" Ninka idin qaba ha Dareensiinina inaad aad u Jeceshihiin " Xiis Xarago

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 12. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 11

  • @nimcomataan1647
    @nimcomataan1647 Před rokem +3

    Alle swt haysu barakeeyo dadka muslimiinta ah ee is qaba adigana haku so hadeeyo si aad isu asturto

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před rokem +4

    Ax illaahayoow jidhkeeda inay asturto garansii aad baan uga naxay inanta muuqaalkeeda

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 Před rokem +3

    Subxanallaah aad ban uga Xumahay in gabadh Muslim ahi sidaa isu qaawiso

  • @zadaamkhadar9610
    @zadaamkhadar9610 Před rokem +3

    Is asturur hno

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 Před rokem +3

    Xaalad ay ku jirto ha eegina. Ogaada wax sababay inay saa uhadasho

  • @abdichakourmoustapha5071

    Dhibaatadu waa ninkii gabadhan wanaajin waayay ee xususta xun ku reebay

  • @jugesoje462
    @jugesoje462 Před rokem +1

    Fariintaa iga gaadhsiiya hadalkaaga iyo muuqaalkaagu isma laha ilaahay ka cabso oo is astur

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 Před rokem +3

    Isku noqo intaad qaawanaanta xaysiinayso

  • @tasfayehomerchigma1822

    True

  • @xasannuuri8019
    @xasannuuri8019 Před rokem

    Mid ba ka waalay