Video není dostupné.
Omlouváme se.

"Afka madaxtooyada aniga un ayaa ku hadli kara, cidii ku hadasha waa cid aan.."Afhayeenka madaxtoy

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024
  • "Afka madaxtooyada aniga un ayaa ku hadli kara, cidii ku hadasha waa cid aan.."
    Afhayeenka madaxtoyadda SSC-Khaatumo oo ka warbixiyey safarka hogaamiyaha.

Komentáře • 14

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Před 23 dny

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 Před 23 dny

    Wixii shaqo ah si hoose oo qaynuun xil ah uga wada hadla

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 Před 23 dny

    Waa run asagaa ah

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay Před 23 dny

    Haku soo caban baraha bulshada
    Wixiina sihoose uwada

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 22 dny

    NIN WAALAN OO CIYAAALA TIKTOKERKIIII CIYAAALO SIUQA

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay Před 23 dny

    Hhhhhh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny

    madaxweynaha ssc khaatumo shaqo fiicin bu soo qabtay oo ad adag oo danta ssc kujirto laakin maxa dekeda jabuuti idinka quseya ee kanooqda taas

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny

    afhayeenku hadu hadlo iyo wasiirka warfaafunta ssc hadu hadlo wax dhiba kumajiran ee oo waba shaqadooda ee warbaahiinta wa qod qoda

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny

    durbaba ismaacil horor iskudir bu bilaabay ee reer ssc waxa laraba inay jabuuti faraha kala baxan ileen maamul dhismay oo guuleystay weye ssc ee jabuuti iskudir harti bay wada

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Před 22 dny

    Dhulbahte DUMARKOODI maba arki karaan Ragooda oo isu jaawabaya wxy moodayaan sidii malaa,iigta .hadba wxn idin cadyna SOMALI CUDURKA way wada qaban HARGEYSA ha joogo KISMAAYO ha jooga Xamar GAROOWE dhamaan somalida CUDURKAASI WAY qabaan. Rabii oo jiil kale keena mooyee saas bay isu haysanayaan.

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay Před 23 dny

    Ceeb

  • @saidali6971
    @saidali6971 Před 23 dny

    Ma lacag baa lagugu siiyaa maxa kaa galay adiga cidii hadlayda

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 23 dny

    Kkkkkkk beenaale baroorwiish meel cidllo ah ayaad fadhidaa markaasaad leedahay afhayeen ayaan ahay dhulbahante boqilkii sanaba mar ayay waashaan markaa boqolkii Sanaa gaadhay la idinla yaabi maayo wax saxafi ahna ma jiro ee waa dad darbi jiif igu sawir ah kkkkkk