Dadkeenu wax walba like ayay ku raadinayaan comments akhri uunbaan is idhoo saliga nabiga❤ csw uunbaan ku arkay war alle ka baqa oo hadaad heeso dhagaysanaysaan ka daaye comments kaas oo kale subxanallah
Heestan Waa Heestii aan dhagaysto ee Kaldoorsi Ugu fiicnayd. Qof laga duldoorsaday Si Fiican u dhagaysta Team Duldoorsi. Xiis Xarago Labadan heesood ay soo saartay Ayay Hit ku sii Noqotay Kusoco Walaashay
weli way jeceshahay dabcasar anigoon aqoon inantaas baa muuqaal ay duubtay aan la ilmeeyey maalmo ayaan doonay inaan isku dayo sidii aan u baadhi lahaa sheekada jirta waxaanse ogaaday inay sheekadu tahay nin naag is jecel oo kaliya
HEESAHA WAXAA KA MACAAN QUR.AANKA ALEH YAA IGU RAACSAN 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hadalka ilahaay miyaad ag dhigaysaa wxn
Xoolow
Waa run wllo alle hayna fahansiiyo
Waa run mash allha
Haa wllo quraanka ma waxa lo dhiga jora
Aniga ayaa kugu raacsaan
Fadlan Magaca nabiiga halaga daayo meeshan uu musigu ka baxayo in lagu xuso dadka nabiiga liketa ku radinya xisaab ayaa u tala 🙏🙏🙏
Dadkeenu wax walba like ayay ku raadinayaan comments akhri uunbaan is idhoo saliga nabiga❤ csw uunbaan ku arkay war alle ka baqa oo hadaad heeso dhagaysanaysaan ka daaye comments kaas oo kale subxanallah
Scw scw scw
Scw scw
The best person ever most knowledge able & The
most shine all Created prophet muhamed Scw❣🕋😿
❤❤❤
Heestan waxa loogu tala galay Idiris Dabacasar Hablaha Ha La dhowro👍
Hawraar Isthe Best🎹📸
Saxib Dariq aadban ku salamey
@@ahmedyousufhashi5851 wan kaa qaaday zhp
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ🕋🕋🕍
Nin walba oo gabdh jecel xumeeya nin rag ah maha
Nabigena salalahu calayhi mar waliba xasusnada salalahu calayhi wasalam 🕋🕋🕋🕋🕋
Damiirkaan yeel ihaYne miyaan dirqiyaa quluubta😌😥markaad dareen heesto waa saaN xiis xarago waanku wataa wllhi masha allaH
Yeah girl qof ku darnadey ha daba ordin seef iskaga jar halku kaga yaalo ✔️Naagnimo 🎉❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤
Xiiseey haddaad si weyn oo shaac baxaysaa ee heeso kaloo HIT ah soo rid, mawduucanna halkaa kaga hadh waa kaa haynaa qodobkaase.
Team Hawraar salaan sare🙏
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love iso dheh
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
Way daren hdshay hestan ayda iskahdlysa 😭😭💔
Heestan Waa Heestii aan dhagaysto ee Kaldoorsi Ugu fiicnayd. Qof laga duldoorsaday Si Fiican u dhagaysta Team Duldoorsi. Xiis Xarago Labadan heesood ay soo saartay Ayay Hit ku sii Noqotay Kusoco Walaashay
Masha allh xiis keep going gaapdh quudhe sheerftaada u dagalntye
Soo dhaweeya fananada cusub codka mcn😍😍
Xiis xarago aad ayay ugu fiican tahay heesaha horay usoco waan ku wataa
Ano farxdisa donay hankyga qofki dilayay 😊🏃♂️💔
Sasn ka rba taliso kabod wxii hore keep you gion mcntoy 🥰
Qof iyo doorkiis weye💔🥺
Indr hore usoco qof aan kuu qalmayn buu kuu geeyy calafkuye 💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Je pense que cette chanson est très jolie vraiment chui aimé 🦋❤️
waa jawab ku wacan kii walb o gabar xumeyah
The legend 🙌 maftuux cadceed
Nasab hore u soco mcnto xiis xarago
Ilhow iga hay nin ilin iga keena asiga dartaa nolosha igala gudbayn marxalad walpa
Inuu dugsadaa xanuunka qof iyo doorkiisa weyye..!
xiis xarago iyo. Najma.nashaad isku egaaaaa jaH💝
Xiis xarago keep going my sister
hawraar music production keep going
wow mnsha allah waar abdiwasac mxd samaynaysaa 😍🎶🎥
Ado saan u’eg waxad kufalyso ayan garan wayey bahalka dameer dhamady u’eg sidi logi shaqaysanayey🥰
Hhhh
Iga qoslisy Walhi
@@tufahalinur3654 Waan kaxanaqay wlhi halagu bahdile maxume wax kuqalma haku bahdilo 😏
Hhhhh
Alle Hakuu qaboojoyo qalbiga wllo🥺
Quruxley ❤
Nacabku darbiyada ha jiiidho hore U soco
hore usuco wllshay nin xun magalo naxarisa 🤴🤴🤴🤴
hawraar music is the best 😍🎶✌🏿
Cadceed the best music🎵🎼🎤
toppp weeye horey u soco
Cadceed the best music🎵🎼🎤 2023
Shuud bay laadaY innantu !!
Kagabo!!!!!!
qisadeeda kadib inta daawan doonta ✌️
Keep gowing xiisey
Sheikh badbaado kollay warkiisi waaan u jeedaa Hadii naaagta Af weyn leedahay waxay ka turjumaysaaa in ay lee dahay adiga dhameestiro. 🥱🥱🥱🥱
Miyaan dirqiya quluubtaa wow ❤❤❤
Quruley xiis xagaro ❤🧡💛💥💯
Top top waa sidaa nin walba dhitaduu dhigtay natiijadeeda ha xamilo
Calaacalka iska dhaaf awal horeba qof maad jeclaane
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD SCW
woow naag karti leh boqran😍😘
Be strong 💪 siz 🙏🥺❤
Xiis waa layaaabey qaaliw
Tani wa heesteydiih😮 😎
Fv song macaanaa❤❤❤
Waw hees iga dheh
Mash Allh hore usoco
Heestaba hdii muzica cadceed tumo cabdiwsacna uudubo waa pest song 💯💯💯💯💯
Ilahy qalpiga hku qaboojiyo 💔🥺🩹👸
Very beautiful ❤
Woooow kusoco wlshy
Jawaab kulul
Si toos Hello Idiris dabcasar 🤣🤣
Cajip walhi🖐
Waa runte
Guulayso wllo
Xiis xarago
Heestan waa dareen hadal
Amazing
Hees la dhaho dhookhaygiyow sorry ku soo xeji madax sare
hawaraar layaab
Shaadiya sharaf u cod eeka
M.a queen
Horay usoco wllshey🥰🥺💔
Best song 5minutes
Is astuur hadalku haa kudan beeye 🥺
Strong women xiis qof xuno ku dhawacay haa joojin noloshada keep going sis❤
Next qalbiga hayska
Siin ciyaal
Mustafe dollar
Iwarn sethy wll
Hablaha hala ilaliyo
Ouiaa
❤❤❤❤❤
Laxankeeda ka heley heesta
Niin shalaye ka ilmesiye 😢 hada dib haa uso xasuusan sxb
Team qalbi jab😢
Shaadiyo sharf codkeda iyo muqalkeda umaleynayey
Oo mrkaana
4:45 after ane year views Kan umaqalnto heestan
Heesadanbe weedhsame kasamayso cheese murti leh iyo abawaan mubarig careef abawaan daaha gas
Dooqu waa balaayo idiris lugo baaazto adaa isku soo dhizee buufi 🤣🤣
weli way jeceshahay dabcasar
anigoon aqoon inantaas baa muuqaal ay duubtay aan la ilmeeyey maalmo ayaan doonay inaan isku dayo sidii aan u baadhi lahaa sheekada jirta waxaanse ogaaday inay sheekadu tahay nin naag is jecel oo kaliya
😭😭😭😭
islaantii dabacasayr
Faradahable maftuux mahamoud ducaale cadced
Ce vrai huno
Dabcasar Miyaa Kaasi
Dabacasarow is adke zhp waa markagiye😂😂
Waxan edit wuu dhaafay hawraar music hambalyo saxiibayaal
Best music 🎶
💔😔
Qoftaan waxay u ektahay Shaadiya Sharaf, Walasheed miya
Bagaad u diiday qofan shalay kuturin