NIYAD JABKA ADUUNKA MAANTA ANI IYO LIFEGUARD MAXAA NAKALA QABSADAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 844

  • @fahadiinho5718
    @fahadiinho5718 Před 2 lety +53

    🥲😭😢allow walalkeen asad caafimaad taam eh ayaa kaaka baryeenaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @missindependent115
    @missindependent115 Před 2 lety +21

    Saad Rabtid hadaa weyso sidad kabadinweyso ayaa lasameyaa waye maahmahdii👍 keep going Bro legend👏👏👏👏👏👏

  • @dhagaxowofficial2334
    @dhagaxowofficial2334 Před 2 lety +123

    Asad hagio keep goin I love you somach from mogdisho 🇸🇴🇸🇴🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @FADSO
    @FADSO Před 2 lety +32

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.. .....

  • @xamsebulkaofficial18
    @xamsebulkaofficial18 Před 2 lety +19

    Wlhi waxan ku riyooday asad oo lugihiisu dib ugu solaapteen oo kulanay oo isago soconaya isamalay dhawan wan rajynaya inay rumawdo riyadaaz insha llh tacaalaa

  • @fardowsohaji9538
    @fardowsohaji9538 Před 2 lety +20

    I feel sorry Asadka 😢😢 Laaakin Niyada Dhiso Keeeep Going Bro

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 2 lety +21

    Asc asad Farxadaada waxaaka mihiimsan safety gaaya maalin kale ayaad cagahaaga ku imaani doontaa insha allaah bro keep going

  • @nuuranalka4620
    @nuuranalka4620 Před 2 lety +17

    Allaha ah ku cafiyo yaarabi insha allah waad cafimade wll qaali ah🤲😭

  • @hamzabusuri5763
    @hamzabusuri5763 Před 2 lety +9

    Ilaahey ha ku caafiyo asad maalin kasto wllhi waan ku duceya markan salaada bago keep going pro 🤗❤

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 Před 2 lety +8

    Illaahow ha ku caafiyo wll ha niyad jabin maalin baad cagaha ku istaagi doonta inshaAllaah Aamiin yaa Rabbi

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 Před 2 lety +7

    Masha allah asad maanta waa laguu diiday balse biri ayaa laguu ogolaani doonaa insha allah ducada ayaan badin doonaa walalkey mcn SAAD RABTAY HADAAD WEYSO SAAD KA BADIN WEEYDAA LA SAMEEYAA WAAYAY MAAH-MAAHDA FARXAD WEYKUU DAMBEYSAA WALAL ALLOW LIXAADKAGA KUSOO CELI WALIBA SI NAYADA AYAAN KUUGU DUCEYNAYAA ALLAHUMA AAMIIN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ERAMUSICCOMPANY
    @ERAMUSICCOMPANY Před 2 lety +30

    Good job my brother allh cafimaad Ku siyo markasta farxad igu nolow 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kingbaane9565
    @kingbaane9565 Před 2 lety +6

    Hambalyo asad hajio xaqiiq wllhy habeyn dhaweyd wxn ku riyoday adiga oo lugahaga ku soconaya cisbitalna kaso baxay ilahy riyada hano rumeyo sxp i a🥰💪❤

  • @deeqzizumeyri4928
    @deeqzizumeyri4928 Před 2 lety +22

    😄😇✊ Sidiii loo jabaa loo dhitiyaaa👊 Don't worry pro keep going..AsaD

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 Před 2 lety +1

      Masha allah asadoow wllkaa ad ayuu kujecelyay insha allh cafimad ayan kuu rajeynayaa wll qaliya 🥰🥰🥰

  • @narmin6382
    @narmin6382 Před 2 lety +3

    Habeen hore waxan ku riyodey adiga cafimaaday oo Lugahaaga ku socda oo ooyi hadli ka rila'a farxad darteed hadalka ayaa ka so bixi laha😥🥰
    Yaa Allah run ka dhig ma lin uun insha Allah
    Allah kuso celi cafimaadkaga oo dhamaystiran wllo asad

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 Před rokem +5

    ILAAHEYOW walaalkeena Asad hagio caafimaad taam Ah sii Asaga iyo intii muslin oo dhibaatey San oo dhan Allow ugar gaar Amiin Amiin Amiin yaarabi ❤💖❤💖❤💖❤💖

  • @suldaanaxwo5108
    @suldaanaxwo5108 Před 2 lety +2

    Zaxip Asad heesta Arimaheena ku xayeysiiii wayo waa legend ninkaasi

  • @maxamuuddiarra5805
    @maxamuuddiarra5805 Před 2 lety +5

    Allah subxanaho watacaalaa ayaa wax walba awoodo allahayow waxaan ka baryayaa inuu walaalkeega Asad xaajow uu lugihiisa ku istaajiyo insha allah

  • @asmakadarsaid9790
    @asmakadarsaid9790 Před 2 lety +37

    Keep going wallakey asad hagio from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety +2

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

    • @nimcoxasan7815
      @nimcoxasan7815 Před 2 lety

      sidaa rabtit hadiilawayo sidaa kabadiweydaa layee laa waye walkey

  • @tamaamnimcan3495
    @tamaamnimcan3495 Před 2 lety +1

    Asadow a.mk iyo cabdilahi aad ayey kuu jecelyihiine wa wareey

  • @munahussein1601
    @munahussein1601 Před 2 lety +7

    Masha allah brother keep going my allah protect you and also you have a wonderful brother that loving you so much

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Před 2 lety +21

    Keep going legend asad xajiyow I am supporting you my brother from USA 🇺🇸 🇺🇸

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 Před 2 lety +3

    Asad hagio farxada kaa muuqato alle Ha kuu siyaadiye alle cfmd taam ah ha ku siiyo +Wall ku jcl msh allh alle Ha kuu daayo. Keep giong wllkyna Asad Hagio ❤️

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 Před rokem +3

    Allaha kocaafiyo walalkey ilaahay kogahaaga hako sooceliyo wll qaali🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤

  • @maanowbossman5182
    @maanowbossman5182 Před měsícem

    Ilaahayow asad cafimaadkiisa usooceli😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @maryandahir9431
    @maryandahir9431 Před rokem +3

    😭 wllo alxamdulilah dhe wixi rabi ku qorey waye qarba ku jira isbitalada bashal iska daye an wax cuno ah an karin adi wa cafimad qabta alxmdulilah lugahagana wad ku istagi dunta insha allah

  • @zuldan3388
    @zuldan3388 Před 2 lety +2

    Maraaaci karaaaa ani ayaaa isku maleeyay mrkuu yiri my😖🥺😞😢😭😭😭

  • @fatumaweydow6685
    @fatumaweydow6685 Před 2 lety +6

    Favorite song 🎵♥❤ asad hagio keep giong

  • @fardowsofardowso6373
    @fardowsofardowso6373 Před 2 lety +1

    Asad ha niyad jabin waligaa guul guul ku rajeynaa abowe

  • @duqalegend6789
    @duqalegend6789 Před 2 lety +2

    Asadow walalo ku jecel baa haysataa alx wax kasta waxa ka fiican caafimadkaaga illhay wxn kaga baryey caafimaad taam ah io cimri dheer io cibaado suuban 🤲🙏❤ farxadadu waa farxadeena poeh ❤guul baa kuu raheynayaaa ❤🙏 haniyad jabin intaa dunida saaranthy wax walba oo dhacay waa qadar rapi

  • @drsladancismaan5076
    @drsladancismaan5076 Před rokem +1

    Wll ha niyad jabin insha allah mar dhow cagahaga wad ku istagi doontaa naxariista allana haka quusan aqiii

  • @hamdimohamed5268
    @hamdimohamed5268 Před 2 lety +4

    Asad hagio the king off the NBA LeBron James ,and you the king hagio on CZcams my walakeey. 💖💖

  • @ubahadow461
    @ubahadow461 Před 2 lety +1

    Allah kucafyo bro inshllh lagohada wad kusocuni Donta mardow no nijaab no murugo

  • @claahiofficial1931
    @claahiofficial1931 Před 2 lety +23

    Keep goin my Brother ❤

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety +1

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 Před 2 lety +2

    Saarabtid hadaa weydo saakabadiweyso layelaa waaye keep going asad hagio niyada ha iska dilin adgoo lubahaaga ku koreysaa waqti dhaw insha Allah

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Před 2 lety +1

    Asad farxadaadu waaa farcadaya bashaal bro

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html🏟

  • @khadraibrahin7860
    @khadraibrahin7860 Před 2 lety +5

    Azad keep going alle caafimad taama halu siiyo wllkie🤲🤲🤲

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety +1

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Před 2 lety

    Walaalo aduunka ugu wanagsan haysata Zhp.
    Caafimadkaaga sidee waxyar ugu badalan kartaa.
    Walaalaha aad iyo aad ugu ducee

  • @dhagaxowofficial2334
    @dhagaxowofficial2334 Před 2 lety +5

    Asad meesha sideey ila tahay waa basiid wllhi lkin wxii cfmtkaga udaran inagana weey noo daran yihiin marka aan wada taxadarno our.......legend 😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html🏟

  • @user-ze2fc4hq4n
    @user-ze2fc4hq4n Před 2 lety +1

    Alhamdulilah dheh ha niyad jabin waliga 😢😢insha allah ilahay ha na ka tuso anigo lugahaga ku so conaya ya allah 😍🇸🇦

  • @maajidtommy5348
    @maajidtommy5348 Před 2 lety +2

    Bro wlhi markaa ku arko waad ifarxad galisaa allaha hakaa farxiyo ❤️❤️🥰🥰🥰🤴

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html🏟

  • @user-ds1th5vk1z
    @user-ds1th5vk1z Před 2 lety +1

    Allha ku cafiyo abowe mcn 🥺 asad 😭🤲🏼♥️❤️♥️❤️♥️👑😓😢

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd Před 2 lety +1

    Abdullahi maya marku dhahay maya wlhi niyada qac I dhahday insha allah asad malin uun wad koridoonta alle wx walibo wu awooda

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Před 2 lety +1

    masha allah sida rabitid hada wayso sidan kuhureyn la yela asad hure u soco wal

  • @mubarakjamaabdillahi9424

    Saburka badi wa imtixn adun insha allh wd cfimdi asad

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 Před 2 lety +2

    5:42 Asad wxn allaah kaaga baryaa bishaan gudaheeda inaad lugahaaga ku istaagtid waan kula qiirooday wiliba si qalbiyan ah Ayaan kugu duceeye insha Allah mardhow adiga raacay meshaan😍😍😍😍

  • @user-rd5sm8ps4o
    @user-rd5sm8ps4o Před 2 lety

    Wlll asad alle ha ku siiyo caafimaad taam ah from hargeisa jamhuuriyadii barakeysneyd

  • @Aniso671
    @Aniso671 Před rokem

    Ax Calooshe ihutay
    Walaahi insha alaah waacaafimaadi❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷🌹🌷💗✅✅✅✅✅✅

  • @nastexonadarxashi6155
    @nastexonadarxashi6155 Před 2 lety +4

    Saarabtay hadaa weeso saa kabadin weesa lasameya asad allaah ku caafiyo lugaha insha allaah

  • @hansareofficial2550
    @hansareofficial2550 Před 2 lety +1

    Asad mar waxa jirtay inuu dadka dhax galo ka xishon jiray, inuu muqal iska duubana ka daran, hadana 5 qof ugu cansan youtuberada somalida ayuu ka mid yahy, sxp ha is dhiibin herey u soco

  • @saynababdi4226
    @saynababdi4226 Před 2 lety +1

    Sidii loo jabaa loo dhitiyaa
    Asad wllkiiiyo asaxbtiisa kuligiin mdaxad noo saarantiin one love 😍🤩😘
    Wanigaa maahmaahdii kuu saxayyna 😃

  • @riyadaoscar6613
    @riyadaoscar6613 Před 2 lety +28

    Masha Allah keep going brother my Allah gives you healing well and good health inshallah one day you will be walking again keep going physical therapy consistent inshallah

  • @Sadiashafici82
    @Sadiashafici82 Před 4 měsíci

    Asad caloosha ihurisey😢😢😢😢❤❤ alle haku istajiyo lugahaga

  • @axd_12ja
    @axd_12ja Před 2 lety +1

    Abowe haniya jabi mar daw ayaa raacesaa waaan ku ducenenaa hadaa ayaa labo rakco ayaa dukana waana ku ducenenaa inaa cafmaadid si udaqsi badan insha allh🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amiinkeycabdullhi9961
    @amiinkeycabdullhi9961 Před 2 lety

    Asadow pro haniyad jabin malin malmaha ka mid iga qor adigo cafimad qaba oo lugahaga ku socda iman donta meshan🤲🤲🤲🤲

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni Před 3 měsíci

    Alle ha kucaafiyo asadow aboowe mcn❤❤❤❤

  • @mohamed.zergio6280
    @mohamed.zergio6280 Před 2 lety +4

    Asad hajiyo legend keep going iyo caafimad ban rajeynaynaa 😃💯

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety +1

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 Před 2 lety +1

    @qasli qadar heestaan magaceed isheeg legend

  • @hamadsheikhdaahirsheekhcum6488

    Waan ka xumahy wallah lkn Insha allah malin wada ka bixe doonta wllo imtaxank waxathy qof ilaah jecelyhy daku ilaah jecelyh ayuu imtaxama

  • @ahmedjamackarax74
    @ahmedjamackarax74 Před 2 lety +1

    Keep going pro Asad Farxad badan ku rajeyn

  • @saciido1235
    @saciido1235 Před 2 lety +1

    Asad kadaxadar naftada ka fer jignow waxa kugu dhici kara iska ilaali wax yabaha khatarta keeni karo. Hafududaan wllkay ❤️💯💯🇸🇱

  • @mahadlink4343
    @mahadlink4343 Před dnem

    I like this place asadoow 😊😊

  • @smalitiktokofficial2174
    @smalitiktokofficial2174 Před 2 lety +6

    Keep going my brother 🥰🥰🥰

  • @cawomohamed3465
    @cawomohamed3465 Před 2 lety +2

    Inta intuuna odhan Aryuo singel kasii hortirahda is muujiya

  • @user-eo2fq9xv8c
    @user-eo2fq9xv8c Před rokem +1

    Maash allaah my brother keep going ❤❤

  • @luuldiiriyekhaliif3579
    @luuldiiriyekhaliif3579 Před 2 lety +1

    masha alah abowe walahi walalka wuku jecelyah dhibta ayuka ilalinaya ee xuman kama ahan alah kudayo walalka 🥰🥰🥰🥰👌👌🙏🙏💯💯

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Mnsha allah asad xajio madaxa dalxiisyada ah intan kaga barty intii ku xidhanq oo dib loogu furay goobihi dalxiisaka ,muu joogyaba mnsha allah nolosha farxad ki dhmyso mudo badan guriga la fadhiyee

  • @somalianking
    @somalianking Před 2 lety

    asad hajow walahi.marakasta wanku xisaye waxanse kaxumada markad weydo waxad jecelahay balse wadkabixi donta.isha Allah wadbogsan dinta Amin amin

  • @mursaljaama7363
    @mursaljaama7363 Před 2 lety +1

    Allah haku cafiyoh wllkeyy qruxooww 🤲🤲🤲🤲🤲🤲wll wxaz wxa ka fican cafimadkagah

  • @zamiiraapdi6427
    @zamiiraapdi6427 Před 2 lety +1

    Ma faraxsinin anaguba masha Alaah keep going brother

  • @teamhodononline7617
    @teamhodononline7617 Před 2 lety +2

    Masha allah horey u soco walal qaali 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👌🏻👌🏻👌🏻

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

  • @hamdahassan1496
    @hamdahassan1496 Před 2 lety

    Asad hagio alle haku soceliyo lugahagii insha allah

  • @japramoha9868
    @japramoha9868 Před 2 lety +1

    Keep going pro asad hagio❤❤❤❤❤❤
    Some thing

  • @kingjabra634
    @kingjabra634 Před 2 lety

    Asad insha allah allah caafimaad dagdag ah haku siiyo cabdulaahi iyo imk caafimaadkaaga ka fikirayan xuman kama ahan allah haku siyaadiyo cfmdkaaga

  • @abdimajidkoyata7256
    @abdimajidkoyata7256 Před 2 lety +3

    Wlhi meelbuu itaabtay musigaa qiiradalii wll asadow don't worry every thing will be ok insha allah

  • @aminohamdi9510
    @aminohamdi9510 Před 2 lety

    Asad abowe naftada qatar ha galin

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia Před 2 lety +2

    Sidaa doonayso hada wayso sidaa kaga badin waysa lasameeya Asad maahmahda kusaxee😂😂🙌
    bowe Alle kaga baryaa ina lugaha kusocoto🤲🤲

  • @salaamogargaar7872
    @salaamogargaar7872 Před 2 lety

    Ilahay cafimad wara haku siiyo wllky asad

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Před 2 lety +3

    Ilaahy haku caafiyo asad 🙂

  • @fartuuncolowofficeil7970

    Asad aboowe dheh alxadulilah wax walbo we kuu qorneed hadhihi niyad jab makabixi kartit walaahi meeshaan waa halls cabdulaahi waa ow kujecelyahey walaahi ilaah haku xafido

  • @CwahaabXasan-ge1rg
    @CwahaabXasan-ge1rg Před 5 měsíci

    Asad keep going to burco❤❤

  • @qadrocabduwali5155
    @qadrocabduwali5155 Před 2 lety

    Si hadi la wayo sidi laga badin wayo aya la yela horay u soco wad gari donta insh allh

  • @minaamiin6868
    @minaamiin6868 Před 2 lety

    Wlhi intiii abdullahi maya ku dhihin aniga bo ku dhehy my asad insha allh mar waa imadonta wana koridnaaa sabar wax wlbo cfimd kda ka muhiin san

  • @bisharahmed6711
    @bisharahmed6711 Před 2 lety

    asad wll key keep going ayan kuleyaxay ee dirsle abdi 1 millon majecli inu kaxor garo ee keep going

  • @ciizesiyad8529
    @ciizesiyad8529 Před 2 lety

    Saad rabtid hadaad weyso saakabadiweyso ayaa layeelaa asad niyada qeer usheeg caloosha ihurisay my pro caafimaad kuu rajeynaa I.a

  • @craxmanshaafici4195
    @craxmanshaafici4195 Před rokem +1

    Waan kaa qad nay wllo asad xajiyo

  • @nassirhassanvlogs9062
    @nassirhassanvlogs9062 Před 2 lety

    Incha allh maalin ayaan arki doona inaad lugahaga ku iztaagi doonto icnha allh

  • @manaalquruxboqoradagaftank5603

    Asadoo fariintan ay I'm keey ikakarsii aboowe naxristada waan kahelay muqalada aad Asad lasoo sameesid Allah adna haku naxriisto way adag tahay zxb adi camal inlehelo ani waligee zxb sidaan mahelin Allah haku barakeeyo asdana Allah haku caafiyo❣️🤩🥰😓😓😓😓😥😥😞

  • @daahiryare2754
    @daahiryare2754 Před 2 lety +1

    Sorry abowe caafimaad taam ah allaha ku siiyo insha allaah

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 Před 2 lety +1

    Keep going wllkay asad Haguo from hargaysa ❤❤❤❤❤❤

  • @fav_dwag3040
    @fav_dwag3040 Před 2 lety

    Sxp and the most popular and most important things ✨ is the best way for you to find the perfect 👌

  • @muscabyare4569
    @muscabyare4569 Před 2 lety

    Asad haji lugaha makaxanuunsantahay yes aar No

  • @asmaidrissmahamoud4680
    @asmaidrissmahamoud4680 Před 2 lety +1

    Asad avance toi Huno mcn I love you so much wlhii

  • @maisunamatan1854
    @maisunamatan1854 Před 2 lety

    Asad wallhi waan ku taageeraa aboowe

  • @deeqajamac5393
    @deeqajamac5393 Před 2 lety +2

    Keep moving pro heesta magaceed asadow wllo

  • @nimcosagal3980
    @nimcosagal3980 Před 2 lety +1

    Asad wllo allah lugahagi haku soo celiyo wllo ku jecel haysata inad korto meshad rabtid ood khatar is galiso waxa nooga fican cafimadkaga

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Před 2 lety +3

    Saa rabto hadaa wayso saa kabadin wayso aalayeelaa waa saas maahmaahda

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html🏟

  • @abdirahmanibrahim2693
    @abdirahmanibrahim2693 Před 2 lety +1

    waan ku wataa asad keep going

    • @maxille42
      @maxille42 Před 2 lety

      czcams.com/video/kvoB4kI_hkM/video.html⛰

  • @mariah..9884
    @mariah..9884 Před 2 lety +1

    Saa Rabtay Hadaa Weysay Saad Ka Badin Weysaa La Yeelaa Wayay 😂😂😂😂😂😂😂😅😂😂😂😂

  • @xaliimomaxamedonlineshop183

    saad rabtay hadii la waayo saad ka badi wayso ayaa la sameeyaa waaye maahmaahda 👍