TARTAN BAASKIIL QOFKII DHAQSO IMAADO 50 DOLLAR KU GUULEYSO YAA RAAYAY?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 791

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +350

    Qofkii ugu fiicnaa , uguna khayrka badnaa , uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤❤

    • @Seyga22857
      @Seyga22857 Před 2 lety +2

      Adoo sooqoraaya odhaahdaa lkn kuusaaran yahay profilleka gaalka wayn eee Erling haaland waa kugu sharaf darro

    • @cismattest3896
      @cismattest3896 Před 2 lety +2

      @@Seyga22857 runta raga kamanixiso ayaa ladhahay 😂😂

    • @abukarrage2086
      @abukarrage2086 Před 2 lety +1

      Scw scw scw scw scw

    • @ahmedsomali6486
      @ahmedsomali6486 Před 2 lety +1

      صل الله عليه وسلم ❤

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před 2 lety

      scw scw scw

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +205

    Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimada iyo cibaado suuban ❤

    • @th0maszhalpy791
      @th0maszhalpy791 Před 2 lety +3

      Adi nin yahow meel walpa waa joogtaa wlhi
      Ogaal cusub
      Sahanka xogaha
      Ogaansho
      Yahye hunter
      Liicaato
      Daweynaha
      Mo faami
      Omar inshaar
      Asad hagio
      Iyo kuwo kle
      Zxp comment land maad joogtaa 🤣🤣🤣

    • @Haffyy
      @Haffyy Před 2 lety

      Jasakalllah kheir 🥰♥️💯

    • @Haffyy
      @Haffyy Před 2 lety

      @Ahmed MAHMUD wu noduceynaya ee kadac wilka 🤣🤣🤣🤣

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +257

    Inta challenge-gan ka heshay ee welipana sugta ismuujiya ❤ Another level challenge 😍

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +3

      Wll mcn ,miyadan hal subscribe ii awoodin 😥

    • @th0maszhalpy791
      @th0maszhalpy791 Před 2 lety +1

      Zxp comment ku dhiigle ku qoro hadaa zaa u coment jeceshahy😅😅😅

  • @deeqmohamed3521
    @deeqmohamed3521 Před 2 lety +39

    Asad noo talo waayo allaaba kuu dhamaystiray fikrad fadlan kudadaal inaad 30 daqiiqo siiyo quraanka waad liibaanee insha allaah dhammaan walaalaha aqriya qoraalkaan waan kula dar daar mayaa insha allaaah

  • @aadanxasan8014
    @aadanxasan8014 Před 2 lety +58

    Kusaliya nabigeen muxamed scw

  • @samiraahmed4177
    @samiraahmed4177 Před 2 lety +25

    Asc wiilkeyga asad haji wan ku salamey waa hoyo somaliyed waxan ku ducena cimri dher iyo cafimad tama duunka intad jogtana nimco akhirana jano insha allaah aniga iyo ilmahagaba waxan ku nahay tagero waxan Aad U jeclan laha in aan call cadiya kale hadalno aniga iyo ilmahayguba wan ku salameyna adiga iyo familkaga iyo saxibadada markasta kula so dubo video da quruxda badan manshaa allaah illahay ha idin xiftiyo

  • @lahmsahal6440
    @lahmsahal6440 Před 2 lety +186

    Best CZcamsr for ever asadow🥰🥰

  • @nasmaandirahim8199
    @nasmaandirahim8199 Před 2 lety +109

    Well done the filming editing everything looked perfect

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +37

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💔❤❤

  • @abdourahimsoudaysi6198
    @abdourahimsoudaysi6198 Před 2 lety +38

    Asad hagio the best youtuber in the world, with a nice and new show I watch you all the time bro keep going😎😎😍😍

  • @iqraahmed8817
    @iqraahmed8817 Před 2 lety +14

    Waxaa thy qofka kaliya aan social media ah ugu jeclahy aan tageero si wllnimo walidnino intaba hore u soco waxaa kuu rajeynaa cafimaad iyo Hormar bdn iinsha Allah🤝✊🤍

  • @amalomar380
    @amalomar380 Před 2 lety +90

    This was the best thanks for the entertainments
    My 4years old son loves your videos,and also loves Cayda

    • @mohacade8091
      @mohacade8091 Před 2 lety +2

      Yep me too every one loves this guy

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před 2 lety +8

    axmed maraq waan la qiroday msh allh keep going bro like haleygu shubo inta rabtay in uu guleysto

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok Před 2 lety +11

    Masha Allah well done guys 👏 congratulations finally ahmed maraq you did it man Masha Allah asad hagio thank you for motivating our youth 😊 ❤️

  • @milkbariyow4801
    @milkbariyow4801 Před 2 lety +1

    nolatha waligin walalahay musliminta ah cafimad iyo cimri dhari iyo ciwatho lah ayan nai rajanayaaa dhamantin farxad wacan

  • @wiilkawanaaga3625
    @wiilkawanaaga3625 Před 2 lety +35

    Legend wa kuwataa
    Keep GoinG 👍🔥

  • @z012y
    @z012y Před 2 lety +10

    Axmed maraq guushan waan kula rabay 👏👏

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 Před 2 lety +24

    Mansha Allah keep it asad Allah haku xafido abowe video yadaada xiisa gaara ayay ileeyhiin 🎉❤

    • @ibraahimrasta3610
      @ibraahimrasta3610 Před 2 lety

      Wll adi iyo waalidkaa ilahey waxaan idinka baryaa inuu janada nii geeyo aamiin SUBSCRIBE iisaar 🥺🙏

    • @queennasra8552
      @queennasra8552 Před 2 lety

      Mashalah

  • @sahraxaji7731
    @sahraxaji7731 Před 2 lety +5

    Asadoow walal adoo xumaan ii arkeen lacagta aad game ka ama tartanka aad ku bixineesa maad sadaqa quf faqiira oo uga farxisid iyadaa aduun iyo aaqira lagu liibaanahe waakula jecleestay inaa kusoo xasuusiya mahadsanid

  • @sirtaquruxda
    @sirtaquruxda Před 2 lety +7

    asad hajio this year hadaa best youtuber lagu siin waayo taas waxaay noqondoontaa unfair ama xaqdaro... keep going. brother💪🏽🙏 you are the best😊

    • @DeeqoJibril
      @DeeqoJibril Před rokem +1

      Waa lasiiyey somali International award

    • @DeeqoJibril
      @DeeqoJibril Před rokem +1

      Waxaan kuu qorayaa qoraalkan 08-August-2023. Xili duhur ah 02:57pm

  • @Haboon7832
    @Haboon7832 Před 2 lety +2

    More hamblyo axmed maraq guushisa wlh wan sugaye qofksta oo wilshan kamid ah wan jeclhy in uu guuleysto si niyad uu u helo🥰👏

  • @muparikyuusuf3955
    @muparikyuusuf3955 Před 2 lety +3

    NABIGII DARTII LIKE SAAR

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +29

    Keep going legendary azad 💯
    ahmed maraq congrats 👏🙌🏻

  • @hibomohamed4109
    @hibomohamed4109 Před 2 lety +4

    hambalyo hambalyo ahmed maraq wan kula rabay dorkan guusha❤
    from Somaliland 💚🤍❤

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Mnsha allah maalinba wax cusub wooow loo baahan yhy mnsha allah asad halka ka wada ,dadaal badan galisa waxan ku mutysatay more subcrible in ku siino ana kuna mar hdii aad so bandhigysod kolba wax cusub

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Před 2 lety +5

    masha Allah keep going Asad Hajio congratulations AXMED MARAQ 🎉🥰❤

  • @queenamriita0120
    @queenamriita0120 Před 2 lety +4

    Waaaw axmed maraq guulayso waall macaan 🤙🤙🤙🤙🙏🙏🙏🙏

  • @fcsme
    @fcsme Před 2 lety +27

    Tartamada aad baan uga helaa😍

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +2

      Wll mcn ilaahey dartii hal subscribe igu sii , waanku baryaa wll 😥

    • @fcsme
      @fcsme Před 2 lety +1

      @@Cimra_F70 waakuu saaray😥

  • @axmednuurnuurowabucikramah5872

    Wcs wllkei qali horey USOCO alle haku barakeyo oo cafimad taam ah haku SIIYO wllka qalbiga asad xajiyo

  • @calisiciid1316
    @calisiciid1316 Před 2 lety +1

    asad ku celi baaskiilka sxp ceyda abeera cumeer arimaheela❤

  • @suhaipyusufabdi5228
    @suhaipyusufabdi5228 Před 2 lety +5

    Ugu dambeyn hampaliyo ahmed maraq Neve give up✊✊✊

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 2 lety +2

    Masha allha tabarikllha hambalyo hambalyo axmed maraq hor usocoda wilisheyna guul wacan ayan idin rajena insha allha ❤❤❤❤❤❤

  • @burhaandulane5032
    @burhaandulane5032 Před 2 lety +2

    Nio barnamijki mid doro ku samay cayda pls wllo 👋

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 Před 2 lety +12

    Masha.allaah wanku faraxsanhy inuu badiyo wiilka Ahmed maraq, waayo ciyaaro horaa laga badiyey waxan ka daawaday TV, si,aan intan ugusoo qoro waxan kasoo galay mobilkayga hambalyo waad dadashey Asad xaajiyo wana. Uumahadsanyhy

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna Před 2 lety +2

      CZcams ka iyo TV ga see iskugu xariirisay abyo

    • @garjaw7
      @garjaw7 Před 2 lety

      @@Anfac__anna TVgaga smart tv hdu yahay wa so dejin karta ama meesha appska yuuba ku jira. Keliya gmail ku xero ama sidisa ku daawo

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před 2 lety +5

    Masha Allah axmed maraq maanta waa guulestay marar badanna waan sugeynaa

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 Před 2 lety +8

    Ninkaa maraq uu soo samray guushaaa😂🤚🏻by the way it’s good challenge

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 Před 2 lety +3

    Ilaa hada Cid duubayso ma fahmin,dron miya oo hortoda socoto anyway,keep foward hagio

  • @abeejamac5219
    @abeejamac5219 Před 2 lety +1

    Waku faraxsnhy inaa noqdo dadka ugu horeya oo comment kasoo dhibta cinwakaga zxb wakutageeaa lph keep going ❣️❣️❣️❣️✅

  • @maxedsadaq9649
    @maxedsadaq9649 Před 2 lety +1

    Dadka miisanka culus marwalpa tartan-ka baskiilka ayaga ku ficn Coz 🚲markasto cules saranyhy lugta wey ku qabanee badeelaha wana markasta aad badeelaha adan ka kicin.Hmplyo bro you win

  • @shamsadii
    @shamsadii Před 2 lety

    Azad Hagio CZcams an sidaa maalin laha ah ugu xidhanahay ,nin rag leh oo rag dhaqday ,halka somaalida kale iska daba shaqayn iyo cay ula yimadeen ,azad wuxu la yimi madadaalo iyo saxiib badan iyo rag u dhaqday oo dadka la madadaaliya .Azad Hagio guul ayan ku rajaynayaa adiga iyo saxiibadaa, şi wayn ayaan u tageersana maanta axmed maraq oo lengend aan hore u guulaysan .
    From Burco Somaliland

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 Před 2 lety +3

    MashaAllah congratulations Ahmed maraq

  • @sirtaquruxda
    @sirtaquruxda Před 2 lety +2

    Ahemd maraq inuu guuleysto ugu danbeen aad ayaan ugu farxaay Hanbalyo brother🎉🎉😊

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 Před 2 lety +15

    ilove it 😍 inta part two sugeyso love

  • @AdnanMohamedMuhumed
    @AdnanMohamedMuhumed Před 2 lety +1

    Best Somali🇸🇴 ymCZcamsr Ever I Seen Asad Hagio

  • @kingtigersiin5365
    @kingtigersiin5365 Před 2 lety +12

    Legend guuleesoh 800k subscribe coming soon i.a✊✊

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 Před 2 lety +1

    Asad Tageeran ku ahaya mashallh horays usoco wll ceyda wana tagera👍❤💯🌹🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯💯❤❤

  • @adnanahmed5639
    @adnanahmed5639 Před 2 lety +1

    asad hagio waa you tuberka kaliyee somaaliyeed ee wx lagasoo shaqeeyay soo bandhigo you tuber somaaliyeed adi lee horumar uqalmo ❤️

  • @xismamaxamed1166
    @xismamaxamed1166 Před 2 lety +1

    madadaaliyaha dhalinyarta tahy asad masha allh rabbi hakudesto

  • @rahmaruun6604
    @rahmaruun6604 Před 2 lety +1

    Finally Ahmed Maraq never give up man

  • @updirahmanhajar1103
    @updirahmanhajar1103 Před 2 lety +1

    Arimaheena soqabo please please
    Mida kleh aawey ibra kadarba ??
    From Mogadishu somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @karriemasalaat6267
    @karriemasalaat6267 Před 2 lety +6

    fadil is the best one I love his😂

  • @Najmaaliahmed
    @Najmaaliahmed Před 2 lety +2

    Waw hanbalyo ahmad maraq part two asad I.a

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 Před 2 lety +1

    Waw dadalaa wuu garaa wlh axmed maraq caadi ma ahan ma uusan qusan wlh wuna gulesty ugu danben m.a🥰

  • @zakiyezantezakiyezante7283

    Best youtuber . Asad hagio 😎 2022
    Keeeeep.................ugaaz

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před 2 lety +2

    Hanbalyo axmed maraq keep going asad legend is legend good 👍🏾 challenge

  • @user-gz3je2fb5r
    @user-gz3je2fb5r Před 2 lety +1

    Wa maskin Ahmad maraq congratulation

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 Před 2 lety +9

    Waxan uqabay Gamekii inuu soo dhacay Gamekii dhgoolka waanba uxiisa anu🥰

  • @awilmohamed7503
    @awilmohamed7503 Před 2 lety +5

    walal hada fikirkeyga ka dhiibo waxa laga yaba in ay qatar ku galan ama dhawac halis kaso garaan marka next time ha sameynin insha allah wa mahadsan thy wllkey

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 2 lety +1

      Aad iyo aad sidaa unbaan anba soo qoray baaskiilku isagoo halistiisu badan tahay hadana markay tartan iyo xifaaltan noqoto wuu kasii daran yahay hadana meeshu wadankeenii gawaadhidu kuyarayd maaha oo wadada kaligood ma isticmaalayaan dad gawaadhi waxkasta ayaa ka hor imaan kara inkastoo ay meeshu cidlo ahayd hadana waan unaxsanaa xawaaraha sare ee ay kusocdeen awgii waxyar hadduu kahor inaan lahaa xataa bareega qabashadiisa inay haleelaan baa adkaan lahayd 🥲
      wlhi ragaas Ilaahay baa usahlay mar danbe yaanay samayn.

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi Před 2 lety +2

    Baskiilku xoog ayuu u baahanhy axmed shaah wuu ka xoog weyn yhy kuwa yaryar oo caatada ah lkn orad haday ahaal lahayd way soo qaban lahaayeen

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 Před 2 lety +3

    Waxaan kugu Amanaaa inaaa tahay qof dantiisa og oo qofwalbo la heshiinkaro oo dhalin badan wado oo aad u dabeecad wanagsan hadane inta tiro oo heysto ku gaaray waxyaabo bulshada wax ka faidan dhalintane kumadadsho waxaan kaaga digaa inaa qof kudhagin horay usoco

  • @samiiralih6764
    @samiiralih6764 Před 2 lety +6

    AsaD hagio pro New Challenge kaso same cunto lagu tar tamaYoh challenge Team team ka dhig cuntaDan bariis ama baSto team walpan 2kilo oo bariisa ama baSta cunaYan then winners 50$ (team A caYda iyo fadil) (team B cumeR iyo abeera)( team C arimahena iyo mk)😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 lety +1

    Asc walaalow adiga oo iga xanaaqin ha sameynin wax adan ka fiirsanin oo weliba khatar ah. Wilashaan danger aad gelisay in ey bushkuletiga without HELMET ⛑️ in ey wadan. Dad badan ayaa ku dhintee dadna kooma ey ku jiraan ee wilashaan nafsadooda ha ku qamaarin waa iga waano. WA BILAAHI TOWFIIQ

  • @munishmuna4754
    @munishmuna4754 Před 2 lety +2

    Asad I miss you 😘 pro we comE galkcyo insha allaah

  • @maxamedjelaani799
    @maxamedjelaani799 Před 2 lety +3

    Are you singale

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 2 lety +7

    12 minute 3.5 k views another level🤯🙏

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Před 2 lety +2

    Mashalah axmad maraq inuu aaan labilaabin ayaanba guul uguduceeyay hadana waaaba sidaan rabay mashalah hori usoco

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 Před 2 lety

    Axmed maraq ha guleste. Daaa wayo wax badan ayuu guul filayay

  • @R_kaka10
    @R_kaka10 Před 2 lety +2

    Asad hajio keep going waqtikasta💯💯💯💥💥✊✊👍👍

  • @najaxnayruoz4335
    @najaxnayruoz4335 Před 2 lety

    manta ahmed maraq ba guulstye congratulations 🥰🥰🥰

  • @abdirahimibrahim8011
    @abdirahimibrahim8011 Před 2 lety

    halaal qoodhato Asad hajiyow hormar fican baan kurajeyneyaa inshlh

  • @abshirdajiye8571
    @abshirdajiye8571 Před 2 lety

    well done . balse asxaabay jidka qatartiisa ayuu leeyahay sida awged haddad tartan oo kale sameynaysan waddooyinka loogu talgalay la aada waa halis waddooyinka xaafadadaha tnks alot team 27

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 2 lety +2

    Ilahey ha idin amaan sado walalaheyga qaligaa lkn saan dhib waaye si kale halo bedelo ayan dhihi laha ❤🙏

  • @nasroaxmad9439
    @nasroaxmad9439 Před 2 lety +1

    ani waan ogaa cwa inuu axmed maraq guuleysanaa hmbalyo pro🌍

  • @wallmahir996
    @wallmahir996 Před 2 lety +4

    Waba yaapee Camirada yaahaayo 😂😂Inta ila yaaban Ismuujiya dee😂😂

  • @caliahmeddhuxuloow4999
    @caliahmeddhuxuloow4999 Před 2 lety +36

    Ceyda guul insha,allah

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 Před 2 lety +1

      Legend subscribe iisaar sxb

    • @mohamuddakane8043
      @mohamuddakane8043 Před 2 lety +1

      Wlhi run ahantii barnaa mijkan waan jeclaathi sxbyll mana islajognee mxaa xal eh

    • @yourii672
      @yourii672 Před 2 lety

      @@mohamuddakane8043 dhib maleh Ana macal kula mida nahay sxb

  • @nalkapeadiamond4712
    @nalkapeadiamond4712 Před 2 lety

    Keep going 💪 bro from marka cadeey asad hajio

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Před 2 lety +1

    Abeera and aHmed maraq top 👌

  • @abdikaren4975
    @abdikaren4975 Před 2 lety +1

    King ceyda legend waaku wataa marwalba

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před 2 lety

    Asad waa youtubrka soomalid ugu fiican ee keena barnaamujo farabadan hambalyo

  • @abdiqadir575
    @abdiqadir575 Před 2 lety +1

    Asadoow pleas camera nocee wsaye wayo wanku wareray wlhi

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio3984 Před 2 lety +2

    Keep going aboowe guul 🏆🏆👍 mash Allah

  • @maxamedcade9151
    @maxamedcade9151 Před rokem +1

    Mashalah

  • @songclips9890
    @songclips9890 Před 2 lety +3

    Wllhi talent wuu sareeyaa 800 k subscribe

  • @zariinaabdullahi2291
    @zariinaabdullahi2291 Před 2 lety +1

    Wllh guusha waa kufaraxnry ahmed maraq hambalyo

  • @mubarikfaarax2323
    @mubarikfaarax2323 Před 2 lety +1

    M.a sxb runtii shaqo fiican baad haysaa dhalinta in lamadandaaliyo waa muhiim afaarahan markaan arkay runtii waan kufarxay ❤ keep ❤ going ❤guul wacan rabi caafimaad taama hakusiiyo❤WE LOVE YOU❤❤❤❤❤

  • @samiiromuhamudabdi1390
    @samiiromuhamudabdi1390 Před rokem +1

    I love it iso good I'm in mleshya

  • @Princess-qb7pm
    @Princess-qb7pm Před 2 lety +1

    Naxarista wa dalat 🥺❤️

  • @korneeljirid1789
    @korneeljirid1789 Před 2 lety

    Hambalyo walalkey axmad maraq waan filayey inaad guuleesaneesit waad guulesaty hambalyo mash allah

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Před 2 lety

    Bogaaddin saaxiibayaal. Asadow horay usoco saaxiib. Barnaamujyada kudhufashada Dubbaha inooso baddi ustaad iyo midka Tilmaan.

  • @AhmethIndho8990
    @AhmethIndho8990 Před 2 lety +1

    Naxariistu waa dhalad rabi kuugu dhex aase 💚🤍❤👊🏻

  • @heydarmouusa1061
    @heydarmouusa1061 Před 2 lety +2

    Masha alaaaah Axmed maraq

  • @sacaadaahmed5372
    @sacaadaahmed5372 Před rokem

    The best youtuber in the world ❤

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 Před 2 lety +2

    Best youtuber for ever asad hagio❤🙏

  • @najiibinjeey6207
    @najiibinjeey6207 Před 2 lety

    Best CZcams aan kahelo walahi m.a asad lpx nolosha kuma xumeydo

  • @nuurhussen6819
    @nuurhussen6819 Před 2 lety +2

    Masha Allah keep going walakay

    • @Cimra_F70
      @Cimra_F70 Před 2 lety +1

      Wll mcn ilaahey dartii hal subscribe igu sii, waanku baryaa wll 😥

  • @iqrobaryare55
    @iqrobaryare55 Před 2 lety

    yes qofkii u horeysay comment soo qorta ahy love saar

  • @najaxnayruoz4335
    @najaxnayruoz4335 Před 2 lety

    camera yaa hayeh tan hore socta asad walhi libaax bad thye ilhye ha no ka daayoh🥰🥰🥰

  • @kerai195
    @kerai195 Před 2 lety +1

    Asad you are the best CZcamsr mashaallah ❤

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Před 2 lety

    Watardan xiisihiisa wada noosoo badiya barnamijkan tardankii baskiilka ee flinkii amirkhan bn soo xasuustay keep going guys abeera sxbky wali maguuleysan

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 Před 2 lety +11

    The game is amazing I love it!