HALIS BA AN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA (3963)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024

Komentáře • 40

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 6 dny +6

    ,🇸🇴😭💔 Waa ognahay in Xasan wadanka u good dheer ku riday 😭💔😠

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Před 5 dny +1

    geesi soomaaliyeed oo aqoon u leh dowlad nimo sida ay u shaqeyso,Allaha naga badbaadiyo Xasan meesha uu dalka ku wado guuuuuuul👍👍👍👍👍

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle

    illaahow na badbaadi aamiin

  • @zaytum
    @zaytum Před 6 dny +2

    Manshaalaah waa geesi Somali ah alaha barakeeyo kuna siiyo cimri dheer cibaado suban amin❤❤❤❤❤❤

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Před 6 dny +2

    Afkaaga inaad kuhadasho ayaa kawacan af qalaad inaad kufaanto dowladaha shisheeye middii dan kaa leh waa inay ayadu soo kiraysataa Tarjumaan

  • @user-ju2yr5hk4r
    @user-ju2yr5hk4r Před 6 dny +1

    MaashaAllaah Dr.Cabdisalam.Guulayso

  • @user-gi1gt8ww3h
    @user-gi1gt8ww3h Před 6 dny +1

    ماشاءالله تبارك وتعالى جزاك الله خيرا

  • @KaaariyeAbdulaaj
    @KaaariyeAbdulaaj Před 6 dny +2

    ALOW sahalumuuraha

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d Před 6 dny

    Haa laga hortago musiibada kuwajahan somaaliya xasan iyo xamse ale dalka haa Dafiyo

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv Před 6 dny +2

    Xasan shekh diin laawe weye dee

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Před 6 dny

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaytum
    @zaytum Před 6 dny +1

    walee waa run cad xasan dhiiqo iyo marxuunka wey gateen bada somalia somaliyoiw kaca hadii kale abagadhe ethopian ah ayaa nii maamuli doona

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 6 dny +1

    Hadha Hadha GURGUURTE horta mxaa gacanta kga dhcy

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Před 6 dny +1

    Wali balaayo ayuu iska dhigayaa Hamse markii uu khudbay naayo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před 6 dny +1

    Waxaa jiro dad badan oo codkar ama culimo ha ahaadeen amaba cilmi aduun ha yaqaanaane hadaba waa ineey abaabulaan sidii soomaalida loogu jaheeyn lahaa difaaca dalka.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 5 dny

    Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah🙏👍💯❤ 🇸🇴

  • @sedson02
    @sedson02 Před 6 dny +2

    Beryahan danbe kolba mid reer bahaloo afka xumbo kawada ciil darateed, buuqland sunta maska cobra .
    Jubbaland wax layidhaah majirto , Axmed madoobe Kismaayo masoo dhaafi .

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 Před 6 dny

    Aaway Qur'aankii idaacadda aad ku billaabi jirtay?

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 6 dny

    Ragan meesha jooga wax aad Ku tilmaanto garanmaysid balse xasan ayax iyo xamze Aden madoobe iyo dhamaan waxay xakumaan mayihiin kuwo matala dalkii iyo dadkii soomaaliyeed waa maya isdhaafiya

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 Před 6 dny

    Wx baarlamaan ahi majiro

  • @bby6
    @bby6 Před 5 dny

    War dhibta dhan wa Hassan munaafaq a runta shega asaga bada gaday wana qof ad u jilicsan brother

  • @user-gi1gt8ww3h
    @user-gi1gt8ww3h Před 6 dny

    عبد الرزاق

  • @ahmedsaid88873
    @ahmedsaid88873 Před 5 dny

    Asc Aden macalinka luugeeya
    Wellcome

  • @sedson02
    @sedson02 Před 6 dny +1

    Warya ogaadenia meel layidhaah majirto .
    🎻 beenti weeyey , noocanoo kale dalka halaga tarxiilo , mj reer bahal wa dowlad diid .

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před 5 dny

    Ma qaadan karaa Aby Ahmed ciidankiisa OROMada iyo xabashida isugu jiraan iyo qolkii yaraa oy muuse biixi saamiriv masuulka SNM beeshiisa HABER Awel iyo haber jaceyl jeegaanta hargeyso waqooyi galbeed Somali diidka maamulka iyo majaraha uhayaan waqooyi galbeed okaliyeh

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před 5 dny

    Xassan xoolo meeqaa jeer ayaan iri wadankaan halaga qabto waayo xasan ma ahan nin aqoon iyo siyaad leh waaba ujeedaane waa handkap. Wadan uu asaga M weyne u yahay siduu ula gorgortamaayaa itobiyaan. War ninkaan halaga qabto wadanka.

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 Před 6 dny

    Asc xasan munaafaq ayaa dalkan musiibo ku noqdey isagoo xumaa ayaa adan madobana garab u noqdey hadana sidii Alla ka dhigo ayey noqonee

  • @CabduRahmaan11
    @CabduRahmaan11 Před 6 dny

    Aamiin😂

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 Před 6 dny

    AQOONYAHAN MUHIIM AH WEEYE

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 Před 4 dny

    Hassan must be removed because he is a hopeless case.

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 Před 6 dny

    Somaliand thay have won border Somalian Italian thay don't have a border between with ethiopian

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d Před 6 dny

    sxb si fiican baad uhadasay ale haa ka abal mariyo

  • @labatanjirowibrahim8367

    Y😂😂😂😂😂

  • @S.TPlayer
    @S.TPlayer Před 5 dny

    Ninja halaga xiro chanelka waa beenlow dadka lacagta kuqataa waye been inuu shego

  • @CaliMaxamed-li2gu
    @CaliMaxamed-li2gu Před 6 dny

    Macklin andan cod majiro

  • @labatanjirowibrahim8367

    Wali balaayo ayuu iska dhigayaa Hamse markii uu khudbay naayo