" Aniigu Godab Badan Ayaan Ragga U Hayaa " Xiis Xarago

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 12. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 11

  • @IkraamAsturan-in6ns
    @IkraamAsturan-in6ns Před 6 měsíci +2

    Nolosha Aadanaha Waxay Qiima Leedahay Markay Cabsida Alle Ku Tiirsan Tahay😰💯😢allaah yahdiiik

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před rokem +1

    Naa is astur oo rabigaaga ka cabso
    Saxaafadeey qofkasta ha ka soo duubina

  • @hamdideeq8457
    @hamdideeq8457 Před rokem

    Masha alaah quun

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 Před 6 měsíci

    Gabadha way qurxsan thy lkn waxaa ka maqan xijaab

  • @SuhFoot
    @SuhFoot Před rokem +1

    De godadka aad noo hayso nasii aan ku kala tagno meeshe

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před rokem

    HORTA WALAHAY BEENTEED MAAHA RAGBAA SIDA DUMARKA U DHAQMA WALIBA KUWAN SOCIAL MEDIA HA KU JIRA EE KA DHEX SHAQEEYA RAGA IYO DUMARKA WAA WADA XAMDA

  • @mubaarigmaxamed2680
    @mubaarigmaxamed2680 Před rokem

    Cidii hurda kaa toosisaba sudho wllo😂

  • @mahamoudokieh4677
    @mahamoudokieh4677 Před rokem

    Shekadeda wan fahmi laa shaw wa gabadhi
    Oyijirtay
    Walee wa gabadh adag gesiyad

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Před rokem

    Subxanallah bal noocey tahay eega ee ay rag u tirinayso been ayey inoo shegaysaa waxay tidhi allah iyo nafteyda ayaan door biday iyadoo qaawana wey soo fadhisatey shaashada tan wax weydiisaysa ma dhaanto oo mey odhan naa garbasaar dusha iska saar waxan kuugu nastexaynayaa allah ka cabso kow cawradaada qaawan astur sidaad shegayso hadaad allah doorbideyso run kaa tahay noocaa aad tahay imika allah raali kama aha naag aan asturnayn xataa salaadu ka ansiximayso mar labaad waxan ku leeyahay xijaabo markas ayey quruxdaadu soo baxaysaa markaana mid aan daroogada qaadka cunin raadso

  • @suhaypjaamacyuusuf5916

    Kkkkkk

  • @jabartiinadabshid2044

    Kkkkk