Bacadlihii qadiimiga ahaa oo dhulka lala simayo iyo Muqdisho oo is qurxineysa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • Bacadlihii qadiimiga ahaa oo dhulka lala simayo iyo Muqdisho oo is qurxineysa

Komentáře • 24

  • @mdd7492
    @mdd7492 Před 20 dny +3

    Masha Allah
    Wadooyin-kana hala dhiso biyo marenka na yaa laga iloowin

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před 20 dny +2

    Somalia 🇸🇴 horumar iyo nabad inshallah

  • @FikirMedia457
    @FikirMedia457 Před 17 dny +1

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran Dalsan Tv 📺❤💕🇸🇴⭐️🌟🌟🌟⭐️

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Před 20 dny +2

    Waxaa ladhisay 1984 maashaa allaah

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 Před 20 dny +4

    War wax iskhurxin mahan meshan suuq ay aheyd dadka loogu adeegi jiray ee mahan dadka dhiiga looga miirto mall sidiisaba dadka lacagta loogaa dhuuqaa

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 Před 18 dny +1

    Horey haloo socdo. Alaha fusudeyo

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 20 dny +1

    Horumar wacan i.a😊🎉❤

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před 20 dny +2

    FROM ..HG..MADAALE OO KALE SOMLIYA LAGA HELI MAAYO GUUL..AABE MADAALE.CADWGA SOMLIYA HA JABO..KK

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 Před 20 dny +2

    Hotel no badiya an 2 week holiday kuqaadanaayo

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 21 dnem +1

    Maashaa Allaah

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Před 21 dnem +1

    Waa sx masha aalha

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před 20 dny +1

    GUUUUUUUUUUUUUL

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 20 dny +2

    Dameeroley marka ay xukunka qabtan waxey bilabaan iney jiingadaha iyo qabriyada fagtaan

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před 20 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 16 dny +1

    Koley dad gaar ah ayaa lagu naas nuujinayaa ee daahfurnaan lagama sugayo😅😮😮

  • @abdulkadirmaalim875
    @abdulkadirmaalim875 Před 20 dny +1

    Lama dhisi karo dhul kaas dad baa iska leh anagaa kamida waxaan ka nahay dacwo ma aqba leeyno gudomiyihi hore gobolka banaadir tarsan ayaa garaaw saday in aan lagu tagri fali karin mar kii uu yiri waa beec dhulka kuwa laga dhacaayo waa muwadi niin waxa dhacaayana waa dad tuugo ah iyo kuwa kale oo tuugo kal kaala dhib kii ka yimaado ayagaa ka masuul ah markii bacadluhu gubtay doowladii dhexe ayaa dhistay waxeeyna u dhistay dadkii ku ganac sanayay oo cashuurta bixinaayay doowladaii mar kaa jirtay waxeey u fidisay dadkii ku hanti beelay dabkii suuqa qabsaday ceeymis waxaana lagu dhisay sidaas hada doowlada jirtana waaba dhaxl wareejis bal fiiri masuuliyad xumadaa iyo nasiib darada nagu dhacday

  • @fadma638
    @fadma638 Před 14 dny

    Ma laga fekeray Masaakiinta ku ganacsan jirtay xaalkooda😮

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před 20 dny +2

    Dunida suuqyada qadiimiga ah si gaar ah ayaa loo ilaaliyaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 20 dny +2

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 20 dny +2

    Dalki tuuga heshay