TAARIIKHDA SOOMAALIYA - XILIGII GUMEYSTAHA - QEYBTII - 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 32

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib Před 4 lety +5

    Sayid mohamed Abdile Xassan 😭😭😭😭😭😭😭 😭😭 Illaaah Haunaxariisto Qabrigiisana Rabi Ha Unuuriyo Walee Waqti Aay Noqotoba Wan *kubadalayaaa* Rabi Haigu Garbeeyo

    • @henrycastiel7974
      @henrycastiel7974 Před 3 lety

      Pro tip : you can watch movies at Flixzone. I've been using it for watching all kinds of movies during the lockdown.

    • @claymoses9629
      @claymoses9629 Před 3 lety

      @Henry Castiel yea, I have been watching on flixzone for months myself =)

  • @wadaniga
    @wadaniga Před 6 lety +6

    Aabihii xoriyadda soomaaliya sayid Maxamed cabdulle Xassan isaga iyo daraawiishi waa u Soo halgameen dalka ilaahay ha u naxariisto.

  • @ahmadabdi2693
    @ahmadabdi2693 Před 6 lety +6

    masha allah wax badan ba ka baratay barnamijkan

  • @akzuldaanyare963
    @akzuldaanyare963 Před 4 lety +6

    Inshala buug ayaan kaqori lama ilawidoono

  • @FalisMoha-ly8zf
    @FalisMoha-ly8zf Před rokem +1

    Ala tartanka gumaytaha noogaleen💯

  • @alinor4000
    @alinor4000 Před 8 lety +2

    rabi iyo nabaa laga cuksaday gabayga kujirta waa shirki rabi kaligiisaa lacugsadaa

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed4966 Před 5 lety +1

    ILaahay naxariia Ha siiyo cawke

  • @faraxyere1819
    @faraxyere1819 Před 3 lety +1

    Allahawnaxariisto

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +1

    Omer arti tilling a true History

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před 2 měsíci

    Waligoodba majeerteenku gaalo raac ayeey ahaayeen

  • @whome4851
    @whome4851 Před 6 lety +4

    bal eeg waxa gaal isku keentagay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 11 měsíci +1

    1958

  • @awilali6102
    @awilali6102 Před rokem

    😢alahayoow unx cawj
    a

  • @FartuunMaxamed-bb8hx
    @FartuunMaxamed-bb8hx Před 6 lety +3

    Maxamed cabdile xasan inuusan diin shakho kulaheyn baad halkaa ka garaneeysaa. Bal dhageeyso daqiiqada 12-14 gabayga col shariifi weceeyso caalim reera dhacaayo cilmi xoola lagu qaado casiiski na abuurayoow ciribteeda aan eegno

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 Před 2 lety

      Sayidka inuu diinta islamka iyo soomali oo dhanba difaacaayay shaki kumajiro

  • @akzuldaanyare963
    @akzuldaanyare963 Před 4 lety +2

    Taarikhda soomliland

  • @abdulqadirmaxamed2052
    @abdulqadirmaxamed2052 Před 4 lety

    abdulqaadir maxamad muuse

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 Před 4 lety +1

    xukun jacayl aya ummada logu soo dhuuntaa gaal baan diidanahay oo lagu gumadaa kumanaan shacab ah oo maati ahayd sida Sayid Cabdallah xasan ama Siyad Baroo kale.

  • @najmomohamed-uf9jq
    @najmomohamed-uf9jq Před 6 měsíci

    cafarta soomaali miya mise wa itoobiyan

    • @CaashoWanaaje
      @CaashoWanaaje Před 2 měsíci

      Cafar waa qomiyad somalido kala itoobiyana waa qowmiyado isku tagay
      Marka canfar somalida oromada iwm kushitig baa lasku dhaha

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 Před 6 měsíci +1

    😡😡😡 wlahi 2024 ayan mareyna halkey awoweyaasheen marayaan 1860 bal eeg marka waxa dalkeena tartarn guumeysi ugu jirey ethiopia france italy uk iyo egypt oo noqotay guumeyatihi muslimka ahaa ee guumeystay berbera ila bula xaar
    Maantayna waxa lagu leeyahy waxa tartanka badeena ku kala ordaya dalal kala ah ethiopia iyo uk sidii awoweyaahsen ayey leeyihin 2024 maanto ah turk aya wllheen ah ee aan ku wareejino xeebaheena alla dadku maan gaabna waxa kaloo iiga daran dadkeyga rer somliland oo ethiopia ka xigsanaya wllhood somali weyn 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 Před 4 lety

    Dadka ka daaya beenta magaca la yidhaah Somalia oo aan ahayn ciwaanka oo ah dhulkii Somaalida ee 5ta qaybood ahayd Somalia waxa la odhan Somali talyaani .

  • @ahmedqanimuqdishawi1847
    @ahmedqanimuqdishawi1847 Před 5 lety +1

    Ummada somaliyeed goorma heeryada gummaysiga tuuri

    • @muuminhaaji
      @muuminhaaji Před 4 lety

      markii aan garano inaan nahay dad jira oo dal ladhaho Somalia inaan leenahay 😉📌

    • @abdirahman2340
      @abdirahman2340 Před 4 lety +1

      Bal ka waran ka somaliga sheeganayey ee gaalka aad sheegayso ka arxandarnaa oo marna shuuci diintodii ku bafalay marna qzbiilkiisa intii kale somali ahayd yidhi dhaca oo dila car juuq dheh makaas ba dhama gaalkii dhulka haystay.

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Před 2 lety

    Xita masaaridii baa calankeeda kataagay dakada berbera waxna way qabten o ayaga hor dhisay dakada bar bara iyo seylac😡😡😡😡

  • @shaahyahangeneral1096

    Beentii iyo propagankii aw jaamac baad noo soo gudbisay

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety

    Somalia history analysis 65% not correct analysis