Caabudwaq iyo kismaayo maxaa ka dhacay maanta 15 July 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 103

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem +11

    Xasan waliyoow scw mahadsant walaalkey qeer sheega ❤❤❤❤

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods Před měsícem +2

    Subxaana Allah walaal Dowlad nacam anagaa marqaati kaaga ah indadka qaar dawlad shatigerda laguqaraabanayaa Allah ayaa kaqabtay lalkase waa xer waculumo ilaal ka abka ka ab

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px Před měsícem +5

    Layab male bob hantida qaranka iyo hurin digaal qabileed waa shaqadi xassan shekh (xassan xaraash qaran)

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Před měsícem +3

    MAREEXAAN ILAHAY AYAA U KEENAY HUBKAAS CIDNA UMA WADIN

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Před měsícem +7

    Xasan munaafaq waa caadadii
    sa inuu iskujabiyo qabiilada
    somaliyeed,isagana wuxu kumashquulsan yahay hanti
    uruursi iyo dastuur badelasho
    si uu xukunka ugu waaro.
    Allow nagaqabo munafaqas
    Aamin.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Před měsícem

      Hassan Sheikh maxaa laga rabaa Parliament tuugo ah ayaa inoo keenay. Ninkas niman isaga ka si xun oo parliament lagu sheegayo ayaa inoo keenay iyo qader Allah.

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Před měsícem +2

      ​@@Onceuponatime-f7h
      Waleh.ninkah.xun.isan.kujirin
      Barlamankah.haduh.kujiranah
      Waa.mid.amarkaqatah.xasan.shaq
      Markah.macag.xumah.racday.
      Xasan.sheq.waa.mid.abadan.dabah.socotah.waligis.xasan.dal.xarasheh.
      Markah.intan.ilahaay.hagusimah
      Dhibkah.kudhacayah.shacabkah
      Somaliyeeed
      Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Před měsícem +2

      @@JsheEhehej
      Walaal dalkeeni waa dayacan yahay waynu u wada jeedna. Allah baan magansanay

    • @abukaralasow8491
      @abukaralasow8491 Před měsícem +1

      @@JsheEhehejaf somali sida loo qoro soo baro kadib madaxweynaha wax ka sheeg xoolo yahoow

    • @abukaralasow8491
      @abukaralasow8491 Před měsícem

      Hooyada siilkeeda munaafaq ah gaashi ku dhashe was

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +5

    Reer caabud waaq waxaanu idinka codsanaynaa inaan hubkaas wax shacab ah lagula dagaalamin gacantoodana aamin ka dhigaan
    Cidii soo weeraraysaa adeer iyagaa cirka roob ku og

    • @rukiaabdulle420
      @rukiaabdulle420 Před měsícem

      Mareexan dhulkoodii qabiil kale baa haysta waa inay wadankooda soo ceshadaan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem +5

    Ilahay dulmiga ma jecla ugaas meshan dowlad kama jirto runti

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 Před měsícem +5

    Illaahay ha naga qabto

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem +5

    WAANKU SALAAMAYAA XASAN WELI MUWAADIN XALAAL AH OO QABYAALADDA KAFOG. GUULEYSO HUSSAIN WELI SAAXIIB

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem +2

    Xasan sheekh dabku soomaali kadhex shidayo isgaa. Kugu. Dayac buu udhiman aakhirmiisa

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před měsícem +3

    Mashallah 🥰 good job Ahmed islaan geesi ❤😂

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 Před měsícem +2

    Axmamadoobe waaa xubinka mid ah Al Shabaab ah.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Před měsícem +2

    Xasbunalaah wanicmal wakiil. Alxamdulilaah ilaahii fashiliyey. Makrigoodii baa Ale ku gadiyey. Ilaahay daalimiinta ha naga qabto.

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v Před měsícem +2

    Ciidamada waxaangeeyay fartaag difa mareexaan kismayo u qabsadaan waanlaidinka horeeyaa

  • @user-ej2rx2jv6m
    @user-ej2rx2jv6m Před měsícem +3

    Xassanweli aadbaan ku salaamay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +2

    Hubka waxa ka dambeeya xasan ayax oo kucaanbaxay iska horgaynta shacbiga. Soomaaliyeed oo lagu xasuuqo

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 Před měsícem +2

    Waxaynu leenahay Dadka Hubeynaya shacabka somaliyeed wa in ay kawantoobaan ❤❤😂😂🎉🎉😢😮😮😮😅😊😊😊😊

  • @abdihersi2151
    @abdihersi2151 Před měsícem +6

    xasan sheekh maxuu u geeyey ciidamo hubeysan, waxuu rabey inuu xoog ku qabsado, xamar ayaa ubaahan ciidamo

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před měsícem +2

    Alxamdulilaah alle ha naga qabto allaha qabto xubnaha dowlada umada dagaal dhexdhigeyso

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f Před měsícem +3

    Waxaan maqlijirey sirmaqabe alaah usahana

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +2

    Xasan ayax ayaa yidhi axmed ow sidaa samee waa la

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t Před měsícem +3

    Ilaahay shartooda hanagaxijaabo kuwa sharta noogulasoosocda shartooda allaha kucesho

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Před měsícem +1

    اللهم لك الحمد ilaahayoow dulmiile kasta oo qabiil isku diray o allow burburi. Waxaan aad oogu mahdiyaa dad kii qabtay hi ka as. Leelkasane alle aa badbaadiyey

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Před měsícem +2

    Asc, maxuu ka Faa‘iidey Maxamed Siyaad bare Isaaq iyo Hawiye,waa dhisay deegasnkoodii , dhaqaale bay heheen Deena waa ku kaceen oo waa iska sareen. Tack

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem +2

      😂😂😂yaa ku yidhi isaaq wa dhisay siyad beenta maxa kugu kalifay waba waxu na dhise cashuutra dhulkayaga ka so baxda iyaay qadan jiireen walhi wax kasa xamar iya la geeyn jiray

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Před měsícem +1

      ​@@dhashisheekhisaxaq9514
      Minkah.maxad.udhisiweydan
      Waduyinkah.magaloyinkah
      Somalilan.wakuwah.jajabanah
      33.naso.bad.dhisan.weydan.
      Wadoyinkah.
      Markah.hatah.madaxweynah.mahestoh.gurih.udagoh.waxuuh.dagan
      Yahay.gurigih.inah.cigal.lah.jiray.
      Buh.dagan.yah.musah.bixih
      Markah.intad.iskah.daysan.hadalkah.badan.dhistah.guryah.dowladah
      Iyo.wadoyinkah.magaloyinkah
      Eey.maran.baburtah.oo.burkuh
      Khariyey.nadifsadah.rer.somalilan
      Ney.
      Markah.dhulkah.iyo.wadoyinkah.
      Waxad.kudhisatan.iskah.waxa.ukhabsoh.

  • @alijama6723
    @alijama6723 Před měsícem +5

    REERKA IN CID LAGA REEBO LAGUNA TALA GELIN SUBXAAANA LAAH CIDII DOON TAA HALA HAATO WAA QANIIMO

  • @Khadar123Khadar12
    @Khadar123Khadar12 Před měsícem +1

    Soomaalay Xasan haleyskaqabto dadkii iyo dalkii waa labaabaey Dakkana Ethiopia lawareegtey

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před měsícem +3

    Ellahay haku dhowro soomaali sax ah baatahay

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem +1

    Leelkasi xirbaladhihijiray alle jecel soomaliya wixii dhibkuwada alle haqabto

  • @AaA-m7z
    @AaA-m7z Před měsícem +4

    Aamiin Aamiin aamii

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Před měsícem +1

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen baa Wuxuu khasnada xooga dalka kala Soo baxey hub aad u badan lakiin Waa Allah Madiis Xassan diirato Wuxuu Soo xadey Waa la Qabtey

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Před měsícem +2

    Asc, Axmed madoobe ninka wax kashigay oo Barre hiiraale kismayo ka saaray waa Abdiraxmaan Faroole waana uu ka shalaayey,punthland waxaa iyo Somali ba barre hiiraale iyo mareexaan,

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +2

    sidagdag ah waa in daarood ismaaciil caabudwaaq ugaadhasn waliba reer puntiland iyo reer khaatumoow gaaadha meeshaa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před měsícem +1

    sir ma qabe saab baa biyo u celiyo koley cid baa lagu ciribtiri rabay subxaanallaha

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před měsícem +2

    Waa yaab walee

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 Před měsícem +2

    Hadda mahaysatidoo cabud waaq iyadu qabiilma aha miyaa

  • @siradnurahmed742
    @siradnurahmed742 Před měsícem +3

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaa rabi raxman

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před měsícem +2

    Shaab shabaab shaley tuug

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 Před měsícem +3

    Basukihi ayad ilowday

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 Před měsícem +4

    Aamiin.aamiin.aamiin.yaa.allah

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +2

    Wax lala yaabo NSA masidaa ayey isu bedeshay
    Walle waa wax laa yaabo

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před měsícem +2

    XASAN IYO AXMED MADOOBE XIRIIRKOODA MEESHUU MARAAYEY WAA LA OGAAYE XASAN MUXUU CIIDAN HALKAAS UGEEYEY, SOW MA OGAYN INAY TAN DHACAYSO.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem +1

    WAA CALOOL XUMO SIDEEDA AH❤❤❤😂😂😂

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před měsícem +4

    Cabudwaqq. Gül. İyi. Gobanimo

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před měsícem +2

    Why is my Loggy why I am to smile it’s not enemy from Somalia. Yes, you do. Yes, you do. Yes, you do.

    • @Sahra-qe8gb
      @Sahra-qe8gb Před měsícem +1

      Gül iyi gobima cabudwaq

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Před měsícem +2

      Hubkah.meshih.lowaday.bah.waa
      Lakhabtay.cidih.shegatanah
      Somalia.oo.dhan.bah.ladagalin
      Waxeey.nokhonayan.caduwgah
      Umadah.somaliyeed
      Wanah.hadal.sah.ah.eey.yiradan
      Shacabkah.somaliyed

  • @user-dl3lx1kt7m
    @user-dl3lx1kt7m Před měsícem +4

    Cajiib

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před měsícem +2

    Daro Harold Darrell

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před měsícem +4

    Ahmed heroes heroes heroes. He knew that I’m really I like that.

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před měsícem

    Waxas ma waxa lagu xasuuqaayaa ummada somaliyeed allow adaa weeyen .

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před měsícem +2

    Call Abdulle ghoul Abu Habibi, Abu

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 Před měsícem +1

    Qabyaalad ayaa kaa buuxda’laylkase hubkaas’looma keensan’lkn mid dowlsdeed oo alshabaab’loogu talagalay’ayay u’egtahay

  • @user-wu8fk2ol7f
    @user-wu8fk2ol7f Před měsícem +2

    Xasan waliyow siwacan ayaad nogu warantay laakiin nomaad sheegin meesha lagakeenay

  • @user-vy4vk7lw3k
    @user-vy4vk7lw3k Před měsícem +1

    Warkaas maxad ka hesa menta itaas leg waba kama jiran ee ilaahay uso noqo

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Před měsícem +1

    war mareexaan hubka aad qabsateen cidna ha iska siinina ceshada walee hadii kale idinkaa leydinku dili

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před měsícem

    Waa yaab nin somaliyeed oo madaxweeyena ahaa oo dulmi la dul fadhiisiitey shacabkii somaliyeed .

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před měsícem +2

    Maantana maxaad wadaa ?

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 Před měsícem +1

    170 boqol. Iyo todobatan nin oo milatari ah see logaqadikara hubka wax saxa. noosheg. Saxib

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před měsícem +1

    Hubkaan gelmudug lagu dumin laha maleshaadkii qoorqoor lagu werari laha ayaa loo waden maraxaan looma wadin ee beenta dhaaf dameeryahow hubkas sida layidhi Liban shuluq Iyo mahad salad leh ku hubeeya maleeshiyad ka soo horjeeda xasan shiiq waxa ku fekerey in gmudug dumiyo miya ilahey baa og xaqiiqda

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 Před měsícem +1

    Ciir’hawiye ciyaar’laguma’dhamo ayaa layiri’ee bal’aan eegno

  • @imanali4463
    @imanali4463 Před měsícem

    Kana ma hadlaa ilaahow caqli noo yeel neef qabiila islaameed

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem

    Xasan Sheikh dawladnimadii Soomaaliya waa bur buriyey

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem +1

    Hubkaas wlhiy ineydaan hesaneen ee hubka dowlada sooceliya hadaa rabtaan runta

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 Před měsícem +1

    Waxba maadan Sheegin qabiilna hubkas ma iibsankaro,
    Laga yaabe in alshabaab loowaday.
    Dowladu haday rabto in AY hubsiiso qabiil hub wuxuu uyaalaa baqaarada AY dowladu maamusho

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

      kkkkkkkk alshabaabkee adeer sax munaafaq baa soo gaday oo reerkiisa uwaday daarood baana lagula dagaalami lahaa laakiin illaahay baa fashiliyay hadaay shabaab lahaayeen maxaa ciidanka nisa u illaalinayeen adeer xasan munaafaq illaahay baa fashiliyay walee caabudwaaq hadii talaabo xageeda looqaado dalkoodhan dagaal baa ka bilaabmaya hawiye daawlad maaha ee meeshu waa qabiil mooryaan ah mareexaana rag buu ladhashay car talaabo xagooda halooqaado car walaahay gaalkaco ilaa gal gaduud mar buu dagaalku kabilaabmayaa

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před měsícem

    Xasan dhiigo waa kii is boohboohin jiraye ma isagaa god ku shubay 😢

  • @SiciidoXaaji
    @SiciidoXaaji Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před měsícem +1

    2:12 Yaa leh CZcams kaan?????.

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Před měsícem

    Waxaad leedahay ilaahay ha no dambi dhaafo waadna dabaalanaysaa dambiga

  • @abidirizakalikeja
    @abidirizakalikeja Před měsícem +1

    Axmaqyahow uqdada qaba
    Haddii qabeel loo waday oo qabiilkale qabsado maxay ku kala duwanyihiin

  • @CarbQorane
    @CarbQorane Před měsícem

    Guuul guuul

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před měsícem

    Af kaashiito Yur

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem +1

    KAA KISMAAYO FADHIYAA WAA AMIIRKA ALSHABAAB EE KISMAAYO ILAA QORI CAARADDII LAGAGA XOREEYO MOOYEE SIKALE KUTEGIMAAYO

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před měsícem

    WAXA FIICAN HADU HUBKAAS DULMI KUSOCDAY YAAN DAD SHACAB AH LAGU DULMIN DADBAA LEH QABIILO HA LA ISKAGA CELIYO WAXANA KADHALANEYSA IN CADOWGA UU BARI SOOSIIYO HUB QABIILKA KALE WEYNA DHACDAY IN ITOBIYAANKA KALA SIIN JIREEN HUB SI QABIILADA ISKU LAYAAN MARKA HUBKAS WAXMA GARATO YAAN LOO DHIIBIN

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u Před měsícem

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏🙏🙏♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Před měsícem +1

    Tuugo waye kuwa xasan u Kenay wana laxera wixi edab daran rufyan nimo wada jubo Land inad gubto rabta khacin tahay

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 Před měsícem +1

    War dadka beenta kadaaya 😂😂😂

  • @CarbQorane
    @CarbQorane Před měsícem

    Gccl guuul

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Před měsícem +1

    scwscw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d Před měsícem

    Daarood iyo Hawiye gacan baas ayey isku hayaan 😂😂😂😂
    Guleysta kiina adkaada 😂😂😂😂😂
    Finalka Somaliland ayaa sugeysa kiina soo badiya 😂😂😂😂

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Před měsícem +1

    scwscwscwscwq❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Před měsícem

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤scwscwscwscw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Před měsícem +1

    😜👎

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 Před měsícem +1

    BEEN BADANAA. ODAYGAAN KISNAAYO WAXBA KAMA DHICIN ADEER ANAGA JOOGNO

  • @AdaanCabdi
    @AdaanCabdi Před měsícem +1

    Been ayaad nooshegatay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před měsícem +1

    Beenaale

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

      beentee adeer habkaa nagaa gacanta kuhaayna waana hadiyad illaahaay nasiiyay daarood baana larabay in lagu gumaado laakiin meeshii loogu tashanayay daarood illaahay baa joogay hadana iyagaa lagu gumaadayaa kuwii watay hal talaabo hadii caabud waaq looqaadona dagaalku halmar buu ka bilaabmayaa gal guduud ilaa mudug walaahay car talaabo halooqaado mooryaan tan hawiye ee daawlada sheeganayoow daawlad majirto

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +1

    Acuudu billaahi war meesha halagu kala tago