Gabar iphone ka cuntay wiil Gar adag calafdoon

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 272

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y Před 6 měsíci +3

    Geesi go aanleh hore usoco hankaga tiigso sxb

  • @Menolookothers
    @Menolookothers Před 8 měsíci +13

    Sax Cadnaan sasa kaa raba keep going mar ladage marlabad lama dago✅

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Před 8 měsíci +25

    Walaahi naciimo wiilku waa gob Gobi dhashay❤❤❤❤❤❤❤

  • @wanaaggaraac3243
    @wanaaggaraac3243 Před 8 měsíci +7

    Ninkaan maaha nin fiican.gabadha waa gabar wanaagsan,laakiin maaha inaay lacagtisa isticmaasho

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 Před 8 měsíci +6

    Hadal marka tagey Tiigsimad maleh wa ceeb inad halmeel yes iyo No gabarey kaga yeedho khasab mahan jaceylku wa halka naftu doonto, inantu wiilka wayrabta lkn wiilka go’aan buqatey good job, ❤❤❤❤ insha allah meelka Kheyr badan idin rajeynaya ina ardullahi wasica

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 Před 8 měsíci +4

    Marhadu hadalkedu yahay hadadan waxas&waxas isameyneyn walaga fugada faido malahan xujaba hadey wadato guur diyar uma ahan kuwana garmaba yawanan mid kakheyr badan Allaha kusiyo Aboowe qof wanagsan u egtahaye

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Před 8 měsíci +18

    Wilka waa goob Mashallah ❤

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr Před 8 měsíci +13

    😮😮😮 War nin walooba naag weli aadan guursan waxba hasiin hadayna aheyn miiskiin aan waxba heysan 😮😮😮

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 8 měsíci +4

      Maasha Allaah wlle waa runtaan naagaha qaarkod waa mafiyo oo daacad maaha

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před 8 měsíci +1

      @@casalasal6466
      Dumar kuh waligod bah waxa lasinjiray ee hadah umah horaysoh
      Markah waxa kastanah waxa ka weyn walalatinimadah iyo somali nimadah caraf nah waa jirah oo dhalin yaroh badan bah wajih ilahaay waxa isuh tarah
      Markah calaf lamah dagoh lamah didih karoh waa deq ilahaay ee inkuh haduh waxa siyey gabadhah yuh sheg sheginah hakah dayo oo waxa kakher badan buh ilahaay sinayah ee dacad ahadoh wiilkan
      Markah gabadhanah hadey khayantah wiilkah ooy xoloh nah kakhadatay rabigey bah kagon khayanadadah aduunkah amah akhirabah oo khofkah khayanadah yakhan malibano
      Markah samir hasameyo wiikah hanah uniyo doh waxuuh siyey gabadhan sadakhoh ahaan oo ilahaay bah sin waxa kabadan waxuuh siyey
      Wabilahi tofiiq

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Před 8 měsíci +3

    Gabartaan qaado brother walahi inaa qof xun inaa hesho laga yaabaa dahabka iga dhin waa dhihi kartaa waa gabar qurxan walahi

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Před 6 měsíci +1

    Wiilku waa nin rageed oo go aan leh MashaALLAAH

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před 8 měsíci +4

    Kuwaan raba iney wiilka iyo gabadha isku khasbaan wey khaladan yihiin runtii waayo guurku sidaa uma shaqeeyo... Mana guursan kartid qof aadan niyad u heynin.

  • @saididrissomar6929
    @saididrissomar6929 Před 2 měsíci +1

    Machallah nimaah allah raalik

  • @wanaaggaraac3243
    @wanaaggaraac3243 Před 8 měsíci +8

    Soomaaliya dagaalkaka socda 100% waxaa sababay 4 naagood.ilaah waxuu abuuray nin 1+1 naag=adan iyo xawo.soomaaliyeey hadda nabad rabtan guriga waa innu nabad yahay ❤

  • @muhumedquriyo579
    @muhumedquriyo579 Před 8 měsíci +4

    Cadnaan carab my brother keep

  • @MmkkmmkkMmkkmmkk-dl8rs
    @MmkkmmkkMmkkmmkk-dl8rs Před 7 měsíci +1

    Ayadu ma afarba mise diinta illaahay waxay ubanaysay bay didantahay❤❤

  • @Miidan5
    @Miidan5 Před 7 měsíci +3

    gabadha daneyste weeye inuu wiilkaa ka haro qeyrkaa ku jira

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 4 měsíci +1

    Nutella
    Waa mafio
    Material iyo interst bes rabtey
    Wey isticmaashay
    Wiilka yar
    Woman's Gangster ayaa ku bateen
    Yurub.

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 Před 8 měsíci +2

    Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam

  • @alim8119
    @alim8119 Před 7 měsíci +2

    🎉🎉❤❤❤😂 waa dhqan dumar

  • @synb4886
    @synb4886 Před 8 měsíci +4

    Masha’Allah wiilka waa nasab goba

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 Před 8 měsíci +3

    wiil qurux badan dhaafay ayada rajo laheyd lkn taliso aheed ma nin bay celin kartaa

  • @rahmaabdi4861
    @rahmaabdi4861 Před 8 měsíci +2

    Nin gob ah ayaadtahy walee oo goaan caad m,a

  • @user-et3he3lq2y
    @user-et3he3lq2y Před 8 měsíci +2

    Wlaahi waa gob lambada xoogaa is fahankaa ka xu❤

  • @user-lt9qi1hb7d
    @user-lt9qi1hb7d Před 8 měsíci +1

    Wan iidin salamaya ee siden iidilakulma amigo rer djibouti ban ahay anigoye

  • @asmacali111
    @asmacali111 Před 8 měsíci +6

    dadka yan lasku qasbin

  • @NiciimaMuuse-c9e
    @NiciimaMuuse-c9e Před měsícem

    mnshalh wiilka anaaba ka helay

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 Před 7 měsíci +1

    Naa Waa WaxaLooga Yaacayo. Way ogtahay Xaalada Germany Ma Warshada Dahabkuu Haystaa Caqliga kamay Shaqaysiin

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs Před 3 měsíci

    Wlhy cadnaaan wa wiil goba aniyga aqaana zjpkey qof fican weye wlhy ❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 8 měsíci +2

    Cadnaan waa din xariir lkn naagtu waa saqajaamad waanay jeceshahay ee markuu kudaadiyay ayay ins adkaysay

  • @aminsuleyman8049
    @aminsuleyman8049 Před 5 měsíci

    Waraa gabadhani waa odey anigu iyadaaban ku dakhranahey hadaan laqabin ❤❤❤❤❤

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
    @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 Před 8 měsíci +7

    Mansha allah guul iyo gobanimo nimcoy sifiican ayad uwada ina adeer farxad ayay iitahay anago Reer qansax isku ah hadad Soomali isugurineyso Zinadii ka jojineyso

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad Před 8 měsíci +1

    Maansha allh maansha allh maansha allh wll waad isku quruxbadan tihiin wll❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤💐💐💐🌷💐👍👍🇸🇴

  • @user-rw3rt1dh1m
    @user-rw3rt1dh1m Před 6 měsíci

    Real man guy never repeat mistakes twice bravo.

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Před 8 měsíci +2

    Waa wareey war wiilku waa dhacanyay😮😮😮😮

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 7 měsíci +1

    Inamaadu. Way. Khaaladan. Yahiin. Gabadha. Aanada. Qaabiin. Maxaad. Wax. Usiin. Naayadha. Xishooda. Joojiiya. Bar Yaada. Iyo. Maafinimaada. Bisiinka

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před 8 měsíci +5

    Subxana llh ninkan gabadha marabo maxa loqasbaya

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 Před 7 měsíci

      ma aragtey english say the sea is plenty of salt and fish taas oo macnaheedu yahey bada waa wada kaluun/malaay meesha ka dhadhamiso waa waa ka cunee 😅😊

    • @UmmuCaaliyah
      @UmmuCaaliyah Před 6 měsíci

      Way khiyaantay sow maahin
      Qofbku khiyamay maxa kufalee

  • @abdiomar8279
    @abdiomar8279 Před 8 měsíci +3

    Fariid😂

  • @GlobalDispatchMedia
    @GlobalDispatchMedia Před 8 měsíci +4

    Time is money my walaasheeyda iyo walaalkeeyga qaaliga ahoow, just keep moving and no hurt feelings

  • @Abdi-pl1zx
    @Abdi-pl1zx Před 4 měsíci

    Daanyeer wayn buu soo ahaa😂😂

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 Před 8 měsíci +3

    Gabadha waa diyaar Lkn markay aragtay in uu ku adkeeyay bay ayaduna is adkaysay

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 Před 7 měsíci +1

    Ninkaan markii horuu qaldamay 600 grm dahab ah ayaan rabaa ayadaa daadisay calafkii

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw Před 8 měsíci +1

    Wqr kan hadal badan m walli wata yaab.war meesha hospitaal ma aha ee iskaga bax.yaab

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 Před 8 měsíci +1

    Ha iskadayo tan nin ku wa farid gon qado

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Před 8 měsíci +1

    Shalmad raac weeye kan ka carar😂😂😂😂😂😂😂😂 I 😂😂😂😂

  • @talisomaxamuudcumar8499
    @talisomaxamuudcumar8499 Před 8 měsíci +1

    Naa wiilka waa daacad gabartuna waa daacad lkn sheeydaan baa dhax galay

  • @IftinQurux-bx8yj
    @IftinQurux-bx8yj Před 6 měsíci

    Masha alaah waa dadasheen

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před 8 měsíci +4

    Waxan layabay nimanka somaliyed iyagon midi kobad anan hayn ayay kuu dhahayan 4 aya lano baneyey yahuu

  • @user-fp6tn1hs5k
    @user-fp6tn1hs5k Před 7 měsíci +1

    Gabadha garsoraha ah ankahelay anigane wlahi bilahi
    E wlal jwb iSii de wanekusuga

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Před 8 měsíci +6

    Wiilkan iyo gabadhaan midwalbo waxaa kujiro islaweynin iyo xujo Allaha xaqa tuso dad hada isku bilabey sidaan wanaag masoowataan ee Allaha usahlo wax kale oo kheyr qabo hadey Dan iyo Jaceel oga qadatey danbimalaha lkn hadey qayaano iyo been oga qadatey ogoow in danbi weyn tahay wadashekeysiga waa in daacad leyskuyahay waxaan kayabey raga dumarka markey guursadan waxabo umaquuran lkn kahor waxkasto ayey sinayaan plz gabadha markey xaaskaga xalasha noqoto waxaad rabtid sii lkn ka hor wixi daruuf ah oo ey kamarmikarin sii lkn haka badbadin

    • @isninowarsame6992
      @isninowarsame6992 Před 8 měsíci +1

      Hocoyo mcnto waan kuu salamey aqliga iyo maskaahda Allah hakuu barakeyo❤

    • @isninowarsame6992
      @isninowarsame6992 Před 8 měsíci +2

      Hocoyo mcnto caad ayaan kaga heley❤ love you hadal sax ayaa kuhadashey

    • @alisha-lo1bu
      @alisha-lo1bu Před 8 měsíci

      ​@@isninowarsame6992frll

  • @user-fp6tn1hs5k
    @user-fp6tn1hs5k Před 7 měsíci +1

    Naciimo aniga adankahelay wlahi bilahi wa gabadha garsoraha ah I Naciimo ah jwb

  • @xuskaxaaji9026
    @xuskaxaaji9026 Před 8 měsíci +1

    Wa nacas

  • @YassinAmigoAhmed
    @YassinAmigoAhmed Před 8 měsíci +3

    Free advice sxb sef taduh hadey mar wax jariwey doh mar labad hakunogon

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 8 měsíci +1

    Waa ex-kaygii waa meelkadhac luqaad ah,
    Nuttela waa xidig ninwalba raadinayo ,oo ninkii hela uu ruun ahaanti kahelidoono,
    Xoolo badana kubixindoono,
    dooqonba kataga taanokale,hadan cadnaan ahay waxan odhanlaha nuttlea waanku jecelahay inaanku guursadona waxaana diyaarla ahay waxkaston kuguhanankaro, ,dahab iyo xaajna waanku kubixinaya jacaylkeena adiguna yaan layla -guursan xuujo hakadhigaan,meeshana hakeeniin,maanta kahadal beeritoyeelkadeed,
    Nuttle anigaaba uhaya inaankayga oo siifiican udhaaqankara ee ninka nasiibka raadinaya meelkale haka doono,
    Miiskiin? nuttela ookale raagba cagaha biyokagaleen
    siday day/night uradinayeeyn,caadnan hadu kiishdahab heelo wuxuu odhanlaha kiishka dahabka ah marabo ee midkale baan nasibkayga kuraadiin, duumar waa tiimuusood wacaan kaqado,intakalena iska iloow,sida nuttle ookale,

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 Před 8 měsíci +3

    Sister Sidebaa Ugu Kheyb Qaataa Marnaamijka Shukran

  • @nacimaxassan7161
    @nacimaxassan7161 Před 8 měsíci +2

    Subxanaallah
    IPhone iyo laptop waa khalad inay kaqadadto hadan balantii kaga baxado waxa uu siiyey waayo uu aminay sorry cadanaan

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 Před 8 měsíci

      Waxba maykasamaynin gabadha xalna way ogoshahay

    • @Aymo72
      @Aymo72 Před 8 měsíci

      ​@@fatumaali5834wry sameysay sababtoo ah Mahendra inside taleefoon iyo laptop eykaqaadato ayadoo will uguursanin xoolihiisa iney celiso aa ufiican

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 8 měsíci +1

    sax qoley qorqabad biyo kumacabte daaya cadnaan calafkiisa hacugtee😂😂😂

  • @aishahassan-pw8ei
    @aishahassan-pw8ei Před 8 měsíci +2

    Mr telephone😂😂

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 8 měsíci +3

    Reer is qabaa laysu maslaxaa taagtaan waa tuugo

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti Před 2 měsíci

    Inan qurux badan iraadi dee

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y Před 6 měsíci

    Hore usoco sxb geesi halka taagnow

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 Před 7 měsíci +1

    Sidaan guur ma aha bisinka business miyaa mise waa guur

  • @abdikadirdiini7261
    @abdikadirdiini7261 Před 7 měsíci

    Guur marabto xujole waaye gabadha

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Před 2 měsíci

    Naag qurxoon bay ismoodaa
    Quruxdu waa diin
    Diintuna waxay dadka faraysaa run
    Waxba ma taro quruxdeeda waa munaafaqad dadka dhacdo tuugad ah wiilka wey khiyaantay tan.waa khaainad wiilka wey dhacday runtii si xun bay u gashay

  • @ismamoha1933
    @ismamoha1933 Před 5 měsíci

    Walalalwaasakariaisooqorlabarkacalafdoon

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 Před 13 dny

    Legendary wlh

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 Před 8 měsíci

    I yadunah ha udhaafto miduu hayistoh iskuma helekarto woxoo dhan 👍🦋👌

  • @user-nn5qe4bg8n
    @user-nn5qe4bg8n Před 8 měsíci +1

    Inanta aad ayey u jeceshahay

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 Před 4 měsíci

    Naag baad shukaansatay oo nin baan shukaansan taas naag maaha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 8 měsíci +2

    CADNANOW CARAR TAN WAA MAFIYO MA ADIGOON GUURSAN BAAD IPHONE IYO LAPTOP U IIBISAY CADNANOW DOQON AYAAD TAHAY NAAG AADAN QABIN INAAD 1DOLAR ISKA SIISO

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před 3 měsíci

    Wey qaldan tahay gabadha uf wey qos qosle naag ka fcn ooka qurux buu helaya aqas isku xisho maslaxad rabtay wana weysay rag cadanaan bax dheh dib dambane yeysan kuguso laban wasaqada

  • @axlansworld1423
    @axlansworld1423 Před 8 měsíci +1

    Gabadha idha adakaa

  • @xamaada444
    @xamaada444 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před 3 měsíci

    Aqoon kum lihi ayada sidaaso kale lakin dulmiga ayana necbahay

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 8 měsíci +1

    Waar ka carar tan waaba diinul fuluus

  • @AliMohamed-do9tv
    @AliMohamed-do9tv Před 8 měsíci +1

    Was sind salaamay

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před 7 měsíci

    Gudidu waa mahadsatiina aad iyo aad 🙏

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 Před 8 měsíci +2

    Waxaan wax jirah maahan danyeer in aaan. Noqdo marabo kulahaa ninkaan wuu madax adagyahay gabadha ilaahy baa ka celiyay

    • @Menolookothers
      @Menolookothers Před 8 měsíci +3

      Adna iyado kala tahay sidad kusocotaana Nin fican kuma helesan raga qar Lama qayani Karo lasocda 😏

    • @fartundahir1380
      @fartundahir1380 Před 6 měsíci

      @@Menolookothers anigu waaba haystaaye wllo see kaa noqtay

    • @Menolookothers
      @Menolookothers Před 5 měsíci

      @@fartundahir1380 dayer Gorilla hesata umalena

  • @user-qz3jm6zc3l
    @user-qz3jm6zc3l Před 8 měsíci +3

    She is Materialism

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Před 7 měsíci

    Maxamed weli oo ah qof hadal badan ayaa wakhtigaba qaatay . waxan ku dhihi lahaa iska dhaaf mic jacaylka , waxad u egtahay dadka aan hadalka kabixin.

  • @user-vj4mm1xk9j
    @user-vj4mm1xk9j Před 8 měsíci +2

    Love is not money

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y Před 6 měsíci

    Wey is nabysa

  • @yuusufmahamedkheyre4797
    @yuusufmahamedkheyre4797 Před 5 měsíci

    Guur doon ma aha gabadha waa lacagdoon

  • @maadeymuqdishoofficial9140
    @maadeymuqdishoofficial9140 Před 2 měsíci

    Maasha Allaah

  • @user-vj4mm1xk9j
    @user-vj4mm1xk9j Před 8 měsíci +1

    Gabadhan waxay rabta inay raga cunto

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před 8 měsíci +2

    dad ayagan isgursan logarnaqayo waxay haday iyagu isfahmiwayan cidina ismafahamsikarto

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Před 8 měsíci +1

    Wiilku waa nin go,aan leh op sheegay in iusan gabadhaan ku laabaneeynin ,haduuse ilaahey qadaro way is helayaan

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 Před 8 měsíci

    gabdhaha somaliyeed guur maraban hanti iyo lacag laa burbur ay doonayan waan kudaalay kadib dukaan ayan waxan ka soo iibsaday gabar caag ayad ayan habeenkii uu nuuraay in kasto aysan ilaa hadlaynin hadda habeenkii ay waxbadan qabataa maalin ayan gabadh quruxbadan aan laa kulmaay waxa ii tir soo baah aynu tagnaa guriga aan soo arko baal xaab uu dhaqankagu kadib waxa araagtay caagii ayaad ay uu fikirtay waxay tir wll caag aniga ka fican ugu badaal

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti Před 2 měsíci

    Is marabaan kadda

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před 8 měsíci +3

    Raganimo ❤

    • @nawaladen1439
      @nawaladen1439 Před 7 měsíci

      Adnan dhawr jeer oo hore ayaan dawaday,waxan u fahmay inuu barnaamijka macaaneeyo, mobile bu Ii ibiyay wa been ciyaarta naga dhaafa wakhtiga hanaga cunina

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před 4 měsíci

    CADNAAN WAA NIN REER WAQOOYI AH MANA OGOLAADAAN NAAG NINMAN BSDAN

  • @edge6016
    @edge6016 Před 7 měsíci +1

    Don't force issues the boy said he is done marriage is not light thing you shouldn't force them

  • @Miidan5
    @Miidan5 Před 7 měsíci

    calafdoon xiisaha iyo faaiidada uu leeyahay waxaa dheer qareenada garyaqaanada uu leeyahay ayaa cajiiba waa program habeysan runtii

  • @user-ge2dz9cf7e
    @user-ge2dz9cf7e Před 3 měsíci

    Labadan Iyaga dacad ahayn isasaxa

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti Před 2 měsíci

    Wilka ka quruxsan baa kada

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 Před 8 měsíci +1

    Ragow nagah ila aad gursadan waxba ha sinina way maben imanka laga qad kuye 😡😡🤔🤨

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 8 měsíci +1

    wey iska ciyarayaan dadkan waxooda wax jiro ma ahan

  • @abdihafidhassan9531
    @abdihafidhassan9531 Před 8 měsíci +2

    Nacimo miya mageceda walaley is astur

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 8 měsíci +1

    Wiilka waa dhamaan yahey

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před 4 měsíci

    CADNAA YAAN LAQASBIN DIYAAR UMA AHA BURAAYADAA BASH KALA LAX TIRI

  • @user-rk6lb4gq2l
    @user-rk6lb4gq2l Před 8 měsíci +4

    The amount of time i have in my life is limited, and i can not afford to spend it with a somali woman who is burdensome, stressful, greedy and difficult to deal with.

    • @maxamedjama4978
      @maxamedjama4978 Před 7 měsíci +1

      Intee usocotaa markagaga gow cagaha halagaso garaco