3554
    @kingalpha3554 Před rokem +3

    Yaa kuuu warama wadnaheygiyoow muna big respect 👌🥰👌👌💯

  • @mdeekhyareofficial6267
    @mdeekhyareofficial6267 Před rokem +5

    Idiriska big funny 😅waayo big man

  • @mohamedwali8468
    @mohamedwali8468 Před rokem +2

    The best Challenge wlhi plz part2 viva muna miski codkaaga Top🙏🙏🙏

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Před rokem +4

    Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan mawacantahii love you qofka wangisa akhrin dona farintan laakiin waxaan

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před rokem +3

    Waa ka baxsateen barnaamijka keep going muna

  • @mohamednadiifofficial
    @mohamednadiifofficial Před rokem +6

    #muna Next challenge ga kasoo dhiga qur aan plz waa cod walal kiin idinka codsaday

  • @cabdirixmaanducaysane3272

    wllshy muno miski horay usoco😍😍

  • @adanmoha1139
    @adanmoha1139 Před rokem +3

    Alfanaan ideriska iyo jaceylkiisa muna miske waa edin salaamay👋🏻

  • @ayuubmaxamuud3709
    @ayuubmaxamuud3709 Před rokem +6

    MUNO TAAGEERO QAAS KU AHY ❤

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 Před rokem +3

    Inantaa si fiican u heestay 🥰🥰cod keduna waa masha allah

  • @ilhaanilha2355
    @ilhaanilha2355 Před rokem +1

    Idirska is good
    Walahi
    Lknse muna miska
    Is macaaan codkeeda
    Lknse Idirska is very fantastic
    Guuleysata (BBDM)
    TAAKERAHA WEN IDIRSKA

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075

    Asalamucaleykum waraxmatullaah wabarakaatu _ ayuhaal muslimuun _ muna miski number 1 _ daaqo ado daldher jiiro halka ka darma _ muna miski

  • @yacquubcade7184
    @yacquubcade7184 Před rokem +5

    IDIRISKA WALLHI JACEELAA HAYA❤️❤️

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Před rokem +5

    Masha Allah

  • @updulqaadirkuulow400
    @updulqaadirkuulow400 Před rokem +4

    Team Bbdm guuleysta waligiina 💕💕💕😘😘

  • @abdirahmansheikh6692
    @abdirahmansheikh6692 Před rokem +50

    Inta rabto inla so badiyo like sara👍👍

  • @hanadzaleepaan1168
    @hanadzaleepaan1168 Před rokem +8

    wlhy challenga funny waaye kusoo celiyaa😂😜😜

  • @khalidbagato25
    @khalidbagato25 Před rokem +11

    Idiriska legend wlhi ❤😂

  • @caanoboori2533
    @caanoboori2533 Před rokem +2

    Mona miski iyo iyo idireska waxkale waye walahi 😍🥰🥰😍🤩😘

  • @mursalmaxamed3909
    @mursalmaxamed3909 Před rokem +3

    Masha Allah 🤞🤞🤲 muna miski iyo idiriska

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 Před rokem +11

    We are team muna + idiriska❤🎉

  • @Captainpaara2142
    @Captainpaara2142 Před rokem +18

    Team BBDM guleyso ❤

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562

    Muna miski waa fanaanad codmacanaa masha allah

  • @feysaldaacad2422
    @feysaldaacad2422 Před rokem +2

    Idriiska iitabo iyo muna mizki wey iskuso baxayan guurkiina sugnaa mustaqbalka🥰🥰

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 Před rokem +3

    Muna inder cod pad hayzaye qovki kula jiipin laha panad hayzane🥰

  • @alinoor7648
    @alinoor7648 Před rokem +6

    Muna miski idiriska run run Mey ka tahy mise waa iska kaftan😍🤣

  • @yaxyeabdi8510
    @yaxyeabdi8510 Před rokem +1

    Idiriski iyo muna guurkiina guur kheyr😄😄😄🖐

  • @abdirisaqosmaan1714
    @abdirisaqosmaan1714 Před rokem +1

    Idiriska waa legend wllhi masha allah

  • @macanowmalabow9446
    @macanowmalabow9446 Před rokem +12

    Keep going asxabta fuuny challenge 🤣🤣🤣🤣

  • @muxsinyare4745
    @muxsinyare4745 Před rokem +5

    idiriska iyo muna ayaa badiyeen 💯✌️

  • @manchesterunited262
    @manchesterunited262 Před rokem +1

    Dheeraa wadadu iyo waqtiguna fogaaye 🎶🎵❤

  • @mohaahassan967
    @mohaahassan967 Před rokem +1

    Mash alah idirska qof qalbi wangsan walashey huray usoco

  • @Anwaralichannel
    @Anwaralichannel Před rokem +6

    idirska iyo muna ❤❤❤

  • @nuurozil9324
    @nuurozil9324 Před rokem +6

    Keep going my brother ❤️❤️❤️😍

  • @caataycatay1373
    @caataycatay1373 Před rokem +1

    Idiriska wuu khalma 👑 muna miski ku amaamada keep going idiriska ,♡$1000000 ♡♡♡♡♡

  • @axmedcabdi2773
    @axmedcabdi2773 Před rokem

    Kaaba jaceelka baabajey ✊️✊️wllkei mcn wax ayaa ka bartay wllhi hor mar wacn wll

  • @aalarashidanshur939
    @aalarashidanshur939 Před rokem +20

    the best challenge of ever ❤❤👏

  • @salmanahmed3243
    @salmanahmed3243 Před rokem +14

    Walahi Idiriska is funny 😂

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 Před rokem +1

    Munooy apaayo faanka kuu baahan wllhi codkan mid laga aamusi karo ma ahan siiba heesta hindida way iga gadan tahy🥰🇸🇴💯

    • @rahulkerala
      @rahulkerala Před rokem

      Marhore ku biirtay Muno miski hees ku qof CZcams waa helee

  • @CraxmaanCraxmaanclaahi
    @CraxmaanCraxmaanclaahi Před rokem +1

    Munooooooooooooooooooooo gabar aan jeclhy iinolow walaashey iga weyn🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @metro1803
    @metro1803 Před rokem +3

    Haa wey jirtaa heesta Muna muna waxa qaaday Idiriska iitaabo 🎉

  • @maxamedcabdallah693
    @maxamedcabdallah693 Před rokem +6

    Team idiris guul🍗🍗🍗🍗

  • @amdo7xo874
    @amdo7xo874 Před rokem +1

    Plz babajey garsiya
    Wll adigo nin wayn oo wax garad ah ilhy ka dhigay ayad qof ku xumeyntisa darted ayad gabar ajnabi ka ah gacmacaha isku dhufsanaysan xasbunallahu wanicma al wakil😟😢

  • @mohamedbedel7982
    @mohamedbedel7982 Před rokem +1

    Masha Allah muna cod iyo xasuus aan inaba caadi ahyn allaha kuu siyaadiyo

  • @shinapogba6682
    @shinapogba6682 Před rokem +9

    Heesta muna waxa qaday mohamed Bk 💯💯

  • @raizzchannel4074
    @raizzchannel4074 Před rokem +7

    Idiriska funny 🤣🤣🤣💯💥🤣

  • @Nayga-boy66
    @Nayga-boy66 Před 5 měsíci

    Idiriska legend waaye waligy si kaftana kuma qoslo lkn markan idiris arko waan qosla walahy fani waaye😂❤

  • @randrarandra9345
    @randrarandra9345 Před rokem

    Heesta hindiga more than 10 times akusoceshtay waaw baba iyo muno 👌💯