SAAN U BARIYAAYAY ABDULAHI PLEASE WAAN FUULAA ISAAR MEESHA ADIGA MA OGOLAAN LAHAYD INAAN FUULO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 820

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  Před 2 lety +502

    waatan ZamZAm ukala kici oo susbcribe usaar thanks
    czcams.com/channels/E3dhKBP1rMb8WL63BIdvbw.html

    • @birqayeofficialmedia3792
      @birqayeofficialmedia3792 Před 2 lety +7

      No maka ogalan laheyn insha Allah wa gari donta ado cafimad qabo my bro

    • @igailaaliboy4147
      @igailaaliboy4147 Před 2 lety +3

      😭😭😭😭wllkey wlhi wan oyay wad gareysaaa insha alah niyada kaaag so duceynaaaa

    • @BS-bb4sp
      @BS-bb4sp Před 2 lety +1

      Maya

    • @maryanjeylani442
      @maryanjeylani442 Před 2 lety

      Nooow tan waa kuwalacay 🤮🤮🤮

    • @halimomuqtaar3949
      @halimomuqtaar3949 Před 2 lety +3

      Maya asad hagio maka ogalan laheyn ❤️ cafimadkaay waa no muhiim insha allah 600k coming 🔜 😢 wallahi waa iga oysisaay wll ❤️❤️

  • @birqayeofficialmedia3792
    @birqayeofficialmedia3792 Před 2 lety +282

    Maka ogalan laheyn wlh bro naftada wa no muhim insha Allah mara fuli dontid wa la gari dona

    • @ahmedhassanyusuf2431
      @ahmedhassanyusuf2431 Před 2 lety +2

      Haa sax qofka marka uusan lugihiisa xukumi karin meesha oo kle waa khatar aad u wayn alle haw soo celiyo lugihiisa aamiin

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 Před 2 lety +2

      Inshallah waan rijeyneynaa inuu liguhiisa kusocdo

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 Před 2 lety

      Inshallah waan rijeyneynaa inuu liguhiisa kusocdo

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 Před 2 lety

      Inshallah waan rijeyneynaa inuu liguhiisa kusocdo

  • @abdullahialimuhdiin2286
    @abdullahialimuhdiin2286 Před 2 lety +236

    Abdullahi waa walaalka marna waalidka asagaa kaa jecel inaa marwalbo faraxsanaato lkn meeshas ma ahan meel sahlan aniga xitaa makula jeclaan laheen marka wllka hadalkiisa maqal maanta dadaa walaalahooda salaanta xitaa iska qaadin adine waxaa heesata walal marna sxbka marna waalidka allah idin xifdiyo dhamaantiin adine caafimad taam ah allah ku siiyo wllke waana ku salaama

  • @FADSO
    @FADSO Před 2 lety +102

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....

  • @ayuubomer6820
    @ayuubomer6820 Před 2 lety +254

    Abdullah hagio wllhi walaal fiican

  • @ahmetyaseinosman7862
    @ahmetyaseinosman7862 Před 2 lety +49

    Booskii Aabo iyo hooyo ayuu ku galay Alle ha daayee Abdilahi Noocisa oo kale way yaryiin ❤️👑🦁🙏

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 Před 2 lety +43

    Asad hagio maalmahn waad Naga sooraagtay muuqaalada waan ku raxeystaa Dawashadooda tnks keep giong Asad Hagio

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 Před 2 lety +93

    Abdullahi hadalkisi in at yesho ayaa fican illen wixi kufican asaga ayaa ka og adthigo si qaldan eee fahmin Asad in at islalaliso ayaa muhim illahey ayaa wax alalii ee aniga horta kuma oglanilaheyn wallahi😍😍😍

  • @maryanaxmed8621
    @maryanaxmed8621 Před 2 lety +20

    In laguu diido Aadbaan Ugu faraxsanhy🙏🤲 I.a waad garee Mar kaligaa Aad Aado waliga Aad foosho meshaas mi brother ❤🤴

  • @maxamedjaamac4418
    @maxamedjaamac4418 Před 2 lety +29

    wll abdulaaahi waa naxariistii oo qof ah rabi hakuu daayo adna rabi lugahaagii hakuuso celiyo aamiin yaa alaah wan a idin salamya from hargaysa

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 2 lety +24

    :Do you got time to say↙️
    Subhanallah 10x
    Astugfurullah 10x
    Alhumdulillah 10x
    La ilaha illallah 10x
    Good deeds for you and me 🕋🤲🏾☪️scw scw🥰

  • @zamzamofficial6007
    @zamzamofficial6007 Před 2 lety +189

    Waqati quruxu badan iyo mel ciil nagu diley 😅😂🤓

    • @iklazelmi5438
      @iklazelmi5438 Před 2 lety

      Vaar😂😂😂😂😂

    • @dhowrzankaztaro4735
      @dhowrzankaztaro4735 Před 2 lety

      @@iklazelmi5438 Maxaa maqashay😂😂

    • @yeedkuras8530
      @yeedkuras8530 Před 2 lety

      Wlhi video adiga ayaa qurux sey ❤️🧡🥰 saan let ma dunida ku jogtey na

    • @mankahaji3548
      @mankahaji3548 Před 2 lety

      I try my best not to feel lonely again insha allah because your words are heartbreaking please welcome me 🥰☝️

  • @abdubille2538
    @abdubille2538 Před 2 lety +38

    Abdullahi hagio wa walal jiro runti
    Walalnimo buxta ayu siyey walalkis Assad masha'allah
    I love it they way Abdullahi cares Assad really 🙏❤

  • @mohamedmoha4263
    @mohamedmoha4263 Před 2 lety +15

    11:25 Allow wll la'an kaa magan galy😭😥
    Abdulhi Hagio msha allah wll qimo bdan allow k frxi adun iyo aqrba wllnimdu qfe ku wenthy thy allow hamgada iyo mradkaga si adan fileyn alle hku siiyo Amiin

  • @siiduu_hassan
    @siiduu_hassan Před 2 lety +47

    Wax sheegiyo talada fiican wllnimo buuxdo wye ❤️❤️

  • @muxdacade1003
    @muxdacade1003 Před 2 lety +158

    Sxb waxaa tahay nin aan ku dhiyad ku dhisto waayo adi iyo ani waa is ku hal Ayaan nahay 🧑‍🦽🧑‍🦽🧑‍🦽😪😪marbaa kaniyad jabey nolosha waayo waxaan dariimey kale nimo balaaran lkn video yaasha markaan dawadey waxaan darimey kalsooni balaaran thanks my best friends good job sxb Wali gaa hani jabin waayo dadka weykale dowanyahay ii sxb ii nolow

    • @halimomuqtaar3949
      @halimomuqtaar3949 Před 2 lety

      Allah ha ku cafiyo wll 😢❤️

    • @mariamahmed9936
      @mariamahmed9936 Před 2 lety

      Ha niyad jabin bro Inshallh wad cafdmdi dontaa

    • @maryamaruun5232
      @maryamaruun5232 Před 2 lety

      Waliga haniyadjabin kaliga matihid ogowna dad adi kaasii liitajirto never give up 🙏🥰

    • @ikraanhussein1925
      @ikraanhussein1925 Před 2 lety

      Alla cafimaad taam hku siiyo🤲♥️

    • @djdarbeeye
      @djdarbeeye Před 2 lety

      Mashallah wlhi bro just say Alhmdulilaah Allah Haku caafiyo

  • @apxmedmursal6579
    @apxmedmursal6579 Před 2 lety +17

    illaahay waxaan kaaga rajaynayaa inaad caafimaaddo in shaa allaah

  • @falisdagan4894
    @falisdagan4894 Před 2 lety +9

    Masha allah wllhi waxa hesata walalka aduunka ugu fiican💖🥺allaha ku dhafo

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 Před 2 lety +11

    Huuuno ilaahay ciil kumabado ee caadi iska dhig huuno😥😥😥😥😥😥😥😥ilaahow wixii qalbigaada kujira oo khayrle rabi hakuu rimeeyo aamiin yaarabí😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mrabdishakuur1829
    @mrabdishakuur1829 Před 2 lety +16

    Saxiib waxan rajeynaa inaad lugahaada ku is taagi doontid inshallah

  • @fatumaabdi3470
    @fatumaabdi3470 Před 2 lety +38

    Mashaa Allah beautiful keep going brother

  • @Ziiy449
    @Ziiy449 Před 2 lety +13

    Asad waa inaa qalbigiisa ilaalisaa Abdullahi waayo adiga ayuu kaa fikiraa ❤️🔥

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Před 2 lety +61

    Meelahaas cml waa Halis qof aan ka naxaayo uma ogolaan aheen 😳

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 Před 2 lety +16

    Abdullah wll fiican weeyi MnchaAllah Asad nasiib aad leedahy

  • @azhar3890
    @azhar3890 Před 2 lety +7

    Wllkaa Allah ha kuu xifdiyo , adne rajadaada Allah ha kuu rumeeyo Insha Allah

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno Před 2 lety +39

    3:40 Ciila idilee Ani ciila idileeeeeeee😅🤣🤣🤭🤭

  • @mudanmuhumed1735
    @mudanmuhumed1735 Před 2 lety +36

    Mashaa allah Abdulahi waa ku jeclyhay waa ku ilalinaya walal qaali allah hadhawro

  • @fartuunmohamedfartuunmoham4216

    Cabdullhi wlhi masha Allah nagti heshaa nin wey heshay legend

  • @hodoabdi7377
    @hodoabdi7377 Před 2 lety +6

    Mashallh walhi ilahy kaku daayo waa wll fcn abdulahi waa walal aan lawada haysan ilahy abalkisa jano hakaga dhigo❤️❤️❤️❤️

  • @MaryamM-bo7yh
    @MaryamM-bo7yh Před 2 lety +4

    Masha Allah cabdulahi.asadow walahi Mel malied itat nol yahay cabdulahi alle kamaqado walal .amiiin😍

  • @jiyaamaxamed2180
    @jiyaamaxamed2180 Před rokem +2

    Allow wll Ii Jeceyl Ii Yeel Siida OO Abdulahi Hagio Wllkiis Asad Ugu Fiikiraayo OO Kle Ayagane Allow Barakeeyo Asad Abdulahi Iyo IamK❤❤❤

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya Před 2 lety +11

    Maya makuogolanayo abowe hakorin adiga lugahada kumatagnid saas daraadeda makori kortit.
    InshaAllah waxyar ayaa kudhiman markas ayad koree inshaAllah. ❤️❤️👈

  • @qaaliahmed8119
    @qaaliahmed8119 Před 2 lety +26

    Wiilkan waa ixtiraam badan yahay wlhii …..asoo lacag heesto uu walalkiisa fasax kabaryaa

    • @DeeqDarajoZk
      @DeeqDarajoZk Před 2 lety

      Asiga ka masuul ah so mahan waana walalkiis ka weyn respect

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Před 2 lety +11

    M.a Abti c/laahi mar Walbo wuu kafigiraa m.a Allha ku dhafo wallkey ❤😢😢😢

  • @haboonahmed7985
    @haboonahmed7985 Před 2 lety +5

    Caafimaad taama insha alaah wll dhibna maaaha waaa nimcad ilaahay ku siiyay Alxamdulilaaah dheh waadka kici

  • @user-qy4jg2ot1e
    @user-qy4jg2ot1e Před 2 lety +10

    Ilaahay xubnahaaga ha kuu sooceliyo🤲

  • @sacdiyosiman7207
    @sacdiyosiman7207 Před 2 lety +1

    Waa qurx badan tahy jawiga macn ayaa soqadateen asad xajiyoo cabdulahi waa walal qali ah alha barakeeyo dhibka kadhaaf walalka kaliya ma ahan waa abahaa lawaad naftiisa iyo naftaada waxa uqaalisan naftaada ma ogolo in wax yar ku garaan wii fowga makugu diidin xumaan lakin in ey wax kugaraan ayoo didan marwaliba wukugarb tagan tahy walalaheena alha nodhaafo amiin

  • @FarhiaW-fn2wi
    @FarhiaW-fn2wi Před 8 dny

    Asad Vedia markalaa fiirsaday Wlhi caloosha ihurtay markaa Abdullahi Baryee wow kaa Naxaa ilaahay Cafimaad taama haku siiyo abowe

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 Před 2 lety +6

    Abdullahi Hagio waa walaal ku jeceyl🥰🥰❤
    Horey u socda walalayal 👏👏

  • @abuukarcadullahi4340
    @abuukarcadullahi4340 Před 2 lety +39

    keep going my brother asad hagio
    pleas leek.10k
    teem 27 nagaarsiya..

  • @nafizaadan6668
    @nafizaadan6668 Před 2 lety +3

    Cafimaad illhay haku ziiyo aboowe azad 🤲markazta wn kuu duceeya illhay ha ino aqbalo dhaamnten 🤲❤

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Před 2 lety +4

    Abdulahi Waa nin aan walaalnimo iyo ixtiraam u hayo 🥰 salaan iga gaarsii😍😍 Asad Hagio

  • @saidamoallim9685
    @saidamoallim9685 Před 2 lety +1

    Abdullahi waan ku heystaa walhi caadi maahin asad iyo arimaheena you lucky to have him as a brother,, Allah idiin xifdiyo

  • @FarhiaMMuse
    @FarhiaMMuse Před 2 lety

    Kama ogoladen ani wllku iga weyn thy wlhi aadbna kutgera kuna jeclhy illhy cafimdka haku siydiyo inta kadhimna illhy haku so sahlo abwe naftda no ilaali meshaas waad fulin mar un i.allh hdy kusurta galiwayst mlin kle fule hdu rabbi nfta ku daayo abwe

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před 2 lety +11

    Inshaa allaah maalin dhow adigoon cidna kala tashan ayaad samayn doontaa cabdulaahina waa walaal aad kaaga fakaraayo allaha kuu daayee inshaa allaah markale iyo adigoo caafi.aad qaba imow

  • @saciido1235
    @saciido1235 Před 2 lety +1

    M.a asad adi fudeed melkasta ma fulaysaa waxaas joji inta aad ledahay asxabta rali gali naftada ha galin halis wllken. C/ laahi m.a waa u kadiday wan. Zax in u kadiido ❤️💯💯💯🌹💕💝

  • @deeqhassanofficial5681
    @deeqhassanofficial5681 Před 2 lety +4

    Mashaa allaah cabdulaahi waa walaal aad ufiican ee warkiisa yeel marwalbo

  • @dagalsiciid7088
    @dagalsiciid7088 Před 2 lety +18

    Wllky Asad waxan allah swt kuu waydiin ayaa in Allah lugahaaga kugu istaajiyo 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @muhandaxmed7806
    @muhandaxmed7806 Před 2 lety +1

    May aboow waan kuucabsaday

  • @xasannasircali2067
    @xasannasircali2067 Před rokem +1

    MAY AOO IN AAD IGADHIMATID MARABO
    ❤👨‍👦

  • @maymunahmed4010
    @maymunahmed4010 Před 2 lety +36

    Cish cala music wlhi waa kahely🤍🤍 keep going asdow❤❤

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519

    abdullahi waa walaal qaali ah , aniga kuuma ugulaateen taasi waxey ka turjumee jaceel dhab ah

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 Před 4 měsíci

    Maya ma ogalaan lahayn naftaada ka buxiimsan bro never give up

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok Před měsícem

    Cabdullaahi xaajiyoow waa walaal jira waaye , ani markaa waxaa kuu dalbi lahaa shaqaale ku ilaaliya oo kaa ilaaliya waxii dhib ah . ❤

  • @khadarnaji70
    @khadarnaji70 Před 2 lety +1

    Asad mahadsanid anigoo somalia joga aad malesiya indhaha iga gaysay

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Před 2 lety +22

    M.a abtiyaal waan idin jeclahey horey usoco ❤❤😢🥰

  • @ahmedyuusufofficial3450
    @ahmedyuusufofficial3450 Před 2 lety +4

    Asad hagio ma wax loo diido ma tihid anigu waan ku fuushiin lahaa pro💕😎😎

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 Před 2 lety +7

    Wooow.Asad abwe is ilaaahi hrmar wacn io caafimad taam ah ayn kuu bryaa marwlpa😍😍😍

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Před rokem

    Wata kabaxayesa in sha allha wata gurasaneyesea mita kujecela adiga neh aat jeceshahye wata helesa in sha allha

  • @nimcohassan1653
    @nimcohassan1653 Před 2 lety +3

    M.a cabdullaahi waa wll qiimo bdn ❤❤❤

  • @hanabinthnour4742
    @hanabinthnour4742 Před 2 lety +29

    Asad wllkei allh ku sharfo 😘💥🙏
    Lkn musica ciila idile dipdanba ha so gilin😑

  • @Haafturki
    @Haafturki Před 2 lety +2

    Masha allaah walalky Abdullahi allaha xafido walalka aduunka uga qalisan wa walhi aniga qalbiga I xanuunay in aad korty ila noqtay

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali3192 Před 2 lety +1

    Walaalkaa wlhy waa nin fiican wuxuu kuu diidan Yahay dhibka alle ha idin xiftiyo walalkaa wixii ka xun Yahay haku qasbin wll mcn asad

  • @amlomar1891
    @amlomar1891 Před 2 lety +4

    Masha.alah walalkaa aad kuu jecelyhy ilaahay hakuu daayo asad❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraisse6100
    @sahraisse6100 Před 2 lety +2

    Asad wll ku jecel ayad hydataa m.a
    Oo Naftada ka fikiraayo
    Wax dhib ah alle idinma tuso🙏

  • @sadaamsuldaanofficial372
    @sadaamsuldaanofficial372 Před 2 lety +5

    Wllhi waa sidee uu jidhi c/laahi inan aan taageero hore u soco wll qaali allah tartii aayan ku jecladay ❤️✅

  • @umuzaki8476
    @umuzaki8476 Před 2 lety +6

    MashAllah Walalaha Ilaahey
    Haku dhowro amiiiiiiiin

  • @intisaamabuubakar3812
    @intisaamabuubakar3812 Před 2 lety +2

    Mya lkiin maalin uu alle ogyhy waan yeeli lahaa ogow in aan Ku ilaashaneno naftaada ii ilaali wll qli

  • @luushamakeupartis4750
    @luushamakeupartis4750 Před 2 lety +1

    Asad xali adigow luwahaga ku socanayo ku riyooday wllhi waan faraxaay😥insha allha malin uun wad ku socan donta wan ku soo ducenaa

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Před 2 lety +2

    Ma ogolaa laheen xitaa in aad udhawaato waana ku raacsanahay c.laahi in uu diido

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Před 2 lety +15

    wll Qalbi wngsan Asad Hagio Caafimaad Taan Ah Kuu Rajeynaaa 🙋🙏🙏🙏🙋

  • @somaligirl6046
    @somaligirl6046 Před 2 lety +5

    2:58 waa sax Asad Soomaalidu iyaga ayaa qofka niyada ka dila niyadjab weey ayeey u geystaan

  • @ahlammostfe3827
    @ahlammostfe3827 Před 2 lety +2

    manshallah walhi abdilahi waa wad naxariisa alleh ka xiftiyo wlalalo

  • @ramlasaid4097
    @ramlasaid4097 Před 2 lety +1

    Cabdulahi walalal wanagsan

  • @AhmedMohamedOsman-lq1zn
    @AhmedMohamedOsman-lq1zn Před 9 měsíci

    allah kariim ha isniyad jabin bro.

  • @maysounsalah66
    @maysounsalah66 Před 2 lety +4

    Mashallah mashallah walalo tusale mudan respect 🙌

  • @user-fq5nx8wo6i
    @user-fq5nx8wo6i Před 2 lety +1

    M.a wll asad farxad ku nolaw gesigii kula dhashey abdulhi hagio wan salamaya salan qali ah asad mar walbo waxn kugu duceynaya inad lixadkaga alle dib kugu so celiyo wll mcn🤲

  • @husseinaweiyz8670
    @husseinaweiyz8670 Před 2 lety +1

    Asc wll asad run ahaantii ilaahey ayaa marqaati ka ah inan xali riyo ku arkay adoo lugahaaga ku taagan waliba kubad ciyaareysid cabdulaahi uu kaaduubayo inta aad goal dhalisay ayaanu kula dabaaldegnay wllhi billhi anoo faraxsan ayan soo kacay lkn markan ogaaday iney riyo ahed ayan Ilaahey ka rajeeyay inuu run inooga dhigo aniga iyo inta jecel inad dib u istaagto ilaahey hakuu soo celiyo wll qaali🤲🤲🤲🤲

  • @djibrilkahin
    @djibrilkahin Před měsícem

    Waa docteur walllal laa xidhid

  • @ikraanxayle1872
    @ikraanxayle1872 Před 2 lety +2

    masha allah caddulahi wlloku jecey asad allahku dayo♥️👌

  • @maanyareofficial956
    @maanyareofficial956 Před 2 lety

    M.a wallahi Anika xitaa waan ku raacsanahy inow kuudiido m.a masuul waaye wallahi Abdullahi Allaha sharfo

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 Před 2 lety +2

    Masha allaaah nasiiib ledahay asad allaha kuu xafido wll waxaa hesataa naftiisa kaa jecel wlh masha allaaah
    Allaha isku kiin xafido 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤞
    Ani maya ma ogoladeen

  • @odayfamilyofficial9920
    @odayfamilyofficial9920 Před 2 lety +2

    Noo kuuma ogolaadeen sababtoo waan ku jeclahay my bro mana jeclin inuu dhib ku soo gaaro thanks c/llaahi sida aad u jeceshahay walaalkaa asad hagio nasiib ayaad leedahay waxaad heysataa walaal dhibkaaga neceb.

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 Před 2 lety +1

    MASHALLH TABARAK Apti Abdullahi Waa,Shaqsi Qalpi fcn Allh idin dhowra Aptiyaal Adigane Inshallh Gowr Dhaw Lugahaga Ayad ku,istagi Donta Apti Asad Hagio from NAIROBI

  • @user-qb3pi4dn4n
    @user-qb3pi4dn4n Před 6 měsíci

    May maogalaanlaheen waankabaqaa ina kadhacdid❤❤❤❤❤

  • @امنانتعبداللهمحمد

    Mash Allah ❤❤❤❤❤👌

  • @Mankacali
    @Mankacali Před 2 lety +3

    Wan ka ogolan laha sbbto ah waxa ku darensin laha ina tahay qof awood leh mel iska bixi karo si dhiri galin kugu noqoto ad adeeg ka qade wll cafimad tam ah insha allah dhawan ina cagahada kusocota ku rajeyna malintas farxada badan rabi haina garsiyo wll asad hagio🥰

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 Před 2 lety +2

    Wlhi wllkaa abdillahi aad ayuu kuu jclyhey❤🥰😘

  • @faatushfeysal3449
    @faatushfeysal3449 Před 2 lety +5

    Walalka wa ku❤🥰 jecelyahy ilahey haku dhafo 🤲

  • @samsammaxamoud8453
    @samsammaxamoud8453 Před 2 lety +2

    Cabdilahi noloshada ayuu ilaalinyaa🥺♥️

  • @sofiaabokar8949
    @sofiaabokar8949 Před 2 lety +3

    Mansha allah alle ha isku kindayoo 🥰🥲

  • @samiraxigto9422
    @samiraxigto9422 Před 2 lety +1

    Abdilaahi alle nolasha wx xun kumo tuso wll
    Intaa asad uducayn wlhi Abdulahi baa uduceeyaa🤲🥰

  • @faadumomaxamed4990
    @faadumomaxamed4990 Před 2 lety

    Asad m.a waxa heysataa wll kujecel m.a alle haku dhafo wllkaa cabdulahi waa wll aad ufican Wana kaa taxatiraa hore osoco wll asad

  • @zahraabdinour
    @zahraabdinour Před 2 lety +2

    M.a Asad wllkaa Allh kuu xafido wuu ku jecelyahay❤️

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před 2 lety +2

    Wll mcn asad allaha ku caafiyo walaahi waan qiirooday runtii aboowe wllhi niyada kaajeclahay allaha ku caafiyo wll

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 Před 2 lety +1

    Masha Allah waa sax Abdullahi ciidi meshas asad sarto maxkamad sar anigaba mafulen nafta waa qaali dheldhel magasho

  • @ifrahhassan2511
    @ifrahhassan2511 Před 2 lety

    Cabdle wusaxnyahy ani ahn mku ogoladen farxada akafilesid meshas cabsida dadkga edremayan kuilaw 🥺🥺

  • @khadromohammed1727
    @khadromohammed1727 Před 2 lety

    Ax ciil weynaa ilaahey lugahaaga hakusoo cesho baryo bini aadam kama bixi kartid

  • @ayaanayaan9734
    @ayaanayaan9734 Před 2 lety

    Cabdilaaah haaw ogolan wll mardanbe waxaso kale naftisa halisa haa galin walhi wan naxsana

  • @hassandahir8204
    @hassandahir8204 Před 2 lety +1

    Asad abdullahi haka xanaqin sxb meel dheer buu ka fikirayaa