Halbeg Tv 24
Halbeg Tv 24
  • 1 392
  • 3 073 063

Video

Reer cabudwaqow Diyar garoobo 22 July 2024
zhlédnutí 544Před 2 hodinami
Reer cabudwaqow Diyar garoobo 22 July 2024
LA KALA TAG AMAR ALLE LAAKIIN 22 July 2024
zhlédnutí 2,6KPřed 5 hodinami
LA KALA TAG AMAR ALLE LAAKIIN 22 July 2024
Hubka Mareexaan iyo Duulaanka Hawiye Caabudwaaq 22 July 2024
zhlédnutí 8KPřed 8 hodinami
Hubka Mareexaan iyo Duulaanka Hawiye Caabudwaaq 22 July 2024
DEGDEG XASAASI AMAR ALLE LAAKIIN 22 July 2024
zhlédnutí 2KPřed 11 hodinami
DEGDEG XASAASI AMAR ALLE LAAKIIN 22 July 2024
HUBKA CULUS IYO VILA SOMALIYA AMAR ALLE LAAKIIN 22 July 2024
zhlédnutí 8KPřed 15 hodinami
HUBKA CULUS IYO VILA SOMALIYA AMAR ALLE LAAKIIN 22 July 2024
Degdeg Ciise Maxamuudow Catoosh Yare iyo aabihii haddii ay dhiseen Deni aniga maxaa 21 July 2024
zhlédnutí 15KPřed 19 hodinami
Degdeg Ciise Maxamuudow Catoosh Yare iyo aabihii haddii ay dhiseen Deni aniga maxaa 21 July 2024
SHEEGA DEE (4047) 21 July 2024
zhlédnutí 7KPřed 23 hodinami
SHEEGA DEE (4047) 21 July 2024
SHIRQOOL VILA XASAN SHIIKH 21 July 2024
zhlédnutí 2,2KPřed 2 hodinami
SHIRQOOL VILA XASAN SHIIKH 21 July 2024
HUBKA CAABUDWAAQ 21 July 2024
zhlédnutí 8KPřed 2 hodinami
HUBKA CAABUDWAAQ 21 July 2024
CAABUDWAAQ IYO VILLAA SOOMALIYAA 21 July 2024
zhlédnutí 10KPřed 2 hodinami
CAABUDWAAQ IYO VILLAA SOOMALIYAA 21 July 2024
DEG DEG MAREEXAAN IYO HUBKII MW XASSAN SHIIKH 21 July 2024
zhlédnutí 13KPřed 2 hodinami
DEG DEG MAREEXAAN IYO HUBKII MW XASSAN SHIIKH 21 July 2024
Degdeg Xildhibaanad DIR Woqooyi oo xalay Laad kaga tuuray ajandihii, Sheikhadii Dumar 20 July 2024
zhlédnutí 59KPřed 2 hodinami
Degdeg Xildhibaanad DIR Woqooyi oo xalay Laad kaga tuuray ajandihii, Sheikhadii Dumar 20 July 2024
SHIRQOL Madaxwayne Xasan Shiikh oo ciidamo Hawiye 20 July 2024
zhlédnutí 11KPřed 2 hodinami
SHIRQOL Madaxwayne Xasan Shiikh oo ciidamo Hawiye 20 July 2024
Deni oo labalaba ka keenay mw xasan shiikh (4035) 20 July 2024
zhlédnutí 4,7KPřed 4 hodinami
Deni oo labalaba ka keenay mw xasan shiikh (4035) 20 July 2024
MW XASAN SHIIKH MAXAAMUUD IYK UNKA 20 July 2024
zhlédnutí 3,3KPřed 4 hodinami
MW XASAN SHIIKH MAXAAMUUD IYK UNKA 20 July 2024
MAREEXAAN HAL QORI MA SOO DHIIBAYNO HUBKA 20 July 2024
zhlédnutí 17KPřed 4 hodinami
MAREEXAAN HAL QORI MA SOO DHIIBAYNO HUBKA 20 July 2024
sharci daro villa somaliya iyo Hubkii Caabudwaaq 20 July 2024
zhlédnutí 5KPřed 4 hodinami
sharci daro villa somaliya iyo Hubkii Caabudwaaq 20 July 2024
MOOSHAN AMAR ALLE LAAKIIN 20 July 2024
zhlédnutí 7KPřed 4 hodinami
MOOSHAN AMAR ALLE LAAKIIN 20 July 2024
RW KUXIGEENKA DM IYO DIR AMAR ALLE LAAKIIN 20 July 2024
zhlédnutí 5KPřed 4 hodinami
RW KUXIGEENKA DM IYO DIR AMAR ALLE LAAKIIN 20 July 2024
Degdeg Qorshaha cusub ee Xasan Shiikh, hubkii Caabudwaaq. Hooley iyo Duduble maanta 19 July 2024
zhlédnutí 25KPřed 4 hodinami
Degdeg Qorshaha cusub ee Xasan Shiikh, hubkii Caabudwaaq. Hooley iyo Duduble maanta 19 July 2024
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 19 July 2024
zhlédnutí 12KPřed 4 hodinami
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 19 July 2024
MW XASAN SHIIKH WAA IN LAGUU DUULAA MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 19 July 2024
zhlédnutí 3,8KPřed 7 hodinami
MW XASAN SHIIKH WAA IN LAGUU DUULAA MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 19 July 2024
HUB KA MAREEXAAN IYO VILA SOMALIA 19 July 2024
zhlédnutí 3,6KPřed 7 hodinami
HUB KA MAREEXAAN IYO VILA SOMALIA 19 July 2024
Xasan shiikh iyo Hubkii Caabudwaaq 18 July 2024
zhlédnutí 2,8KPřed 7 hodinami
Xasan shiikh iyo Hubkii Caabudwaaq 18 July 2024
TOP SECRET 4023 19 July 2024
zhlédnutí 4,1KPřed 7 hodinami
TOP SECRET 4023 19 July 2024
HUBKADHIGISTA MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 19 July 2024
zhlédnutí 14KPřed 7 hodinami
HUBKADHIGISTA MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 19 July 2024
Degdeg Xasan Shiikh oo weeraraya Mareexaan ujeedka loo diray Fartaag waa xogtii 18 July 2024
zhlédnutí 48KPřed 7 hodinami
Degdeg Xasan Shiikh oo weeraraya Mareexaan ujeedka loo diray Fartaag waa xogtii 18 July 2024
HUBKII HG IYO MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 18 July 2024
zhlédnutí 10KPřed 7 hodinami
HUBKII HG IYO MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 18 July 2024
DOOD CULUS HUBKII BADAN BEESHA MAREEXAAN 18 July 2024
zhlédnutí 2,6KPřed 9 hodinami
DOOD CULUS HUBKII BADAN BEESHA MAREEXAAN 18 July 2024

Komentáře

  • @ahmedhussein764
    @ahmedhussein764 Před minutou

    Ku soco sifiican u dhageyso

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Před 3 minutami

    Haday isku dayaan inay cabud waaq weeraraan waxaad arki doontaanin xamar laga sifayn doono mooryaanta aan dawladnimada rabin ee 91kii wadanka ku celinaya

  • @AdoonCabafi
    @AdoonCabafi Před 16 minutami

    Mareexaan isagoon dagaalami ayaa magaciisa laga baqaa hawiyoodhan mariixaan ayaa kufilan

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Před 19 minutami

    Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkk

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Před 41 minutou

    ILLAAHAY HA U NAXARIISTO SHIIKH UMADA SOOMAALIYEED NA SAMIR ILLAAHAY HAKA SIIYO EHELKIISIINA QALBIGA HA U QABOOJIYO JANADA FARDOWSA HAKU KULMIYO 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 58 minutami

    Waxaasi dowlad ma aha waa dad meesha hungurigooda u fadhiya iyo waxay liqaan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před hodinou

    Daarood iyo Digilba ilaahay shar haka xafido❤❤❤❤

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 Před hodinou

    marriixaan waa kuwa ku dhamaynaaya Raxanweyn Gedo.middaas ayaa hiil kaaga baahan.

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 Před 36 minutami

      Refiyan nimada mesha kala tag raxawen iyo darood way isla dhashene

  • @XusseenCabdulqaadir
    @XusseenCabdulqaadir Před hodinou

    Malsomaallma❤❤🎉tuwepf

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před hodinou

    Waa run beentaa ma aha

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před 2 hodinami

    QABYAALADDA HAINA BARIN INDHAHEEY KAASOOSAARTAYE

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 2 hodinami

    Warniyow Waad Xanuunsantahaye Yaa Hawiye ah ? Maad Runta Kahadashid Dadka Mucayinka ah Ee Dowlada kumacaasha ! Maxaad Dadka Iskuugu Khilaafeysaa ? Teedakale Meelbaad Dulsaar Kutahay Inkastoo Reewin Ama Raxaweyn aad sheeganeyso . Waxaad Tahay Nin Harti ah oo Reer Waajid ah Waanku Aqaan Swisskana Meesha Aad Kadegantahay Ee Unter Rheintal Land Waan Aqaan . Marka Jiroonkaada Iskasheego . ku Awrkacso Koley Waan Ku Aqaan Cida aadtahaye . Xaqana Kamahadashid Marwalba Hadalkaadu Meerbuu Ujanjeeraa. Marka Cuqdada uskadhaaf, Karbaash Cidaad doonto Laakin Xaqooda umiis.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 2 hodinami

    Ciidan badan oo SSC ah ayaa shalayto yimid Caabudwaaq.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před 2 hodinami

    Bacaacle ayaa tahay weriye ma ahid ee gaajo ayaa you tube ka ku dhex keentay war shaqo kale doono

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 2 hodinami

    Reer Caabudwaaq looma naxo annakuna maa naxno,dagaal qabiil waligeen ayaan ku jirnay,waxba nala kama qaadin. Mareexaan Gedo iyo Ethiopia ayuu joogaa,maalintii loo baahdo way imaanayaan,so we are Ok.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 2 hodinami

    Diyaar iyo nus ayaan nahay,Xasan Kaafiyoow hanoo baqan,waa ku ixtiraamna jaalle.

  • @user-yh7lh3wg6d
    @user-yh7lh3wg6d Před 2 hodinami

    😂😂😂😂

  • @drmohamed1711
    @drmohamed1711 Před 2 hodinami

    Hooyada siil keeda iyo darood ka aheed wase samaroon kaa dhamoow qaracyow salid futada marsada

  • @drmohamed1711
    @drmohamed1711 Před 2 hodinami

    Waar isaaq iyo samaroon dhexdooda wax kamay galin beediyohow

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Před 3 hodinami

    Macanaha areyga Diin, maxaa loola jeedaa, waxaan filaa inaysan dad badan fahmin maalin kasta ayaad akhrisaan 5ta saladood Al Fatixa, maaliki yoowmi Aldiin, Alle maxuu mulkiyey, markii ay ayada 3xaad ee Suratul Alfatixi, bal yaa ii sheegi kara, Diin ayaad iskala sooboodaan macnaheedana maba taqanaan

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 4 hodinami

    cali wajiis waa nacalad maaha sheekh

  • @MahadFarahhersi
    @MahadFarahhersi Před 4 hodinami

    War hubka waxaa soo dhiibay Ismaaciil Cumar geele waxaan a hadda lagu yiri Xassan sh Isaaq hubkaan siiyey Dhulbahante ayaa ka furtay adigana Mareexan ayaa kaa furtay ee hubkii ayaan kaa rabaa

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 Před 5 hodinami

    Beenale

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 Před 5 hodinami

    Iska celiya qabuura faag.

  • @imanali4463
    @imanali4463 Před 5 hodinami

    Kana ma hadlaa ilaahow caqli noo yeel neef qabiila islaameed

  • @saja9892
    @saja9892 Před 5 hodinami

    Mareexaanooooow quraan akhrista daarood waxbaa lagu aqriyey laakiin idinkaa u badan arey daarood xaa tiraahdeen hal cararaaya iyo hal cayrsaaya daarood iyagaa laysku sii jeediyey ma arkaan waxa kor uga imaanaya iyagaa isu muuqda

  • @saja9892
    @saja9892 Před 5 hodinami

    Wixii dad nabad u degen dhib la raba oo ku maqan ama warmo iyo hub u samaysanaya iyaga ilaahay haysku diro dabinkay dhigayaana ilaahay iyaga haku rido umadana haka badbaadiyoshartooda

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 5 hodinami

    Mareexaan walaalayaal hubkaas heysta ilaah ayaa idin siiyey MaashaAlaah heysta hubkiina Daarood na waa garabkiina bal car xasan dhiiqo iyo habardigir ha is ku dayaan walee dhul badan waa laga soo celin ey hada degen yihiin oo marti ku yihiin Guuuuuuleysta xasan dhiiqo igo wuxuu wato wax idinkama qaadi karaan danihiina qabsada Alaha Idin Guuuuuuuuuleeeyo AAMIIN Ilaahey ayaa idin siiyey MaashaAlaah dhamaan Daarood Alaha wada guuuleeyo Cadawgiina Alaha jabiyo Aamiin Guuuuuuleysta idin Ale Aamiin

    • @majdihassan647
      @majdihassan647 Před hodinou

      marriixaan Tank iyo Mig ayuu ka cararay.qori gacmeed waxba ku tari maayo.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 6 hodinami

    GUUUUUUUUUL MAASHAALAAH MAREEXAAN HUBKA NOO HAYA OO GACAN BIR KU QABTA AMERICA IYO INGIRIIS IYO DAWLADAHA MUSLINM KA AH HADEEY IDIIN YIMAADAAN KU DHAHA WAA LAGU KALA TAGAY WAXAAD KA HADLEYSAAN MA GARANEYNO INSHAALAAH WAA GUULEYSANEYSAA INSHAALAAH CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 6 hodinami

    Xasan dhiiqo gale kama bexe Fiqi Curi Alshabaab Jecelyaa Jabkiina Waad Fashilan teen Isaaq Lama Dabagalo wasla eedaa Seyislik waalaa iyo afweyene Ananagas duminey adigaa ku Xiga Xabashida Saaxiibkood

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 6 hodinami

      SAYIDKA WAA KII IIDOOR XOREEYEY SAYID MAXAMED CABDULE XASAN ALAHA U NAXARIISTO IYO DARAAWIISH ALAHA U WADA NAXARIISTO AAMIIN HARTI DHULBAHANTE WAA KUWII IIDOOR XOREEYEY IYAGOO LA GAALEEYEY OO INGIISKII GUMEYSANAYEY MADAXA BIYAHA UGU DHAAMIYAAN AYEYY IDIN XOREEYEEN HALGAMAYAASHA DAAROOD KA DIBNA IDIN MUSLIMIYEEN JISAARAD AYAA TIHIIN BUUGTA AYEY TAARIIKH DU KU QORAN TAHAY IYO LIBRARY YADA INGIRIIS IYO ADUUNKOO DHAN MA INKIRI KARTAAN MW SIYAAD BARE ALAHA U NAXARIISTO GEESI GII AFRICA AYUU AHAA IIDOOR MIYAA DAWLADII SIYAAD BARE DUMISAY KKKMM FAAN WEYNAA DAWLADA MW SIYAAD BARE SSDF OO MAJEERTEEN AH AYAA UGU HOREEYSAY JABHAD MW SIYAAD BARE ISAGA ISAGA TAGEY SOOMAALI HADUU DOONO WUU BAABIN KARAY LKN WADANI AYUU AHAA ALAHA U NAXARIISTO AAMIIN FUSUQA IYO JAADKA AYUU IDIIN DIIDAY MUUSE FAQASH FAYSAL FAQASH KAAHIN FAQASH DHAMAAN IIDOOR AYAAU SHAQEYN JIRAY HAL JIFO OO DAAROOD KA MID AH OO HARTI LA YIRAAHDO AYAA 30 SANO HAL MAALIN DAM KU SIISAY BAL KA WARAN DAAROOD OO QOOMIYAD AH RAAS CASAYR ILAA RAAS KAMBOONI DEGAN MAASHAALAAH HAL JIFO OO DAAROOD KA MIDA HARTI DAAROOD AYAA WARAABAHA IDIN CUNSIIYEY WALIBA IDINKOO WATA JABUUTI GEDOBIRSI SHURUNSHUUR MARKAAS AYAA TAARIIKH LOO DHIGAY IIDOOR LAMA ILAABAAN AH MARKAAS AYAAD KU FAANEYSAA BEEN IYO TABAR AADAN LAHAYN IIDOOR MA XISHOODO XASUUUSO MAXAA BAALAHA IGA YAACAY MIYAA DUMIYEY DAWLADII MW SIYAAD BARE ALAHA U NAXARIISTO BOOOOTO KKKKK BEEEN FAAN NACEEB AYDAN WAX KU QAADI KARIN FULEYNIMO DARTEED IIDOOR ITOOBIYA AYUU SHEEGTAY OROD DHUUMO DAAROOD CID WAX KA QAADI KARA ALE MOOYEE MA JIRTO CALANKA BULUUGA WAA CALANKII XORIYADA SOOMAALIYA HALGAMAYAASHII DAAROOD AYAA U DHITAY CALAN GOOGARAD U EG XAGUU KA SHAQEYN SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA AWDAL STATE OF SOOMAALIYA AAWAY QARANKII WARAABAHA CUNAY 😮

    • @saja9892
      @saja9892 Před 5 hodinami

      Bulooy naa bulooy bulooy hoy bulooy hawiye idinkaa belada barayeey’ Anigu birmad baan u baahnahayeey barbarkaas daarood kasoo gala. Baraarujisoo biraha u tuntee markuu bahaloobey xagee ku bukoon. Waxaan ka hadlayaa waa siyaasiyiinta oo keliya shacabka soomaaliyeed oo ladhibayo qabiil maahan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 6 hodinami

    Qadaad weyen isku jaba hubkii Laascaanood baalagu Soo wadey Sharkiinii Fadaralku Somalilnd kusoo Wadey Allah idinku Soo Celiyey Mareexaan mahadasanid

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 6 hodinami

      IIDOOR ALAHA ISKU JABIYO AAMIIN IIDOOR WAA JABEEN WARAABAHA KA DHERGAY WAXAY MAREYSAA BOOTADIINII HABAAR ILEEN TABAR KALE MA LAHA SOOMAALIYA MA JABEYSO IIDOOR OO GAALO RAAC AH OO ITOOBIYA DHAHA WAA WALAAALEHEEY BADAAN SIINAA BADA SOOMAALIYEED WALAALIHIIN ITOOBIYA IYO IIDOOR KA ITOOBIYAAN KA SHEEGTAY IIDOOR ABAGAADHA WAAN KU JIHAADEYNAA BADA SOOMAALIYEED KAMA KAFTANO ITOOBIYA IYO IIDOOR KA LA SOCDA WAAN KU JIHAADEYNAA DHULKA IYO BADA WAA SOOMAALIYA U GUURA ITOOBIYA IIDOOR JAB DABACAYUUN

  • @AbdikadirmahamufAhmed
    @AbdikadirmahamufAhmed Před 6 hodinami

    Beenaale lababaabuur hubsaaran maxay qaban?

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 Před 7 hodinami

    Qaranka qarankaa 🤣🤣🤣👏👏👏✅✅👍♥️💐🌿💐🌿💐

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 Před 7 hodinami

    Thank you brathers.

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 Před 7 hodinami

    Eedo ama Inaadeer Gacaliye xaq kuguma laha islasmahasi iney ku habaaran ✌🏽🙏👍🫶🏽🙌 horey u soco ✌🏽 weliga xaqqa ku taagnow, Habaar iyo af xumo waxa kaga filan BISINKA IYO BURDAHA Nin Cumar Maxamuud O Laan Dheere ah bad tahey 😘🥰❤️🙏✌🏽🙌👍😘

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 7 hodinami

    Aloow nabad iyo roob keen

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 Před 8 hodinami

    Adiga naagtaada iyo gabadhaasa iyo adigabaa hawiye ha faro xumeeyo

  • @AhmedMohamedomarAhmedmohamedom

    Asc macalim aadanow swirkooda Soo fashil tuugta

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 Před 10 hodinami

    Assaga amiirka alshabaab ah xassan sheekh iyoxullufadiisa marka xassandhiiqo dhiiquu ku dhexdabaalannaayaa waa dawlad dalaq dam damujadiid dalaq dam

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 12 hodinami

    Wax ay warkahayaan majirto,Dawladna maaha,

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 12 hodinami

    Isagaaba ah shababe we Now him

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 12 hodinami

    Haaa Haa

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Před 13 hodinami

    Asc aadan guuleyso horay usoco viva

  • @user-pz6ne6mw7q
    @user-pz6ne6mw7q Před 13 hodinami

    Ninyahow warkaagu waa islow waa laguna cajisaa warka dadaji

  • @Murayo-cq2kj
    @Murayo-cq2kj Před 14 hodinami

    Waa ok

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před 14 hodinami

    Hubkio Caabudwaaq Ka soo qaad Canbuulo gubatay oo ka samir

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Před 14 hodinami

    Asc, waa lagaa gardaran yahay Kabtan Ayuub, ABDIRAHMAN Faroole iyo wiilkiisa Maxamed iyaga ayaa ka eexday guuleed oo u codeeyey Deni, Axmed Ciise Awad iyo Maxamed Abdiraxman Faroole.Muuse Ciise iyaga ayaa Deni dhisay oo ka hiiliyey Guuleed, Dhulbahante iyo Cumar maxamuud ayana u sahlay in Deni soo baxaxo oo uu guulaysto,waayo codadka ugu badan mudug iyo Sool baa lahaa 17 xiödhibaan oo Sool ah iyo 12 xildhibaan oo mudug ah.tack, Faroole waa godob uu galay, shaley cabdullaahi waxaa dhisay Islaan Maxamed iyo xasan Abshir garoon,1998.tack

  • @NuurAli-fx6ct
    @NuurAli-fx6ct Před 14 hodinami

    Ayubow wan gulesaneyna zxb 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 Před 14 hodinami

    Wilasha mareexaan Sade hadii fartaag hub & lacag horle ukeenaayo wasax owaqaybtii Andawlada kulahayn marku qaybinayey xasan Reerkiisa hadu hada nasinayo waninfican fartagna isago namatalaya kasoqado dawladenii sax

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 Před 15 hodinami

    Shabaab waa somali in lala hadlana waa lugu qasbanyhy waana so dhawaynaynaa

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 14 hodinami

      Shabaab waa shayaadiin adiga la heshii oo soo dhaweyso lkn gobolada Soomaaliya waa lagu xasuuqaa sidaas ogoow xasan bakhti kenyati u sujuude u sheeg shabaab kii la arko qoortaa laga goynaa walasaqo na waa lagu kor dheelaa inshaAlaah