Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaliya,Ankara oo laga sugayo cadeymaha rasmiga ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaaliya, Baarlamaanka Ankara oo laga sugayo cadeymaha rasmiga ah

Komentáře • 62

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk Před měsícem +4

    Geelan mideya markale waxaan kaa codsanhayaa
    Inaad kasoohadasho
    Inikii gaaleeysiayay
    Caalimkii soomaliyed
    She cusaman xideg ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @yahyeziyad4700
      @yahyeziyad4700 Před měsícem

      Suufi waalan baa tahay ee meesha kala tag buuqa adeer

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 Před měsícem +3

    Wixii khalad ah eedhacay xasan lacag allaha ka sawaabiyo

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia Před měsícem +10

    Kusaliya nabigeena Mohamed scw scw ❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +8

    xildhimaanada sheegay inay ansixiyan waxay garaneyn oo xata arkin laakin xildhimaanada haday qirten khaladkoda wa inay wadanka badbaadiyan oo xasan xilka laga casilo

  • @CabdiW
    @CabdiW Před měsícem

    Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaaliya, Baarlamaanka Ankara oo laga sugayo cadeymaha😊

  • @Cnasser14omaarELmi
    @Cnasser14omaarELmi Před měsícem +4

    Dalka somalia 🇸🇴 🇹🇷🇹🇷🇸🇴heshiika dalka 🇸🇴🇹🇷🇹🇷turkey lpx president erdagan hana khiyamine ilaahaya ka cabaso🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Před měsícem

    Xasan dalkii oo dhan gacanta ayuu u geliyey shisheeye aan la garaneynin waxa uu ugu bedeley dalka!

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Před měsícem +3

    Asc mudane ❤❤❤

  • @Cnasser14omaarELmi
    @Cnasser14omaarELmi Před měsícem +3

    Turkey 🇹🇷 please hana 🙏 khiyamina dalka somalia 🇸🇴 🙏 waa dalka anan macquula tahay president ka aha hassan shiekh😢

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Před měsícem +5

    SSC guul

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před měsícem +2

    Waa reer ba.ow yaa ku leh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +3

    ssc khaatumo nuurki soo ifay wa maamulka xalaasha oo caafimad qaba ilaahay haka badbaadiyo musuq maasuqa dilooday soomaali ee dhulkina iyo maamulkina kumitida

    • @user-yj2vs1re8i
      @user-yj2vs1re8i Před měsícem

      Dawlad xafadeed Waraaba u taaga ah intee u socotaa

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Před měsícem +2

    Turkigu wuu naxadaaa heshis mha way xadeen

  • @abukarosman7312
    @abukarosman7312 Před měsícem +3

    Qofkiii ogu horeyay

  • @muktarhussein7162
    @muktarhussein7162 Před měsícem

    Dhar aanad lahayn dhaxan kaama celiyo

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před měsícem

    Xasan yaa og inuu lacag yaro sandareero ah dhaafsaday wadanka subxana allah 😢😢

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Před měsícem +1

    N iyo N

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +2

    kudeyda ssc khaatumo daraawista ilaahay karameeyay o barakeeyay ciidanka ssc khaatumo hanoolado geesiyada qarniga

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem +1

      Mxa lgaga dayanaya laasdhiigey😂 orod fariiso dad hada thy dulqurnayn maadan disheen

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      ​@@dilara-jj5yjWll somali sheegato movie to Ethiopian

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem

      @@superfun1819 israel barakaysan baa waareysa

    • @user-yj2vs1re8i
      @user-yj2vs1re8i Před měsícem

      Guul lagaa danbeeyay guul maaha

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip Před měsícem

    Turkey waxeey ka faaideyan somaliya lkn Ethiopia wax badan bey ka faaidayan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před měsícem +1

    Inheshisyada dawladugasha ladhintan xukumadi saxixday markay xukunka kadegto ocado unoqotay siyasiyinta somalida wasababta turkigu uaminilayahay heshisyada somalida

  • @aboubakermahamoudomar1022
    @aboubakermahamoudomar1022 Před měsícem

    gul turkiga

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 Před měsícem +1

    Xasan gurguurte waa fashilmay

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před měsícem

    Heshiis labada dhinacba faaiido u leh hadu yahay waa caadi lkn wax isdaba marin looma baahna

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před měsícem +1

    Qadaadwayntu turkiga masidooda ayay moodayaan turkigu waa ogyahay in Soomaaliland iyo Soomaali talyaani kalayihiin qunsul ama Safiir wuu og yahay in Soomaaliland ka Dowladsantahay koonfurta oo ay dhulkeeda maamusho ayada oo aanay ciidame shisheeye caawinayn dhaqaalana cidi siin ay buuxisay shuruudihii dowlad nimo Adeer inuu kasooguuro xamarbaaba laga yaabaa oo uu reer Soomaaliland cilaaqaad lasamaysto koonfurna kalaalaabto Soomaaliland guuuuul

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan Před měsícem

      Isaaqland aad sheegaysid soo maha tii 25 August wiilasha yaryar ay baacsadeen waxkastane ay kala hareen masaakiin baa tihiin aan waxba iska celin karin car kaalay furinta inow anaa aabaha dilaye kaalay aargooso anoo ssc dagalkaga raba xaa koonfur ka rabta ani iska kay celi yaa iidoor xabashi 🤮🇪🇹🤮

    • @Gmaaad
      @Gmaaad Před měsícem +1

      Waxaas baroor ah waa maxay adeer qabiil qaran ismoodey baa tihin hada iswaashan darawishta nili soodiraya hayeey Gala dagaalka 😅😅😅😅😅😅

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale Před měsícem

    GEYLACOW NAF DHICI WEYSEY AA WADAA NO MORE CBB NO MORE MUQDISHO DALXUREYE GUULESO

  • @NasriAbdi-y2w
    @NasriAbdi-y2w Před měsícem

    Yagaan oqoon waxay ansixinayaan
    Hadana kuduugay qalinka dag dag ah waa falifaad aykeentay SLN iyo xumaanta loo wayo
    Wales intaa kumashquul santihin SLN inaaan isqab so kabaxayn

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před měsícem

    Somalia dal aan laheyn Dowlad dowlad dhexe oo xoogle Kana talisa Dhmntod gobalada Dalka iyo xadudaha
    Laheyn ajande fadhiya leysna ogal yahey aana jirin
    Mabda iyo sharuuc wada ogal ah lama taabtan ah
    Marka laga reebo shacabka Somaliyed oo ah kuwo rajo ku nool ah sugaya malin un dowlad somaliyed oo sax
    Mnta aynu joogno wxaa vila Somalia koox Qowleysadto
    Oo aan dowladnimo Waxba ka aqoon Keliya sida loo tuugsada ku nool ah
    Hadana bilabey iney kheyraadka bada iyo bariga booban kana iibsadaan
    Dowlado shisheeye
    Isla sido kle wxey bilaben
    Iney hubka ka ganacsadan
    Somalia waa dal leh wax Walba oo dal leeyahey balse aan laheyn madax muwaadilin ah oo daacad ka noqda dhismaha dowlad
    Allow adaa u maqan somali

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před měsícem +1

    Somaaliya la is kuma halayn karo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před měsícem

    Y

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 Před měsícem

    Baarlammaanka 11aad miyaa dal jacayl looga faa'iidaystay waxay kallifay jeebkooda waa laaluush qaatayaal ba'an

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Před měsícem

    Wasaair aarima debadeed dalku ma leh.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Před měsícem

    😂😂😂😂 XASSAN SH DAL IYO DADBA WUU HALAGAY SOMALIA 🇸🇴 IMARAD IYO YAHUUD XASSAN SHEIKH TAGISTISII ISHA AYAA LAGA SOO DHAWACAY FII SHAY SHAKI AYAA JIRA XASSAN IYO IMARAD 😂😂😂😂

  • @baadermah
    @baadermah Před měsícem

    Wsh ne

  • @xiin1535
    @xiin1535 Před měsícem

    20 Sano ka badan heshiishkaas hala kansalo

  • @Abdisatar
    @Abdisatar Před měsícem

    Dal Ba’aawow Yaa Ku Leh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    soomaalidi gaajay uliidata oo qofki badda kaso kalumeysta wa budhcad ba laleyay war saan caqligal maaha ee xasan halaga casilo xilka wa hadi rajo laga qabo wadan

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před měsícem

    Hhhhhh baraf baaa igu mara turkey ba na cawinaya zero my tagtey😂😂

  • @user-py1eu7jm3n
    @user-py1eu7jm3n Před měsícem

    Darasha da golaha degmoyinka rogal

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 Před měsícem

    Waligay war fiican kama maqal

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před měsícem

      Turkiet baa na difacaysa 😂😂😂😂miyaaa rabtay inaaaa naga maqasho
      Sorrry we r not hawiye
      We r darooood kingdom
      Hishiiiskaaas Turkiet waaaaan burburin 2026 insha alaaaah

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před měsícem

    Waxa itobiya inagu ulaynayaba waxan isiri wabaturkiga itobiyana uga,abalgudayso cawinti dagalki tigray ninadantisa cidkale ugumature yailaqaba arinkas?

  • @abdifitahyasinolad9500
    @abdifitahyasinolad9500 Před měsícem

    Beenawaasyahow jimcihii ayaa la horgeeyay baarlamaanka turkiga awalba waa ogaa in aad beenawaas tahay lkn hada waadba ka dartay

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk Před měsícem +3

    Geelan mideya markale waxaan kaa codsanhayaa
    Inaad kasoohadasho
    Inikii gaaleeysiayay
    Caalimkii soomaliyed
    She cusaman xideg ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉