Sacuudiga Oo Lagu Dhagan Yahay , Ruushka Qeyb Ka Noqonaya Dagaalka Yamen, XTH Fariin Adag Soo Diray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Sacuudiga Oo Lagu Dhagan Yahay , Ruushka Qeyb Ka Noqonaya Dagaalka Yamen, XTH Fariin Adag Soo Diray
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Komentáře • 30

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před měsícem +6

    Ruushku legendary weeye sii hubka wlalahena xuutiyiinta

  • @zaytum
    @zaytum Před měsícem +6

    Israel waa kibirtery ee shaqo ha laga qabto.dhirbaax deg deg ah isreal in lagu duulo ayaa sugeysa insha.alaah
    Guul guuleysta ❤❤yeman

  • @Hogolnews
    @Hogolnews Před měsícem +2

    Nin wayn ayaa keentay Royal 24 TV ,

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Před měsícem +3

    Ilahay ha xifdiyo sacudiga

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      ilaahay ha dumiyo oo xor haka dhigo xaramka

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc Před měsícem

      Aaamiin yaa alaaah

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 Před měsícem +2

      Ilaahay ma xifdiyo sacuudi careebiya❌️sababtoo ah waa yuhuud raac damiir iyo dhiig midna aan lahayn, markaa hala burburiyo,xaramka ilaahay ayaa xifdiyey iyaga ugama baahna ilaalin,hadduu uga baahnaan lahaana meysan ilaaliyeen,masjidul aqsaa oo ah xaramkii 3,aad ayey waxba u tari waayeen

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 Před měsícem

      Dhibaatada falastiin haysata waxaa koow ka ah Sucuudiga iyo masar

  • @Omarmahamed610
    @Omarmahamed610 Před měsícem +3

    Fadlan mardanbe ha ku celin dowlad isreal waa gumeyste weye yayna isku dhicin

  • @abdisalanabdullahi7251
    @abdisalanabdullahi7251 Před měsícem +1

    Radio Codka nabad mise waxay ahayd daljir ayaan ka dhagaysan jiray fantastic

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad Před měsícem

    Wa masar walgeedba Israel ayeey u shaqeeyaan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před měsícem +2

    S c war hoy sucuudi Arabia waxa iska leh maraykan iyo yuhuud weligeed . Waxaccaalamka islaamka halkaa liidata dhigay waa madaxda
    Carabta oo gacanta reer galbeedka mar horba galay

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Před měsícem

    sacuudiga ayey soo istcmalen

  • @yasinaliomar1206
    @yasinaliomar1206 Před měsícem

    Aad iyo aad ayan uga xumahay adigoo islaam ah in aad dhahdo dalka israel

  • @Updirahmanmursal
    @Updirahmanmursal Před měsícem

    Dunida ciyaaraha tube nin culus 🫡

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Před měsícem

    Fantaastigow gaylan maxaad iskugutihiin wiilka reer mudug ee cabdiqadir gaylan

  • @AbdurazaqMedia
    @AbdurazaqMedia Před měsícem

  • @BarkhadBashiir
    @BarkhadBashiir Před měsícem +1

    Faarax. Aaway adeer

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Před měsícem +6

    Maraykan wuxuu taageero la garab taagan yahay yuhuuda, hadana wuxuu ku leeyahay iiran ama ruush ma taageeri karaan muqaawimada
    Maraykanku isma maqlo miyaa?

  • @Hurdaaye24
    @Hurdaaye24 Před měsícem +1

    Saaxibayaal channelkyga soo booqda

  • @oneminuteoneprofit6420
    @oneminuteoneprofit6420 Před měsícem

    Waxay u hiilinysaa duqaynta xutiyinta in ay xutiyiintu awood badan siyeeshaan 😮 dadbadan oo tageerayaala ah na ayhelaan

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 Před měsícem

    Israel saldhig Ciidan bey kuleeyihin Eritrea americana sidoo kale saldhig ciidan ayey ku leeyihin Djibouti oo Yemen udhow. Halkaa ba ka kaceen diyaaradha sidaan filayo

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Před měsícem

    CARAB WAYUDHAMATAY SOMALIYA UNBAY KAADAGYIHIIN IYO FALASTIIN

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před měsícem

    Miskiin baa tahay aan adduun iyo taariikh la soconin . Yemen waa meel dhow . Israel waxay weerar guuleystey ku qaadeen Uganda ayna kasoo furteen dad ay afduubeen argagaxiso Falestiin ah

  • @Catttttyyy
    @Catttttyyy Před měsícem +1

    ..........................................................?

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před měsícem

    Ilaahay ma xifdiyo sacuudi careebiya❌️sababtoo ah waa yuhuud raac damiir iyo dhiig midna aan lahayn, markaa hala burburiyo,xaramka ilaahay ayaa xifdiyey iyaga ugama baahna ilaalin,hadduu uga baahnaan lahaana meysan ilaaliyeen,masjidul aqsaa oo ah xaramkii 3,aad ayey waxba u tari waayeen

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem

    Sucuudiga ha idbiyeen

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 Před měsícem

    Qaasow Football ka suuganaye maxa ka doonsan siiyasada

  • @yasinaliomar1206
    @yasinaliomar1206 Před měsícem

    Waxa la rabay in aad adeegsato gumeystaha israel