ASMA LOVE GAL KASHAYDA OO JIIF 2017 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • XIDIGAHA GEESKA
    CIID SHOW PROGRAM BORAMA 2017
    WARIYE SAGAL MUSTAFE

Komentáře • 677

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube Před 7 lety +31

    SOMALILAND inay tahay hoyga fanka hadal kama taagna.
    habdhaca musiga ayaan ka helay iga walla.👌👌👌👌

  • @sahrakahiye111
    @sahrakahiye111 Před 6 lety +19

    Asma love waa dowlad wana qof aan taageero noloshaada gaarka allaha kuu barakeeyo qaaali aniga qolo igama tihid
    Iam from mugdisha umac asma qurux

  • @najmamohamed6029
    @najmamohamed6029 Před 7 lety +136

    reer abtigay iinoolada asmo habo macaan cimriga Allaha Ku barakeeyo reer abtigay ilove you all Somaliland rag iyo dumar wa idin jeclhay dhamantiin eid Mubarak my mother lovely shadiya reer abtigay my blood inoolada

  • @fartun4992
    @fartun4992 Před 7 lety +31

    Asma Qurux iyo Ahmed allow isku daa😍😍iyo inta is jecel❤

  • @ayaanmm4387
    @ayaanmm4387 Před 7 lety +62

    san ugu farxay markan arkay asma iyo furinle Oo is haysta Rabi ha isu kiin daayo shar gudban 😍😍😍

  • @najmamohamed6029
    @najmamohamed6029 Před 7 lety +72

    my blood thanks reer abtigay in aan jeclaado oo aan Ku faano wa mid ay xaq uleeyihiin sababta oo ah qofka dunida aan u jeclahay oo boqorada dunida ikeentay ilaahay ka sakow ayaa idinka dhalatay marka my blood I am proud of you reer abtigay ilove you all ciidan cideeda farxad Ku gaara my blood dhamantiin wa idiin salamaya maalintu ha idiin wacnaato

  • @ardohagi787
    @ardohagi787 Před 2 lety +8

    Still watching 2022 I really love it this song mashallah they're loyal to each other may Allah bless their marriage 💑

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo9 Před 3 lety +6

    Fanka qarnigan Jira wa somaLiLand iyo waxpa
    From puntLand wLaLahy

  • @ikraanburco150
    @ikraanburco150 Před 7 lety +14

    waaw viva qall dumar asma axmed ismaciil asma love caday😍😍😍😍😍😍 jiro joog

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm Před 5 lety +5

    Mid kamida heesaha ay Qaado asma ahmed (Asma love ) ee aan aadka u jeclahay inan dhagaysto 👏👏👏 Hore U soco Dumo

  • @kunkaroon530
    @kunkaroon530 Před 7 lety +8

    asma yar naag rag ah walee caaqilad filkeed karoon ah waliba dhameys fariid ah my role model😘😘😘😘😘😘😘

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 Před 7 lety +70

    Asmo love hargeisa dartaa inaa u imaado ayaaba iheyso wlhi
    Jaceyl run eh ayaan ku jeclahay walaashey samideyda macnteydi.ilaahey haku xifdiyo
    I'm sending you my love sharafey umac honey

    • @guunjeyare5449
      @guunjeyare5449 Před 7 lety +1

      Asmo Curada cida maku siyaa whatsap keeda xaqiiq wllhi

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 7 lety +1

      guunje yare
      Hada ma isticmaalo .lkn darteeda wan ufuranaa wlhi please igu soo qabo markaan qortana delete gareey ayaan ku dhahaa
      Mahadsanid wallkey cade

    • @anascade181
      @anascade181 Před 7 lety +2

      Asmo Curada cida mash alaah

    • @sahraismail2566
      @sahraismail2566 Před 7 lety

      Y

    • @xananmiiney8908
      @xananmiiney8908 Před 7 lety

      Asmo Curada cida raaadaau

  • @momethahmed1851
    @momethahmed1851 Před 7 lety +25

    iga waleee waxan ku ducayztaa azma ookale bilacalayk motion indhaha Hadaad meel ku ogtihiin only like

  • @jigrekaler2497
    @jigrekaler2497 Před 7 lety +104

    tii nimco dareen xalay may seexan inay xadhig qaadatay oo ay is daldali gaadhayna waa la soo sheegay kkkkkkkk allah ha daaye asma love waa gob fariid ah

    • @farduuscabdale7465
      @farduuscabdale7465 Před 7 lety +1

      jigre Kaler wlo isaga lpada wada qaba hal hbeen wu u hoyda ayaga wx wada dremyah ka bxa tna nimco farteda ma gdheyse 😅😅😅😅

    • @ifrahhassan8596
      @ifrahhassan8596 Před 7 lety +1

      jigre Kaler kkkkk war beenta nagada😂😂😂😂

    • @afrahmohamed8861
      @afrahmohamed8861 Před 7 lety +1

      asma nabiis baa laga jarey saxiibade kale baxday

    • @fartuunjamac477
      @fartuunjamac477 Před 7 lety

      kkkkkl

    • @fartuunjamac477
      @fartuunjamac477 Před 7 lety +3

      cidaan dhar badanaa armaajo miyaa labis barta sida lees ku cadeeyo qurux maaha

  • @najmamohamed6029
    @najmamohamed6029 Před 7 lety +51

    ilove you all habo iyo abtiyaal dhamantiin maalintu ha idiin quruxbadnaato ciidan cideeda caafimad Ku gaara

  • @prinellanilsson1996
    @prinellanilsson1996 Před 7 lety +185

    horaa loo idhi raaliya ninkii helaa raganimo ku faanaa asma raaliya axmed kolkolisa hhh inta igu raacsn like

    • @cazuuzmabdi476
      @cazuuzmabdi476 Před 7 lety +2

      sidaad zheegtay weeye😂😂

    • @Amirajamac
      @Amirajamac Před 7 lety +4

      Mùñă Diamond been ma ahn wlhi asma raaliyo wye illAhEy ninkeeda nagaha kale hakaga ilaliyo Ameen

    • @istahilxasan3454
      @istahilxasan3454 Před 7 lety +1

      Mùñă Diamond 😂😂😂😂😂😂 ani le sida Asma aboowe so carar

    • @ahmednaazirpirlo5515
      @ahmednaazirpirlo5515 Před 7 lety

      maahe

    • @ahmedabdirahman9529
      @ahmedabdirahman9529 Před 6 lety

      Mùñă Diamond aduu raaliya oo lipn laapan matahy zxp

  • @ismailsuleiman7024
    @ismailsuleiman7024 Před 7 lety +56

    asma love heeestan caadi maahan. nimca dareen heestan ha laga qariyo 😃😂

    • @fardowsahassan541
      @fardowsahassan541 Před 7 lety +4

      Eng ismael hadey so jawabe habartas reer kan isku qanacsan walag kari la yhy😂😂

    • @ismailsuleiman7024
      @ismailsuleiman7024 Před 7 lety +3

      aisha qooto xidigaha mid kaloo doob ah miyey ka weydey horta maxa ninkas tashuushka ugu furtay.

    • @fardowsahassan541
      @fardowsahassan541 Před 7 lety +2

      Eng ismael aniga hadan sii u eego jcly axmed wali u qabto uma socote reer dhisan ayeey rabta iney dumiiso wyo wxd ka garan karta sidey heesta Asma love qadba oga so jwbeyso iydo iska dhigeyso inu asga jcl yhy marka ilahay xaqa ha tuuso

    • @ismailsuleiman7024
      @ismailsuleiman7024 Před 7 lety +3

      aisha qooto hhhh horta heesaha ay kuso jawabto furunle miya u garaaca musica

    • @fardowsahassan541
      @fardowsahassan541 Před 7 lety +3

      Eng ismael tas ma ogii lkin tartaan ineey ku jiirtan arka qof kastana wa u fhmi kara

  • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575

    Nin Kastaaba Heyska Hadlee Hubaal Wa Wallhi Somaliland Waa Hoyga Fanka iyo Suugaanta Viva Xidigaha Jamhuriyada Somaliland💝🌿💝🌿

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 7 lety +5

      Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan yaaba fanka ku gaaro gureyga labaad hargeisa cadey dalkaste fanaan waa leeyhy soomalidana hargeisa uwadato wlhi

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Před 7 lety +3

      Asmo Curada cida Mansha Allh Wllo wxd tahey gob ana wxn ku leeyahey Hablaha somaliya adaa u sita Gobanimada ee maalin wngsn 💝🌿💝

    • @AaminaAhmedAaminaAhmed
      @AaminaAhmedAaminaAhmed Před 7 lety +2

      wadhusan tihin Illahey ha idin hanuniyo Wlhi aduuna yada walaga tagaa

    • @nasramuxumed4748
      @nasramuxumed4748 Před 7 lety +5

      axyaa heez
      Gasiinka & ontana
      afkaankgu gurayaa
      aZma loVE Fanaanad jirta tlhi

    • @mariobertinho1073
      @mariobertinho1073 Před 7 lety +4

      Aamina Ahmed 1994 Aamina Ahmed 1994
      calaacalka meesha kala tag
      adigu maad usoo wasmo doonatay meesha maxaa ku keenay soo heeso un mawada dhagaysanayno
      waad dhunsantihiin kulahaa hadaa maada quraan subcinaya

  • @janagalemuuminallaale1633

    Wlhi wan jidhidhicooday markay tidhi
    Gab kusoo dhe laabtoo
    Gal kashayda oo jiif
    Gogoshaadi weeyaan
    GUULUHU ku siiyee 😍 asma waxan u malaynayaa inay ka timid duni kale
    Illahaw lasoo furraa oo ana calfadaa
    Hadanan calfanayna illahaw furinle u daa
    Amiin dhaha wllyaal
    Lkn waxan ka baqayaa hadaan guursado inay odaygeedi hore sheekadiisa igu waasho
    Ax si kasta waan jeclahay
    June 2018

  • @laylahzawjatulbasher9509
    @laylahzawjatulbasher9509 Před 7 lety +9

    asma hupy kujecliyaa
    alle hysukindayo idiyo saygaaga qaligaa m:ciiltire
    I inolada xidigaha geeska
    nuurkii Somaliland
    I love you so much my dadkygii and fananintydii

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan Před 7 lety +256

    samirku waa noocan oo kale..iyada hanatay ninkii nacal diisak..kaca wixii dhiiglow ama like la booba commenta

    • @princessqurux6463
      @princessqurux6463 Před 7 lety +1

      TruthTellerMan wa runta wll samirka muhim ah

    • @laylahzawjatulbasher9509
      @laylahzawjatulbasher9509 Před 7 lety +6

      azmah love waaa
      ubax so sodilacee
      yaalatartamikara dee
      Maan maantaba bal eeeg

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 7 lety +7

      Azmah M samideyda samirka waa lag faaiidaa qaaaro maba lahn asma waa gabar karti leh wlhi Masha allh dadki doqon umaleeyay walhi adinka doqdomo eh oo liita
      Viiva samideyda asmo love ❤️

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Před 7 lety +3

      TruthTellerMan kkkkkkkkkk kkkk ikacey dhiiga ikacey ish qiyaasak

    • @musdafahmed3091
      @musdafahmed3091 Před 7 lety +9

      Asmo Curada cida
      Beenta ma ahan waa gabar gabar dhaaftay nag

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 Před 7 lety +13

    fanka somaliland waa mucjiso aan la haybsan karin horeysiyo dambaysaba maasha allah asma love iyo axmed weli iyo xiddigaha geeska oo idil guuleysta

  • @asiyaibrahim198
    @asiyaibrahim198 Před 7 lety +5

    Wow cadi maha hees viv asma love ale haso kindayo huno 😙😙😙

  • @ahmedyusuf6608
    @ahmedyusuf6608 Před 7 lety

    waan yaabee magaalo soomaaliyeed oo hargeisa sida quruxda badan ee ay heesaha u duubaan maa lawaayay xamar iyada iskaba dhaaf jijiga ayaaba soo yara raacda balse walahi dhinaca fanka hargeisa ayaa ugu shidan masha allah way horeeyaaan waan taageeraaa

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 Před 5 lety +10

    Asma san yar walaw an hada ku kacsanahay ano team khadra eh asmoy hestan dawa khadra say kugu listay ugumad hamben suxdo 2019 ya ila dawanaya lol

  • @hafsafaysal182
    @hafsafaysal182 Před 7 lety +8

    inaabtiday asma qurux ❤allow isku kiin daa abid😍😍

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem +3

    Beautiful couple halganki dhera ka dib ninkeda wey heshay nimco daren ka xogtay

  • @gul3dabdi151
    @gul3dabdi151 Před 7 lety +4

    heesta ugu Shidan Bandhiga Xidigaha geeska Horumar gaadheen

  • @mohamudmohamud8557
    @mohamudmohamud8557 Před 7 lety +2

    fariid fariid ilaahayow daa asma jacayil👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @jestenak8644
    @jestenak8644 Před 6 lety +3

    bk waa ikhyar ubax buu iso dhibay abaha jecelka bk intii tagarsan like

  • @samirathahar3177
    @samirathahar3177 Před 7 lety +143

    Samraa sadkiisa uu helaa
    Qofkii igu racsaan
    Like isaar

  • @amiiraduriyada9711
    @amiiraduriyada9711 Před 7 lety +24

    Anaa u sheegay nimco dareen😂😂😂😂😂

    • @wacndhemnibraahim7283
      @wacndhemnibraahim7283 Před 7 lety +7

      amiira duriyada gaadhsi heestaas anna baaska ayn ka bixinyaaye u sheeg 😅😅😅😅😅

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 Před 7 lety +4

    gal ka shaydo oo jiif
    googashadi wayeeh💖👈
    malapooy asma love 😍😍

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 7 lety +5

    ilaahayow isku daaa asma love iyo ahmed wali ibrahim furunle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muntazmacaneymcnto2927
    @muntazmacaneymcnto2927 Před 7 lety +2

    asma gabar kharti aqli leh Guul xbbbti
    xidigaha geeeska fanaanin qaaali ah 😍

  • @majabeofficial6939
    @majabeofficial6939 Před 7 lety +17

    haye waxay ahyd in music gan ay ragu qataan waayo waa music barnaamijkaba ugu shidnaa inta igu racsan give me like

  • @canbuulmedia3052
    @canbuulmedia3052 Před 7 lety +8

    ilahay ninka afar u baneeyay marku dumar yeeshana waxa uu gu jecel Yahay qofkii jacaykii u horeyay ay wada ma taleen markaa asma naftiisa ka jecel yahay

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319

    waa heestii mustaqbalka xaajigayga Ana jecelahy u qaadi lahaa Asma love you qli

  • @akqanciye
    @akqanciye Před 7 lety +6

    Wlh Asma love nin furi karo jirin tan Cml Allahayoow jacayl in lagu dhalay weey kamuqata

  • @deqodagan6400
    @deqodagan6400 Před 7 lety +4

    Qofkii asma love jecel like ha iigu dadaalo

  • @iglanadan1896
    @iglanadan1896 Před 7 lety +3

    Waaaw waxaan ayaa jecel lagaa dhahaa Allah isku kiin daayo lamaanaha fanka

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola Před 7 lety +5

    lamaanaha qarniga Azma iyo furinle isku waara 😘😍

  • @bujamohamed5276
    @bujamohamed5276 Před 7 lety +1

    maasha allah kanaxoow nafta waa viva soomaaliland waxaasa fanaaniina maasha allah waara

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 Před 7 lety +9

    mursal music sanadka ka filo iga wala ragani wa rag

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před 7 lety +6

    asma daaaaaaaaaaay iindertay fariiid

  • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575

    Wooow Yaa Salaam Waxaasa Jaceyla Asma love JACEYLKU wuu biyo dhigey Ina Furinle Yartii Wxu Ku Noqdey wax ku dhex nool !! Illaahy ha isu Kiin Xafido 🌿🍁 Nimuu Jaceyl La Sara Tagey iyo Nimu Sugaya Labaduba Alle u Siman Viva Asma & Ahmed Viva Xidigaha Somaliland💝💚✋✋😎

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 7 lety +1

    ASMA love waa fariid .waa geesiyad.waa marwo.waa naag aqli badan .viva asma love 👍👍👍👍👍👍👍👍👍☝👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👊👊👊👊👊👍👍👍👍👍👍👍

  • @idrisism7050
    @idrisism7050 Před 7 lety +2

    xidigaha qarnka
    Allow
    wadnkayga nooo Dhowr😍😍🤗😶😶
    viva Somliland

  • @Princesssena-cp4qm
    @Princesssena-cp4qm Před 3 měsíci

    WW jacayl baa igu dhacy 🥺❤jidan jwclahyna ma garnayo

  • @monicadiomondofficial6342

    Mursal.muuse jaskiisa inta aragta like😂😂

  • @diegoaidid7717
    @diegoaidid7717 Před 6 lety +3

    best ever song I listen............asma you realy made it

  • @inadiiriye1483
    @inadiiriye1483 Před 7 lety +43

    Xidiga geeska si kasta oo loo colaadiyo somaliland ahaan maaha fankoodu mid dhagaha la coloobi karaya
    Waabari2 hore u socda fankii somalida ayaad kor usoo qaaden wlle. @@@@@@@@@@ somaliland,nabad, xikmad,horumar, diin iyo best fanan isku daa

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 Před 7 lety +1

    mcha Allah nice song xidigaha noolaada jir oojooga abid

  • @samsungg6galaxy366
    @samsungg6galaxy366 Před 6 lety +2

    Ilaahayow is ku kiin daa wixii cadawana alaha idiinka qabto super hero asma well done

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Před 7 lety +2

    Masha allaah farxad ku waara Asma & Furinle allaha idiin dhowro

  • @jamaibrahim9003
    @jamaibrahim9003 Před 7 lety +1

    walee asma love waxnool iga dheh ,,,,,,,xuskaad guri kuleeedahay,,,,,,, halkaa kalahay alle haku daayo xaajigaga m.ciltire
    Tii Nimco dareen waad ku cabtay waba haday jirto.

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 Před 7 lety +3

    Waaaaaw waxaasa shidnaan ah noolaada intay nololi jirto axyaa hees

  • @mamamcn842
    @mamamcn842 Před 5 lety +1

    Miyirka kamanka laxanka alle haw naxriisto maxamed miyir xaaji ameeen

  • @fatxaxassan5233
    @fatxaxassan5233 Před 7 lety +5

    hala qariyo dadka qarki heestan hadi kale way qarxayane
    xaga kaga hay viva asma love

  • @mustapheqaadiroproduction791

    viva inta wax jecel
    😘😘😘😘😍

  • @amranwarsame4148
    @amranwarsame4148 Před 6 lety +2

    Hamda queen ku jecliya huuno ❤️😍❤️

  • @tamhardias4204
    @tamhardias4204 Před 6 lety +1

    Masha allah
    Wa cod macanta hay qali asma

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Před 7 lety +1

    Alaa cizak... Zadiq Gahayr waa ku fara yaraystay erayadda heesta. Waa murti iyo malab is wata doojinaysa qalbiga.
    Music waa cajiib. Well done to Horn Stars.
    Happy for Asma Love and Mr. Furinle, the couple of the year.

  • @idmanceydiidguure6660
    @idmanceydiidguure6660 Před 7 lety +1

    Hhhhh 😂😂😂waaawareeeey halaga qariyo heestan nimco hawaaro jacaylku👌🏻❤️❤️❤️😘😍😍😍😍😘😘

  • @khuludsaleh4466
    @khuludsaleh4466 Před 7 lety +1

    ilove u asma love noolow xppti kujecliyaa fanaanad qaaliya ❤❤❤💋💋

  • @nimoali9964
    @nimoali9964 Před 7 lety +2

    Masha'Allah asma love is quruxley 😍😍❤❤

  • @ilwaaddahir4991
    @ilwaaddahir4991 Před 7 lety +4

    yaa salam hadaba la moda inay isku cusub yihiin Farxad ku noolada 🌷🌷

  • @apdulmalikhiz8939
    @apdulmalikhiz8939 Před 7 lety +2

    curada xidigaha asma love we are proud for uh

  • @laylasiciid3323
    @laylasiciid3323 Před rokem

    Ilahy haw naxaristo maxamed miyir xaji

  • @jirfe
    @jirfe Před 7 lety +2

    Asma love she is innocent lady furinle you have to know that. l like her so much guul baan kuu rajaynaya

  • @warso-spt1
    @warso-spt1 Před 6 lety +6

    Walle Dumarka Duriyadu badankoodu wa wada raliya!! 😉😉Waa wah yaalaha dadka kalay aan dheer nahay. 😀😀😀

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh Před 11 měsíci

      Reer abtyo allaha idin xafido tolkana nabad rabi hakala dhex dhigo 😢😢😢
      Aaaaamiin Aaaaamiin Aaaaamiin

  • @amenludfi4124
    @amenludfi4124 Před 7 lety +1

    asma love xayaka laah waa heesta ugu macaan bandhigan

  • @adamyusuf1765
    @adamyusuf1765 Před 7 lety

    Maan shaa allah marba marka ka dabaysa kooxdu way sii xuub siibanaysa , iyagoo Abwaanadoodii , Murtidoodii , cododkoodii , musigoodii , laxankoodii , Farshaxankoodii , Naqshadoodii , Muuqaalkoodii iyo Taageeradoodii kolba kolka ka danbaysa Kor u sii kacayaan , Noolaado oo cadowgiin ha jabo . Viva Xiddigaha Geeska

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 Před 4 lety

    Fanka. Gabadhaha hrgeysa. Waa goob. Lkin asmi waa qof kaliye xulka ah oo afka gaban allow Ku dhuuro inbadan asma yarey ❤️😭❤️

  • @nazirboker455
    @nazirboker455 Před 7 lety +1

    xidigaha geeska family of love
    waan idinku fanaaaa all somali

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 Před 7 lety +6

    Asma love nolow huno😘😘😘

  • @saraapdulsalamvolgz
    @saraapdulsalamvolgz Před 7 lety +1

    habdhaca music ayaa asal ah 😎
    duriyada waannidin salamaya Qabi

  • @doyoucareqabillfuckyou6824

    woow asma love 💓💓😘😘and her husband 🌹🌹🌺masha Allah 🌺🌺🌺😍😘guys long life inshallah ii ka waare 😍😍🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎷🎷

  • @Ina44r
    @Ina44r Před 7 lety +2

    Xidigaha geeska Sanadka Waad Shidnaydeen lkn Musik aa in yAr Idinka Xun

  • @hodanrashiid6668
    @hodanrashiid6668 Před rokem

    Maalinkaygaan Daaran dona I.a😁
    Sharma 1🥰

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 7 lety +1

    i love asma iyo ahmed wali ibrahim furunle jacajilkodu waa true love mashalah mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmaabubakar627
    @asmaabubakar627 Před 7 lety +3

    Fanaaniinta Xidigaha geeska noolaada. Isaaq La,aantii waqooyi iyo koonfur midoobi maayaan runtaa waaye

  • @AyaanAli-hn6hd
    @AyaanAli-hn6hd Před 7 lety +3

    idinku fana Wale wn farxy Mrkn arkay asma farxsn alle isku kinda dhexdina cidi maqado

    • @hibohassan8939
      @hibohassan8939 Před 7 lety

      Ayaan Ali amiin amiin amiin👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @guleidmohamoud2309
    @guleidmohamoud2309 Před 6 lety

    Heestii qarniga asma love the best song, waa LA yaab , fun waa kaa xidiga geeska

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 6 měsíci

    Masha allllah waaaw asma looof nolow❤

  • @mohamudmohamud8557
    @mohamudmohamud8557 Před 7 lety +1

    I love asma iyo Ahmed wali Ibrahim furinle isku waara mashalah mashalah 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem

    Best group good Frend ledahay u dagalamay iso celiyay

  • @haalamhdi4067
    @haalamhdi4067 Před 7 lety +1

    maaaasha Allah lamaane is jecel alle hysku kilndaaayo😍

  • @sumcadaalta8711
    @sumcadaalta8711 Před 7 lety +2

    MarKa runtii Laga jaN qado
    xiddigihu waa dad aynu adhan karno dad wada shidan
    waana farxada hoyga fanka ee somalilan

  • @asiye717
    @asiye717 Před 5 lety +2

    2018 /10/11
    maxed miyir xaji dartiis ayan uso goba heeatan cawa illHy jano io raxma haka warabiyee dhimashdiisa oo isbuuc laga jogin ayan dawanya mulaxan gacan macn illHy haunaxariisto

  • @ceeyniihaji9107
    @ceeyniihaji9107 Před 7 lety +1

    Ani reeer Somaliland maahi lkn asmo waa hoooyo laku dayan karo oo aaad u qiiimo bdn oo aqli badan weena gulesatay manaha Allah allaha xifdiyo

  • @cashaqudangudmaha1171
    @cashaqudangudmaha1171 Před 7 lety +1

    viva xidigaha geeska

  • @shabcanibrahin3324
    @shabcanibrahin3324 Před 7 lety

    waleeh fanaan iga dheh xidigaha geeska

  • @wacndhemnibraahim7283
    @wacndhemnibraahim7283 Před 7 lety +10

    Laydinma cuno laydinma cawro

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 Před 7 lety +1

    wooow wale waa fariid nolow asma ficil wllhy nimco mala dhimatayba hhh

  • @ayaanomar7703
    @ayaanomar7703 Před 6 lety +2

    Masha Allah

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem

    Masha Allah xifdulah couple isku wara

  • @baalebb7371
    @baalebb7371 Před 7 lety +3

    Ogeisiis wxan la hadlaya Duriyada xalasha ah dadka martida ah e ina so bokhday yan la dul marin ya wliba Dumarka wa ceebe rago ha u jawabina sababta o ah dhaxalki awoow yashen inoga tagen ayan mel kga dhacyna ma fahan ten camo mhdsanid

  • @alleaamin4431
    @alleaamin4431 Před 7 lety +4

    horta marka hore Alle ka baq oo is artur waad dambaawdee subxaanaka yaa cadiim is qaawis maad qurux moodaa ogoow quruxi waa diin ee diintaada u dhags nuglaaw oo jirkaan iyo garbahaan dado ood raga ajnabiga kaa ah fiirsanayaan

  • @cmccabdalemaxamedcismaan4030

    cabdihani mee iyo oday labadaas hadday ka maqan yihiin meeshu waa ka yaac cida igu raacsan liketa ha la dhaafin codsi weeye