Maxaa keenay fashilkii shirkii Madasha,Is fahamsanaanta Xassan,Madoobe, Laftagareen & runta taagan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Maxaa keenay fashilkii shirkii Madasha,Is fahamsanaanta Xassan Sh, Axmed Madoobe, Laftagareen & runta laga cararayo

Komentáře • 28

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge Před 22 dny +3

    tan iyo waraysigiini Fahad Yasin, waxaan aad u daawadaa wararkiina.
    waana ku mahadsan thn dhamaantin.

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Před 22 dny +4

    Keep going brother

  • @MaxamedCabdiraxmaan-r3p
    @MaxamedCabdiraxmaan-r3p Před 21 dnem

    Waa sax in doorash laqabto deg deg

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Před 22 dny +2

    Hassan dalxaraaashe somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok Před 22 dny +2

    Dhammaantood ma wadaan danta qaranka 😢 , waa nasiib darro puntland meesha waa ay ka maqan tahay

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Před 22 dny +2

    Waa wada afar kaboodla-yaal

  • @abdinasirnur1052
    @abdinasirnur1052 Před 22 dny

    Hasan dhiiqo kolka horaba anagu horay usocod iyo dawlad nimo kaman sugayne balse haduu fashilkii ugu wayna dul hoganaya haduu dhiiqadu shegi jiray Çagaha kula jira hsn dhqo 😂😂😂😂😂

  • @saxerdiidcumar2905
    @saxerdiidcumar2905 Před 22 dny +1

    ❤good

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny +3

    meel ssc khaatumo kama qantahay waxba kasocon maayan oo daraawiista barkeysan waxay soomali ujoogan meesha milixdu cuntada ujoogto maashaa allaah ee hala karameeyo darawiista

    • @nor1056
      @nor1056 Před 22 dny

      Hhh ssc kualaha waar tuulada laascanood eed dagto sheego

  • @CaliIsxaaq-d8p
    @CaliIsxaaq-d8p Před 21 dnem +1

    Waa

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 Před 22 dny +1

    Ila meerayso weeye xasan iyo xukunkiisa

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Před 21 dnem +1

    Asalamu calaikum Wrt MAXA KUDIDAY INAD SALANTA ISLAMKA NAGUGU BILAUDO BRNMIJKGA WALAAL

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny +1

    shacabki kismaayo xagee kudambeeyen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny +1

    axmed madoobe horta ilaahay kumaso celiya kursiga shacabki jubaland dhuunta iyo afku qabtaye oo shaqo iyo dhaq dhaqaaq sameeyan bu diiday oo ganacsadane

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny +2

    reer jubaland iskaxoreeya axmed madoobe aduunka wad kahadheene oo wax in haysta wixi ssc hayste oo ilaahay kacaafimaadiyaye axmed isagaba alshabaaba

  • @MohamedOsman-n8c
    @MohamedOsman-n8c Před 22 dny

    Waa dilaaliin shisheeye uun dhamaan

  • @abdixasan501
    @abdixasan501 Před 22 dny

    Sxb waxan warka Soomaaliya nagaadaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny +1

    dowlada xasan sheekh dadki soomaaliyed sas bay kaqaaden oo xasan baaba layska ilaaliyana wa muusiibo xasan soo kordhiyay oo dowladiba cadow soomaaliyed loo arko

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před 22 dny

    Asc waan ognahay

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Před 21 dnem

    Hoog iyo Ban uun baad ka dhigtaa sawrika dowlada! laakin wasaradaha ku shaqladaleh ineey ku arkaan filaan

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před 21 dnem

    Maxaa yaab isdaba yaal

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 22 dny +1

    xasan sheekh wuu bur buriyay wadanki oo soomali oo soo caafimaadeysay bu cudurki dib u hurgiyay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 21 dnem

    Arab hyper-nationalism iyo Islaam ayaa isaga qaldan Soomaalida aana sababta cidkasta usoo beegsanayso.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 21 dnem

    Kuli fitna Waa MD Hassan Sheikh Wuxuu rabaa inuu ku Qaraabto Magaca Madasha Shirkaa danahiisa inuu ka saxiixdo Mamul Goboleedyada Dooni Maayaan Dib Dambe Inuu Magacooda Ugu Qaraabto sheeko Aan Soconeenin iyo lugooyo ayuu Ku haayaa Mamulada Dalka

  • @xiin1535
    @xiin1535 Před 22 dny

    Axmed madoobe waa dictator

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 22 dny

    Wlhi gaalo waxay ka shaqaysay Somali waligeed isku iman; hala iska dabo wareeggo😂