“Ninka waalidkaagu kuu dooray ciyaar ciyaar maaha” Nasiiba Sh Aadan Siiro.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 39

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Před měsícem +4

    Allaah halaga cabsado,
    Hana lajoojiyo, sacabka, dumaraw xishooda.

  • @user-td4ll8jf9r
    @user-td4ll8jf9r Před měsícem +4

    Mashallah War gabadhan jawigi hawenka somaliand ayay badashay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      cuqdad u dhimo,
      Gabdhaani waa shekhad ilaahy uso diray Dhamaan Gabdha Qiimiyad Soomaliyeed , ilaahayna ha xafido -- Bosaso

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e Před měsícem +1

      @@Jaalejaale12cuqdadi ku dishay waxad dhibsaty somaliland

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m Před měsícem +1

    Masha Allah
    Alleh ha siiyo intaa aan haysan ubad baariya 😢❤

  • @asmamohamedxasan4030
    @asmamohamedxasan4030 Před měsícem +2

    الزواج سبب الغنى ليس سبب الفقر

  • @farax6361
    @farax6361 Před měsícem

    Alle guryaheena haka dhigo guri barakaysan oo alle lagu xuso xumaantana laysaga wacdiyo alle haynagu sugo raali ahaansha alleh

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Před měsícem

    Jazaakillaahu xabiibatii nasiiba❤❤❤❤

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před měsícem

    Masha Allah..sheikh ADAM Siro haduba gabadha dhalay sheekhu dadbu ka tagay waka ilma laraba in adunka lagu so kordhiyo..ilmo dinle o dhaqanle mushtamaca anfaca

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Před měsícem

    Maasha ALLAH

  • @user-hj2xl6cu6t
    @user-hj2xl6cu6t Před měsícem

    Ma shaa allah

  • @rahmaapdilahi
    @rahmaapdilahi Před měsícem

    Mansh Allha ❤❤❤

  • @Maymuun330
    @Maymuun330 Před měsícem

    Sacabku muxuu ahaa subxanalah

  • @SalmaSalma-k8x
    @SalmaSalma-k8x Před měsícem

    Mshalaah

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on Před měsícem +1

    Ada oo gaada dumarku waxay diinta kaka jiireen xilikii hore lkn waxa laka joojiyay eedaankii salaada sababo badan caawa waxan dhakaysday kabadh tidhi hakuursanina nin faqiira maah shekhad waayo nebi mexd scw wuux yiri fakhrika kakurso markàamaxay leeday islaantaasi

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před měsícem +2

    sheekhda waxan leeyahy saacabku maa xaalal baa meesy waa xaaran

    • @abuayman-wk4rv
      @abuayman-wk4rv Před měsícem +1

      Salaada marka lagu jiro imaamku quraanka khaldo dumarku maxay samaynayaan ma subxaana allah Bay odhanayaan soo ma sacbinayaan

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi Před měsícem

      Sacabku si guud waa wax aan muslimiintu hore usameyn oo gaalada laga keenay laakiim salaada Markey timaado dumarka waxaa loo sharciyeeyey in marka imaamku salaada wax ka qaldo ay sacabka tumaan si uu u garto imaamku inuu salaada qaldey 😊 waad mahdsan tihiin

  • @asmamohamedxasan4030
    @asmamohamedxasan4030 Před měsícem +2

    إن يكونوا فقراء يغنيهم الله talow ayaadasi xagay ka martay gabadhaasi

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před měsícem

    Mansha Allah ❤

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Před měsícem

    Daganaanshuhu waa deeq ilaahay bixiyo ilaahoow u siyaadi buuqa iyo sawaxanku waa ceeb dumaroow

  • @yaakcon
    @yaakcon Před měsícem

    Bismilaah!! War naagtu maxay cuntay?

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Před měsícem

    Mesha haday rag jogan lama daremen halka dumrku afar haday mel isugu timado lala baryo amusa🤦🏾‍♀️

  • @ayanlexasan9641
    @ayanlexasan9641 Před měsícem

    Nifiqiriguur laan miyaa

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 Před měsícem

    Waa la kala shakiyey No Faqiir🤣🤣🤣🤣🤣 Xalay Din Baahini Gob maaha 🤣🤣🤣

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Před měsícem

    wajiga miyuusan cawra ahayn indhaha iyo bushimaha sida ay ka siinaysoh iyo afka war diinta hala bartoh markaasay dadka wax

    • @AishaMohamed-f2d
      @AishaMohamed-f2d Před měsícem

      Mya abayo wajiga iyo gacmaha inta hore cawra mahan

    • @user-ke6vx4tj5g
      @user-ke6vx4tj5g Před měsícem

      😂😂😂dulaystee

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi Před měsícem

      Jidhka gabadha waa wada cawro marka laga reebo wajiga iyo labada baabaco ❤

  • @lisaa19861
    @lisaa19861 Před měsícem

    Waayo dumarkani ma kuwi wax qarxinjirayba? Maxay xidhan hibiin ? Dalka dadkan halaga qabto.

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi Před měsícem

      Ilaahey haku soo hanuuniyo kolley khayrkaad ka cararaysaaye 😢

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Před měsícem

    wajiga miyuusan cawra ahayn indhaha iyo bushimaha sida ay ka siinaysoh iyo afka war diinta hala bartoh markaasay dadka wax daliilka waa kaas ayaada qurankaas ayaa u daliil ah
    وَلا يُبْدِي زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ أَوْ آبَائِهِنَّ [النور:31] الآية، والأدلة في هذا كثيرة: منها قوله جل وعلا: ...

    • @GuledCarab-c3s
      @GuledCarab-c3s Před měsícem

      Jaahil

    • @user-ez7hb2qd5w
      @user-ez7hb2qd5w Před měsícem

      Madaaa ka dhigayyy

    • @khadrasuldaan6042
      @khadrasuldaan6042 Před měsícem +1

      My wll wajigo waa cdi iyo intaaa Kafka gacmaha ah lkin jidhka waa in sifican qofku u asturo wll tasaaa lagu dadaalo

    • @cashocali9290
      @cashocali9290 Před měsícem

      Walal wajiga inuu cowro yahay madaliil Baad kuhaysaa in laqariyo Waa Suno lakiin waajib ma ahan wajiga iyo labada calaacalod wey banan tahay in labaneyo wallo

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

      Aqas