Video není dostupné.
Omlouváme se.

Midowga Mucaaradka Somaliland, Kulmiyaha Korneylada muxuu ku abuuri karaa & 3 qodob oo Faaleyn ah.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • Midowga Mucaaradka Somaliland, Kulmiyaha Korneylada muxuu ku abuuri karaa & 3 qodob oo Faaleyn ah.

Komentáře • 69

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u Před měsícem +7

    Gushi ssc khatumo. Masha Allah ❤

  • @user-yi9qq9hw3o
    @user-yi9qq9hw3o Před měsícem +7

    Somaliland wax la dhoho ma jiro

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      ha ciyaan ha ciyaane Eeydu hayska ciyaane wah wah wah awrka caynka u giija

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +5

    reer awdal wa maamul madax banaan inshaa allaah guul iyo inay tashadan baan ilaahay uga rejeyneyna

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Maadaa ka dhigay waad riyootee runtu waa maxay

  • @Sakariye-km6ry
    @Sakariye-km6ry Před měsícem +2

    Muuse biixi cabdi guuuuul 7 Sano danbe

  • @CraxmaanHaafe
    @CraxmaanHaafe Před měsícem +1

    Wall gaylan ❤

  • @user-sw3nb2ue6f
    @user-sw3nb2ue6f Před měsícem +2

    Maxamuud xaashi waa gudoomiyaha galahad guurtida hadii wadani soo baxo 4:50 😊😅😮😢🎉😂❤🎉

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh Před měsícem

    Haaliiskaa jiiro. Ninka. Marhaaduu. Soqaadaay. Waa huwaan. Xiirsi. Iyo xaashii

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Ciro gacan ayaan utaagay waa ninka xirsi iyo xaashi isukeenay waan uqiray inuu yahay diblamasi umadina waykusoo qulqulaysaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@sultanc.kariim9366 Bisinka ma ciro caanyo ayaa wax isku keenay wallee waa cad bisil neef laxay cilaaj labadanin iyagaa ilmaadeera waana labd aana laba daw + Ciro caanyo oo cadaw ah kkkkkkkkkkkkk

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Před měsícem

    Guul iyo Gobanimo 🇸🇴

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay Před měsícem +1

    Gaylan hadayso. Somaliland waayo maaha. Dhexdhexaaad
    MarkAA UDAA. WAXOODA

  • @baashe09
    @baashe09 Před měsícem

    Biixi & Kaahin Fore Ever

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Wakhtigii kornayladu wuu dhamaday waxu girigood bay markay kaah iyo wadani midobeen burco way midowday

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@sultanc.kariim9366 Alle ku dhameeye may dhamaan Maxamuud bisad u eegaa bisad iyo shabeel inay iska dhaleen maxamuud xaashi

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Před měsícem

    Doorasho aa?! Waar "kornaylada" Hargaysa haystaa waxa ay toos isugu dhiibeen "kornaylka" ka taliya Addis-aba, PERIOD. Hadana malayshiyaad buu u tababarayaa, marka, waa maxay doorashada aad ka sheekaynaysaan?! Itoobiyaa meesha ka talisa, ninka ay doontayna saaraysaa sidii ina-Cagjarba ay u saareen Jigjiga. Dadka maaweelada ka daaya qolyihiinan saxaafada ku qaraabtoow.

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh Před měsícem +1

    Xaash. Iyo xiirsi. Waxbaa dalk. Lagaam waydiiyo

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před měsícem +2

    WADANI waxaan leeyahay hadaad guusha hanataan... 34 SANO ee dadka BEENTA loo sheegayey waa in wax laga bedalo.

    • @prosl11
      @prosl11 Před měsícem +1

      Adeer 4.5 qabiil iyo atmis iyo halane iyo alshabaab anaga waxba noo sheegi mayso ,lhiyaali baad kuu nooshaheen

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem +1

      Isaq m waa oromo isaq waa amxaro isaq waa carab isaq waa dir isaq waa israel isaq waa irirsamale isaq waa qumu luud waye intas qawil waa tihin 33 beyn shektan qayali ku nol tihin bonta somaliya tihin

    • @Abdirahman2005
      @Abdirahman2005 Před měsícem

      Nio hadii been nal loosheego iyo hadii kaleba annga ayaa ku qanacsan ee dantada raaco ma suul

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před měsícem

      Adiga oromo maa tahay mise amxaro

    • @prosl11
      @prosl11 Před měsícem

      ​@@user-gl2go3kp6s adigu ma ina atmis baad tahay mise ina kenyatta

  • @Bidixo
    @Bidixo Před měsícem

    Produced and directed by TEERA, LOL.

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Před měsícem

    Meesha waxa natiijada hayaa waa h jeclo waayo bariga sool oodhan ilaa sanaag yagaa leh ilaa caynaba ceerigaabo ceel afweyn gar adag waxaasoo dhan 200k oo cod ah baa yaal

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz Před měsícem

    Somaliland hadii muuse biixi kusoo noqdo gurigooda ba ay

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Před měsícem +2

    Muuse Biixi Cabdi XILDIID Guul iyo gobanimo Aabo.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před měsícem +3

    FAYSAL mucaaridna maaha, muxaafidna maaha ee wixiisu waa DHEXDA RAAC 😂

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Maad fahmin faysal wuxu rabaa kaliya inuu xisbigisu soo baxo oo uu lacagta uun ku qaato lkn doorkan beshisii wayka daleen waayo way fahmeen inanu madaxwayne doonayn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +2

    jabhada yar oo isaaqa oo fallaagowdey in lagu cadaadiyo reer ssc inay laheshiiyan wa caqli xumo iyo soomaaliyo rajo laga lahayn ee sida saxda wa in snm laso afjaro

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 Před měsícem

    Aduu maanad daarood aheyn maxaa kaa galay Somaliland 😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    muuse wa kii soo afjari lahaa isaaq haday iskudoortan mardabe

  • @CAGAYARESHEEKO
    @CAGAYARESHEEKO Před měsícem +1

    Hadi aad aminsantahay dowladnimadu waa isku darsi sharcigasi kama shaqeyo afrika 🤣
    Tusaale ethiopia wa qowmiyado qasab la iskugu geyey waxa jira somali canfar tigre iyo qowmiyado kle oo dega itobiya sido klena dega wadamada kale jaarka marka dds odhan mayno iyaka ku darsade qasaba logu darey tas fahan
    Kenya iyadna wa sidaso kale oo somalida kaa jogtaba iyaku iskumay dhibine iyako la dagalamaya aya qasab lo hos geyey
    Tasale kale jabuti iyadna wa laba qomiyadod oo midwalba rabi laha inu dhinacisa raco balse mesha o istiratiji ah ayu france uga dhigay wadan
    Hadaba an kuso koobe
    Afrika hadi ad u firsato wa wadamo wadan kasta wuxu maamula inti u gumaysigu u xariiqay ma jirto cid intay ka baxdey cidoodi kle u tegtey, waxan ka ahayn somalia oo iyaku midoobey 1960
    Inkasto besha isaaq isasisey kursiga iyo aqlabiyada somaliland taaso khalad weyn ah hadana waxan ku huba in hadi somaliland la aqonsanayo cida aqonsanaysa ay u aqonsanayso ila lascanod oo wa sidan hore kugu shegey xududa calamkan nina wadankisa ma xariiqane wa loo xariiqey (re yurub)
    Taas tulamida hadi aan la aqonsan waxay dhamanted kamid ahanaysaa somalia oo ma jirayso in besha isaq intay mamusho wadan ahaan lo aqonsado wayo hadi cidi kelided mel tagnanayso hora lo arki laha
    Sharciga afrika wa laba uun
    1 in cidi qowmiyad weyn ah wadamo lagu kala dardaro (sida somalida)
    2 in cidii qowmiyado yar yar ah inta la isku aruriyo hal.wadan laiskaga dhigo ( sida wadamada inala jarka ah)
    Gabagabadii somalinand wa laba mid un in lawada aqonsado iyo in lawada aqoonsan waayo
    Hadi ad wax dooda qabto diyaar

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před měsícem

    3 Xisbi Qaran oo Haberjeclo ah
    Kulmiye, Wadani iyo Kaah😅

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před měsícem

    Maxa kaagalay adiga Hoyadadiiq adad weynta ahyd wase😂

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Před měsícem

    Jamhada Argagixisada SNM si aan doorasho uga dhici waa in la wareero oo la fashiliyoc Ugu yaraan

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před měsícem +2

    War waxan maxaad nooga sheegaysa, waa qabiil yar isku Caano shubaya. Wadan jira kasoo hadal. Mardanbe hanooga waramin iidoorland.

    • @cawaleibrahim968
      @cawaleibrahim968 Před měsícem

      Idoor somalida hawadana wuu ka wasa ofline wuu ku wasaa mala.socota

    • @Sumadeena
      @Sumadeena Před měsícem

      Waxaa tahay waraabihii wasma tagay ee lasoo wasay. Remember goojacade.

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed Před měsícem +1

    Viva muuuuse mideeeye
    Frm harti
    Waxaaan xoooolo hayno muuuuse baaan dul dhigaynaaaa
    Isaaaaqaw doooorta muuuuse
    Nin la mid ah Wlhy idin soooo Mari maaaayo
    Wa ninka mideeyey harti ❤
    Viva muuuuuuse shaaaani 😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem

    Huwan kalkaalka cod helimaayaan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    marka qarax kadhaco muqdisho hargeysa wa laga dabaal degijiray oo kufarxijiren wayaahan wa laga raystay waayo reer ssc ba soo afjaray waana guul ay ssc soomaliya uso hooysay ee ssc hanoolaato

    • @faisahassan8983
      @faisahassan8983 Před měsícem

      Calool xun cuqdad badan niicalay cid la afjaray ma jirte.hawlahan wadno waxa ka kaw ah inanamuse sawrno markaasan la heshiin rerha ladulmiyay xamrna ala haka qaboojiyo dhibta kolay intaad adigoo kale kunooshahay oo dhib dad kala jecel ilaahayba og siday noqon muqdisho.maad intaad niicda noola imanyso amniga dalkaga ka shaqysid tana anaga ka shaqyanay wax qarx sita iyo qudhun nooma inaade dalakga ku tala hawshiisu qoyanay

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq Před měsícem

    Yea dooraaho qabanaya horta maxay leeftaa maba lulatee

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu Před měsícem

    Guuuuuuuuul somalilaand

  • @updyrazaaksomali2593
    @updyrazaaksomali2593 Před měsícem

    Marna views ha ka raadsan somaliland marna ha dhaliilin ee goan yeelo sida saxdaana siyaasadahaayaga faraha iskaga qaad shoode

  • @user-qp2qu9qq5u
    @user-qp2qu9qq5u Před měsícem

    Gaylanow hadaad isaaq necebtahay inaad siyaasadoda ka shekeyso waa qalad daroodnimadii ku qaaday haku hayso

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Před měsícem

    SOMALILAND GUUL QARAXA XALAYĶA DHACAY XAMAR WAANSOODHAWAYNAYAA QADAADWAYNTA XALAY GODAY GUUL BAY IITAHAYKOLHADII CALANKA TOOXIIDKALE LOOGATAAG WAAYAY

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Waxaa SALIID QUMBE KA AHOOW MJ OIL 🛢

  • @awelabde4328
    @awelabde4328 Před měsícem

    Somaliland dhexeedu kuma qaado

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw Před měsícem

      @@awelabde4328 waxaa la qaatey adoo isticmaala... ISAAQ dhexdiisu kuma qaado ileyn Somaliland burburtaye

  • @prosl11
    @prosl11 Před měsícem

    Beenale majeerten, waar maxaa kaa galay somaliland?

    • @khada917
      @khada917 Před měsícem +1

      Saxaafadu waa xor maamul goboleed aysan ka hadlayn majirto.

    • @asawirbukhari5130
      @asawirbukhari5130 Před měsícem

      WAA RUN SHEEGE GEESI GEESI DHALAY AH
      GUULAYSO GAYLAN

    • @prosl11
      @prosl11 Před měsícem

      ​@@khada917waar dhinac buu ka raraan yahay waa qabyaaliste xun weeyan oo.nacayb qabiil.kuu jirta hawiye iyo.isaaq buu diidan yahay

    • @khada917
      @khada917 Před měsícem

      @@prosl11 Hawiye iyo isaaq iyagu ma is rabaan dabcan waa maya, saxafigani waa soomaali Runtana kama laba labeeyo.

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 Před měsícem

      Mj saliid Qunbe Ka Ahow😂😂😂😂​@@khada917