Gaylan Media
Gaylan Media
  • 2 731
  • 53 013 328

Video

Turkiga oo markab ay jecel yihiin u diray Shidaalka Soomaaliya, filashada & Saameynta ka dhalanaysa?
zhlédnutí 22KPřed 9 hodinami
Turkiga oo Markab ay jecel yihiin usoo diray sahmin & soo saarida Shidaalka Soomaaliya,saameynta ka dhalanaysa & maxaa laga yaqaan Oruc Reis?
Hub Halis Ah Oo Ay Xisbullaah Heleen ,Walaaca Isra`il , Awood Noooce Ah Ayay Leeyihiin Gantaaladaas
zhlédnutí 7KPřed 15 hodinami
Hub Halis Ah Oo Ay Xisbullaah Heleen ,Walaaca Isra`il , Awood Noooce Ah Ayay Leeyihiin Gantaaladaas Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Rushka&Shinaha Oo Ku Duulay Meel U Dhaw Xuduudaha Mareykanka Iyo Canada , Diyaarado Nugleer Xanbari
zhlédnutí 13KPřed 2 hodinami
Rushka&Shinaha Oo Ku Duulay Meel U Dhaw Xuduudaha Mareykanka Iyo Canada , Diyaarado Nugleer Xanbari Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Xariirka Eritrea & Itoobiya oo sii dhimanaya, Ethiopia Airlines oo la mamnuucay & Xogaha la helay
zhlédnutí 35KPřed 4 hodinami
Xariirka Eritrea & Itoobiya oo sii dhimanaya, Ethiopia Airlines oo laga mamnuucay Asmara, dhacdooyinka muuqda & Xogaha la helay
Soomaaliya,halis maku yahay hubka kabaxaya gacanta dawladda, galayana tan shacabka & argagixisada
zhlédnutí 27KPřed 4 hodinami
Soomaaliya,halis maku yahay hubka kabaxaya gacanta dawladda, galayana tan shacabka & argagixisada
Shinaha Oo Dhex-dhexaadinaya Rushka Iyo Ukrine ,Mosko Ma Ogalaaneysaa , USA Maxaa U Qorshe Ah
zhlédnutí 7KPřed 4 hodinami
Shinaha Oo Dhex-dhexaadinaya Rushka Iyo Ukrine ,Mosko Ma Ogalaaneysaa , USA Maxaa U Qorshe Ah Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Abiy Axmed oo Hanjabaad kale soo diray, Saraakiishii ciidan oo tagay xeebaha Somalia & Kulamo dhacay
zhlédnutí 48KPřed 7 hodinami
Abiy Axmed oo kuceliyey in qasab tahay in ay Badda Somalia helaan, xogta kulamo dhacay & saraakiil Itoobiyaan oo tagay Lughaye & Berbera
Dibu dhaca shirkii madasha, Ajendaha aan laga dhuuman karin, doodaha JL iyo KG & doonista Xassan Sh
zhlédnutí 35KPřed 7 hodinami
Dibu dhaca shirkii madasha, Ajendaha aan laga dhuuman karin, doodaha Axmed Madoobe & Laftagareen & doonista Xassan Sh
Ciidamo La Geynayo Gaza , Imaraat-ka Shuruud Ayay Ku Xireem , XM Ma Ogalaanayaan, Yaa Maal Gilinaya
zhlédnutí 11KPřed 9 hodinami
Ciidamo La Geynayo Gaza , Imaraat-ka Shuruud Ayay Ku Xireem , XM Ma Ogalaanayaan, Yaa Maal Gilinaya Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Soomaaliya, maxay uga dhigan tahay doorashada Puntland ee hadda soo dhamaatay?
zhlédnutí 19KPřed 9 hodinami
Soomaaliya, maxay uga dhigan tahay doorashada Puntland ee hadda soo dhamaatay.
Jubbaland oo DF & DG Koonfurtaba shalay xujeysay, tustayna in laga adkaan karro Argagixisada.
zhlédnutí 42KPřed 9 hodinami
Jubbaland oo Villa Soomaaliya & Dawlad gobaleedyada Koonfurtaba shalay xujeysay, tustayna in laga adkaan karro Argagixisada.
Wafdi kasocda Itoobiya oo tagay xeebaha Soomaaliya, si u arkaan aagga ciidankooda ladajinayo.
zhlédnutí 20KPřed 9 hodinami
Wafdi kasocda Itoobiya oo tagay xeebaha Soomaaliya.
Soomaaliya ma u baahan tahay in lasoo celiyo Jagooyinka RW kuxigeeno badan,dan ma u tahay Xassan Sh?
zhlédnutí 23KPřed 12 hodinami
Soomaaliya ma u baahan tahay in lasoo celiyo Jagooyinka Ra’iisulwasaare kuxigeeno badan, Dan ma u tahay Xassan Sh?
Hubkii Caabudwaaq miyuu soo dadajiyey doorashada Galmudug & is weerarka Siyaasiin hoos isku dilayay
zhlédnutí 41KPřed 12 hodinami
Hubkii Caabudwaaq miyuu soo dadajiyey doorashada Galmudug & isku weerarka Siyaasiin hoos isku dilayay
Wadnaha Ayaa Go`ay, Waa Noocee Gantaalada XTH Yamen Ee Walaaciyay Isra----Il,Qudus Ayaa Ugu Halis
zhlédnutí 15KPřed 12 hodinami
Wadnaha Ayaa Go`ay, Waa Noocee Gantaalada XTH Yamen Ee Walaaciyay Isra Il,Qudus Ayaa Ugu Halis
Falanqeyn:Is Casilaada Biden Ee Musharaxnimada,Waqtiga Go`aanka, ,Musharaxa U Babac Dhigi Kara Trump
zhlédnutí 9KPřed 12 hodinami
Falanqeyn:Is Casilaada Biden Ee Musharaxnimada,Waqtiga Go`aanka, ,Musharaxa U Babac Dhigi Kara Trump
Biden oo ka cararay Latartanka Trump, Yaa bedelaya John Biden
zhlédnutí 11KPřed 12 hodinami
Biden oo ka cararay Latartanka Trump, Yaa bedelaya John Biden
Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaliya,Ankara oo laga sugayo cadeymaha rasmiga ah
zhlédnutí 29KPřed 14 hodinami
Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaliya,Ankara oo laga sugayo cadeymaha rasmiga ah
Soomaaliya oo weyday caalim diimeed oo door kaga jiray fidinta diinta & Sooyaalkiisa taariikheed
zhlédnutí 19KPřed 14 hodinami
Soomaaliya oo weyday caalim diimeed oo door kaga jiray fidinta diinta & Sooyaalkiisa taariikheed
Sacuudiga Oo Lagu Dhagan Yahay , Ruushka Qeyb Ka Noqonaya Dagaalka Yamen, XTH Fariin Adag Soo Diray
zhlédnutí 23KPřed 14 hodinami
Sacuudiga Oo Lagu Dhagan Yahay , Ruushka Qeyb Ka Noqonaya Dagaalka Yamen, XTH Fariin Adag Soo Diray
Jawaabta Iran Ee Weerarka Isra`il Ee Yamen, Mareykanka Ma Ku Lug Lahaa Duulaanka,Maxaa Xiga Haatan?
zhlédnutí 14KPřed 14 hodinami
Jawaabta Iran Ee Weerarka Isra`il Ee Yamen, Mareykanka Ma Ku Lug Lahaa Duulaanka,Maxaa Xiga Haatan?
Safarka Abiib ee Boorama oo fariimo u diray madaxyo weynta Somaliland & Muuse Biixi
zhlédnutí 51KPřed 16 hodinami
Safarka Abiib ee Boorama oo fariimo u diray madaxyo weynta Somaliland & Muuse Biixi
Dhaqdhaqaaqyada Siyaasadda ee Muqdisho, mooshino ma dhali karaan?
zhlédnutí 37KPřed 16 hodinami
Dhaqdhaqaaqyada Siyaasadda ee Muqdisho, mooshino ma dhali karaan?
Villa Somalia maku guuleysan kartaa in ay dib u hesho hubkii Caabudwaaq ee shacabku qaaten
zhlédnutí 41KPřed 21 hodinou
Villa Somalia maku guuleysan kartaa in ay dib u hesho hubkii Caabudwaaq ee shacabku qaaten
Cayrinta SL ee Abiib, Prof Samatar,Jabhada Jabuuti, tabashada Awdal, masoo dadajin kartaa Kacdoon?
zhlédnutí 56KPřed 21 hodinou
Cayrinta SL ee Abiib, Prof Samatar,Jabhada Jabuuti, tabashada Awdal, masoo dadajin kartaa Kacdoon?
Kala hadalka DFS & GALMUDUG ee hubka,walaaca cusub &Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan la aqoon
zhlédnutí 55KPřed dnem
Kala hadalka DFS & GALMUDUG ee hubka,walaaca cusub &Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan la aqoon
8 qodob oo xog ka siinaya Hubka Caabudwaq lagu qabtay, doorka Villa Somalia,Galmudug & Nuxurka xogta
zhlédnutí 77KPřed dnem
8 qodob oo xog ka siinaya Hubka Caabudwaq lagu qabtay, doorka Villa Somalia,Galmudug & Nuxurka xogta
Somalia: Shacab canshuur laga aruuriyo, waxqabad jirin, dhimasho ka dibna Lafahodu aan la nabadgalin
zhlédnutí 28KPřed dnem
Somalia: Shacab canshuur laga aruuriyo, waxqabad jirin, dhimasho ka dibna Lafahodu aan la nabadgalin
Midowga Mucaaradka Somaliland, Kulmiyaha Korneylada muxuu ku abuuri karaa & 3 qodob oo Faaleyn ah.
zhlédnutí 34KPřed dnem
Midowga Mucaaradka Somaliland, Kulmiyaha Korneylada muxuu ku abuuri karaa & 3 qodob oo Faaleyn ah.

Komentáře

  • @Beru700
    @Beru700 Před 13 minutami

    Si nabada iyo wlltinimo waarta loo helo . Waa in somaliland iyo khatumo ay si wada jir ah u sii dayaan maxaabiista ku kala xidhan laba dhinaca

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 7 minutami

      Sax LJN Isaaq waa inu aqbiilo

    • @Beru700
      @Beru700 Před 3 minutami

      @@superfun1819 aniga qabiil kama.hadlin ee dadka. Somalida wixii u Dan ah ayaan sheegay .waxa bilaa damiir ah ayaad tahay

  • @soultanalsoud4478
    @soultanalsoud4478 Před 16 minutami

    Gaylan média waad buugtaa xanunuu somaliland ayaan kuu hayaa eee illahayee haku cafiiyo.... ogoow sii kastoo aad uu hadashiid inaad somaliland waxbaa kaa qaadayne .

  • @jammane3880
    @jammane3880 Před 27 minutami

    Yaab! Ina kaahin oo wanted ah baa maxaabis ka hadlaya Laascaanood kaalay dheh

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg Před 34 minutami

    Xasan Sheekh waxba kama soo saari shidaal iyo gaas dabiiciga waayo waxaa lagu bartay musuqmaasuq Qamyaalad,iyo caddaalad la,aan.

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Před 39 minutami

    Hay'adaha caalamku ma iyagaa soo geliyey dagaalka Muuse Biixi iyo SNM?

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 40 minutami

    Dhulbahante ma maantaa maxaabis ugu horaysa kkk beesha caalamku maxay tahay soonagii waligeen inagu kala wareejisan jirnay

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 6 minutami

      Ooynaye wajaale Hargeysa xashin gaashamo mideysta

    • @maxdar11
      @maxdar11 Před 30 vteřinami

      @@superfun1819 kkkk xarshin iyo gaashamo kulahaa waxaad taqaan ka sheekee runta sheeg comentiga xaggaad kasoo qoraysa ma hadaaftimo mise xaafuun

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Před 49 minutami

    "beesha caalamka oo ka walaacsan maxaabiista!" Sidaasi waxaa yidhi Gaylan media, iyada oo Gaza mudo kooban lagu xasuuqay dad kor u dhaafaya 50,000, kuwaas oo u badan caruur & haween. Bal iska daaye ayba taageersanyihiin kuwa wax xasuuqaya. Sidaa daraadeed, Hargaysa & Laascaanood iyagay u taalaa haday maxaabiis isdhaafsanayaan & hadii kaleba.

  • @hiesharbiodowa6405
    @hiesharbiodowa6405 Před 52 minutami

    Ssc la fadhiisan maayo la hadli maayo maxaabiis baan ka rabaa ssc ma aqoonsani nabad ma rabo waa kaaf iyo kala dheeri

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před hodinou

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před hodinou

    Laascaanood waa somaliland dadkan meel ma kala tagayaan oo ilaahay baa isu dooray in ay wada noolaadaan ,dagaalka waa la dagaalamayaa laakiin waligood colaad ma jirayso , Waxii dhacay waa dhaceen kuwo kale waa in la badbaadiyaa ,dagaal siyaasiya ayuu ahaa oo meelo badan iyo daneeyayaal badan gacanta kula jireen laakiin cayaarta labada kooxood ayaa isku soo hadha taageerayaashu guryahooda ayay tagaan laascaanood kuwii qaylinayay iyo kuwii u soo dagaal tagay nin aan meel kale lahayn bay dani ku reebtay xagan kalena sidoo kale oo ma guurayaan .waana khasab in dadku wada noolaadan lana heshiiyo intay rabto ha qaadato ,

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před hodinou

    SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před hodinou

    kkkkkkkk saraakiishu halkii uu tuke maray baay marayaan adeer waxaadi madhacayaan isaaqland waan kufsanay adeer oo nasabadiina waan kasaaray oo garac baan kadhigay adeer

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před hodinou

    wax wada hadal ah masocdaan sxb waxaasi waaiska hadal

  • @jaabirgaas9791
    @jaabirgaas9791 Před hodinou

    Galayan wax la sii daynayaa majiraan ilaa maxkamad islaamiya la saaro

  • @xarfo
    @xarfo Před hodinou

    dal baan nahay xooga ku soo furaneyna jamhuuriyadii yareyd ma tuugsi bilowdày

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před hodinou

    Geylan weriye somaalidu aad u kalsoon yihin like iyo shere wa xagayaga mahadsanid from buntiland

  • @xarfo
    @xarfo Před hodinou

    kkkkkkkkkkk qaadkii ma khamrigii bey ku dareen isaaqu

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 Před hodinou

    Caar wiir kuwi duumiyey Laas caanod e AALLe no jeebiyey hawL yaaran haLo siidayo ya ku dhaaca

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 Před hodinou

    Maxamed Cabdi Waare immisow ku qaatay u ololeynta mashruucaan dhinaca u raran.

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před hodinou

    Damaca hargeysa ma soconayo hadii aay diidaan haloo kali baxo

  • @HousseinAboubaker-pw4ff

    Waa doqooniimo jaahil nimo qaracan bahdil waji xumo iyo wax walboo lidi ku ah in maanta soomaali kala haysato maxaabiis

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Před hodinou

    Laascaanood waa somaliland Muusaa nawaalay Ilaahay ha jabiyee

    • @haras2143
      @haras2143 Před hodinou

      Ciidanka Siidaa Muuse🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 8 minutami

      Nothing called somalinder 😊

  • @maxamedcabdicasiis1425

    Somaliland wax bilaa sharuud lagu sii dayn maayo sababto ah maxaabiista sool ku xiran waa dambiilayaal dagaal oo xasuuq badan geystay ssc khaatumo awood uma lahan inay aqbasho hadal argagixisad somaliland

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před hodinou

    Waa aragti gaban kana fog xaqiiqada wxaa SLand wax ku dooneyso lkn kama dhaceyso arinkasi dhanka ssc Ilaa SLand si toos ah nabada u qaadtan ayna qiraan jiri taanka dowladed ee ssc Ayna u wada fariistan 2 Mamul gobaleed oo siman Wxii intas soo raaca Waa caqiido jaban

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před hodinou

    beesha caalamku wa manaafiqin oo cida dheg nugul bay cadaadis saarta oo kukhasbta inay isdhiiba ee ssc khaatumo dhego adayga kudadaala xaq bad kutaagantihine

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Před hodinou

    Faysal cabdi bootaan caynaba wey in ay ku badashaan😂😂😂😂😂😂

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 Před hodinou

    Beesha aalamku waa waxa soomaali hakaadhigay, waxaysan iyagu yeelin bay bay ulatagaan caamada sida soomaalida.Maxaabiista waa kuwo faraha dhiig ku leh cid kayeelaysa ma jirto.Inta faysal u horeeyo waa tiirka.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před hodinou

    ssc khaatumo hanoolato allaah caziizka lajira

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před hodinou

    SL.dorasho ha aado markahore kadib hawsolabato sidaynta maxabista faido ayakujirta sidas umahelayso shacbiyad ucodaysa xubnaha ssc aykarabto haday shaqsiyad danaystay iyagu iskacimamadana 1)sharcida dorashadas wayburaysa 2)xal lagusidayo maxabistas wufoganaya wa 2daran mid doro

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před 2 hodinami

    Hadii la sii daynayo midkiiba hal milyan oo lacag ah ka qaata oo magtii xasuuqii ay geysteen ah

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před 2 hodinami

    Waa dMbiila yaal lama siin karo ragii magala dumiyey ee kun ka qof caga tired ee boqoĺaal ka diley waa riyoonayaan malaga baqayo maanta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 hodinami

    libida gaatama marka lasoo xidho oo burco ladumiyo oo xasuuq iyo barakac kadho ba maxaabiis laga wada hadlaya ileen saasa cadaalade hadi wanaaga ssc lagu dulminaye

  • @mohamedwaaberi7463
    @mohamedwaaberi7463 Před 2 hodinami

    Wxaan u rajeynayaa turkigu in somalia uu gaarsiyo barwaaqo

  • @aesse7702
    @aesse7702 Před 2 hodinami

    Maxaa IGAD ka galay arrin maxaabiis? Tan kale, maxaabiista dagaalka ma waqti go'an oo intaas ka badan la hayn karin ayaa jira? Maxaabiista siiddaynteedu waxay ku xiran tahay in laga heshiiyo dagaalkii sababay qabashadooda. Tobannaan sano ayaa la haynayaa haddii loo baahdo. Iyadoo ciidanka SNM iyo kan SSC isku horfadhiyaan xadka Oog isla markaana Muuse Biixi doonayo inuu bixiyo dhulka iyo badda Soomaaliyeed, Itoobiyana u tabobarayso boqollaal ciidammo ah -- oo intaasna uu u sameynayo inuu taageero u helo sidii uu mar kale u qabsan dhulka SSC, maba aha in laga hadlo wax maxaabiis khuseeya. Haddii SNM doonayso in maxaabiista loo siidaayo waa inay: ka hartaa riyada xadkii gumeystaha; oggolaataa in xadkeedu yahay oog; garowsataa in reer SSC xor u yihiin masiirka dhulkooda. Heshiiskaas waa inay ka markhaati yihiin oo laga diiwaangaliyaa: IGAD; AU; Jaamicadda Carabta; iyo UN-ka.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 2 hodinami

    fursadaan waxaa kafaaiidi waayey somali

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 hodinami

    maxaabiista snm waxa gacanta kuhaya jamaahiirti ay dadkoda xasuuqen ee hadi ssc laga deyn waayo cadaadiska maxaabiistas cagta lamarin

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 hodinami

    idor iyo Argagixisadah snm iyo museh oromoh waxaa lagah rabah inay bixiyan markah horeh mak dhaw naf iyo malbah wixii kah dhacay lasaanod tan kaleh waan in maxkamad lah so sarah gacan ku dhiglayashi kah gestay xasuqah lasaanod tan sadexad waa inay Argagixisadah snm saxixdah inay shaqoh iyo shegatoh ssc waxan ku racsanahay go aankah ssc idor weligih wuxuu yaqan khiyamadah waa in aan sih fudud lo wadah hadlin waa in u buxiyah shurudahah ssc

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 hodinami

    walley wa yaab in reer ssc sidas loo dulmiyo oo ssc inu cadaasi lasaaro ee soomaaliyey hiil qaran udiyaar garooba wa in ssc xoog iyo dhaqaaleba lagu taageero oo yaheelina in gooni goosad loo duleeyo

  • @mahamedmahamuud9031
    @mahamedmahamuud9031 Před 2 hodinami

    Snm Wa kufsanay sida dumarka lo kufsado hub iyo rag na Wa ka hayna Marka ssc teda aya soconaysa

  • @user-eg1wv8wc6e
    @user-eg1wv8wc6e Před 2 hodinami

    Allow addunkuuu hagardameeyaa shidalka ooqoonsiiga somalilnd kasoosar

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 hodinami

    madaxweynaha ssc khaatumo noolow geesiga geesigu dhalay hayeen dulmiga iyo khiyaanada ismaacil horor wado ee ssc hore u wad ilaahayna talo saaro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 hodinami

    horta maxaabiis iyo wada hadal waxa kahoreysa idoor inay gardarada iyo duulaanka joojiya laakin muuse maleeshiyad bu soo guraya maxabiisna halasiidayo wa khiyaano iyo dulmi

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Před 2 hodinami

    SNM waa in ay aqbalaan Dalkan dadkii baa u tashtay. Nabad iyo Deris wanaagna waa in lagu dhaqmaa. Inta SNM sheeganayso Dhulkayga Nabad ma rabaan SNM.from SSC Khaatumo

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 Před 2 hodinami

    Calool jilicsaan ma umulbaa ilowsha dhowaa SNM marna laga yeeli maayo in maxaabiista la hayo waayo kuwii wax dilay waa maxkamad caalami ah waan dil ama daldaalaad aan dacwad lahayn kuwase askarta ah waa xisaab iyo sharuud adag in aaau dib u durkaan oo xuduudooda ku akeedaan oo ay aqoonsadaan jiritaanka SSC maanta waa aragnaain bakhtigu xalaal u yihiin kuwii hargaysa iyo geyiga iidoor joogay xaqii baa ka soo ifbaxay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 hodinami

    bal cadaad xumadaas iyo xaq darada ssc laga hayo fiiriya yacni ssc waxa lagu khasbaya inay idoor kamid ahaato oo waxa layska indho tiraya in ssc maamul tahay yacni wa marsii haday marayso

  • @prosl11
    @prosl11 Před 2 hodinami

    Waxaasi waa beenta darood ,adeer dadka wada gawraca hadaad doontan anaguba waya hayna darood badan oo maxbiis ah marka yaan been laa isku sheegin

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k Před 2 hodinami

    Labo mid bay noqonaysaa in aya Somaliland ay ogolato heshiska o ay jojiso shagashada ssc tankale hadi ay dido ssc waxa ufuran in aya dhaman maxabista maxakamada la tiigsato xuna ku rido dagalkana sii wado waa ssc ye

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 2 hodinami

    SSC Khaatumo waa in ay sumeryaan faysal bootan iyo sakiisha SNM. Deedna ay yiraahan qof cadhaysan baa sumeryay..Waa in aysan nolool kaga bixin laascanood.

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Před 2 hodinami

    ور