Nin xoriyada iga qaado ma rabo calafdoon ugu dambeen wey ogolaatay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 11. 2023

Komentáře • 277

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 Před 7 měsíci +34

    Wlh waan qoslay wiilka waa wiil wanaagsan ❤❤❤❤

    • @kingkhadar12
      @kingkhadar12 Před 7 měsíci

      How about girl? You looks all ladies here they already fall in love the guy, ladinku dhufay meeshi qurxooned😂

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před 7 měsíci +2

      Intubah waa gabar kaftan badan oo farxsan noloh walalo intah jabutih

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 Před 7 měsíci +1

      Masha allh anigu wa iskudoray labadoda ❤❤qosol socda weeyan caruur fariida bay dhalayaan

  • @abdig6153
    @abdig6153 Před 7 měsíci +8

    MashaAllah my yang brother your two right tell truth Somali lady's shukran for advice

  • @user-pp4og2cl3r
    @user-pp4og2cl3r Před 6 měsíci +5

    Wlaahi bilaahi waa legend legend dhalay oo ilmo xalaal ah😊😊😊❤

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c Před 7 měsíci +11

    Xijaabka ilaahay dartii u qaado❤

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 Před 7 měsíci +13

    She is not from Djibouti we can heard her accent but the man is legend.

  • @khadrasalax9738
    @khadrasalax9738 Před 7 měsíci +8

    Ninku waa nin wanaagsan qalooc

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 Před 7 měsíci +13

    Waa inan qurux badan, maasha allaah tabaaraka laah,iyaduna waa quruxley ee fudayd yar baa ku Jira, Allah Hays afgaran siiyo.

    • @kingkhadar12
      @kingkhadar12 Před 7 měsíci

      Aniga ujeeda inay qurxoontahay mashallah gabadhan 100 jeeray ka qurxontahay midkaan likin adigu quruxda ninka daremesaa lkin waligiis magaraayo qoftan mashallah ❤

    • @Aymo72
      @Aymo72 Před 7 měsíci

      Aniga qurux uma jeedi labadooda asagaa handsome ah quruxloow 😊maashallah

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 7 měsíci +4

    Qaloocow good man Alle ha isukiin barakeeyo.

  • @Bee-bh8nk
    @Bee-bh8nk Před 7 měsíci +6

    Good job brother Masha’allah

  • @abukitten
    @abukitten Před 7 měsíci +19

    The guy is actually a miskeen who’s making really good points. He’s reasonable.

  • @Boss-Layd
    @Boss-Layd Před 6 měsíci +2

    Fiiidmeer banahay makarayo😂😂😂😂walle wa nin rag ah ManshaAllah💙

  • @sheikhabdinasir8475
    @sheikhabdinasir8475 Před 7 měsíci +2

    Legend wiilkan kheer Allah siiyo

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 5 měsíci +1

    Wlhi waa wiil wanagsan mash allah thanks

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před 2 měsíci +1

    Naagaha noocan shan mayl ka dheeraada. Ragguna marka horeba waxay rabaan waa inay cadeystaan nin rageed

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Před 7 měsíci +6

    She is the most ruud individual reer badiye😂 waye ayada😂 aya bilowday afka furan iyo c unto cunoow usuna❤jeedo

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb Před 7 měsíci +4

    😂😂😂 Reer jabuti wa dacad well done man

  • @Munacadeeyqoraxeey
    @Munacadeeyqoraxeey Před 4 měsíci +1

    Walahi wiilku aad iyo aad bu u saxsanyahay mansha allah ♥️ 🙏 ❤️

  • @kaltumarashka1611
    @kaltumarashka1611 Před 7 měsíci +8

    Wa nin raged wlhi

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 7 měsíci +4

    Naaxishood. Nimanaka. Hooraan. Ciiridakaaga. Ituus. Cunatadaan. Meelminaasi ah. Kuching. Nin. Baadarsbataa. Haddana. Nooxishood. Dookhaaga. Ciyaar. Baaku. Mashaquuliil. Waxa. Kaale. Yaab.

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 2 měsíci +1

    Reer jabuuti waa dad fudud.

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 Před 7 měsíci +7

    Subxanallah thank you so much good job man masha Allah

    • @kingkhadar12
      @kingkhadar12 Před 7 měsíci

      Why you thank him only and you subxnallah to her? Mada ninka iskuraba? Kolay dumarba tahay wana kahelikarta ninka, lkn you are talking like she is doing wrong and he's a right, so what's going on lady?

  • @ismailmohamed2735
    @ismailmohamed2735 Před 7 měsíci +2

    Very good
    Bro waad saxantahay.. Naag qaawan hala shekeysan

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani Před 6 měsíci +1

    Thnku you very much qaloocow❤

  • @Hawohud
    @Hawohud Před 7 měsíci +1

    Dis guy is legend❤

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Před 7 měsíci +2

    Mahamed qalooc MASHA ALLAH

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 Před 7 měsíci +3

    MASHA ALLAH

  • @Caliya7
    @Caliya7 Před 7 měsíci +2

    Nin xoriyada iqaado marabo==isaga keliya inaan ku ekaado reerkeygana dhaqdo oon edeb ujoogo marabo ayey lamidtahay

  • @nuriaabdullah
    @nuriaabdullah Před 6 měsíci +3

    Great golocow❤❤❤

  • @maxabsjiii8122
    @maxabsjiii8122 Před 7 měsíci +3

    Gabar mar hadey dhahdo xor baan ahay waanka carara. Kheyr dhan maleh.

  • @user-zm6tp5sv9q
    @user-zm6tp5sv9q Před 5 měsíci +1

    Mashaallah gabadhaan waa fariid

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 Před 6 měsíci +1

    Qalocow is right xijaabka is important for a woman

  • @AbdirashidMuxumed-te6tl
    @AbdirashidMuxumed-te6tl Před 7 měsíci +3

    Waa habeenkii cuntada ee maaha habeenkii calafka

  • @neimahoussein7813
    @neimahoussein7813 Před 6 měsíci +1

    Wa naag nool farid from djibouti

  • @user-tr4os2jk4c
    @user-tr4os2jk4c Před 5 měsíci +1

    Macha allah gabadh rer DE DJIBOUTI issa

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 7 měsíci +2

    WALAAHAY WAXAAN KA SOO JEEDA WAQOOYI .LASANOD 👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @ColhayeHdm
    @ColhayeHdm Před 10 dny

    Xaqiiqdii waa gabar fani ah oo saxdii ah

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 Před 5 měsíci

    Maashalaah ilaahay haxafido I aanka waxa uu usheegay gabadha

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 Před 7 měsíci +4

    Way isku fican yihin iana waa Nag nool 😂😂😂

  • @abuumuhamed6856
    @abuumuhamed6856 Před 7 měsíci +1

    Qoftan leh islam baan ahay mey is asturto

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Před měsícem

    Mashaa alaah waa wiil fican uu ku dhaafin

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery Před 6 měsíci +1

    Ninkan waa legend nagtani waa dhilo america nagaga baa ba.aday😢😢

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 21 dnem

    Wloo inantu
    Xornimdii waa qalad fahnthy
    Ninkaaguna
    Sidiii abaaha iyo hooyo da masuul ka yihiin ayuu kaaga yahy
    Waxstoo ku so gaadhana isgaa ka musuul ah iyo waxsta oo aad gaysto adigu
    Waxksstoo dhib ahna isga ayay tahy masuuliyadisa inuu kaa ilaaliyo
    Amarkisuuna wa waajib
    Waxaas adigaa iska dhaadhiciyay 50 iyo 50
    Iyo waxban kula qaybsaanyaa
    Taaaas adigu hawl kuu taalo maahaa masuuliyada guriga oo dhan isga dusha u saarantahy waana ku waa jib aniguna fadhiguu kugu adeegeyaaa lkn adna amarkiisa hdal kama keeni kartid waana waajib waxsii sax inaa ku raacdo
    From doha qatar

  • @calisheikhibrahim9532
    @calisheikhibrahim9532 Před měsícem +1

    wiilka waa wiil sharaf leh yuu kaa fakanin.

  • @user-uh5ty8zw7j
    @user-uh5ty8zw7j Před 7 měsíci

    Mashaallah.

  • @dabodheeredabodheere6661
    @dabodheeredabodheere6661 Před 7 měsíci +3

    Sidey saxarada isaga dhaqdaa subxaanalaah

  • @Hodan1234-ml6us
    @Hodan1234-ml6us Před 6 měsíci +2

    waaaaaw eshcala will wanagsan Iga dheeh

  • @user-bv4jo3rs7j
    @user-bv4jo3rs7j Před 7 měsíci +3

    Waa run jadalka wiilka

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 4 měsíci

    Masha Allah she's very smart

  • @oladhajir8666
    @oladhajir8666 Před měsícem

    Welcome Africa 🇰🇪

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 Před 5 měsíci

    Masha aala waa nin masula

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 Před 7 měsíci +4

    She so funny wallhi ❤❤

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 Před 7 měsíci

    Masha allah

  • @TKS-yo1mv
    @TKS-yo1mv Před 7 měsíci +3

    War inankaasow anaa inan diinta ku wanaagsan kuu hayaoo aad kuugu fiican

  • @ibrahimAli-xw6ip
    @ibrahimAli-xw6ip Před 6 měsíci +1

    He is so legend qaloocow

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 Před 7 měsíci

    Diyaaradii xabashidu imoodey
    Iyo
    Fiidmiir

  • @user-mr7qe5gl2u
    @user-mr7qe5gl2u Před 6 měsíci +2

    War edo qaloocow waad saxantahay hadii iyaduu ku tixi galinwaydo oo meeshaan rabaan soo meeraysan ha i waydiin ka crarar iyan anigu ku dhihi laha

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 7 měsíci +1

    wow

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Před 7 měsíci +1

    Naciimo qalocow waa walaalkeey anigaa ubaahan mareykabka Ayaan joogaa

  • @Abdi-pl1zx
    @Abdi-pl1zx Před 3 měsíci

    Djibouti xijaabka qasab ku.a ahan waasidi somalidi hore❤ jiboutian. Xijaabku waadhar Chinese. Cowrada hoose timahaa kadaran waa een timuhu cowro ma ahan quraanka kumajirto

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 Před 7 měsíci +1

    Kkkk cidiyaha moworofadaan kaajarayaa,waankuu riixriixayaa,wuuba suuxay wiilkii indho lee kasoo harey

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Před 6 měsíci +1

    Wa naag walan...lkn wa qof daacad ah ....oo xuman u qarsoonen sida naago iyo rag badan...oo wakhtigan joga...

  • @ColhayeHdm
    @ColhayeHdm Před 10 dny

    Waa gabar soojiidasholeh

  • @daudomarcali5391
    @daudomarcali5391 Před 6 měsíci

    Waaaw she is buetiful hijab

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 Před 2 měsíci

    Intabad waxey qalad kafehmeyn dumarka xornimada, ninka iyo gabadha midnah xormaha marhaduu reer leeyahay. Ninka waa lasoowacayaa halkeed hoogtaa?? Inookaalay, orodbuu ku imanayaa. Ninka ama xaaska hadey xiliqaldan socdaan 2 waa laweydiinayaa halkee xiligayn kumaqneyd waayo waa laguu walwalayaa , hadaan shaqo laguugu ogeyn ama arinkale.

  • @user-ki4fq3pn7h
    @user-ki4fq3pn7h Před 6 měsíci +1

    Naa alle ka cabso nin ku nag qawan ma gur san kare is astur

  • @mohamoudibraahim9037
    @mohamoudibraahim9037 Před 5 měsíci

    Xageen laga soo galaaa wllo❤

  • @user-dq6ec4ki2z
    @user-dq6ec4ki2z Před 4 měsíci

    ha iskaniga abaayo macan asturaka ❤

  • @ibrahimAli-xw6ip
    @ibrahimAli-xw6ip Před 6 měsíci +1

    Gabadhuna waa la bedeli karaa

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Před 7 měsíci +1

    Aktaadey ka soo raamsataa sidii hashaadiiye ayaan maqli jirey. tani akhlaakhda ayaa ka xun

  • @fadumocumar7562
    @fadumocumar7562 Před 7 měsíci +1

    is xijaab waa run maxaa dhiba oo jiro

  • @husseinhared
    @husseinhared Před 7 měsíci +2

    Walalo.kada gabadha kada qorqabadka da kada gabadha

  • @faadumoaden9555
    @faadumoaden9555 Před 5 měsíci

    Faadumo Aadan Xusein calafdoon

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Před 7 měsíci

    Waa inan khalaaqa xun iyaduba waayo iyadoo wax ruugeysa ayay kuleedahay ninka afka isku qabo😂😂😂

  • @user-by1sq4lw7k
    @user-by1sq4lw7k Před měsícem

    Maasha alaah Maasha alaah

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt Před měsícem

    wiilka haku qasbine qayrkeeda uraadi magaalo lagama waayo qasaaro ka daal sideeda,ahe

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br Před 5 měsíci

    Reer Amsterdam xashiishka ayay cabaan iska jir I was living in Nederland 15 years

  • @Aymo72
    @Aymo72 Před 7 měsíci +1

    Gabadhaan nonkaan haka leexdo qof cirka kusocdo iyo qof dhulka kusocdo isku mid mahan acuudu bilaahi

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 5 měsíci

    Waaaaaw

  • @NadiaTiti-or2cc
    @NadiaTiti-or2cc Před 4 měsíci

    Waa naag badiiya réer djibouti maha

  • @Cabdicawed1990
    @Cabdicawed1990 Před 7 měsíci

    Wa nin daacad ah iyo gabadh ciyaar tag ah

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 4 měsíci

    Faarid geesiya waarunta wiilkagu maar buu hiilka raaba waa maarkad hooyadi guurstid

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 Před 4 měsíci

    DJIBOUTI YES et Somalie 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 21 dnem

    Mnsha Allah

  • @abdihamidaadan3219
    @abdihamidaadan3219 Před 6 měsíci +1

    Tan wlhi aneee igu fiiicneeed

  • @qnus6858
    @qnus6858 Před 7 měsíci +2

    Dinta islamka wa meqam

  • @user-li5hn8sh1d
    @user-li5hn8sh1d Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤ good baa tahay

  • @Maly-io4in
    @Maly-io4in Před 7 měsíci

    Ce bien ❤❤❤

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig Před 6 měsíci +1

    Tani aabe iyo hooyo ayay u baahan tahay

  • @user-bx4zg1fr2y
    @user-bx4zg1fr2y Před 5 měsíci

    Haa

  • @xussenmaxamuud5785
    @xussenmaxamuud5785 Před 3 měsíci

    Waa nacas ninkan naag PA gursado meesha joogtee

  • @bilanmohamed8851
    @bilanmohamed8851 Před 7 měsíci +3

    Rer jibuti maha

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Před 7 měsíci +4

    Wuu saxan yahay

  • @Aadanmaxamed77-qj8ln
    @Aadanmaxamed77-qj8ln Před 3 měsíci

    Waa sax ninkaas wuxuukuhadlayo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 7 měsíci

    Naciimo Aaba Yaabtay Caawa Kkkkkkkkkkkkkk

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 2 měsíci

    Waa rer Djibouti 😂

  • @KhadroIsse-sm7vs
    @KhadroIsse-sm7vs Před 7 měsíci

    Subang Allah war which Tani make anfaceso sxb

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 Před 7 měsíci +2

    Two funy wlhi❤

    • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
      @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Před 7 měsíci +1

      Sheekada cajiibkaa
      Iyadoo cunto cuneysa soo Gashey live, waxay tiri Waryaa Stop. Waxba ha igu hor xunine xishood hhhhh The most Very Funny weyaan Arinkaan

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p Před 7 měsíci

    Naciimo reer jabuutidaan jareetta ah ka leexi wiilka

  • @kingkhadar12
    @kingkhadar12 Před 7 měsíci +3

    Somalidu waxay isku sheegto wa tanokaley, nin Italy bu jooga markasu leeyahay 50/50 marabo ana masuuliyada la isaaray, ok masuuliyada mawaxa lagusaray ado awoodin inaa been iyo sheeko umada ula imato, ama 50/50 you Don't know at all, marka iskutimadan I'm sure 100% you can't cover only Daly meals of that Day, why people like to hidden the truth,😢

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 Před 9 dny

    Qaloocow masha allaha