SHAADIYO SHARAF HEESTA UGU SHIDAN SANADKA 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 05. 2021
  • Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada
  • Hudba

Komentáře • 522

  • @ayanleabdulahinuur7690
    @ayanleabdulahinuur7690 Před 2 lety +49

    Fanaada moqdisho 2022 abayo waxad thy abayo sharaf leh wayo waxa kaa nuqato Sharaf wayo Madaxaga sida aad u ilaalineso hore u soco walashey 💪🏾💪🏾💪🏾✈️✈️✈️ team shadiyo sharaf is muujiya Like 👍 👊🏽👊🏽👊🏽

    • @queenhanaa6217
      @queenhanaa6217 Před 4 měsíci

      😂😂 Aboowe Kas hijab mahaan ee qeeb ka mid ah style ka waye

  • @maryshan9836
    @maryshan9836 Před 3 měsíci +8

    My love for Somali music is unmatched ❤❤this song is my favorite ❤❤on a repeat mood...I need translation too😅

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Před 3 lety +40

    Maashaa Allah waayo waayo heesihii sharafta lahaa,Ayaamo zamaan iyo maalmihii wacnaa ayaa naxasuusisay 🌹💕😍✌️

  • @mikimarkus9202
    @mikimarkus9202 Před 6 dny

    From eritrea l love this music somali

  • @shidanesomali8749
    @shidanesomali8749 Před 2 lety +9

    Manshallah qurux iyo cod macaan ayuu illahay ku maneestay

  • @EurekaIndila
    @EurekaIndila Před rokem +35

    Im from TURKEY i love africian music and people they heart is beautiful

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +46

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @lgprakash1341
    @lgprakash1341 Před rokem +11

    Iam from nepal love thish song music...

  • @zamzamnurahmed540
    @zamzamnurahmed540 Před 2 lety +55

    Wallahi sacdiyo sharaf aduunka oogu jeclahay ila iyo familykeeda

  • @najaaxnalka5741
    @najaaxnalka5741 Před 3 lety +29

    Ka bax shaadiyo sharaf fananada sanad walba🥰

  • @joachimschmidt9747
    @joachimschmidt9747 Před rokem +29

    I like this music, my wife is from somalia

  • @Joya11
    @Joya11 Před 2 lety +5

    Masha Allah xidigta Muqdisho run ahaantii dhoolacadeynta iyo farxada fanaan dayax si aad ah ayay goobta u qurxisay long life My brother

  • @zulthanlyrics1010
    @zulthanlyrics1010 Před rokem +3

    Shadiya sharaf wax sanad ku dhow bn dhagaysanayaa adiga dartaa bn muqdisho u imanayaa if alah say 🥵😎🥺

  • @alonewolf9145
    @alonewolf9145 Před 3 lety +10

    Shaadiyo inlakulmo rajeyna wa jeclahey ❤iyada iyo Dayax waa dad aan dadka dadkooda iska weynesin weji lagu taageerona leh❤ lkn balanbaalis Long time kbcdi soogelisey

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 Před rokem +3

    Mashaa allah allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo

  • @tinanatty6165
    @tinanatty6165 Před rokem +5

    From Ethiopia 🇪🇹❤

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim896 Před 2 lety +52

    This my new favorite remix 🥰…

  • @naimam3976
    @naimam3976 Před 2 lety +80

    This song reminds me of wiil almost jecel igu abuurey, our relationship was short lived but intense. I will never forget him and he will always have a special place in my heart even if life goes on💜❤

  • @fifi5655
    @fifi5655 Před 2 lety +8

    COd macaa cano makusoo qawey sateyna😘🤩

  • @muthonimaina1696
    @muthonimaina1696 Před rokem +19

    I love Cushitic music vibe really lovely ,love from 🇰🇪

    • @bryancaharrow586
      @bryancaharrow586 Před rokem

      Andu a nyumba twikuo Muthoni wa

    • @Umel.kheyr1
      @Umel.kheyr1 Před rokem

      Swahili and Somali are the same Language

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 Před rokem

      @@Umel.kheyr1 noo same aaa

    • @yomamamisfat
      @yomamamisfat Před rokem

      @@Umel.kheyr1 you crazy bantuu lol

    • @Umel.kheyr1
      @Umel.kheyr1 Před rokem

      @@yomamamisfat there's no such thing as bantu or cushitic. i learned the hard way so this is your easy way of learning the truth. Africa is one. you can be mad about it or stay happy for Africa. either way Africa wins in the end.

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před 2 měsíci +2

    Dhax maqurshay geedaha meesheda ayey dhiktay shqadiyo omg Amazing😮

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Před 3 lety +22

    Maashaa Allah xidigta xamar cadey 🌹💕😍🌹

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 Před rokem +3

    Shadiya. Queen. 😇🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💫💫💫💫❤️❤️❤️ sharaf & ciso ku nolow abid. 🥰🥰🥰🥰

  • @Faiyaz_Steno_and_Typing_Class

    I m from KASHMIR i like this song.

  • @ji8698
    @ji8698 Před 2 lety +27

    Ilahow ku naxaristo kinsi xaji adan 😭😭

  • @abdishakourabdiqadir7837
    @abdishakourabdiqadir7837 Před 3 lety +17

    Markii.igu horaysay en arko shadiya oo timo qawan wllhi shadiya asturnanta ku qurxonthy plz iska daa wllo♥️👸

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 Před rokem +2

    Mashaa allah allaha idin xafido dhamantin boqortooyo rieueueuwiwuwwiuweu

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem +1

    Masha allllah.shadiya sharaf nolow cod maacaaan❤

  • @MustafesiciidMustafesiciidmuus

    WllHi ShaadiYi waY iGa YapsataY McHa AllaH

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 Před rokem +1

    Mashaa allah allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido

  • @seddoukikamel5713
    @seddoukikamel5713 Před 16 dny

    From algeria lovo Somalie

  • @jnoo2o2o71
    @jnoo2o2o71 Před 2 lety +6

    عاجبتني اغنيتك🥺♥️

  • @arhakimi10
    @arhakimi10 Před 2 lety +29

    Elle est magnifique
    I love this song
    حبي لكي ♥️🔥
    🇷🇴 CHAD

  • @samoali6508
    @samoali6508 Před 5 měsíci +5

    احلي ذكريات مع هذا اغنية ❤

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 Před 5 měsíci +2

    anaa ku haftoo ka hari waayee😏❤‍🩹

  • @ccasiisindho5163
    @ccasiisindho5163 Před 2 lety +13

    War maxad tidhi wle way shiday meesha sharaf 🥰

  • @user-jr2qg2mk5x
    @user-jr2qg2mk5x Před 8 měsíci +1

    Shadia shafia man idhahda❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 2 lety +15

    Shaadiya sharaf 💘 xabiibtii n love beautiful song keep it up good work.

  • @abdirahmanibrahim6405
    @abdirahmanibrahim6405 Před 3 lety +14

    Inta ila aragtay inay kuffi gaadhay dhac ku sii

  • @yaasmiinyaska9060
    @yaasmiinyaska9060 Před 3 lety +4

    Shaadiyo sharaf inta bed
    Fanaanada aan jeclahay gabdhaha uumac

  • @amranxasan4287
    @amranxasan4287 Před rokem +1

    Masha Allah quruxdii Rabbi Ku siiyey waad soo bandhigteen mana wacneen ..Isha dadka Ka baqa walaalayaal

  • @hibocusman4738
    @hibocusman4738 Před rokem +2

    Sida waxa kahelaya laxanka waankahelaya❤️❤️❤️❤️😍😍😍

  • @bukariofficialchannel2015

    First person to watch this video
    Lovena maaa sareysiid

  • @Zubairman1999
    @Zubairman1999 Před 10 měsíci +3

    Somalia has the best music and culture

  • @sakariyeabdi5181
    @sakariyeabdi5181 Před 3 lety +15

    Heesta gabaryii lahaud ku xus ileen malaha iyaduna
    waxay heesta ugu shidan sanadka☹️

  • @user-dg3dz1kh4p
    @user-dg3dz1kh4p Před 5 měsíci +2

    Shaadiyo sharaf wow she is have amazing vioce ❤🎉

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 Před 3 lety +11

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dayax dalnuusrshe cabdifatax maxa ku dhajiyeye qacantiisa 🤗🤗😍😂😂😂😂👏👏

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 Před 3 lety +3

    Heesta qofkii hore u qaaday ku soo qor heesta shadiya sharaf may qadine

  • @MaryanMohamed-er7eq
    @MaryanMohamed-er7eq Před 13 dny

    2024 may yaajogo?

  • @meleywoldemichael5626
    @meleywoldemichael5626 Před rokem +1

    🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🐆🐆🐆🐆🐆💪💪💪💪💪💪from Tegeray

  • @animeanime161
    @animeanime161 Před rokem +2

    AAYADAHA KU SOO AROORAY HEESAHA
    Alle waxa uu Quraanka ku yidhi, “ Dadkii waxa ka mid ah mid soo iibsanaya hadal kiisa xun kadibna dheel dheel ka dhiganaya si uu dadka uga leexiyo wadadda Illaahay, kuwaasi waxay leeyihiin cadaab wax duleysa.
    Aayadda labaad waxay ku jirtaa suuradda”Al Israa 64. Alle SWT isagga oo la hadlaya Shaydaanka wuxuu ku yidhi, “ Ku hod (Insigga iyo Jinka) cidda aad kari karto codkaagga.” Su’aashu waxay tahay tolow codka sheydaanku waa maxay? Si kooban jawaabteeddu waa wax kasta oo kuuggu yeedhanaya macsiyadda Illaahay. ( Ibnu Cabbas ayaa sidaa ku fasiray Tafsiir Ibnu Kathir 93/5). Mujaahid oo wax ka bartay Ibnu Cabbas isna wuxuu leeyahy codkiisu waa heesaha iyo hadal lahwigga ah. ( Marjacii hore ugu noqo).
    Tafsiirka Jalaalaynka ee caanka ah codka sheydaanka wuxuu yidhi, “Ugu yeedh heesaha iyo waxa la tunto.”
    Aayadda saddexaad waxay ku jirtaa suuradda Furqan 72. Alle SWT wuxuu yidhi isagga oo Muuminiita amaanaya, “وَالَّذِينَ لَا يَشْهَدُونَ الزُّورَ وَإِذَا مَرُّوا بِاللَّغْوِ مَرُّوا كِرَامًا” Waa kuwa aan iman zuurka. Zuur waa heesaha waxa qaba Mufassiriintii salafka( Saddexdii face ee Nebiggu amaanay)rag ka mid ah sida Addabarii iyo Qurdubi oo isna Mujaahid ka qaatay. Waxay yidhaahdeen yaggoo aayaddaa fasiraya, “ Waa kuwa aan dhageysan heesaha.” Dabarii wuxuu leeyahayba in zuurku uu yahay waxii oo la buunbuuniyo oo laga wanaajiyo sida uu yahay astaamo soo jiidasho lehna laga bixiyo.
    AXAADIITHTA KU SOO AROORTAY HEESAHA
    Xadiith soo weriyay Abii Maalik Al-Ashcariyi in uu Nebigga ka maqlay isagga oo leh: Qaar ka mid ah ummaddayda ayaa cabi doona khamrigga, oo u bixin doona magac kale, oo iyagga ayaa lagu dul-tumi doona heeso iyo muusig, oo dhulka ayaa lala goyn doonaa. Isugaynta wadooyinka xadiithku waxay tusinaysaa inuu sugan yahay xadiithku.
    Dulucda xadiithka: Wax kasta oo shareecaddu ciqaab ka ratibto, wuxuu tusinayaa inuu xaaraan yahay. Sidaa daraadeed, heesaha, muyuusigga iyo qalabka lagu tumo dhammaan waa xaaraan; lagaman ganacsankaro.
    Rasuulku SCW waxa uu sheegay laba cod oo nacdalan; waana codka ta heesta iyo ta baroorata. ( Xadiithku wuu sugan yahay, waxaad faah-faahintiisa ka raadsataa qaybtii hore ee xog-warranka.)
    Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesaha iyo cidda jecel uu Illaahay naxariistiisa ka fogeeyo. Waayo nacdal haddaad maqasho, waa qofka oo laga fogeeyo naxariista Alle.
    Xadiithka ugu adage e jilbaha uu saaraya heesaha iyo cidda dhagaysata waa kan Bukhari wariyay ee Nebiggu sheegayo in ummadiisa ka mid noqondoonaan dad xalaashan doona muyuusigga. Dadka noocaas ah Nebiggu wuxuu ugu goodiyay ciqaab adag.
    Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesuhu bedelaan qalbigga. Maanta waxaad aragtaa in Muslimiintii heeso iyo muyuusig kaga mashquuleen jihaadkii, qofka waxyaabaha Muslimiintii hore baabiiyayna waxaa kamid ah boqoradoodii oo heeso iyo fanaaniin dhagaysan jiray. (F.G. Axaadiithta saxeex ah ee aan u hayno waxay ka badan yihiin 10 saxeex ah.)

    • @abrahimahmed5559
      @abrahimahmed5559 Před 5 měsíci

      Jaza Kaa Allah my dear brother for your fazakir but i am upset no one will be appreciated your thought and am fear how much we Muslims are devoted from the path of Islam and how much we don't like the way of Islam my Allah forgive all of us

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse Před 2 lety +9

    Xidigta muqdisho noo shiday Hadaa taageero u tahay Like 👍 dhac ku sii 10 November 2021

  • @ceeceemali
    @ceeceemali Před 2 lety +12

    My fav song so far 🇸🇴♥️

  • @aishayussuf3599
    @aishayussuf3599 Před rokem +2

    My body shaking 😂😂 I don’t why

  • @zalfaomar4990
    @zalfaomar4990 Před 3 lety +6

    Ax 🌼🌺🥰👆halka hees aan ka jeclhy shaadiyo bilic wanaag________🥀💝🤩🤧

  • @mustafamohamed6201
    @mustafamohamed6201 Před rokem +4

    عمل جميل جدا
    سوداني مره من هنا 💜

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 Před 3 lety +40

    Shaadiyo sharaf in the house ❤🔥

  • @saliminho76
    @saliminho76 Před 2 lety +5

    Wey u qaltan heesta sanad inta ugu racsan like ❣💟

  • @kadrohassan8989
    @kadrohassan8989 Před 2 lety +3

    M.a keep going shadiyo sharable boqorada hablaha

  • @slava_uzb
    @slava_uzb Před 2 lety +5

    Assalom alaykum
    🇺🇿🇷🇺

  • @queenoftheouth9790
    @queenoftheouth9790 Před 2 lety +16

    Addict to this song😫

    • @Nickname-sk1oh
      @Nickname-sk1oh Před 2 lety +3

      Which one there is 5 songs mixed 😂

    • @Darikyare
      @Darikyare Před rokem

      ​@@Nickname-sk1oh 😊🕘 ⁹99pl0😊

  • @fahmoxayowisman
    @fahmoxayowisman Před měsícem

    Moowliid gaay❤🎉

  • @AyantuZiyad-hi2he
    @AyantuZiyad-hi2he Před 10 měsíci

    Wow song walhi I like it my sis

  • @micheal791
    @micheal791 Před 3 lety +7

    Shaadiya goed singer

  • @SalimJunior-nr5yl
    @SalimJunior-nr5yl Před 5 dny

    Best one❤❤❤❤❤

  • @husseinabdi9003
    @husseinabdi9003 Před 2 lety +8

    Shaadiyo sharaf fanaanad weyn❤🙏

  • @NasteehaNasteeha-tt6ml
    @NasteehaNasteeha-tt6ml Před měsícem

    Waw shadiyo sharaf❤❤

  • @IbrahimDayow-xh1dm
    @IbrahimDayow-xh1dm Před 22 dny

    I lake it shacdia sharaf

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 2 lety +22

    My fav song 🥺❤

    • @maryanabdiwali7491
      @maryanabdiwali7491 Před 2 lety

      M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🧡🧡🧡🤩🤩🤩😋😍😍😋🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😍😘😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍

  • @khadra04oofttuboqur75
    @khadra04oofttuboqur75 Před 2 lety +14

    Wow amazing 😻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @salwayassin
    @salwayassin Před rokem +18

    masshalah she has a beautiful voice

  • @qooshgamingart3580
    @qooshgamingart3580 Před 2 lety +3

    Masha alaaaah shadiyo sharaf ii nolow

  • @user-fn6ku5iy6f
    @user-fn6ku5iy6f Před rokem +2

    Shaadiyo sharaf fannaanada weyn ❤❤❤

  • @shamsahussein4454
    @shamsahussein4454 Před 2 lety +5

    Mashaalah abayo nolow love you baby 🤩🤩🤩🤩🤩💝💝💝💝💝💕💕💞💞💓💗💗💗💓💓💕💋💋💋💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋👍👍👍👍👍👍👍

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety +4

    Waaaaaw 👏👏👏👏👏🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdourahimabsieh2380
    @abdourahimabsieh2380 Před 2 lety +2

    Someone can tell me thé title of all that songs mixte ! Thanks

  • @HudaMahammed
    @HudaMahammed Před 6 měsíci +1

    I love somali music much ❤❤❤ am from oromoia

  • @abdisamadmohamed1151
    @abdisamadmohamed1151 Před rokem +4

    I’m not a huge fan but this is really the first thing I’ve noticed when I read this and thought it would make sense to use it in a similar tone as the one you posted on the same thread but with the same name as ❤ your first name in it it sounds more of the exact thing you are describing but it’s a little bit of an old fashioned way of thinking of the term as it is but I don’t think 💭 it’s that much different from it in the actual context or anything that is ❤❤❤❤😅zone

  • @Odaysame
    @Odaysame Před 3 lety +11

    WhatsApp status SHIDAN
    Igu IMOOW wllkey iyo Wllshey

  • @sarahachieng8036
    @sarahachieng8036 Před rokem +3

    Beautiful voice and dancing

  • @allush9637
    @allush9637 Před 2 lety +4

    MashaAllah somali girls are beautfull

  • @jamalyusuf7715
    @jamalyusuf7715 Před 2 lety +2

    Best song Sacdiyo sharafy

  • @ramadanamado9242
    @ramadanamado9242 Před rokem

    Masha Allah wowo dassiii jatah

  • @monadimple4374
    @monadimple4374 Před 2 lety +2

    1:28 qaabku ugu wareejiyey saygeda 🥺🖤

  • @faadumomaxamedmahdi7887
    @faadumomaxamedmahdi7887 Před 2 lety +2

    Masha allh xasus ayey igu lee dahy

  • @pumaxcomp4625
    @pumaxcomp4625 Před 2 lety +1

    wow your song is mind blowing I like it at

  • @sabirinmohamed9850
    @sabirinmohamed9850 Před 2 lety +4

    Wow waa kuwataa shaadiya sharaf👏👏

  • @Ponono-py1ju
    @Ponono-py1ju Před 2 lety +67

    “Haters will say what they want, but their hate will never stop you from chasing your dream.”
    Keep on going.. we love you Shadiya ❤

  • @user-cb4or8wg9u
    @user-cb4or8wg9u Před 3 měsíci

    Maasha allaah ❤🎉🎉🎉🎉👏👏

  • @farhanb4914
    @farhanb4914 Před 2 lety +8

    Wow what a voice. I'm gonna go chill in sum Somali café now with a joint

    • @nimoadbi2795
      @nimoadbi2795 Před 2 lety

      Recognizing face to face is a bit of a struggle for me to try again and I am not fucking olivia or

    • @zamzammuxudiinelmi7544
      @zamzammuxudiinelmi7544 Před rokem

      𓃟𓃟𓃟𓀬𓀬𓆈𓀬𓆈𓀬♕︎𓃗𓃟𓃟𓂻𓆈𓃟𖦹Ꙭ𖣘⍟⍟༆⍟⍟⍟𓂻

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 8 měsíci

      ​@@zamzammuxudiinelmi7544🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @tiagoalcantaro9532
    @tiagoalcantaro9532 Před rokem +1

    Waku wata sacdiyo sharaf

  • @user-rp4nf6xm4f
    @user-rp4nf6xm4f Před 9 měsíci +3

    I really love these music I don’t now why ❤❤❤

  • @FardoosoAboow
    @FardoosoAboow Před 2 měsíci

    Wankujeclahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gm9cc7in1t
    @user-gm9cc7in1t Před 6 měsíci

    سوداني عابر

  • @hanahodan7737
    @hanahodan7737 Před rokem +5

    Un beau Mix. Cette Combination des Musiques est belle

  • @saidahussein3798
    @saidahussein3798 Před rokem +1

    New best Somali song

  • @tixirzirzixrxritxotx
    @tixirzirzixrxritxotx Před rokem +3

    This a remix form a Djiboutian song 🇩🇯

  • @salmiinaahmed7857
    @salmiinaahmed7857 Před 2 lety +2

    3:14 Wlhi way sigatay Way kufi laheed😮

  • @apdallajama3505
    @apdallajama3505 Před 3 lety +5

    inta og inaan guursan doono kiin jaamax ismuujiya💖🧝‍♀️🤍

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain5763 Před 2 lety +1

    Oo dadko dhan ma hdeey comment bixinaayaan🥵🥵😂😂😂