Dalsan TV
Dalsan TV
  • 18 672
  • 24 082 823

Video

Xarunta Marwa oo qabatay munaasabad lagu xusayo maalinta bacriminta Casriga Aduunka
zhlédnutí 42Před 5 hodinami
Xarunta Marwa Fertility Center oo maanta qabatay munaasabad lagu xusayo maalinta bacriminta Casriga Aduunka
Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo tiro Neef oo Geel ah Gaari raashin Kutubo Qur`aaka Kariimka ah
zhlédnutí 613Před 7 hodinami
Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo tiro Neef oo Geel ah Gaari raashin Kutubo Qur`aaka Kariimka ah iyo lacago ku wareejiyay guddiga Tacsida AUN Sheekh Cismaan Xidig.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo saxiixay Buuga Tacsida AUN Sheekh Cismaan Xidig
zhlédnutí 849Před 8 hodinami
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo saxiixay Buuga Tacsida AUN Sheekh Cismaan Xidig oo tacsidiisa ay ka socoto Muqdisho
WARKA GALABNIMO EE DALSAN TV 25 7 2024
zhlédnutí 286Před 9 hodinami
WARKA GALABNIMO EE DALSAN TV 25 7 2024
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo tartanka Orodka 200 oo mitir ka qeybgali doono
zhlédnutí 520Před 11 hodinami
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo tartanka Orodka 200 oo mitir ka qeybgali doono
Faarax Cabduqaadir”Xukunka gasaca kujiro hadii dad ay yiraahdaan waa qeybsaneynaa dadbaa qadaya”
zhlédnutí 2,9KPřed 13 hodinami
Wasiir Faarax Cabduqaadir”Xukunka gasaca yar kujiro hadii maalin kasta dad ay yiraahdaan waa qeybsaneynaa dadbaa qadaya”
MD Axmed Madobe“Shaki iga majiro Askarigii Sabanka ku gubay Gaarigii Qaraxa ee AS inuu Jano galayo”
zhlédnutí 1,7KPřed 19 hodinami
MD Axmed Madobe“Shaki iga majiro Askarigii Sabanka ku gubay Gaarigii Qaraxa ee AS inuu Jano galayo”
Masaajid ka kooban illaa 3 Dabaq oo laga daahfurey xaafadda KPP ee degmadda Hodan.
zhlédnutí 895Před 2 hodinami
Masaajid ka kooban illaa 3 Dabaq oo laga daahfurey xaafadda KPP ee degmadda Hodan.
Wasiir Fiqi” Dadka Hargeysa waxey leeyihiin Muusow waad nooga dartay, Amxaaro daris nala noqon meyso
zhlédnutí 1KPřed 2 hodinami
Wasiir Fiqi” Dadka reer Hargeysa waxey leeyihiin Muusow waad nooga dartay, Amxaaro daris nala noqon meyso Sidokale Wey dhamaanayaan doorashooyinkii leysku duleyn jiray Madaxda maamul goboleedyada,Oday dhaqameed oo doorasho Qof iyo Cod ah ayaa qabsoomeysa”.
Maxaa ka soo baxay Shirka Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu soo gabagabeeyey dalka Qatar?
zhlédnutí 430Před 2 hodinami
Maxaa ka soo baxay Shirka Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu soo gabagabeeyey Magaalada Dooxa ee dalka Qatar?
Maamulka iyo Saraakiisha Nisa ee Deegaanka Lambar Konton ayaa Taliska ATMIS kala hadlay Howlgal
zhlédnutí 2,6KPřed 2 hodinami
Maamulka iyo Saraakiisha Nisa ee Deegaanka Lambar Konton ayaa Taliska ATMIS kala hadlay Howlgal lagu Furayo Wadda isku Xirta No.50 iyo Magaalada Marka, kadib Kulan Amni oo ka dhacay Xerada No.60.
Beesha Cabdi Macallin Dhiblaawe oo tiro Neef oo geel ah,Gaari raashin ah iyo Kutub Qur`an Kariimka
zhlédnutí 1,4KPřed 2 hodinami
Beesha Cabdi Macallin Dhiblaawe oo tiro Neef oo geel ah,Gaari raashin ah iyo Kutub Qur`an Kariimka ku wareejiyay guddiga gacanta ku haayo Tacsida AUN Sheekh Cismaan Xidig.
Kulan Qur’aan Aqris iyo Duco ah ayaa Xarunta gobolka loogu sameeyay Duqii hore ee Muqdisho
zhlédnutí 471Před 2 hodinami
Kulan Qur’aan Aqris iyo Duco ah ayaa Xarunta gobolka loogu sameeyay Duqii hore ee Muqdisho oo u geeriyooday Qarixii xarunta gobolka ee 2019
Masuuliyiin ka tirsan dowlada Federaalka,Maamulka Koonfur-galbeed iyo Saraakiil ciidan ayaa maanta
zhlédnutí 1,7KPřed 2 hodinami
Masuuliyiin ka tirsan dowlada Federaalka,Maamulka Koonfur-galbeed iyo Saraakiil ciidan ayaa maanta tagay Dhul ku yaalla deegaanka Ceelasha biyaha oo shalay la burburiyey.
Madaxweynihii hore ee KGS oo saxiixa Buuga Tacsida Aun Caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Xidig
zhlédnutí 489Před 2 hodinami
Madaxweynihii hore ee KGS oo saxiixa Buuga Tacsida Aun Caalimkii weynaa ee Shiikh Cismaan Xidig
Gudoomiyaha G/Sh/Hoose ayaa ka hadlay 500 boos oo loo xukumay Gabar uu dhalay Madaxweynihii hore
zhlédnutí 4,5KPřed 2 hodinami
Gudoomiyaha G/Sh/Hoose ayaa ka hadlay 500 boos oo loo xukumay Gabar uu dhalay Madaxweynihii hore
Nin xilkiisa lagu xiray dilka Hooyadiisa oo Maxkamada CQS lasoo taagay
zhlédnutí 789Před 2 hodinami
Nin xilkiisa lagu xiray dilka Hooyadiisa oo Maxkamada CQS lasoo taagay
Xil Faa’iso Jeyte“Booliska waa inay qeexaan anshax xumada ay ku eedeyen Wariye Cali Nuur Salaad”
zhlédnutí 618Před 2 hodinami
Xil Faa’iso Jeyte“Booliska waa inay qeexaan anshax xumada ay ku eedeyen Wariye Cali Nuur Salaad”
Maamulka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray nidaamka qaadashada Kaarka
zhlédnutí 558Před 2 hodinami
Maamulka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray nidaamka qaadashada Kaarka
Xil Firimbi”Madaxweynaha Jubaland wuxuu hada ku suganyahay Buula Xaaji si AS uu ula dagaalamo”
zhlédnutí 1,1KPřed 2 hodinami
Xil Firimbi”Madaxweynaha Jubaland wuxuu hada ku suganyahay Buula Xaaji si AS uu ula dagaalamo”
Xil Mustaf Dhuxulow”Dowlada dhexe ayaa diidan inay dolwad-goboleedyada doorasho aadaan”
zhlédnutí 2,7KPřed 2 hodinami
Xil Mustaf Dhuxulow”Dowlada dhexe ayaa diidan inay dolwad-goboleedyada doorasho aadaan”
Degdeg: Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac Goobe oo shalay loo doortay mudane ka tirsan Golaha
zhlédnutí 534Před 2 hodinami
Degdeg: Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac Goobe oo shalay loo doortay mudane ka tirsan Golaha
#Garowe: Natiijada Horudhaca ah ee Doorashada saddexda Degmo.
zhlédnutí 401Před 2 hodinami
#Garowe: Natiijada Horudhaca ah ee Doorashada saddexda Degmo.
Wax badan ka ogow Ciyaar-Dhaqameeda ugu saameynta badan Gobolka Shabellaha Hoose oo loogu dabaaldego
zhlédnutí 920Před 2 hodinami
Wax badan ka ogow Ciyaar-Dhaqameeda ugu saameynta badan Gobolka Shabellaha Hoose oo loogu dabaaldego
Waxaa goor dhow soo gabagaboobay Codeynta Doorashada Waxaana la bilaabay Tirinta Codadka
zhlédnutí 199Před 4 hodinami
Waxaa goor dhow soo gabagaboobay Codeynta Doorashada Waxaana la bilaabay Tirinta Codadka
Goob lagu dhiso Jirka una dhamaystiran Agabka lagu Jimicsado {GYM} oo laga daahfurey Muqdisho
zhlédnutí 364Před 4 hodinami
Goob lagu dhiso Jirka una dhamaystiran Agabka lagu Jimicsado {GYM} oo laga daahfurey Muqdisho
Shiikh Diinta ku caan baxay dhaqan uma ay laheyn inay wax qoraan oo ka tagaan
zhlédnutí 511Před 4 hodinami
Shiikh Diinta ku caan baxay dhaqan uma ay laheyn inay wax qoraan oo ka tagaan
Ku-simaha Ra'isul wasaraaha oo si rasmi ah u daahfuray una saxiixay Buuga Tacsida Aun Shiikh Cismaan
zhlédnutí 805Před 4 hodinami
Ku-simaha Ra'isul wasaraaha oo si rasmi ah u daahfuray una saxiixay Buuga Tacsida Aun Shiikh Cismaan
“Waxaan leeyahay Muwaadiininta Puntland inta dhiman soo baxa ”Ubax Abshir gudiga doorashooyinka PL
zhlédnutí 359Před 4 hodinami
“Waxaan leeyahay Muwaadiininta Puntland inta dhiman soo baxa ”Ubax Abshir gudiga doorashooyinka PL

Komentáře

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 2 hodinami

    Waba runtii axmaar daris fcn mana ahan walahi waan aqaan

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Před 2 hodinami

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in uu madaxwayne Xasan Sheekh uu beegsanaayo beelwaynta Habargidir sababtoo ah wax cad ayaan ku haynaa marka hoee jagooyink8i wuu ja wada qaaday. Mida labaad waxaa uu beegsaday shicibkii Soomaaliyeed ee beelwaynta Habargidir uuna safaal saac habeenimo intii katarabiil loo keensaday iyo ciidanada Booliiska ay weerar ku soo qaasay. Dab damiska waa dadkii degnaa dowlad waxaa is ja leh shicibka narka shicibkii lahaa dalka miyaa dalkoodii kagu bur buriyey guri yahoodii ayaga oo iska hurdo aduunka kana dhicin waxa uu madaxwayne Xasan Sheekh uu ku suubiyey shicibka Soomaaliyeed ee u badan ilmo iyo hooyoyin umul ah iyo dad curyaan ah oo hataa katara biilka aan ja ordinary karin. Madaxwayne Xasan Sheekh dhaartii aad kitaabka gacanta u saartay in aad shicibka Soomaaliyeed ay wax kasto u qababaysid. Hal su,aal ayaan ku way diinayaa na siisaa waxvarasho kacag ka,aan ah waa maya. Ma siisaa shaqo waa maya. Guryo lacag la,aan ma u dhistaa waa maya. Marka sababta aad guryahooda uga bur burisay maxaa ay yihiin shacab aad wax aad u qaban jarin ayaga debarayo haday rabaan ha soo tuuk sadaan gacmaha ha hoor sadaan jidadka. Aduunka jama dhicin madaxwayne mustaqbal ka leh dalkiisa in uu sidaas u galaynin shicibka Soomaaliyeed. Madaxwayne Xasan Sheekh maxaa ay u dhacdaa markii aad adiga madaxwayne aad ka noqoto in dhulalka aad bur buriso dadka asd vara kiciso oo hataa guryaha boosaska loo jala boobaa. Maxaa ay u dhacdaa intii aad shacabka gurtahoosa ka bur buriso loo arkaa dad madax ah oo asd siisay maxaad uga bedelanaysaa beri ha kuu codeeyaan dib aad noo qavsatid. Afkii aan kuugu duceynay ayaan maanta kugu habaareen shicibka Soomaaliyeed dib danbe ilaahay nooguma kaa soo celiyo aamiin. Farmaajo oo aan wada og nahay shicibka in marka uu joogay lagu dhameeyey qarax ayey u wada yeerteen savabtaas na garatay Farmaajo guryaha shicibka ma bur burin nana isku dayin in uu bara kiciyo shicibka Soomaaliyeed adifa haa waad bara kicisay shicibka Soomaaliyeed waad jala fiican tihiin dadka ma jeclo qof gurii uu uga gabanaayey zavada iyo tuugasa ka bur buriyo adiga haa waad ku kor bur burisay madaxwayne Xasan Sheekh.

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS Před 5 hodinami

    somaliland maba lasoo hadal qaadine dalsan saan maa udambeesay? views raadis ciyal xaafad inee la wareegeen aragnaye sumcad waa isdeyseen. unsubscribed

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Před 6 hodinami

    Lacnata allah adinka iyo kufaarta

  • @Engayub
    @Engayub Před 7 hodinami

    Hada asxaab ayay noqdeen Puntland Qabiil Qabiil ka waa laga baxay Ururada ku biira gidoomiyaal ka noqda Oo dalka ilaa iyo heer madaxwayne ka gaara Beesha dir waa reer ayayday Hadii ay saa dhici waysana Dawlad madax banaan noqda

  • @Bashir-wu6kn
    @Bashir-wu6kn Před 7 hodinami

    None scene

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Před 8 hodinami

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Rabii

  • @user-xy2pk8rr2h
    @user-xy2pk8rr2h Před 8 hodinami

    Faraxow HADAL kaga waa Quruxyahay, HADALNA waa intaa Tiri, Ee Away Ficilkii wax Qabadka. Adaa Qiraya Inaad 10 sano dhax joogtay Barlamanka, waxaa Qirtay FIKIRKA Caalamka ka Qabo Somaaliya. Maxay kuu Qiira Gelin waysay Inaad wax Qabato ama Aad ka Horwareegto UMADA. Dalka wuxuu ku jiraa Xiligii ugu Xumaa, Ee Bahida JIRTO Lagu tilmamo "Xiligii CAGA Bararka" Wax Qabta ama UMADA ka Hor wareega, Adiga iyo Saaxiibkaa Xasan. Allow Sahal Amuuraha.

  • @hassanweli22
    @hassanweli22 Před 8 hodinami

    Faraxow hadalkaga waa run lkn madaxweynahaaga ma yahay nin wadanka samatabixin Karo ?

  • @Mohamed-ml4hr
    @Mohamed-ml4hr Před 8 hodinami

    Mash allaah wa saxa

  • @Cumaraadan143
    @Cumaraadan143 Před 8 hodinami

    Kkkkk

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 9 hodinami

    Faaraxoow xaqiiqda ka hadal hawiye dawladna ma yaqaano dawladnimana ma rabo hadii sidaa aad wax ku sii wadaana soomali xamar way idiinka kala tegaysaa hassan sheikh waa ninka ilaa hada ciidamada jubaland ee khawaariij casharka u dhigay aan weli u hambalyayn inuu u tago iska dhaafe isagoo ka urinaya qabiil daarood la yiraahdo waa dhacdadii ugu danbaysay markii farmaajo villada ka soo bax lalahaa ee hawiye diidanaa xukunka farmaajo ragii hor boodayay waxay ahaayeen siyaasiyiin daarooda aakhirkiina farmaajo wax ka riday ilaa hada maxaa loo waayay siyaasiyiin caqli leh oo hassan sheikh ku yiraahda ka soo bax villada soomaliya god baad ku ridaye hassan sheikh wuxuu ku sifoobay qabyaaladiiste, tuugo munaafaqnimo, khaa,inuwadan, beenaale, intaa aan ku eedeeyay oo dhan soomalida badankeedu way ila qabtaa hab dhaqankeediina wuu la yimi ee hawiye runta u sheeg oo ku dheh soomali ka xishooda oo qofkan dugaaga ah soomali ka qabta inkastoo faaraow aadan hawiye ahayn hadana mulkiilayaasha hassan sheikh baa weligaaba lagugu tirinayay

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Před 12 hodinami

    Why now?

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 13 hodinami

    Mudane Axmed Madoowe Waxaa Tahay Halyeey Qarankiisa U Taagan Guuleyso Weligaa

  • @omarmohamed6650
    @omarmohamed6650 Před 13 hodinami

    He is talking about the truth. Who will implement and who will actually lead us to that ambition?

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před 13 hodinami

    Waxan hala iska dhaafo qabyaaladan

  • @AxmedMuse.yusuf3
    @AxmedMuse.yusuf3 Před 13 hodinami

    Waa runta

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před 14 hodinami

    Mansha Allah ilahay haydin xafido reer jubaland from SSC khaatumo ❤❤

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 Před 15 hodinami

    Guulesta waligin 🦁🦁frm khaatumo

  • @BashirMohamudMohamedCulusow
    @BashirMohamudMohamedCulusow Před 16 hodinami

    Waa cadaalad daro.

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před 16 hodinami

    Beesha caalamku waxay somalia ka caawiyaan burburkeeda Waynagaa is burburinayna.😊 Ku soco!!!!!

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Před 17 hodinami

    Maasha Allah guulaysta Ciidamada Xooga Dalka Dhamaantiin Guul iyo Gobanimo.👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 18 hodinami

    Mudane Ahmed madoowe guuleyso

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 Před 20 hodinami

    👍👍👍👍

  • @leylaomar
    @leylaomar Před 22 hodinami

    Masha allh ajar an dhaamanin allaha kasiiyo

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 Před dnem

    Mudane gudomiye waxada sameyasay tilabo fican duco iyo qurana aqaris loo aqarinayo gudomiyihii hore injiner yarisow iyo intii lageriyotay ilaheey ajira hakasiyo mudane Madale aamiin yarabi❤

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před dnem

    Dadkii lahaa oo degan, ayaa sharci darro lagu siiyay ina siyaad bare naadaama uu aabaheed dulmi ugu boobi jiray.

  • @yasinissewarsame4399

    Waa nasiibdaro kuwaan sheeganaya Somalida ee Somaaliya siistey bariiska hadana gaajada ka muuqata aad aragtaan lafo lafo noqdey ineey nala sheegtaan Somali, nin uganda kayimi adoonkiisa noqo waxaan ka xigaa inaan arsinal noqdo. Nacaladii rabi idinku dhacdey daanyeero daanyeero lasocda😳😳😳😳😳

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před dnem

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @CabdiRaxman-g8p
    @CabdiRaxman-g8p Před dnem

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤to ❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊

  • @sali3492
    @sali3492 Před dnem

    Caqliga hawiye waa kaa! Siyad barrihii dadka layn jiray gabartiisa miyaa 500 boos la siiyay? Aryaada caqliga dabada miyuu idinka galay

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před dnem

    soomaali dhul ayay is ku haystaan waxan ka baaqaya dhul go inu yimaado lagu halagsaamo maxa yeelay waa la is dulminaya ya xaq leh lama yaqaano qof waliba caadalad daro ayu leyahay hadiba wax laga xukumo

  • @shukraansheekh7241

    500 oo boos sdeyi kuyeelatay waa qiyaana qarn

  • @greenblue6632
    @greenblue6632 Před dnem

    Shamhaad Maxamed siyaad bare??? Haduu Abahaa siyaad bare Shalay kuu Xoogay (500 Boos) iyo Goof Dad leeyahay?? , Shamhaad Siyaad Bare? Haduu Abagaal Qalinka Dhul ,ama Goof kuugu Xoogay Maantey Shalay Ma’aha?? , Wadadadii shalay soomali ku Baabaday halaga Joogo??…. Lafta gareen? Shamhaad Maxamed siyaad Bare (500 boos) Baydhabo Kasii?…… Xaq uma hala Koonfur Galbeed ineey Jajabiyaan Ceelasha Biyaha???…..

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 Před dnem

      Xaq uma laha ee bal ka soo celi, doofaar yahaw kaadshay..

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 Před dnem

    Sharci mahan 500bos shalay abahed inu siyo

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před dnem

    Maa sha Allah cadaladnimo thanks Laftagaren iyo konfur galbeed 👏👏👏

  • @XamarayXamar-od6zu

    walee ina maxamed siyaad iney geesiyad geesi dhalay hadaad dhulkaaga xasan sheekh u soo doonatey xasanow dhinaceayaan kuu raacnaa maalin walba balaayo ayaa lagaa soo sheegayaa

  • @kptanmucaad
    @kptanmucaad Před dnem

    Urur muddo 20 ah dhisan, Soomaalidu inteeda badan macrifo badan uleedahay, dadkuna isugu jiraan mid ku biiray, mid ehelkiisu ku biireen, mid saaxiibadiisu ku biireen iyo mid dadkii horay uga tirsanaa la sheekeystay, ayey rabaan inay ruwaayad noocaan ah ka alifaan, kadibna lasii rumeeysto!! Ugu yaraan dowladda waxaa la gudboon in kahor inta aysan faafin dicaayada ay isweydiiso ma tahay mid la rumeysan karo xitaa Shuute uu rumeysan karo kahor inta aanan la gaarin cid kale!!.

  • @Rhali-x5q
    @Rhali-x5q Před dnem

    WalaHi waa been sheekadaan ee umada halaga daayo bara kicinta

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Cadaalad!!! War naagtan aabaheeda dhulka magaciisa ku dhacadey sidee ku surtogashey markii dowaldii hore dhul bixiso waxaa la bixin jiray hal boos io waliba la dhehi jiray ku dhis lix bilood marka sidee ku dhacaday 300 boos taas boob ayeey aheed xaqadaro ah.

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Před dnem

    Diyaar waayaan iri Lacnatullahi caleyk Waa wax dhintay

  • @mohameddecksheikhhassan4625

    Hadal qurux badan aad media ka sheesgto waxaba ma soo kor dhineysoo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před dnem

    ceelasha boyaha waaba xamar laga bilaabo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před dnem

    kan biyaalciiilan weeye

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před dnem

    yuu yahey marka hada qadan kartan qaata reer siyaad barow wacdaanow

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 Před dnem

    Ina siyaad bare soborloogo eey heystaa. Abgaalka obosiiboda ku dagay waxeey la mid yahiin dadkii dabdamista. Ka guur hee tookadaada waayee

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Před dnem

    Puntland marnaba lama shaqeynayso Hassan Dalxaraaashe Waayo Somalia madaxweyne malaha xiligaan Hogaaamiye kooxeeed. Baaa jooga vila Somalia

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před dnem

    cali dheere aa ina adeer kaa ah welina maadan tagin ceelbuur oo aad kasoo jeedo. maxaa xildhibaan ku tahay hadaadan dhulkaada tagin

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI Před dnem

    Wsmahadsantihiin xil dhibaano

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI Před dnem

    Dowlad kaxun masomarin dalkaan midaan horteed