Fashilka aduunka jacaylkiisa ayaa calafdoon ku qabatay woo shoogay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 262

  • @amiramohamoud824
    @amiramohamoud824 Před 8 měsíci +52

    This is heart breaking woman’s are so naive Wallhi she look very intelligent and smart SubhanAllah🥰sorry habibti you can’t trust him forget him inshallah

    • @iman1527
      @iman1527 Před 8 měsíci +7

      she told him i want you indirect but the Guy didn’t understand 😂

    • @ahmedsirad8855
      @ahmedsirad8855 Před 8 měsíci +1

      It's heartbroken

    • @amiramohamoud824
      @amiramohamoud824 Před 8 měsíci +4

      So sad learn from it this is a lesson YaRabi

    • @amiramohamoud824
      @amiramohamoud824 Před 8 měsíci +2

      So sad Wallhi

    • @fahmoaadan7802
      @fahmoaadan7802 Před 8 měsíci +5

      Wuu naxay ninka gabadha wlhi libaxad waaye uma jabin horey bey u sii socotey tuug la qabtey talo ma leh.kkkk

  • @user-nj8yk4zv5w
    @user-nj8yk4zv5w Před 8 měsíci +49

    Wuu qurux badaan yahay Maashallah, laakiin caqli ma lahaa 0%

  • @dhgddbvd8259
    @dhgddbvd8259 Před 8 měsíci +18

    Daren weyn ayey uheysay oo waxay tiri soodeg balse ninkan waa nin meelkale ucad balse xaqa wuso bixi doona

  • @suadcisman9573
    @suadcisman9573 Před 8 měsíci +24

    Kan wajigiisa runta ah ayuu alle tusay walasheen ku ka kheeyr badan ayaad helee bi'idmillah

    • @Kaafi1mk
      @Kaafi1mk Před 8 měsíci +1

      Ku waji dhaba raadso adi
      Armay kuu dambeysaa saasi

  • @Miidan5
    @Miidan5 Před 8 měsíci +19

    qolka garsoore caalami ah oo gar gooyaa ayuu qabaa thanks maxamed weli

  • @JacfarNur
    @JacfarNur Před 26 dny

    Doqonow wxaan kuleyahay gabdhano kale kumasomareyso ii amiin wana kashalayn donta .

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 8 měsíci +21

    Masha alaah maxamed weli waa wax garad dareemay xanuunka gabadha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 8 měsíci +16

    GABADHA MUXUU HALKAN KASOO DOONAY IYO MEESHA HAKA SOO DAGO AYEY TIDHI EE HASOO DABCO MEY ODHAN SIDAA DARTEED NINKAN GABADHAS XIDHIIDH BAA KALA DHEXEEYEY LKN WUU KHIYAANAYEY WEYBA KU QABATAY SIDAAS BUU U KHALKHALAY

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 Před 8 měsíci +4

    يا نعيمه هذا الشخص ياسر ما يستاهل اختي الله يرزقك بالزوج الصالح

  • @foziyaadan6091
    @foziyaadan6091 Před 8 měsíci +9

    War ninkaan gabadha way is yaqanaan lkn siduu u hadlayo kama helin walaal nimo ula sheekeystaa lkn iyada way ka heshay wayna xishooneysaa in ay sicad ugu sheegato waa intaas

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Před 8 měsíci +15

    Mahamed wali your right because she was acting to have relationship with but he did not want , that mean even if they go , they won’t be together . It is good to let them their freedom .
    Always when man want woman it is east to inform the woman but it is not easy to inform man

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Před 8 měsíci +6

    Tuug la qabtey wuu naxay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @JacfarNur
    @JacfarNur Před 26 dny

    Gabdhan wan wataa runtii ee iso adiyaa ❤❤❤

  • @user-ed4xt7yc6v
    @user-ed4xt7yc6v Před 8 měsíci +13

    Ilaahow quf an irabin waqti yaakudhumi

    • @Kaafi1mk
      @Kaafi1mk Před 8 měsíci +1

      Nothing he,s hiding he ismad

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 Před 8 měsíci +14

    yaasir waa xaaslle waa reer swden ilmaa ojoogo 😂

  • @khaaidfaarax
    @khaaidfaarax Před 6 měsíci +2

    Naciimo waan kuu ducaynay
    Waadna mahadsantahay

  • @fiicaneycabduraxman869
    @fiicaneycabduraxman869 Před 8 měsíci +7

    Qof wax badan uqarsan yhn buu eg yahr gabdhaha haku dulminina kan hor usocod uma ekee

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Před 8 měsíci +8

    Naa ha tuugsan😢 Allaha bahadil
    Badanaa

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Před 7 měsíci +2

    Laalaab socdo weeye ninkaan. Waana dhaqanka Koonfurta Somalia. Laba wajiilo weeye. Kan gabadhana daacadnimaa iiga muuqata.

  • @user-kc3uu1oj1f
    @user-kc3uu1oj1f Před 8 měsíci +9

    Naagtaan meesha u furan waa naag wanaagsan sidaan u arko iyo sidey wax u dhiseeyso

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 Před 2 měsíci +1

    Nimco kuwan waa is ogyohiin ee yey ku warerin anaga aqli baan lenahay

  • @allaaaminmaiishoxamaada2662
    @allaaaminmaiishoxamaada2662 Před 8 měsíci +6

    Kan waa qurux qasaartay.😮

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 Před 8 měsíci +7

    THANKS MAXAMAD WELI"" INDHEER GARAD ♥️♥️🙏

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 Před 8 měsíci +7

    Waxaa ku dhacay ninkaan anafariir waa qiyaanoole qosalba beentaa ayay nagu qaldaayaan wada ku qul qul dheh kan gabartii raacdo qalbi jab ayaa sugaayo ka qabta ninkaan dumarka waa qalbi jabiye.

  • @khadijahassan9010
    @khadijahassan9010 Před 8 měsíci +5

    Naciima sifaacan ayad uwaada arinka

  • @najma8198
    @najma8198 Před 8 měsíci +5

    Ninkan marka argay labo midi gabadha waxa ka dhexeye xiri waa isku dhicin ama xanaaq ku kala maqan yihin waa itaa

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Před 8 měsíci +6

    Gabadhaas igu soo xariiri wll

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 Před 8 měsíci +7

    Raaaag waaa siiiidaaas😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-dw6zt9ol5h
    @user-dw6zt9ol5h Před 8 měsíci +6

    Yaasir wuu isdabalinaa😊

  • @Nurhiba21
    @Nurhiba21 Před 7 měsíci +7

    You can tell Yasir is hiding something.Masha Allah the girl was very beautiful and very respectful.Yasir got very emotional u can see he couldn’t even speak.

  • @seed3966
    @seed3966 Před 8 měsíci +7

    Asc asxaabeey xaaji qoslaaye ma fahmin runtiii. 😮😮😮😮😮😮😮

  • @mohkibirdiid
    @mohkibirdiid Před 8 měsíci +3

    Heart broken niyow ninku waa cayn ma waji adagaa mise horay isaga beerka uga soo laagtay

  • @abdulkadirwarsame9519
    @abdulkadirwarsame9519 Před 8 měsíci +17

    He is hiding a lot , no clarity so far

  • @user-gm8mx8hy1h
    @user-gm8mx8hy1h Před 3 měsíci +1

    calif down iiga raadi gabar ehludiin ah jirta 45 sano on ilma raban Ratho kaliya rabta habeen iyo maalin

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 Před 8 měsíci +3

    Nin nin lab lab lab Kama dhamanayaan wa dacad ah yahuu yahuu yahuu kan wax ka slow san waligay ma arag

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 Před 8 měsíci +12

    Maasha allaah tabaaraka laah,si fiican baa garta u qaadeen❤❤❤

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před 8 měsíci +1

      Naagtan famir malaha maxy baxsty Loma taliyan Mey iska deyso hadu ka tagay ninka yahu

  • @socdaal
    @socdaal Před 7 měsíci +4

    Raga kaas oo kale karaamada ka qaado jah war qasab ma’ahan in aad is guursataan ee gabadha xaaladahas oo kale in aad isku adkeyso ma’ahan ilbaxnimane ma’ahan in gabar saas kuula hadashay aad maya indhaha ka galiso waan daawan wayay gabadha xitaa camerada iska leexisay marar badan waayo wax nin rag ah uu gabar somaliyed ku sameyo ma’ahan.. bilaash ayaan ula yaabayay gabdhaha ajaanibta kuwada cararayo in kastoon fikirkaas raacsaneyn balse arintaan oo kale ayaa sababta war gabdhaha haloo turo oo qalbigooda hala ilaaliyo.

  • @kaahaabdulah5820
    @kaahaabdulah5820 Před 8 měsíci +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Walaashay Please xijaabo waxaad wadaa waxa fiicadan guur xalaal aha khayar alpha ha ku siiyo
    Please sister xijaabo xijaabo xijaabo sharaf ayuu kuu siyaadinayaa wuuna ku anfacayaa bir marka aad aado gurigaag runta aha Please Please.

  • @user-ru8pu9kt4z
    @user-ru8pu9kt4z Před 8 měsíci +6

    ❤gabadhu wayi jcltyi kadib wu fahami wayayi

  • @anastasiainamahmed849
    @anastasiainamahmed849 Před 8 měsíci +5

    Bal isheeg saan ula xirro calfan xageen laga hela jaahil ka ahaye bal isheeg noh 😢😢😢😢

  • @bushra445
    @bushra445 Před 8 měsíci +2

    Subxanallah dadku ma oga miyaa qofka wax jecel iyo kan la jecel yahay in kan la jecel yahay dhib qabo oo aadan rabin inuu ku daba dhigto waa xanun mana u dulqadan kartit lkn qofka jeceshahay waad u dulqadan kartaa

  • @Cibado99
    @Cibado99 Před 7 měsíci +2

    Si fiicann baa garta u qaadeen

  • @user-tq6wj2wx9j
    @user-tq6wj2wx9j Před 8 měsíci +3

    Waa xaaskii sii

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před 8 měsíci +6

    Scw

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 Před 5 měsíci

    Naciimo nabadoon baan kuu doortay Maashaa Allah Gob baa tahay wax garad ah gabadha waa rabtaa laakin isagaa geed adeeg ah

  • @ahmedidirisahmed258
    @ahmedidirisahmed258 Před 3 měsíci +1

    War kan mijiro ged looga gar hayo ayuu kusiidhaganyahay

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 Před 8 měsíci +6

    War ma qofba qofuusan rabin lagu khasba war ileyn balo Jaceylku khasab mahan wa halkey naftu doonto ❤❤❤ war wiilka jakadbu xirtey bira ya ila arkey Istaqfurunlaha maseer amu haya isku dhaceen sorry

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Před 5 měsíci

      Dumarka markii ladhoho kuma rabo tagimaayaan 😂😂😂

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 8 měsíci +2

    Ceebeey tacaal waa la qabtay calaf doon ku lahaa. Sidaas ayeey u qiyaanaan gabdhaha.

  • @redseries7287
    @redseries7287 Před 8 měsíci +3

    Waa ciyar ciyaray ninkan waqtiga yu idinka luminina

  • @ahmediassack
    @ahmediassack Před 8 měsíci +1

    walal qali athigah ayan kacodsaaya gabar mareyekanjogta esoradih

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 Před 7 měsíci

    Mohamed wali maasha Allaah sifiican Ayuu ulahadlay

  • @Saims123
    @Saims123 Před 7 měsíci

    Asalamucalykum waraxmatulaahi wabarakaato Aad baan uga halay sidaa u qaadeen garta Loomataliyaan she is very beautiful and Yaasir too thay look like.

  • @user-kf9wo5fq4m
    @user-kf9wo5fq4m Před 7 měsíci

    waxan donaya inaa kaso kabkalo barnamijka cajibka waxan ahay reer jabuti

  • @Kingashraf2024
    @Kingashraf2024 Před 8 měsíci +4

    Nin fanax leh oo caqli leh ban waayay🤣

    • @rahma-wo5gl
      @rahma-wo5gl Před 8 měsíci

      Intaan aqaan waa sidaa fanaxda hadey xirtaan aqli mayeelanaayaan tolow

    • @mascuudpulshaawi8779
      @mascuudpulshaawi8779 Před 8 měsíci

      Ma Ragga Fanaxda Leh Baa Shukaansata Maxay Tahay Waxaa Kuhadleysid

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Před 8 měsíci +12

    Ninka ma rabo nagta lkn ayada way rabta

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 8 měsíci +9

      Wey rabta maahee waxba kadhexeyo wey qarinayan waxey umuqata dad isqabi jirey oo caruuro kadhexeyan fartun kalay markey tiri Ayan shakiyey😅

    • @fatumaabdi6898
      @fatumaabdi6898 Před 8 měsíci +2

      Exactly 👌

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 Před 8 měsíci +2

      Qofka lama khasbo😂😂😂😂

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 Před 8 měsíci +3

      ​@@Munadalac
      Sas waye wll
      Dad baa soqoraya
      Way isqabeen oo carur ayay isu dhaleen ka wrn kkkk

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 8 měsíci +3

      @@KhanYunis7 haahey waad fahantey

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah Před 8 měsíci +1

    M.wali waa waxgarad

  • @ibraahimmohamed437
    @ibraahimmohamed437 Před 2 měsíci

    War anigu shakiyy wxni waa riwaayad la isla ogyhy 😂

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Před 7 měsíci

    Istaaf maah ee waa garhayeen niciimo❤

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před 8 měsíci +3

    Scw scw scw

  • @IgaFiloWanaagchannel
    @IgaFiloWanaagchannel Před 8 měsíci +2

    Wilkaan iyo gabadhaan waxey qarinayaan se ila thy

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Před 8 měsíci +2

    Waxaa taqaanid ayaaba laysatay hada kasheekay

  • @samakaab6642
    @samakaab6642 Před 6 měsíci

    Maxamed weli Maasha Allah waa nin gar yaqaan ah..kani waa stupid maan gaab ah oo AF somaalina garaneyn..

  • @abdiweli3099
    @abdiweli3099 Před 7 měsíci +1

    gabadhu way rabtaa asaguse marabo? sida laga dareemayo gabadha ama asaga?

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 8 měsíci +1

    Mahamed wali lagend waaye

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 8 měsíci +2

    waa xaaslee willku heer uu hay ee wax fahan nacimo

  • @user-hc9mx3ou9p
    @user-hc9mx3ou9p Před 8 měsíci +2

    Gabadha hadeysan waxba ninkan kala dhaxeyn sodag madhahden. So ninkan wuu cebobey wlhi

  • @Udgoninaqolif
    @Udgoninaqolif Před 8 měsíci +4

    Naagta way iscebay say😢

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 Před 8 měsíci +3

    Ma khasaba wiilku gabadha diyaar uma aha ee iska daaya

  • @ahmedidirisahmed258
    @ahmedidirisahmed258 Před 3 měsíci

    Stuff 'qolka wanin gar yaqaan ah xeer yaqaan ah dagan

  • @ayatmaxamed
    @ayatmaxamed Před 8 měsíci +2

    Kan karoor sis 100 nin oo kugu haminaayo inay ku helaan aa jiro nin lagu Tuug tuugayo nin kuma noqonaayo mid ka kheer badan Allaha ku sahlo

  • @user-qs9uw7yd3r
    @user-qs9uw7yd3r Před 5 měsíci

    Mash Allah masha Allah masha Allah masha

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před 8 měsíci +1

    Niciima is astur abaayo allaah ka cabso

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 Před 7 měsíci

    Ninkan xarif moho wayo gabadh dareen qarson aya bixisay lakinsi muu fahmin, I wish he could understand her feelings.

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 Před 8 měsíci +1

    Nin fanax lahoo dhami waa doqon walee lama kala xanaaqaan inta fanaxda leh😂😂

    • @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231
      @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 Před 8 měsíci

      Heedhe anaa fanax lahe saa ha inoo caayin 😢

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 Před 8 měsíci

      @@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 Yaa iska awd hadaba dhakhtarka tag yaan lagaa dareemin in aad lahayd🤣🤣

  • @mahadmohamed2153
    @mahadmohamed2153 Před 8 měsíci +2

    Gabadha waxan u malaynaa inay street Yahay lakin isaga wax bas ku godan

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 Před 8 měsíci

      Xiriir baa kala dhexeeyey balse way u ceeb qarisay oo hoosha kor bay uga baxday.

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 Před 11 hodinami

      ​@@umuraage8617amey reryihin

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Před 2 měsíci

    NINKAN DACAD MA EHEE GABDHA HAA KU LUGOYNIN WALAL PLEASE WAXAN NOCAN O KALA AH KENINA HALKAN

  • @laylafaarax
    @laylafaarax Před 6 měsíci

    Calafdoon afarbaa laguu baneeyey laakiin waa xaqskaagii runta hala sheego soomaali koonfureed waa khi6aamo miidhan ilaahay kamabaqaan xafa dumarka

  • @redseries7287
    @redseries7287 Před 8 měsíci +3

    Naagta wey isqaban cunuga isadhaley latusinayeye

  • @oumalkairealimouhoumed6485
    @oumalkairealimouhoumed6485 Před 6 měsíci

    Am just sorry about his kids Simxanallah raaga somaliyed 😢

  • @ahmedidirisahmed258
    @ahmedidirisahmed258 Před 3 měsíci

    Xataa xadaarad wax looga dabaasho mayaqaan

  • @MahdiMaxamed-w5k
    @MahdiMaxamed-w5k Před měsícem +1

    Adkaatay

  • @hasahm1995
    @hasahm1995 Před 8 měsíci +4

    gawada wairabtey wiilka

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 Před 8 měsíci +2

    He’s not smart . It’s pity watching it 😮

  • @sabahegeh425
    @sabahegeh425 Před 8 měsíci +3

    Weli wax buu qarinayaa.

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 Před 8 měsíci +3

    Niinka naagta maraabe iskadaa

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p Před 8 měsíci +1

    naag kle wangu uwado wa mxY tiisu kaso tagay

  • @farahahmed7429
    @farahahmed7429 Před 5 měsíci

    Waa xaaskiisa

  • @xamaada444
    @xamaada444 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Před 8 měsíci +1

    Kan waaba doqon doqon.
    Isagaaba isku mashquul san
    Naag buu ku macaanaa inuu
    Ahaannla haa

  • @user-sn1yz3lt3j
    @user-sn1yz3lt3j Před 8 měsíci +1

    Kan waaba garac caadiya wlhi😂

  • @AbdullahiOmar-qo7vx
    @AbdullahiOmar-qo7vx Před 8 měsíci +3

    Nice

  • @user-pj5ng5fv4w
    @user-pj5ng5fv4w Před 5 měsíci

    Ninkaasi waa finish haku habsaamina

  • @amru2000
    @amru2000 Před 6 měsíci

    Yasir isdabcino waad jecshay

  • @user-kf9wo5fq4m
    @user-kf9wo5fq4m Před 7 měsíci

    wlo waxan ahay reer jabuti inaa ka gabgalo barnamijka

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 8 měsíci +4

    Cajiib😢

  • @user-ge2dz9cf7e
    @user-ge2dz9cf7e Před 4 měsíci

    Aniga iraadi wllshy

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa Před 8 měsíci +1

    Bisinka ninka maxaa ku dhscay kkkkk

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 8 měsíci +3

    Waa qalad isagoo ladocdo gabar inuu calaf doon iskeeno iyaduna waa ineysan aaminin ninkasn

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 Před 7 měsíci +1

    Subxanallah wilkaaan wax buuu qarinayaaa

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money Před 8 měsíci +1

    war xaaskiisuu sii uu uxiijinayay goor dhaweed shangaani ku dhimatay oo uu dayacay nacaskaa