WAAN KASOO LAABANAY LANKGAWI...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 11. 2019
  • #arimaheena #langkawi
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    210,701 subscribers

Komentáře • 632

  • @ahmetofficial7429
    @ahmetofficial7429 Před 4 lety +70

    Isku aad lamaanaha
    1=arimaheena vs koko
    2=I am k vs meemo
    3= asad vs tiinaa
    Inta igu racsan soo buuqo pl😍😍😍

  • @durkajr2314
    @durkajr2314 Před 4 lety +25

    Hadad argtay qoralkan like igu caawi ifka lagu yahy walal

  • @abdifitaahali8745
    @abdifitaahali8745 Před 4 lety +17

    Arimaheena and koko waad isku soobaxeysaan oo daacad ah

  • @zaamabdillahi9285
    @zaamabdillahi9285 Před 4 lety +11

    Arimaheena gabadha coco LA yidhaa waad isku nuureysiin masha Allah

  • @xamdajigjiga2123
    @xamdajigjiga2123 Před 4 lety +2

    Mnsh allh arimaheen allh ku xiftiyo wllo

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 Před 4 lety +3

    MashaAllah love Arimaheena video's😍

  • @iisrashaikh7401
    @iisrashaikh7401 Před 4 lety +5

    Arimahena welcome back adiga iyo teamkaga

  • @kaltunyusuf1727
    @kaltunyusuf1727 Před 4 lety

    Insha alleh wllkay asad waan kurajeynaya inad sida ugu dhakhsiyaha badan aad ufuusho doonta adoo laxaadkagu dhamaystiran yahay wankuducaynayna bro

  • @suniilamamajecel6030
    @suniilamamajecel6030 Před 4 lety +1

    Mashallh wn idin jeclhy arimaheena
    Asad abdullah alle idin xifdiyo ❤❤❤❤

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 Před 4 lety

    Fav youtuper arimaheena horey usco

  • @caamirmohamed2677
    @caamirmohamed2677 Před 4 lety

    Mansha allah sxbkay horay usoco.

  • @yurubmouse6537
    @yurubmouse6537 Před 4 lety +1

    Mansha Allah horo u soco wllo

  • @kamacmohamed270
    @kamacmohamed270 Před 4 lety

    My favorite youtuber horay u soco. Arimaheena walaalkeena

  • @jecelyahanpoi7261
    @jecelyahanpoi7261 Před 4 lety +65

    ارمهينة🤣🤣see uqore mgca Arimhena oo carabi ah hada saxay like sar

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel2653 Před 4 lety +2

    Arimaheena waaa inan yar oo wanagsan Masha allaaah alle haku xifdiyo aduun iyo Akhiraba wll qaaalih ❤hadalka aaan kujeclahay waaa Friendskaygu waa famliygayga beenta maaha wlhi ❤❤❤❤❤

  • @abdifataahyuusuf9508
    @abdifataahyuusuf9508 Před 4 lety +2

    Arimaheena nin aan aad u taageero Hore u soco pro ❤

  • @Manifmlanmoll
    @Manifmlanmoll Před 4 lety +4

    Masha allah arimaheena wlc baydhabo janay iyo buurhakabo we love you ❤❤❤❤

  • @badriyahassan5678
    @badriyahassan5678 Před 4 lety

    Mansha allah weeyi akhii iyo ukhtiiiii

  • @fartunxurshe3
    @fartunxurshe3 Před 4 lety +2

    Masha Allha walalo is jecel Allha idin dayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 Před 4 lety +1

    Hormar wacan bro inta kuxiran arimahena farxad kunolada brothers and sisters

  • @munaqurux4268
    @munaqurux4268 Před 4 lety +2

    Weeynu kula jirnaa wllkey Arimaheena😍😍❤🙏

  • @kadriinaoffacial304
    @kadriinaoffacial304 Před 4 lety

    Wee weeee mashallh wllo aan aad u jeclahy Allha idin dhowro saaxiibayaal

  • @caskaofficial5777
    @caskaofficial5777 Před 4 lety +11

    Arimaheena nin weyn ku aamin sanahay keep going 1m subsribe u qalantaa waqtigaaga ka faideyso

  • @somalimusictotheworld9032

    The first Arimaheena the best one youtuber Arimaheena Lagend weyn wlhi😍❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯 Somaliyed

  • @kcc1432
    @kcc1432 Před 4 lety

    Tiinaa fireesh waa gpr geesiyey ah hore u soco tiinaa

  • @hindiyaabdifatahabdiftahtn7262

    arimaheena keep going bro damaashaad wcan

  • @ayaancalixxnasriin6670
    @ayaancalixxnasriin6670 Před 4 lety +3

    Mansha allah wllo ilahaye ha due indan soo nabad ceeliye mansh allah

  • @Khadarnero
    @Khadarnero Před 4 lety +8

    Arimaheena Sxb Tageerahaga 1aad Ban ahay Love ii saar Asadna igu salaam❤️

  • @shuricali4148
    @shuricali4148 Před 4 lety +1

    Insha alaah Wan arki Donna Asad oo idin raco sanad ka dambo Insha alaah ilaah ha iGaa cafiyo walal key qaliga ❤️❤️❤️❤️❤️👌

  • @maslahadenali3028
    @maslahadenali3028 Před 4 lety +15

    Arimaheena FamilY Like tiiiNa Soo Tuura Hee QaraPo Hadn NaHy 🙏🙏🙏

  • @ummumaaida6414
    @ummumaaida6414 Před 4 lety +2

    Aamin yaarabi cafimad tam ah allaha siyo walalkena asad insha allah

  • @beerlula8959
    @beerlula8959 Před 4 lety +3

    Kowther Bulle
    Maryan Bulle
    Family of Degaan School❤️🌸

  • @munocabdullahu6177
    @munocabdullahu6177 Před 4 lety +3

    Alah caafiyo Walaalkeena Asad Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin 👍👍👍👍👍

  • @wllfeyzal5494
    @wllfeyzal5494 Před 4 lety

    Arimaheena big legend full respect brother

  • @WomensBeautylife1
    @WomensBeautylife1 Před 4 lety +4

    Mashallah Allaahum barakallah brother’s & sister’s keep going forward lol wowww u guys have funny mashallah l love keep going mashallah

  • @calitaajirofficial1710
    @calitaajirofficial1710 Před 4 lety +1

    Keep going wll arimaheena

  • @rahmoruuxi8821
    @rahmoruuxi8821 Před 4 lety

    Waaa dad aanjeclah wa idin salamy asxabtah arimaheena

  • @maajidofficial5690
    @maajidofficial5690 Před 4 lety +14

    Team Arimeheena Like Bac kuziiya✌♥

  • @wiipepe
    @wiipepe Před 3 měsíci +1

    Inta 2024 daawaneyso one love ❤😂😂😂

  • @aaminacigale3861
    @aaminacigale3861 Před 4 lety +1

    Arimaheena wllky qliga hore uzoco🥰🥰

  • @nasiregale
    @nasiregale Před 4 lety +1

    Arimaheena best youtuber ❤💞😍

  • @dahabbintudheeman3962
    @dahabbintudheeman3962 Před 4 lety

    Arrimaheena wll waan ku taageeraa hore usoco

  • @Shukrio
    @Shukrio Před 2 měsíci +1

    Inta 2024 dawanoza❤😂

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 Před 4 lety +8

    Coco inta ka heshay like ta dhac😂

  • @Khalidkakaka
    @Khalidkakaka Před 4 lety +2

    1 and only somali youtuber arimaheena🙏❤❤❤❤❤❤ wx kle aan dhaho ma aqaano hormar wcn kuu rajaynaaya

  • @khabiirxasancalas4753
    @khabiirxasancalas4753 Před 4 lety

    Arimaheena hori usoco asad ugu salan

  • @rayanasadabdulahirayanasad7903

    Wow home sweet home alx hadaa sonabad noqoteen back to routine hhhhh horee usoco walalkay qaliga arimaheena

  • @apdiqalbidhaye9669
    @apdiqalbidhaye9669 Před 4 lety +2

    Wan idin salamay azxapta arimeheena

  • @sharmakeabdirashid6193

    Masha allah nice vedeo arimahena iyo asxbtisa
    Anika saaaid wax ukahelay koko inan laxariro baan raba eee see uheli karaa 🔥💕

  • @najmagenyo7823
    @najmagenyo7823 Před 4 lety

    Insha allah ilaha laga hela cafimadka my bro asad cafi mad tama an ku rajeyna

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 Před 4 lety +2

    illaahey ha caafiyo asad insha allaah wala arkaa asagoo lugy hiisa kusocdo

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 Před 4 lety +1

    ArimaHeena Mi Bro Keep Going

  • @iskudayschannel5134
    @iskudayschannel5134 Před 4 lety +1

    Arimahena kula socdaa ee ila soco mar walpo keep going brother teda kle wxn ahy will dhalinyaro oo jecel Inuu wax qabsado marka inan isla xarir no ayan rabaa si aan wx kaka faido adigoo mahad san thnxs

  • @mohadestyleboy7300
    @mohadestyleboy7300 Před 4 lety +1

    Woow Arimaheena is the best video maker

  • @updihmaalikcarab7653
    @updihmaalikcarab7653 Před 4 lety +10

    meel Aadso haddi la idhihi lahaa waxn aadsan lahaaa Malayziya,sapapto ah Reer hagio sida aan u arko😙🙏

  • @sucaadoabdullahi7177
    @sucaadoabdullahi7177 Před 4 lety +5

    Aniga cawa sidan ayaa ku soo dhaqsaday inta iga danbeysa plz like ha igu sadaqeysto hala dhafin liketa miskinta wayn 1 love asad iyo atimahena iyo idinka lee dhameytirta

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 Před 4 lety +4

    Anoo Arimahena big fan u ahaa ayan hadana KOKO LOVE KU AHAY plz qoftaas darted LIKE Hit Guys😢💙

  • @cabdidheereibnudayibhasan746

    masha allah arimahena

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 Před 4 lety +1

    Waaaaaaaaaaaa🤣 Arimaheena 👏 dhamaan Asxaabta waxaan idiin rajaynayaa farxad waarta 🤲🌟👌♥️

  • @nasiyanalka8404
    @nasiyanalka8404 Před 4 lety

    Hore u soco arimaheena ayaa asxaapta

  • @sadamnoor1931
    @sadamnoor1931 Před 4 lety +1

    Waaaaa Arimaheena✌

  • @cnaasirhaadi2082
    @cnaasirhaadi2082 Před 4 lety

    Maansha allaah zxp horay usoco

  • @haliimaibraahim4276
    @haliimaibraahim4276 Před 4 lety +2

    Keep going arimaheena

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 Před 4 lety

    Ninkan runti hormar ayuu kasuubiyey CZcams ka horey usoco bro

  • @cksooni2454
    @cksooni2454 Před 4 lety

    Yeah yeah ninlahupo arimahena kep going langawi

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 Před 4 lety

    Masha allah arimahena farxad ku noloow abowe

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 Před 4 lety

    Arimahena hore usoco wllo

  • @maangal7563
    @maangal7563 Před 4 lety

    Keep Going ArimaHeena

  • @amiinadan5821
    @amiinadan5821 Před 4 lety

    Keep going Arimaheena

  • @omarhajio5229
    @omarhajio5229 Před 4 lety

    Arimaheena koko il gaara ulahow wlhi wa qof mcquul ah anyway nolada 🙌🙏😍

  • @nimcojaamac5814
    @nimcojaamac5814 Před 4 lety +1

    Arimaheena xishmad ku haya💥

  • @barkadlehhoussein9795
    @barkadlehhoussein9795 Před 4 lety +2

    @Arimeheena sxb I love it koko.. iguu qaboo, I’m halal seriously..

  • @sacdiyacilmi9360
    @sacdiyacilmi9360 Před 4 lety

    Masha alaah asxabta qer idin rajena

  • @macruufdaacadinashaadan2288

    M.a Legend Keep going pro

  • @nimcoabdulkadir316
    @nimcoabdulkadir316 Před 4 lety +2

    My fav CZcamsr arimaheena ❤❤❤❤❤

  • @mukhtaarmohamed1870
    @mukhtaarmohamed1870 Před 4 lety

    Arimahena horo usoco wlll

  • @khaalidasan5576
    @khaalidasan5576 Před 4 lety +6

    8:16 yaa wax ila dareeemay
    Fiishiiiiii halkaaaa

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 Před 4 lety +5

    Koko💋😋 arimaheena zhp qofta iiga wardoon😁

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Před 4 lety +1

    ArimaheeNa proh keep going 🤘

  • @mustaffashion8186
    @mustaffashion8186 Před 4 lety

    ARIMAHEENA WLLHI WAXAAD CZcams KA AAN QAS UTAGERO WLLHI RESPECT

  • @guledsead3125
    @guledsead3125 Před 4 lety

    ArimaHeena wakhtigaaga ka fa,idayzo💚🤩

  • @Maxamed_Aweys1
    @Maxamed_Aweys1 Před 4 lety +15

    Wax iga horeeyo majiro Hadan Kasoo horeyay
    👇🏼

  • @user-armaas
    @user-armaas Před měsícem +2

    2024 dadkuu sogaray😂❤

  • @bilanburhaan8382
    @bilanburhaan8382 Před 4 lety +2

    ilaahay hacaafiyo wall keen 🤲🤲😭😭asad

  • @hoodoismacil8631
    @hoodoismacil8631 Před 4 lety

    Mshll wll arimeehena congratulations hor uu soocda bro💯✅✔🌹

    • @kingwelly1961
      @kingwelly1961 Před 4 lety

      Hoodo Ismacil xabibtii subcribe igu caawi

  • @ahmedcaashaq1444
    @ahmedcaashaq1444 Před 4 lety +2

    Koko igu qaata team Arimahena💯❤️❤️❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 11 měsíci

    Arimahena the one and only legend

  • @user-tv3cc4ck9q
    @user-tv3cc4ck9q Před 4 lety +1

    m.a hore u soco #arimaheena ❤❤❤❤

  • @mohamedburhaan4910
    @mohamedburhaan4910 Před 4 lety

    Waxaa la yiri qof hormar gaaray hdaa aragtid dadaalkiisa badnaa walaal horay usoco arimaheena

  • @fatimalaki7251
    @fatimalaki7251 Před 4 lety

    wwwwww masha allaha arimaheena dalxis wacan wan.ka helay walhi wwww alaha ha nidin xafido

  • @maryancoloow658
    @maryancoloow658 Před 4 lety

    arimaheena waan ku salaamay aid io asxbta kale

  • @sadoahmed9422
    @sadoahmed9422 Před 4 lety

    Hore usoco wll qaali

  • @durkajr2314
    @durkajr2314 Před 4 lety +5

    Arimaheena ✅♥️👑

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 Před 4 lety +12

    Saa loso ordayn kayaby mesha maxa lagu qaybinaya inta iga dnbyesa like somali

  • @fartuunworld
    @fartuunworld Před 4 lety +3

    Insha allah Asda cafimad ku raynah wllkeyga 😩😩😩

  • @munasarhassanxayoow2527
    @munasarhassanxayoow2527 Před 4 lety +1

    Msha allah asxab qali ah

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo Před 4 lety +1

    ArimaHeena uu ka HeLaY ta Yare quruxzn💝💟

  • @user-mw3we1qd9x
    @user-mw3we1qd9x Před 4 lety

    Mash allh wllo mcn

  • @axlaaamabdulkadir7482
    @axlaaamabdulkadir7482 Před 4 lety +10

    Daanyeertu iney jimceysanayaah inta ila fahantey like dhac ku ziiyo ihiiii ihiii🤣🤣🤣

  • @mo.salahofficialpage.6370

    Daanyeerka wasmadiisa in nalaga qarii hada ila dareentay #like isar.