DEGDEG SHEEKH MUSTAFE TUUTE XIRTAY IROOBIYA AMRAY IN LAGU JIHAADO,ABY AHMED WEERAR CULUS KUQAADAY,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • DEGDEG SHEEKH MUSTAFE TUUTE XIRTAY IROOBIYA AMRAY IN LAGU JIHAADO,ABY AHMED WEERAR CULUS KUQAADAY,

Komentáře • 179

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Před 24 dny +36

    Waa in Shanta somaliyeed dhalin yarada kacan oo qabiilka meel iska dhigaan oo an halmeel uga so wada jesana ee danteena guud guud firsana 🇸🇴🫡☝🏽🦁❤️☝🏽💎💪🇩🇯🫡

    • @saadoali5930
      @saadoali5930 Před 24 dny +2

      Aado somalilaand ku duulimaad ah ayaad shanta somliyeed ka sheekaynaysa

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 Před 24 dny +1

      ​@@saadoali5930naay yaa ku soo duulay ma reer qudalaan iyo muuse juudaan oo kuu wado itoobiya hadadan noqon sidad reer falastiin waad arki doonta aad u soo qaxin koonfur ma naga nooga sheekeynaysa gaalada itoobiya ee yahuud mar walba kuma doonayaan ee mar uun ayey ku xasuuqayaan waan arki doonta

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 24 dny

      SLN WAA DHUL SOMALIYEED​@@saadoali5930

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před 24 dny +25

    Ethiopia anagaa joogna mana laho awood military ciidamadeedu waa Oromo falayo ah khibrad dagaal laheyn ciidanka Somaalida ee tirada yar baa ka tayo badan.

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Před 23 dny

      Haa wlhy ninka hada xilka haya gobolo uusan ka talin ayaa jira xitaa sida gobolka tigrey gobolka axmarada iyo kuwo kale asagu waa orom wuxuu is lee yahay manta ayad xilka haysane ka faaiideysta oo oromada dhul iyo bad u raadi kuwaas oo boob ah dhaxal uga tag buu is lee yahay intaad xilka hayso koley itobiya waa sii kala burbureysaaye marka oromo buu wax u rabaah waakan somaliya sidaas ugu soo guraya oromada si ay beri badas iyo dhulkaas u boobaan oromo awal somali waa ku dhex jiren lakin dad yar bay ahayeen oo muslimiin u badan lakin manta ayago gaalo iyo muslimba leh bay sida ayixii u yaacayaan

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před 24 dny +18

    💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před 24 dny +9

    Alaha jabiyo itoobiya iyo wixii dabadhilif u ah oo dhan allahuma aamiin

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c Před 24 dny +14

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚💚💚

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg Před 7 dny +1

    Waxan wacad kumaraya Inan kafurto inta ey no keentay sheekh mustafe warunti jahad la dhan waye Jano ayan galena in shallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 Před 24 dny +13

    Musdafe madXweyne nahogami

    • @user-ly3ke7pn3u
      @user-ly3ke7pn3u Před 24 dny +1

      Sheq mustafe wa mid jana jecel ee masul iyo dhib alle uma kaso

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 22 dny

    Abii af ur waa Adoonkii Rogi lahaa xabashi waana orom duli ah oo waalan ❤❤marba gees ha isu qaado akh akh

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Před 24 dny +4

    Ethopia haloo diyaar garoobo hubkana halaga further inshaa allaah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 24 dny +2

    Masha allaha ilaah hano kaa xifdiyo shiiq umada musliminta ah oo qabilka laku burburiyay waa in aad wax uu sheektan
    Shiiq mustafow dalka adiga unoqo mw insha allaha?
    Shacbka somaliyed in aad uu wacdisan beey aheed mar hore?
    Qabil qaran manoqdo ilaahow dalkena diintena iyo dadkena noo xifdiyo amiin 🤲🇸🇴😢❤️

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 Před 24 dny +3

    Illaahay ha inaga qabto inagaa isu keenay amxaaro inay Ina qaadato rag la aan baa inagu dhacay

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 23 dny

    sax itobiya waa waniyo warabe iscunaya ee abii iyo oromadisa afkaciida halodaro diyaradahana guba soomaliyey saban saban inagaa usaraynoo sankunefle inaga usidane somacadena difaco galka seefta kala baxa midnimo insha allah guuuul 🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥✌️🙏

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před 24 dny +3

    SOOMAALIYEY AAN ISKA SAARNO WIXII OROMO AH EE KU SUGAN DALKEENA WAAD ARAGTEEN CADAAWADA NINKAN OROMKA AH ABIY AXMED KU SOO QAADEY DAGAAL DALKEENA. OROMO AMAANO MALAHA AAN DHARBAAXO ISAGA SAARNO OROMADAN.

  • @ismDirir
    @ismDirir Před 23 dny

    Asc darwish masha allah aw jihaad siyo sheekh mustafe aw yahay sheekku ictiraafsan shaqsinimada soo maaliyeed ay ethiopia ku soo xadgudbayso wakhti kaste xabashidu sida ay u qabsan lahad somaaliya taasna waxa aanu kanoqonaynaa mujaahid iska difaaca xabashida waa cadawga somaalida insha allah wakhti iman doonaa 🎉🎉

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Před 24 dny +2

    Sh.mustafaa.allah.haku xifdiyo

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Před 23 dny

    Maansha Alaah sh mustafe warka waa cadeeyay soomaaliyay gaar ahaan dhalinyarada mustaqbilkooda odayaal 80tan jiro ay baaba shaan. si kursiga ugu fadhiyaan ilmahooda uma diraan(dhalinyaro qabiilka iska dhigno cadawga u midowno

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 24 dny +4

    Ee Jidka haloo Galo

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 24 dny +4

    Ciidamadaani Kuwa
    Guuraaya ayay uyimaadeen ineey ilaaliyaan

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h Před 24 dny +2

    Been baad Soo ururisay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 24 dny +4

    itoobiya sharkeda ilaahay kaceliyo

  • @user-se4vc2gl1s
    @user-se4vc2gl1s Před 18 dny

    Ayay dhalayahaw sheekha ha ba sanin ka fur dirayska

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg Před 7 dny +1

    Fas ayan ku tagena godey❤❤❤❤❤❤✈️🛫🛬🛩️✈️🛫🛬🛩️🛩️🛩️🇸🇴

  • @AbdiwaliShuuriye
    @AbdiwaliShuuriye Před 24 dny +5

    Etoopiya loomalulidoono caleemo qoyan waxkasoohoreeya holac iyo baaruuda soomaaliya awoodeeda kharsoon ayaylasoobixidoontaa inshaa alaah

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 Před 24 dny +1

    sheekh mustaf. Noolow mashallah

  • @hassanhusien7675
    @hassanhusien7675 Před 24 dny +1

    Hadalka Sheekh Mustafe wuxuu ahaa waqtigii dawladii C/hi Yusuf.

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d Před 24 dny

      Maxay ku Kala dewan tahay
      Imminka iyo markii Hore,
      Itoobiya waddanka soo gashay,
      Shalay, maanta iyo berri waa isku mid.

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg Před 7 dny +1

    Kalaayaya janatulfardoowso ayan galena hadanan gacmehena ku cadabena itopiyo

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 24 dny +3

    XABASHI,
    WEEY SII CARAREEYSAAYE
    HUBKA HALAGALA HARO

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 Před 24 dny +1

    Mashaa allah sh Mustafe

  • @Siciiddool
    @Siciiddool Před 24 dny +1

    Soomaaliya. Halka. Ay ku midoobaysay. Waatan. Soo socota. Midnimo. Midnimo

  • @fartunqxttrrmohamevvaad

    Alow kaa aqbal amiin

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Před 24 dny +1

    Adeer gaadiidka aad sheegeysid Tigree iyo Faana ayay iskaga celin lahaayeen

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 Před 24 dny

      Iyagu waxey raban dagalka dhexdooda iney Soomaliya u soo jeediyaan oo ay midooban, halka inagu land land aan ukala xiran nahey oo wadanki iyo shacabkii lakala ilaaliyey qaarkoodna ayba Itoobiya isku dhiibeen oo ay ba raban iney wadanka soo gasho oo ay xoog ku qaadato, Subxaanallaah

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 24 dny +1

    Xassan hadii UU run sheegayo ha joojiyo diyaaradaha itoobiya

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 Před 24 dny

      See u joojin karaa sheek qaabta intuu hadli karo wuu hadlaye

  • @HassanHalawa-no4jy
    @HassanHalawa-no4jy Před 23 dny

    ماشالله حفط لله الشيخ مصطفي❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb Před 23 dny

    Soomaaliyey isdifaaca

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před 24 dny +1

    Let them come,none will go back home.

  • @AbshaaAli
    @AbshaaAli Před 22 dny

    Enaga isjabine wa haqiqadi Tala oo nahaysata

  • @AadanBashir
    @AadanBashir Před 22 dny

    Waaayahay

  • @Xamseaxmed-x9c
    @Xamseaxmed-x9c Před 4 dny

    Shikh mustafe sowdigii oshan jiray lascanod ayuuu dagalkii kaqaybgaly

  • @SCribblesports
    @SCribblesports Před 24 dny

    Soomaaliyeey is difaaca waan ka adagnahay nacalada ayago jiir ka yar ayagaa carari doonaj

  • @libanmuude6273
    @libanmuude6273 Před 22 dny

    waaaa noo dagaaal soomaliya allaha mideeyo

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před 23 dny

    War soomaalyey ka kaca yaan la gumaadin walaalahay furinta dagaalka Dibadahana naguère soo qora shiiqii ayaan aminaynaa oo qabiil ka fog kaca dhalinyarooy 🎉🎉🎉 corsetai wadanka

  • @mayaannas7137
    @mayaannas7137 Před 24 dny

    Insh alaah waaan iska xelin❤❤❤❤❤❤

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před 24 dny

    waa dhab hadalka sh mustafe waayo hadanan cashar loogu dhigin gudaha ciida soomaaliyeed ee ay kuso gashay kibir iyo jeesjes waa iney ka shalaydaa hubkana laga furtaa nina uusan ka baxsan dhaawacaoodana gabdhaha biyaha caanaha iyo hilibka ciidanka waa iney la garab istaagaan iyo dhameys tirka dhaawaca ❤GUUL SHACABKA SOMALIYEED AYADAA KA KIBIR BADAN AFRICA ASIYA EESHIUA OUROPA IYO LATIN AMERICA WALLAAHI WAANA DUNTA SOMALIGA AHI SIDAA LABA IYO SADEX CALOSHOD U SHAQEYSTA AH OO BEEN U SHEEGEE SOO KUSOO HOGAMINATA DALKA KA CELIN MAYO SHACAB DHAXALKIISII CADOWGA U AFGALINEYSO ASAGAANA LAGA HOR TOOGANAYAA AMXAARKA

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey Před 24 dny

    Masha alaah masha alaah sheeq musdhafa xaajihaaruun masha alaah masha alaah

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi Před 23 dny

    ETOPIA wexe heshiis wada galeen oo Ay kala saxexden
    jamuriyada Somaliland
    Somaliland illaahayow sii citiraaf calamiya o Somaliland illaahayow
    mar kasta sii guusha
    Amiin Amiin Amiin insha Allaah

  • @AdenBarreh-kh6kh
    @AdenBarreh-kh6kh Před 24 dny

    هل نسيت الإثيوبي ماحدث1977

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před 24 dny

    WAA INEY KA SHEEGAAN MUDAAHARAADYO CULUSNA AY KA DHIGAAN MEEL KASTEY SOMALIYA JOOGTO CULIMADEENA CIDNA YEYSAN FADHIN YANAN MARNA LA YAREYSAN ❤GUUL SHACABKA SOMALIYEED❤

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 Před 23 dny

    Bacaaaaac

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 24 dny

    S.n.m.c.s.l.m..itoobiyakanka waxaa dabada karixaysa imaaradkka İsrail iyo faransiiska itoobiyanka waxa kenya gobadada halasaaro labadaba ADMİS mee soomali laayeen yaa wediyay qofna ✌️💕💛💚💙

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 24 dny

    Waa.xiligii.cabdilaahi.yuusuf

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg Před 7 dny

    Nokeena wan kafuran Dona🇸🇴💋💋💋💋💋💋🪓🪓🪓🪓🪓🪓🪓

  • @aminahussein-hassan522

    Walee been taa ma aha😢😢😢ilaahay soomali ha mideeyo itoobiya wax naga ma naqaadikarto Hasan midowno

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 23 dny +1

    GODEY, CAGJAR AYABA KA DAMASHAADAYAY GOORTEY , XABASHADA SALDHIGGA FARISANAYEEN, CAGJAR WAAN OGEEN IN UU JAAJUUSKA UGU WEYN KUWA SOMALI GALBEED KU NOOL.

  • @MaryanWarsame-x8q
    @MaryanWarsame-x8q Před 20 dny

    Itoobiya hadhacdo

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Dagaal maya dagaalka maya cidna dan umaha

  • @CabdiCaziiz-w6b
    @CabdiCaziiz-w6b Před 22 dny

    dagaalkagala ootoos aha😢😢😢

  • @user-se4vc2gl1s
    @user-se4vc2gl1s Před 18 dny

    Sheekha ilaali 3:59
    4:09

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Ethiopia waa dawlad waa dawlad waa dawlad laakìn sax uma aha in ay xoogg ku doontaa waa qalad

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před 24 dny

    HALAGA HOR DILO KA NALA DHASHAYE SOO GALIYEY CADOWGENA GUDAHA DALKEENA DAAHIRKA AH GAALKA MADOW EE ABIY WAA IN LAGA HOR TOOGTAA KA KEENAY KADIBNA AMXAARKA DHAAWACAA GABDHUHU WEY DHAMEYSTIRAYAAN INSHA ALLAAH GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOMALIYA❤

  • @SCribblesports
    @SCribblesports Před 24 dny

    Waa dagaal soomaaliyeet waa jihaad

  • @SCribblesports
    @SCribblesports Před 24 dny

    Soomaaliyeey guuleysta kakaca anagaa ka xoog badan

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 24 dny

    Oo haduu muuse la hadlikarin muxuu itopiya ka rabaa

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 Před 24 dny +1

    Inshallah guul Soomali wayn

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 24 dny

    Ninkii doontay haduu ka shalaayin

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw

    Shiiq mustafa ho gaanka daalka Haloo dhiiwo

  • @shaafishaafihassan1714

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤asc cidanka itobiya waxba iska macelinkartoo hubba halaga uruursado oo hala iska celiyo soomalida warbaahintu habaraarujiso shacabka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 24 dny

    Aabigay wadiyo injireey miyaan aamin siinaynaa

  • @user-yy8yy2qz3y
    @user-yy8yy2qz3y Před 23 dny

    Away dad Ogaden ku ceynaye. Iney itopiya gumeysato iska celiya de

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 23 dny

    Allaha jabiyo ayado aanaan ku qasaarin ciidankii abraha Allaha ka dhigo , waxaa qarsataa wey ku qarsadaan , kofur galbeed iyo putland iyo jubaland ayaa qarsaday itobiyo ayagana dhibkoda qarsan doona waxa xamar ka muuqdaana wey u egtahay wadan doqon madaxihi ka quusatay .

  • @SCribblesports
    @SCribblesports Před 24 dny

    Ayagoo jiirka ka yar ayagaa carari duuna

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 24 dny

    Anaga

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před 24 dny

    Hawiye action group ciidamadeenii itoopiya naga celin lahaa

  • @zanko6317
    @zanko6317 Před 24 dny

    Walee saban saban bay soo xasuusan doonaan

  • @AbshiroHasan-f1s
    @AbshiroHasan-f1s Před 24 dny

    Dhibta anaga ayaa isu keenay

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Před 24 dny

    Wa ino jihad❤

  • @AbshirYusuf-vr2lu
    @AbshirYusuf-vr2lu Před 23 dny

    Somalia 🇸🇴 benbedna hhhhhh

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před 24 dny

    Sheekh mustafe runta uu sheegey Ethiopia candhuuf wey fududahey Hana xasuusato 1977 naagaha soo soomaaliyeed ayaa ku Filan Ethiopia injirey dhulka ku jiideyna 2006 ha xasuusato aan kaadida la cabsiinaa

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x Před 24 dny

    WALEE ITOOBIYA OO DULEYSAN AYEY CARARI DOONAAN,

  • @MaahirMuuse-k3h
    @MaahirMuuse-k3h Před 6 dny

    Dulliyow qoraalka aad shekha ku been abuuranysa ood mesha kuso qortay ka dhaaf shekh mustafa tuuma ma qaadan Maja qaadanaye muhimada iyo wuxu shekha ka hadly mad sheegtid wa adi shekha wajigisa dad kle saaranaya beena ka sheegaye

  • @Maxamed091Raage
    @Maxamed091Raage Před 24 dny

    Beentaadu qaawanaa

  • @feisalabdihorow6615
    @feisalabdihorow6615 Před 23 dny

    War wax yahow ben badnida iĺahey mat ķcabsatit sh mustafa hadalkan meqa sano kahore ayuu yite

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek

    Fule yohow itopiya shacabkii maraykan iyo itopiyaba dhabarka kajebiyee maydkooda jiidaa kusugan dalka maca goday kuwa jooga hadii dagaal bilowdo xabadi kanoqon mayso soomaaliduna jahaad waa udiyaar dhulka soomaalidee ay horay uhaysatayna gacantooda laga saarayaa

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 24 dny

    Masar away

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 23 dny

    Dhalinyaradii waata qaraxa lagu dhameeyay qaarna toban toban tiirka loogu toogtay in qanisowday iyo tugowday ayaa ka hartay Itobiya wey ka dhameysay raggi ay ogeyd in ay iska dhicinayaan qaarna way u adeegan oo shilin Ku qanceen Allow noo kaalmee .

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před 24 dny

    Soomaali galbeed waa fursad u timid inay cadowga dhabarka ka jabiyaan si dhulkooda u xoroobo walaahu mustacaan

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 24 dny

    Dalkayaga anagaa difaacayna injirayna naguma dhacdo wayna ogaan doontaa

  • @Mohamed-i5e7i
    @Mohamed-i5e7i Před 24 dny

    Waan kufarax sanahay hadaad tashan wayso waa laguu talin

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před 24 dny +1

    Welkom 🤗 Dirwiish

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Před 24 dny

    اللهم.اهزم.اثوبي

  • @AbdiIbrahim-je7wb
    @AbdiIbrahim-je7wb Před 24 dny

    Israil nidam ma xeeriso Ethiopia yana xeer ma fiiriso

  • @Sweety143Alfulayl
    @Sweety143Alfulayl Před 24 dny

    Wcs WSC❤❤Wcs ❤

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před 24 dny +1

    ITOOBIYAAN NVASION 2024. 🌎 OUT of Itobiyan invation To the Somalia Teritorial State Park?? Oy dalal yaro reer galbeed ihi uso dirsadeyn burburinta qaranimada dadka iyo dalka somali yeed micnuhu yahey boobka iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga ah uso duuleyn dirsadeyn xasuuqa badan oy ugeystayn shacabka somaliyed say uboobaan una bililiqeystaan waxa kheyraad dhexyaal dalka soomaaliya odhan?? Waa hawl jawaab deg deg ah in laga xoreeya ilaalshaa Saaraa dhamaan Ajaanibta duulaanka ah odhan

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r Před 24 dny

    Meeshii guni joogto ayaa gumeysi joogaa

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před 23 dny

    Somaliyey gacmaha is qabsadee wadankiina difacda

  • @FeysalMohamedabdi
    @FeysalMohamedabdi Před 23 dny

    Nimanyahow hadal badan waxba ma tare amxaaro aan ku jihaadno

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 Před 24 dny +1

    Sidoo kale masaarida haddii ay waddanka soo galaan dabka hala saaro.

  • @Somali-streaming-game
    @Somali-streaming-game Před 24 dny

    Dhul xor ah ma jiro si maskaxaysan ayaa nala inoo gumeystaa

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před 24 dny

    Soomaaliyey hurdada ka kaca cid walbo oo xuduudka ha difaacdo dhulkeeda

  • @AbdirizakShugri
    @AbdirizakShugri Před 23 dny

    Codkaa sheekha waa 2006 dii markay xamar galeen

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r Před 24 dny

    Meeshii guni horboodayso sida deni iyo muuse iyo dhiiqo iyo dhir cadaabe ayaa gumaysi joogaa