SULDAAN SEERAAR | XAMAR BILA | HABLAHA MUQDISHO | SHOWGA CIIDA JIGJIGA | 2018 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Xariirta La Dawadiyo
    Iftiinkii Xamar Bilaay
    Xulkii Quruxdaa Tahaye
    Miyeey Xubbiyeey Cid Kale
    Macaan Ku Xaqiri Kartaa
    ………………………………………
     XAMAR BILE WAA HEES CUSUB
     XAMAR BILA 2018 OFFICAL VDIEO
     ERAYADDA: CABDIYARE CAAQILKA | CAAQILKA MUQDISHO
     LAXANKA: USTAAD CISMAAN BILLE CEYMOOY
     MUSIC: HENOK ATLABACHEW
     CODKA: SULDAANKA GEESAK
     AFANAAN SULDAAN SEERAAR.
     HAMBALAYDII YAASMIIN YUUSUF FAARAX
     PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ...............................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 618

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 Před 6 lety +59

    from xamar ayaan ahy thanks wlalaheena DDsl waan jecelahy we love jigjigo cadey aloow idin dhoowr ddsl dad somali nimada jecel abwe suldaan sereer amistiganaanoow abwe thanks fanan qaali ah suldan ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌

  • @safwaanbashir1608
    @safwaanbashir1608 Před 6 lety +379

    Inta quranka,taageerta. Farta taaga

  • @umusumaya2525
    @umusumaya2525 Před 6 lety +122

    Suldaankena caashaqa We love you hadaa nahay Reer Muqdisho ❤️🇸🇴

    • @qadanmaxamud1951
      @qadanmaxamud1951 Před 6 lety +5

      Ciid mubaarik dhamaan muslimkoodhan meelkastooay joogaan

    • @qadanmaxamud1951
      @qadanmaxamud1951 Před 6 lety +3

      Ciida danbana alle haynugu gaadhsiiyo caafimaad aamiin aamiin aamiin maasha allah tabaaraka laah

    • @qadanmaxamud1951
      @qadanmaxamud1951 Před 6 lety +1

      Waxa aynu leenahay ciid Mubarak

    • @ruqiyaliiban6022
      @ruqiyaliiban6022 Před 4 lety

      ❤💟🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤞👌👨‍👩‍👧💜💙💛💚😟🤑☹☝️🤞☹blogs and the other day but it is

  • @kingismail9808
    @kingismail9808 Před 6 lety +29

    Suldanka reer jig jiga kugu faana lipax wlhi dhaman rer jigjiga love idinku ahay from muqdisho...😍😍😍

  • @nuuralceynhaji2922
    @nuuralceynhaji2922 Před 6 lety +29

    Suldaan seerar iyo xariir hore u socda weligeey show lagu qabtay Mogadishu ma tegin hadaa mar uun Mogadishu imadan waa kii iigu horeeyo aan tagi doono😍😍😍

  • @akhmetakkamiyev664
    @akhmetakkamiyev664 Před 2 lety +134

    Hello everyone! I'm from Kazakhstan. My friend from Somali had showed me this clip. Now in 2022 I'm still listening it. Amazing!

  • @thebigmbk8229
    @thebigmbk8229 Před 6 lety +41

    Suldaanka Geeska Ma Aqaan Waxu 3dii Album Uu So Saaraayo Album Kamida Dhulka Barakeysan Ee Xamar Uu Ugu So Qaadaayo Malaha Ma Istiri Taageeradiisa Inta Ugu Badan Jogaan😍
    Keep Going Suldaan Aqal Gal Wacan😍👏🏽

    • @seynabcumar2355
      @seynabcumar2355 Před 6 lety +2

      Xusni Mubarrakk wa wil iska qalbi cad wana sababta suldanka geeska logu bixiyay inow yahay fanan somaliyed Mar un muqdisho inow boqdane wala sugayaa hesaha ow dhulka somaliyed ku amanay ayaa kor uso qaday fankisa

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety +1

      Xusni Mubarrakk muqdisho waa caasimada soomali walba qofwalba qalbigiisay ku nooshahay muqdisho

    • @tarigayman3465
      @tarigayman3465 Před 6 lety +1

      Suldaab seeraar. Alow badbaadi. Moqduago

  • @walalmukhalas4583
    @walalmukhalas4583 Před 6 lety +176

    Xamar cadey inta jacel liketa isara

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 Před 6 lety +38

    Waaaaaaaaw! CAADI MAHAN VIVA SOMALIAWEY HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️❤

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 Před 6 lety +27

    Thank hadan nahy Reer muqdisho suldaan ❤💋👈my fanan somaliyed🇸🇴💋

  • @ahmett1751
    @ahmett1751 Před rokem +150

    2023 still my favorite song ✌🏻🙂

  • @fatmahabikalsonidanafta9508

    Xariirta ladaawadiyo iftiinkii xamar bilaay xulkii quruxdaa tahee miyee xubiyey cidkale ku xaqirikartaa mcn waaaw masha allaah

  • @danwaastream6872
    @danwaastream6872 Před 6 lety +22

    Suldaanka Geeska 🙏
    Miraha 100%
    Laxanka100%
    Codka100%
    Musigana waa macalinka weyn ee Mr Hennok

    • @ruqiyaliiban6022
      @ruqiyaliiban6022 Před 4 lety

      🌷⚘🌷⚘🌹🥀🤣😂😁😀🤗😙☺🌷⚘🌹🥀🇸🇴👨‍👩‍👧💟❤and is

  • @maryamahajimuse8356
    @maryamahajimuse8356 Před 6 lety +23

    xariirta l a dawadiyo iftinkii xamar biley hees iga dheh ❤❤❤

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 Před 6 lety +2

      Bureqo Bbe qali 😍😍 bbe xamar bilay😍😍 viva magaaladeena

  • @---bk4lg
    @---bk4lg Před 6 lety +9

    Xamar hala shido , sidan wa sida loo bahanyahay
    alshabaab iyo mooryaan ah baa magaca ka xumayay .
    Viva muqdisho 🇸🇴🇸🇴

    • @ismaaciilxaaji4736
      @ismaaciilxaaji4736 Před 2 lety

      Yeah walal inshlah ilheyba naka hayn dona cadowga xmar wa xudun dhisanta cadow walbo ay ledahy

  • @aliwanaag8709
    @aliwanaag8709 Před 6 lety +10

    War gabadha fanaanka aktaagan ee dharka pinkiga wadato ee madaxa waxa yar cadka ugu xiran
    Qurux badnaa 😇
    Waaba qureysh caadiya 😉😉

    • @queenfatma381
      @queenfatma381 Před 6 lety +1

      Ali wanaag gabadhee dee hbr ban ujeeda wana la qabaaye😂😂😂

    • @somtelsomaliland2707
      @somtelsomaliland2707 Před 6 lety

      +T dots realest kalama wacalama isaaq landheera umada somaliyeed dadka ma hungureeyanba inay guursadaan inay ku mirqaaman mooye lakinse haduuu yahay ninkaa reer xamar nin hawiyaha oo habargidira wuu wasayaa naagta laangaab ka ee ugaaden

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 4 lety

      @T dots realest
      War Ninkaan waa Shisheeye Afsoomaali bartay Si uu Qabiilada Soomaaliyeed Isugu Diro Bal Qaabkuu Wax usoo xariiqay eega kkkk
      War Yasn loo jawaabin

    • @maqsuudahmadmaqsuudahmad133
      @maqsuudahmadmaqsuudahmad133 Před 2 lety +1

      Waa shabcaan indho daa uus waa quruxdiiyo qofa aha🥰🥰

  • @zuhraabdullhi9118
    @zuhraabdullhi9118 Před 6 lety +16

    From xamar bile I love jigjiga allaw anooo guryasama jigjiga iyo wllhay anoosooo arag haidilin
    Insha Allah wan iman jigjiga
    Thanks suldaanka fananinta

  • @justfeelfree3000
    @justfeelfree3000 Před 6 lety +25

    hadaan nahay reer jijiga
    wlhi jecelahay muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏 ree Somali neceb manala socotan no more land land

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 Před 6 lety +18

    iftiinki xamar bilaay xunkii quruxdatahe suldanka amaan ayu kala dul dhacay gabdhaha reer muqdisho 🌷🌷🌷🌷

  • @quenofmind4667
    @quenofmind4667 Před 6 lety +21

    Viva hablaha muqdisho
    From hargeisa cdeey

  • @umunadar8748
    @umunadar8748 Před 6 lety +22

    Hadaa nahay ciyal Xamar wan ku tagerna ciyal jigjiga

  • @boqorkayurub9361
    @boqorkayurub9361 Před 6 lety +14

    Waaàaw caadi ma ahan heesta xaada ayaaba i kacday viva jigjiga cadey

  • @suldaanyare4612
    @suldaanyare4612 Před 6 lety +5

    From CABUDWAQ (cw) suldaanka waa fananka kaliya eee somalida ugu codka mcn amiirka codka asaga iyo Ahmed rasta

    • @gurhanthabo3317
      @gurhanthabo3317 Před 6 lety +1

      suldaan yare ishaad katuurtey

    • @---bk4lg
      @---bk4lg Před 6 lety

      Cabuwaq xagee bay ku taala ? Somalia misa kilika 5aad

    • @suldaanyare4612
      @suldaanyare4612 Před 6 lety +2

      Abduwak waa somalia wll waxay ku tala gobolada dhexe wll hadaad aqoon hada baro wll

    • @---bk4lg
      @---bk4lg Před 6 lety +1

      suldaan yare ok thanks bro

    • @faadumoxusseb872
      @faadumoxusseb872 Před 3 měsíci

      Xariir kama cod macana kuwa kale Lakin uka wada cod macan yahay

  • @abdikarimhassan5679
    @abdikarimhassan5679 Před 6 lety +2

    Taas lagu xasilayo ilahow. Hade jigjiga jokto iyoh hade xamar jokto iyoh hade hargesa jokto ama garawa jokto. Iftiinti somali bilaway so dhaqso 😪 nafta kusugi wese😍goba tahay somaliyey

  • @mohamedinshaar3857
    @mohamedinshaar3857 Před 6 lety +19

    MY HOME JIGJIGA ADEY❤🙌

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB Před 6 lety +5

    Suldaam he’s going places
    Ninkan gacan u taagay. Fanaan rasmi Ah iga dheh

  • @maxamedcismaciil46
    @maxamedcismaciil46 Před 6 lety +6

    Dhulkada hooyo markd ka tagtole ogani wuxu yhy viva jigjiga ♥️👈

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před 3 měsíci +1

    What a amazing song.!
    Legend suldaan seeraar.
    Still listining 30/05/2024.🎻🔥

  • @hanihappydhalpuntlander2489

    Suldaanka geeska horay usoco hees iyo badh GOOD

  • @CandyCandice3
    @CandyCandice3 Před rokem +16

    I have been looking for this song since 2021, but I had never known its title until today! On repeat mode

  • @soojeedoow1330
    @soojeedoow1330 Před 6 lety +59

    Waxaan ka socdaa gudiga aqrinta komment-yada waxaan idin ka codsanaynaa inaa soo gaabisaan komentiyadiina si fududna aad uqortaan si ay dadka u'aqristaan.
    Gudoomiyaha ururka aqrinta komentiyada mr.tuxuboow

    • @nasrinali1918
      @nasrinali1918 Před 6 lety +1

      haare Haaare hhhhhhhh

    • @ismaelsagaar3019
      @ismaelsagaar3019 Před 6 lety +4

      haare Haaare
      Hhhhhhh kula mid comments aqris lee usoo galaa meshan hhhhhh istaqfululah hhhhhh

    • @user-cq1jq5xg9l
      @user-cq1jq5xg9l Před 6 lety +1

      haare Haaare hhhhhhhhh wa runta

    • @aishajamayusuf3742
      @aishajamayusuf3742 Před 6 lety +2

      Xil an kursi ubahneyn noo haysaa hhh

    • @abdinasiradan3664
      @abdinasiradan3664 Před 6 lety +1

      haare Haaare mr tuxubow kaabe mxaa aqrisaa adiguuba qoraLkaga ficneyn😜

  • @OsmanAmiin-hi8pk
    @OsmanAmiin-hi8pk Před 7 měsíci +59

    Who's here in 2024

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 Před 6 lety +2

    Suldanserar jiir o jog qof waxatahy somalinimada kuderaya jiir o jog abid i salute you.

  • @IbrahimAli-ie9pm
    @IbrahimAli-ie9pm Před 2 lety +26

    🇪🇷 love suldaan # legend # a poet # biggest Somalia 🇸🇴 artist 🎨 ❤️ ♥️ 💖 ✨️ 🙌

    • @aliomardeerow5104
      @aliomardeerow5104 Před 2 lety +3

      War adi hes walba o jacayl eh comentigeda kugu arka jcyl ma ku haya 😁

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 Před 6 lety +54

    Suldan serar xidiga ddsi nolow wllo hamlaha laascaanod usooqaad hee marka labaad kkkk

  • @yahyeztylezh7424
    @yahyeztylezh7424 Před 6 lety +2

    Xidiga geeska suldaan seraar guhaad waa boqorka codka iLahay haku daayO wllhy Anigu Adbaan u taageraa

  • @abdallarasta5990
    @abdallarasta5990 Před 6 lety +5

    Suldaan seraar ina adeer wan ku aminsanahay guuleyso my fanaankaga ❤❤

  • @FarhiaismailMohamud-z4y

    Nagtisa leyahay iftinki xamar bile tahay xamar bile degmo muqdisho ka mid waye Best song

  • @heroalfa4095
    @heroalfa4095 Před 6 lety +3

    wooow wa hes tan ugu mcn abit ladegeysto suldanow go forward 💟👈

  • @abdallamurcanyo3954
    @abdallamurcanyo3954 Před 6 lety +2

    xabiibtaan doonayee markaan xubiyeey ku tabo jirkaa xubin xubin u kacooo xasilay goortaan ku helay xariirta la daawadiyo iftiinkii bosasso cadey 🙏🏽😄

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz Před 6 lety +7

    Jig jiga cadeey Rer abtigeey ❤️

  • @jamaladem9945
    @jamaladem9945 Před 6 lety +13

    Xamar represents all somali girls alaya cizak suldaanka gaska

  • @mohanor3181
    @mohanor3181 Před 6 lety +2

    Hees shidan niyow liiska marka kasoo dharagtey lee hees noso qaadee myaa😂😂🙈 Big love From Muqdisho

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Před 6 lety +4

    manshalh Axsan cod salaam from hablaha muqdisho

  • @Updywali_jama
    @Updywali_jama Před 6 měsíci

    Xapptaan doonayaay🤤🥺👸
    Markaan xuppiyey ku tabo🥺💋👸
    Jirka xupin xupin u kacooo💐👸💋
    Xusuustaadaa qalbiga👸🫶😍
    Kusoo wada xaadirtooo🌝👸🤤
    Xasilay xasilayy gortan ku helay😭👸

  • @adamhassan647
    @adamhassan647 Před 7 měsíci +1

    Today i have listen to this song it is my.favorate though i used to listen to BTS songs and k-pop songs and am somali girl☺️

  • @inaboqorkachannel9633
    @inaboqorkachannel9633 Před 6 lety +2

    Caaqilka erayo
    Haboon ayuu ku habsiiyay
    Inta jacayl heeryeey ee
    Hawysta ee u heelan inay ku heeryeeyan midii ay hanteen
    Aman ay ku hagoogan
    Suldaan seerar guhaad
    Fanan cod iyo zharf cudon ku caana
    Abdi azkari tube gresi jira zhp adna mahad
    Noolada zhacapkyga ddsi 💝💝💝💝

    • @tarigayman3465
      @tarigayman3465 Před 6 lety

      ,zubhaanallah. Aaqiro ma ilowdeen

    • @tarigayman3465
      @tarigayman3465 Před 6 lety

      Ala haku soo hanuuniyo. Naar bey. Kuwan. Kuu horseedayaan bro

  • @boqorkayurub9361
    @boqorkayurub9361 Před 6 lety +4

    Haboon iyo asxaabteyda jigjiga waa in xiisay ilove jigjiga

  • @amalali3640
    @amalali3640 Před 6 lety

    Xabiibtaan doonayaay xasil xasilay goortan ku helay. Xariirta la daaeadiyo iftiinkii xamar bilaay miyeey xubiyeey cod kale Macaan ku xaqiri kartaa. Waa maya. Reer muqdisho Hero ayaa u tahay. Nooloow Suldaan Seeraar.

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 Před 6 lety +3

    yaa zalaam zuldaan madax zare ✋👈💓
    xabiibkaan doonayo markaan 💓😍
    xubiyoow kutabo jidhkaa xubin xubin ukaco 👍👈
    xusustaadaa qalbiga kusoo wada xaadirto 👂👀
    xasilay xasilay goortaan kuhelay💑

  • @mohamedabdi2694
    @mohamedabdi2694 Před 6 lety +1

    Qofwalbo soomaliya meelwalba hajoogo ama macagaca kale loosameye qalbigisy ku taala xamar
    Viva muqdisho bartaan ku dhashy

  • @najmaawal8737
    @najmaawal8737 Před 6 lety +13

    Suldaan serar guhaad
    Best fanaan
    Kugu faanah
    My Allah keep you 😍

  • @butraanqatar8119
    @butraanqatar8119 Před 6 lety +1

    xariirtii la daawadiyo iftiinkii xamar bilaa xulkii quruxdaa tahe miyey hubiyey cidkle macn ku xaqiri karta💋💋💋💋💋💋 muqdisha cdy ku noshahy boqradeydii 😘😘

  • @ahmetyaseinosman7862
    @ahmetyaseinosman7862 Před 11 měsíci +3

    2024 still my my Favourite song sulthan seerar guhaad in the buling 😮

  • @z.o.m5468
    @z.o.m5468 Před rokem +2

    2023 still waan dhagaystaa
    Waxaan xasustaa secondary ahaa berigay soo degtay imankana jamacad baan ka qalinjabiyay xasuus wlhi

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 Před 6 lety +9

    My village my heart ❤️ Xamar bile
    Salaan sare xuural caynta hablaha xaafada xamar bile iyo reer wardhigly (warta nabada) ❤️❤️❤️

  • @ayashow33
    @ayashow33 Před rokem +1

    Suldaan sagaleen isaa baay'ee mi'aawa!😍

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 Před 6 lety +1

    In baa caadi mahaan heesta iyo codkii halasiga ee suldanka somaliyed viv xamar bile ❤️

  • @user-ph1ke7hr9d
    @user-ph1ke7hr9d Před 15 dny

    I'm from ethiopia 🇪🇹 i love you Somalia 🇸🇴 music

  • @ayantuabdulhamid6414
    @ayantuabdulhamid6414 Před rokem +4

    we love suldaan from oromo nation best song long live habibi
    😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @munaatimiimi8628
    @munaatimiimi8628 Před 6 lety +1

    Suldan sareer mahadsanid anuu ka sucdo hablaha xamar love you xamr cdy😍😍❤❤❤❤

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 Před 6 lety +6

    xamar wa riyadeyda inn tgo wlhi👏👏👏👏👏👏👏👏😙👏👏😙👏👏hhhhh wa cadi wl qurxey hlkas meherkena ka dhcya eh zi tag

  • @rtruth2951
    @rtruth2951 Před 6 lety +3

    Aaaax wale wadankaygi talabsay weeeee ❤️❤️❤️✋

  • @hamsaali.9458
    @hamsaali.9458 Před 6 lety +8

    Suldaan seerar wa somali wuna garani inu ethiopian uraya ahayn , rageedi.

    • @hamsaali.9458
      @hamsaali.9458 Před 6 lety

      T dots realest amus khanisyahow xabashidu dabada ka wasto. Ogaden somali weye adi khanis ba tahaye.

    • @MMTV-nh1jz
      @MMTV-nh1jz Před 6 lety +1

      T dots realest subxanlah xabashi uraya puu ku fanaya UF Somali dadkayga ini jecliYaa xabashida Hoyadaa baY qabaan dee

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 Před 6 lety +1

      Hamsa A. Wll ma aha ninkan somali waa habashida qudhunka afka somaliga bartay siday isugu diri lahayeen qowmiyada somalida anagoo walala ah ayey 24/7 nagu mashqul zanyihiin sidan isku sii cuni laheyn ninkan afka qadhnun habashiga ah waxaa laga yaba inu yahay sirdonaka habashida imika fadhiya magaloyinka somalia fadkan hadad aragtan niman ogadeen sheegana o habashida u dhaqleeya waa laba qudha ama waa qoyzka dalimka weyne qamriztaha ah abdi ileey ama waa habashi iska dhigaya somali o dee sheeganaya qabiilkan ka dhashay walle adunkan ugu necbahy waxuushta gaalada ah walaalahey somalida waa inay gacmaha isqabzadan wadankodan ka ceyriyan habashida aidska qaban iyo amizom dhaqanka xun Viva Somaliweyn one people, one culture, one country, one religion Viva Somalia

    • @KhadarwaleeD5
      @KhadarwaleeD5 Před 6 lety +2

      Aniga waxaan ahay reer Ogadenia nacaskaaan cml saan uhadlaaayo nama mathalo raaaali noqda we love inta afsomaliga kuhadasho gaaar ahaaan dowlada barakeysan ee Somalia

    • @malikabertan7480
      @malikabertan7480 Před 6 lety

      T dots realest kkk huuno dadkan reer xamarka somali weyn bay dhagta ka maqleen oo aanu anagu 60kii raadinay jawaabin KU faan ethiopia yadaa kuu wacane haday naf leeyihiin somaliland bay naf u gali lahaayeene codkooga dhagaha ka xidho

  • @frometiktok
    @frometiktok Před 8 měsíci +5

    👇🏼 Who's here with me in 2024 !!

  • @fartuunabdulle
    @fartuunabdulle Před 8 měsíci +2

    One of my favorite songs ever I was listening right now ❤

  • @mohaez2141
    @mohaez2141 Před rokem +7

    November 2022
    Still listening
    Hamar bila 🥺😭

  • @nimonor5520
    @nimonor5520 Před 6 lety +10

    Wwaw Viva Xamr song

  • @anisamohammed4893
    @anisamohammed4893 Před 6 lety +2

    Waan ka helaaa suldaan seerar lkn wuu guursaday😢😢😢😢

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety

      Anisa Mohammed ax amba jeclaa lkn waala iga laacay 😊😊😊😊😊😊

  • @Sheikhana321
    @Sheikhana321 Před 6 lety +12

    Suldanka geeska xidiga fanka manta😍

  • @riachannel9715
    @riachannel9715 Před 6 lety +4

    Suldan cadi mahn wlhi😍😍😍

  • @mohamedxaashi6055
    @mohamedxaashi6055 Před 2 lety +29

    2022 still listening this amazing song🤗🤗

  • @namiishabdulahi4931
    @namiishabdulahi4931 Před 6 lety +15

    Suldaan serar 💕nice song💙from xamar cadey

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety +1

      wlax wlax qruxleyda xamar xbbti magaca kuugu qoran wllkay ayaa igu dhibay hadaan wax usheegaba walax walax ayuu idhaha mana fahmo mcnheeda plz xbbti iga caawi iisheg mxay weeyi mcnheedu iiiga hiili ninka adaa gabdhoo iga xigeee

  • @ozilbyoozilbyo2852
    @ozilbyoozilbyo2852 Před 6 lety +2

    Suldaan serara horey usoco walhi fanaan qali ah 🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲👈👈👈👈👈✔✔✔✔✔💔🙂💖💓💗💜💟💛❤💔💕🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲👈👈👈👈👈

  • @eugineomondi8654
    @eugineomondi8654 Před rokem +2

    I don't understand anything but I love the melody😅

  • @abdinasirfarahmohamed5059

    Suldaan seerar wanku aminsanahay had a nahay rer mogadisho nolow

  • @daadilofficial5064
    @daadilofficial5064 Před 6 lety +2

    mnsha allh suldaan wiilka abtiga u ahay hore usoco

  • @Updywali_jama
    @Updywali_jama Před 6 měsíci

    Xurmoyo garashiyon wanaàag🥺👸😻
    Xaqdhawr wacaniyòo dulqaàd😍💋
    Hidiyo dhaqan iyo hishooot🫶👸🤤
    Midiii lagu xeerayeee👸🫶😍
    Midee lagu xeerayee😍🫶👸
    🎶🎶🎵🕺❤

  • @CarlitoGardios
    @CarlitoGardios Před 9 měsíci +1

    Suldanka sxb Gulesoo 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @mohamedjaanta6230
    @mohamedjaanta6230 Před 6 lety +2

    suldaanka geeska fanaan cod leh ayaad tahay hore usoco waĺaal

  • @ahmedsiyad3783
    @ahmedsiyad3783 Před 6 lety +2

    Suldan serar waa fanan jira oo aad u tageero

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 Před 6 lety +3

    WalHi Aad Bn U JeclaHay Maalin 100 Jeer Baan Dhagaystaaa Nice Song Suldaan Seraar Lengend WlHi Heesihiisu Mkala Dhacaan

    • @tarigayman3465
      @tarigayman3465 Před 6 lety

      Mahamed. Xamar waa aabihii caasadii soomaaliya Khaatumo iyo outland. Viva hawiye

    • @tarigayman3465
      @tarigayman3465 Před 6 lety +1

      Mogdsho magaala madxdeena..hawiye. Alsheydaan alla ha laa qabto. Koonfuroo dhan inshaaallahu

    • @KhadarwaleeD5
      @KhadarwaleeD5 Před 6 lety +1

      Ismail Abdirahmaan subxannallah War quraaankana mar dhageeeyso 90ka hees hasaaarnaane 😂

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety

      Kathar mogos kkkkkkkkk wax usheeg wllkeeen

    • @KhadarwaleeD5
      @KhadarwaleeD5 Před 6 lety

      Umalkhayr Maxamed hhhhhhh Haa sharafey inanku waanka yaabe

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Před rokem +1

    HEestan taarikhbay igu leedahay aniga iyo sxbkey🤘❤️

  • @Updywali_jama
    @Updywali_jama Před 6 měsíci +3

    2024 still my favorite song 🎵 💐💋🌚😍

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 3 lety +1

    Heestaan Waa Hees Taaba Gal ah, Waxeyna Kamid Noqotay Heesaha Dunida 3aad, Heesaha Dunida 2aad & Kuwa Dunida 1aad Uunbaa Ka Horeeya........ Waloow ay Fanaaniinta Maanta Heesta Intooda Badan Yihiin Kuwo Qaada Heesaha Dunida 10aad...Tani Waa Qiimeyn aan Saaro Heesaha & Fanaaniinta

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 6 lety

    Tolaay Waar Gabadh Xamar kasoo Jeeda iigeeyaa Gacal inaan idinla Noqdaa Rabaaye😢😢😢😢

  • @mowliidcabdiraxman5522
    @mowliidcabdiraxman5522 Před 6 lety +2

    suldaaaaaan💗💗
    sareeeeeeer💗💗
    guhaaaaaad💗💗
    xamaaaar bila✌👈

  • @mustapheqaadiroproduction791

    XasilaY Goortan Ku HelaY❤❤
    Suldaanka Geeska❤✌
    You are My LeganD🖐🔥

  • @abdifatahbuwe6391
    @abdifatahbuwe6391 Před 6 lety

    iftinka xamar bilay wllhi waaa hees aduun suldan fanan qali ah 100% ayan ku tagera ADIGA iyo xarir king raber

  • @mohamedjaanta6230
    @mohamedjaanta6230 Před 6 lety +1

    gabadha shalmadda cad gacmaha saaran show walba joogtaa waa gabadh shidan wlhi

  • @mustafaahmednorali5281
    @mustafaahmednorali5281 Před 6 lety +8

    Suldaanka codka
    10sno hda kdip ninkana fanka ka talinayo

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 6 lety +7

    Suldaan wax tahay hilaac u soo baxay fanka somalida
    Hora usoco

  • @nastehaibrahimabdi8809
    @nastehaibrahimabdi8809 Před 2 lety +1

    Hestan muslsalka asli iyo burak inogo sogali jirte hestan wata ku barte fanankan suldan serar🥰

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Před 2 lety +2

    23-Sep-2021 Still Iam Listening🎧
    Iftiinkii Xamar Bila👏💖.

  • @user-wp6xt8pf5o
    @user-wp6xt8pf5o Před 7 měsíci +2

    2024 still listening✌️

  • @raaqiyocadey3552
    @raaqiyocadey3552 Před 6 lety +1

    fanan jiro iga dheh suldan malaga yawa in at timado somali ❤✋

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 Před 6 lety

    waaw waw xamar cadey meshan ku dhashay abwe suldan thanks yaqeey abwe sidaas ku wad xamar cadey ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👌👌

  • @adamhassan647
    @adamhassan647 Před 7 měsíci +1

    Always somali my people

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 Před 6 lety +2

    Xidigaha soomaliyeed heezta amaan dumar baa ku dhan *xariirta la dawadiyo iftiinkii xamarey bilay*

  • @shukriqalbi8696
    @shukriqalbi8696 Před 6 lety +3

    Wlh wa hesa cadi ahan maba ka dhargo caml noh