ASMA LOVE SIDIIBAAD NAFTA IILALEEDAHAY NEW SONG 2017 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 04. 2017
  • XIDIGAHA GEESKA
    CIID SHOW PROGRAM HARGEISA 2017
    WARIYE SAGAL MUSTAFE
  • Hudba

Komentáře • 118

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi Před rokem +12

    Heestaan xasuus gaar ah bay igu leedahay waxaan daawanayay habeen aan magaalo aan ku noolaa ka tagayay oo magaalo kle jaamacad u doonayay oo safarka dheer oo isugaya ka baqaya iyo magaalada aan u socday oona qof ka garanayn😭 Alxamdulillah waxaan soo booqday maanta anoo jaamacadii dhamaystay shaqaysanyana magaaladiina la qabsaday dadkeediina wada fahmay🥰🤲

  • @amalabdighani7178
    @amalabdighani7178 Před 2 lety +17

    Still love it🤤🔥2022

  • @nasracilmi9077
    @nasracilmi9077 Před 7 lety +18

    waw midkay laabtu doratoow la.aantaa nolol la.aan dheh la.aantayna waa khasaro qudhadaa laciif daremee walee waad laheshay asma Ahmed Jamac salan sare adigiyo kooxda afrika xidigaha geeska

  • @ABDIRAHIMMessi-u8m
    @ABDIRAHIMMessi-u8m Před 13 dny +1

    till waxan igu horeyday dawaday 2017😢❤

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 Před 7 lety +24

    Ben waye kama lexan been weye imad luugoyn walle naag nool iga dheeh💪💪💪

  • @sharmaarkecawke8238
    @sharmaarkecawke8238 Před rokem +4

    Libtiyo guulaha qof gaadho
    Loolanbaa la maro
    Ladhka iyo waayaha aduunku
    Laabtii nugulbay dhibaane
    Wakhtigiyo xiligaa qof layliya
    C.risaaq xaamud caydiid jeylaani

  • @axelboytowfiiq9801
    @axelboytowfiiq9801 Před 7 lety +12

    Been weeye kaman leexan
    Beeen weeye imad lugoyn
    sidiiba navtaa ilala leedahy
    Axyaaa Heez what adorable !!

    • @medamin5676
      @medamin5676 Před 3 lety

      ❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘

  • @queenofqueens3961
    @queenofqueens3961 Před 2 lety +8

    2021 yaa dhageysanayaa heesta like saar hdad dhageysato ilaa hada😍👍❤

  • @Jarmalka1251
    @Jarmalka1251 Před 11 měsíci +1

    Macalin Furinle si wacan ayuu u canaantay Music waa heesta ugu mcn inta aay Asma ku luqeysay heesaheeda dhamaan
    Xiligii uu Jigjiga tagay ee la dhahaayey Nimca Dareen ayuu gudhsaday markii uu soo laabtay heestaan ayeey uga jawabtay dad badan

  • @ferusaomardarar5020
    @ferusaomardarar5020 Před 7 lety +17

    💕💕💕💖💖 wow asma love super chanson ma chérie no beer jilec habo siibad naaftada illaledahay sii diibad ulushaa qalbigaa axsan eerayo mcn😚😚😚

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 Před 7 lety +15

    wow Asma qurux karbashka wad xajigagana farxad ku wara abid kiin❤💚💙👌✌

  • @ayansead3010
    @ayansead3010 Před 7 lety +10

    mazhaaalah asma fariid 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 Před 7 lety +14

    *waxas aa kaa heeesaa asma love*
    *la'aanta nolol la'aan lantyna waa qasaro*

    • @ubahqali6715
      @ubahqali6715 Před 6 lety

      Meelkasts o comment ah wa iga horeysa

  • @sabrinamohamud4381
    @sabrinamohamud4381 Před 11 dny +1

    Still 2024😢

  • @mumiabdi2996
    @mumiabdi2996 Před 7 lety +7

    waa asma caday halkas kaga haye

  • @axmedCismaan-zw3zc
    @axmedCismaan-zw3zc Před 8 měsíci +2

    2023 yaa dhagYsanYa like 👍 saaara😂❤

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 Před 7 lety +11

    Waa farin kusocota Nimco dareen

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 4 lety +5

    Sidiibaad nafta ii la leedahy❤️

  • @saciidoali142saciidosaciid2

    kkkk xaajigaa naw kasiiyay kow ku dheh like waa xagiina

  • @shacnikapoor1539
    @shacnikapoor1539 Před 7 lety +10

    yaalm asma love
    Ka baxsaty
    beeen weeye
    Ben weey imad
    luganin
    sidiipa qalibiga
    la laayahy
    axamed.Ka dhigo.waayo
    isgy ku socoytaa

  • @ifraaxdirir5737
    @ifraaxdirir5737 Před 6 lety +5

    Asma love wll kaxee kala soo xiriiraa wn kurapy😣

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před rokem +1

    Asmo love heestaan kusoo xasuustaa wan ku raaxaystaa

  • @hawaisme4827
    @hawaisme4827 Před 3 lety +3

    Macha allah ces chanson géniale

  • @ahmedqorane8418
    @ahmedqorane8418 Před 2 měsíci

    Fanaanad aan jeclahay asma love

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978

    Asma watana hadaba heesati macanad abida oo yaqaday horay iyo gadalab tanan ugumacan lakin marakay khadr silimo ximisan nacay allah nacad gabdga masakinat ah

  • @user-dm2qr3su3o
    @user-dm2qr3su3o Před 4 dny

    Manshalah hees iga dheh 💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafbixiwayweydmedia2962
    @nafbixiwayweydmedia2962 Před 3 lety +1

    Asma love xage ka hela qli inan ku arko rabe zxp

  • @ifraaxqalanjo6195
    @ifraaxqalanjo6195 Před 5 lety

    horri usocoo 💓💕💕💕

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 Před 4 lety +2

    Waa aduunyo gadoon waxaase layaab leh nin intii xaaskiisa qawan rag kudhex jirto asne joojo xiligii asxaabtane Cadi baa laga masri jiray gabdho alle hala cabsado sidaad u xijaawatid baa naarta lagaaga xijaawa

  • @salmaanfaaris2996
    @salmaanfaaris2996 Před 3 lety +1

    Heesta aad baa. Utgeera asma love

  • @user-fb3rf3vx1g
    @user-fb3rf3vx1g Před 11 měsíci

    Ilaa hda waan dhageestaa heestaa 2023

  • @marhoresameeyey8580
    @marhoresameeyey8580 Před 2 lety +1

    Fifa 2022

  • @khadraabdirahman5659
    @khadraabdirahman5659 Před 4 lety +3

    Sasaa loo sasabtaa xaajiga haddu meelaha fiirfiiriyo hubaal wuu xishoonayaa

    • @cabdirisaqkhaliif924
      @cabdirisaqkhaliif924 Před 4 lety

      Masha Allah my lovely asmo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafbixiwayweydmedia2962
    @nafbixiwayweydmedia2962 Před 3 lety +1

    Asma love hal codsi ii fuli zxp khadra hashiiya cadwga ha u jabinina faridiyey saan ku tagero wli mad arag

  • @bashircali8459
    @bashircali8459 Před 5 měsíci

    Xusuus qaaliya .mouse hortii dadku sidaasay ahaayeen maantana kalayaac ayaa ka dhacay .....❤❤❤❤❤😂😂

    • @HamseSADRI
      @HamseSADRI Před 18 dny

      Qabyaalad Lafaha Gaadhey ayuu dadkii dhex dhigey Muuse Jaahil

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 2 lety

    Woow nice

  • @fadumojibril2291
    @fadumojibril2291 Před 7 lety +7

    alaa maxaa yurub g murugo haysa cawaa malindhowbay odhanaysa isamaxa markay shadhyar noqoto tiiyo 4 dircina lagalahadhay

    • @musasomalia6462
      @musasomalia6462 Před 7 lety +3

      Fadumo Jibril been maaha waan kaaqoray midaas qofwalba wuxuu ogaanayaa in xidigaha geeska iyo hargysa wax kuyahay waayo abwaanadii soosary haduu kakibro casharkiisa wuu helayaa

    • @nimcoahmed3734
      @nimcoahmed3734 Před 6 lety

      Malinki hadalkad lahayd waka runbay wy noqotay xbbti wata cafiska dalbatay

  • @ahmedyasinprodactionchanne6254

    Esh calaa hees

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 Před rokem

    still love it 2022 08 08

  • @fartuunmahemed9060
    @fartuunmahemed9060 Před 7 lety +2

    wow💋❤😔

  • @kowsarayanle4797
    @kowsarayanle4797 Před 3 lety

    2020bishi 10nad yaa ila dawanayah

  • @axmedcabdiaxmedcabdi7734

    Waaw hees waaliyah

  • @abdiwahabismail3947
    @abdiwahabismail3947 Před 7 lety +6

    horta fadhi kuma heesi karaan miyaa kuwani

  • @mushtaaqabdiomerdaahir7598

    My Queen 💋💋💋💋💋💋💋

  • @aswaankhadar6707
    @aswaankhadar6707 Před 7 lety +5

    wadshidantahay💛💚💜

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem +1

    Azma love 💘 best song

  • @user-sv1ep2ro9c
    @user-sv1ep2ro9c Před 6 měsíci

    16/1/2024 aa kuso qabte heesta galab isnin

  • @sahraahmed7221
    @sahraahmed7221 Před 3 lety +1

    Who is watching here 2021

  • @jaamacyusuf8063
    @jaamacyusuf8063 Před 4 lety +1

    Amiin

  • @ifraaxqalanjo6195
    @ifraaxqalanjo6195 Před 5 lety

    wallen nag bey ku daga hadashay 😋😋😋💕💗

  • @hhhgghgghh3780
    @hhhgghgghh3780 Před 2 lety

    Asma love

  • @Amiir777
    @Amiir777 Před 6 dny

    Sidii baad nafta iila leedahay🥹🥹🥹

  • @hawaisme4827
    @hawaisme4827 Před 3 lety +1

    Macha allah😘🤩😍🥰🤑🤗😝😜🥳🥳🥳❤❤❤❤❤❤❤❤❤💝💖💋💋💋💋💋💋💯💯💯🤍🤍🤍💞💕💖💝👌👌👌👌👌

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 Před 4 lety

    Masha Allen😘😍😘😍

  • @mssdagan9183
    @mssdagan9183 Před 7 lety +1

    kkkkkk gawba horaa logasiiyay

  • @liibaanhugur9346
    @liibaanhugur9346 Před 7 lety +7

    hala yaaa asma waay iga gadan tahay heestu inaba cadi maha cod iyo muqba

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns Před 3 lety

    Asma 💘 😻 💜 💛 💚 🧡

  • @cabdiqaadirkaahin8017
    @cabdiqaadirkaahin8017 Před 5 lety

    Sidiibaad ulushaa qalbiga

  • @user-cw6sn3ym9d
    @user-cw6sn3ym9d Před 9 měsíci

    Asc

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z Před 6 měsíci

    2024😢❤

  • @kaafiakaftan4597
    @kaafiakaftan4597 Před 7 lety +2

    waaaaaw asma love

  • @faadumoxuseencismaan8370
    @faadumoxuseencismaan8370 Před 3 lety +1

    Asmo horya usco habo mcnto asmo habayartahya like saare

  • @hoodoaadam9783
    @hoodoaadam9783 Před 3 lety

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suldaanap2920
    @suldaanap2920 Před 5 lety

    Kkkk wlhi waxbaa ka dhacay

  • @nasrialikh8342
    @nasrialikh8342 Před 7 lety +4

    asma wad dhigtay walahi kugu ogyn codka cadowga unoolow

  • @nasteexomuxudiin9471
    @nasteexomuxudiin9471 Před 2 měsíci

    2024❤😊

  • @saamali3972
    @saamali3972 Před 3 lety +1

    asma fariid waaye m.a❤❤💙💉💉🌎💝💘❤💙 my Queen

  • @mohayare9174
    @mohayare9174 Před 4 lety +4

    Allaha gabar aanku xasuustaa lkn

  • @AbdiQafar-kw4pg
    @AbdiQafar-kw4pg Před 9 měsíci

    🎉still 2023❤😢😢

  • @ubahjibril2009
    @ubahjibril2009 Před 6 lety +2

    Mashallah

    • @kingtezma4154
      @kingtezma4154 Před 5 lety

      Dhily🍭🍭🍭🍽🍽🍳🍳🍋🌶🍞👑😑💏💏💏🏥🗾🏯🏨⛺🗽🚂🚏🚅🚅🚉🚊🚝🚝🚉🚍🚋⛽🚘🚘🚲🚐🚏🚉🚇🚉🚓🚥🚔

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Před 2 měsíci

    2024❤

  • @ahmedabdisakdaahir5370

    Asma love axsan cod

  • @suldanterter9477
    @suldanterter9477 Před 9 měsíci

    Alla

  • @miamaria2145
    @miamaria2145 Před 2 lety

    Xaajiga gaw ka siiyey 😂😂😂

  • @hadhiasiceed5022
    @hadhiasiceed5022 Před rokem

    Add acomment

  • @Mohamedjames-rh4gz
    @Mohamedjames-rh4gz Před 3 lety

    Hhhh

  • @isaynaqurux4550
    @isaynaqurux4550 Před 2 lety +1

    xasus : Hees markay so baxday waxa itustay saxibtay aan ad usu dhawayn ayado dhagaysanaysa wa ka helay hesta wan dhagaysan jiray lkn hada wa necbahy wayo gabadha ibarta way dhimatay waliba ani iyo ayado xarirkenu ficnen waxa iga daran danbi aayan ka galay nasib uma yelan icafi ina dhaho waxa isku diray ayada wil aan asxab ahayn scholka isla dhamaynay ayan war ukala qaday oo bena kadib wilki way ladagashay way xariri jiren xarir ka ayay u jartay ani wilki magal wa kaso tagnay waxan so adnay magala kale ani ayu asxab dhaw ila noqoday wu ishegay inu gabadhas waxba u dhibin ayago isku fican ay halmar xarirka u jartay ayan uu magalka ulabtay axata uu casho sharaf ay usameyen ardayda ay ayadu jogtay aysan lahadlin kadib na waxay ku geryotay shil gari wan qari wayay qisadan marwalbo an arko wax an kuso xasusnayo gadha way igu so dhacda danbi ka galay ayada wilka way ficnan lahayd ina adunka jogi lahayd waxa waydisan laha cafis wallhi adun inta noshahay rufiyan ha noqon

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 Před 2 lety

      Nacastaydii qaabkaas oo kale ayaa layga dheereeyay. Qurbo joog ayay ahayd familka ah waa laygu diray oo waxa la dhahay wuu kugu danaysanayaa. Aniguna si run ah ayaan u jeclahay ilaa hadda.

    • @isaynaqurux4550
      @isaynaqurux4550 Před 2 lety

      @@mohamedindho1 waxa dhib qaba ruxi isku kin diray wallhi 😭