Calafdoon || Wiil aan Shaqeenenin Aya Raba oo Guriga ii jogo wax walbo aniga iga sugo mid shiit e h

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 250

  • @saidmuktar
    @saidmuktar Před 2 měsíci +5

    Taaani waaa caaan radiis

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 5 měsíci +12

    Nagtan diintay ku jees jeesaysa aayadka allaah ayay ka soo horjeeda 😮😮😮😮😮😮😮 u fiirsada hafalkeeda rijaalu qawaamuuna calal nisaa ayay ka dhigtay nisaa qawaamuuna calal rijaal subxaanallaah

    • @UmmJacfar97
      @UmmJacfar97 Před 5 měsíci

      100% diinta lagula dagaallamayaa!!😢😢😢

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 5 měsíci +1

      Naagihiinu shar socoto ayaad tihiin meeqa hooyo oo somaliya joogta ayaa shaqeysa dukaamo dhar cunto jaad shidaal maqaayad cilaansaar timo iyo hagaajin ka shaqeysa nimankana fadhi ku dirir iyo qayilaad aada taas diin ku dheel miyaa iyadana qoyan maangaabey magaalada ka fadhiiso

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Před 5 měsíci

      Naagtaan way iska ciyaaraysaa calaf doon waa sheeko madadaalo iyo been ka horgee been Kale siday ila tahay waaye

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Před 4 měsíci

      Ninkani waa kii toosin lahaa ee tubta toosan saari lahaa waana nin shaqaysanaya lkn wuu soo xera gelinayaa, iyana way caqli badan tahay oo way aragtaa in uu yahay ninkii dhaqan lahaa.

    • @CabdiraxmaanClaahi-g1u
      @CabdiraxmaanClaahi-g1u Před 10 dny

      ​@maxamedxuseen❤4516

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 6 měsíci +5

    Nin somalia la yidhi fadhiiso 😮 waaba bahdilaad😂😂

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 Před 5 měsíci +8

    Ninka taas kaayeelaa waa mid danyuus khayru masuul ah.

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Před 4 měsíci

      Naag beena ku soo xera geli Runa ku dhaq tan markuu kaga ihi siiyo iyadaaba odhan xabiibi inoo soo shaqee, miyaanad maqlayn kolkuu yidhi dee dalka in la soo shaqeeyo oo lagu soo noqdo weeyaan xariifkani gacan bir ah buu ku qabtay tan haday calaf isku yeeshaan alle haysu barakeeyo. waa kii dhaqi lahaa kani iyaduna judhiiba way heshay kii hanan lahaa

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz Před 5 měsíci +4

    Gabadhaan qof ka caqli xun ma arag intaan aduunyo joogay subxaanalah

  • @cumardiiriye4905
    @cumardiiriye4905 Před 5 měsíci +4

    Waa layaab dhaqandooriska ilahow nacaymi

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 Před 5 měsíci +2

    Waa gabar wanaagsan

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 6 měsíci +2

    Hiindiya u doono somali raabi maa baadiin niin faadhi guuri

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 4 měsíci +1

    Staqfurullah Illahow na astur

  • @khadijoali2356
    @khadijoali2356 Před dnem

    Kaas weli madhalaan.
    Shaqadda hal. Shaaqoo kashaqeey asna hashaqeeyoo.

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Před 5 měsíci +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa gabadhan maxay ka shaqayneysaa.
    2.0. Waxa yaableh shaqaday heysaa maxay tahay.
    3.0. Arrinteeda aad baan uga yaabsanahay.
    4.0. Waxaynu ogaan doonaa waxay ka shaqayso.

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 Před 5 měsíci +1

    Naima you have wrong frist she said 25 up to 40years old already he passed exam well but she was playing game 😢😢😢

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 Před 10 dny

    Waa gabadh aad u aqlibadan way iska baadhaysaa waxaad ka garan karta sida waalidka ay udanaynayso

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt Před 5 měsíci +1

    xaasid sana naagtu fadhiid beyrabta iney kadhigto xaninyaha alla kugoy

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 5 měsíci +3

    Ninmanka xun ee uraayo ee soomaaliyeed farax lugo baasto iyaguba dooqoodeey ka hadlaan gabadhaana waa xor ninkay rabtay dalbanaysaa dameeraha qaylinaayow aamuso🌺🌺

  • @ismaelahmed9540
    @ismaelahmed9540 Před 5 měsíci +5

    Caruurta yaan laga faraxumayn

  • @user-re5ie1dt7u
    @user-re5ie1dt7u Před dnem

    Wa oromo gabadhan mahaa somaliyad

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Před 6 měsíci +1

    Hayaaay soo yaaaaaaaaca😂😂😂 reer faaaaarax

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz Před 5 měsíci +1

    Ninka taas yeelaayo waa Kuma wlhi midaaan caqligeeda mashaqeynayaaa waa iga su.aale

  • @Msskorean
    @Msskorean Před 6 měsíci +4

    Sidaas ayaa lagaa rabaa waad is asturtay inkastoo qoortu banaan thy

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před 5 měsíci +1

    Nin doqona oo Damish qaba u raadi inanta oon shaqeyn. kkk

  • @katrinahaji5620
    @katrinahaji5620 Před 5 měsíci +1

    Hadan somali nahay waxan okale wa bahdil ninka raga ah masulka rerka asaga leah masajidka ciyarta halagadaayo Allah kumasahlo deah😂😂

  • @Minagamzel
    @Minagamzel Před 6 měsíci +1

    Show badana ruuxo ayadki allah bey rabta iney iyadu badalato o howshi raga qadato

  • @user-my5zs9ve7x
    @user-my5zs9ve7x Před 3 měsíci

    Adun sidan ay jogna laxowla😢😂

  • @user-mh9ek9gv7l
    @user-mh9ek9gv7l Před 5 měsíci +1

    Ma shaqasta yaasha isa soo diyaariya

  • @LABO-c7b
    @LABO-c7b Před 4 měsíci

    Walal meshalla Laga soo galayo Ayan raba

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 5 měsíci

    Nimanka ugu xun aduunka waa nimanka soomaaliyeed waxtarna ma laha waxyeeladoodu aad u badan tahay waxaa u dhiman gabar xaarka ka dhaqdo waayo caafimaadki alle siiyay bay been ka sheegayaan biyo ii keen bay naagahoo tacabsan kula diririyaan waa curyaamiin miyaa🌺

    • @user-uw4fq5xz5k
      @user-uw4fq5xz5k Před 4 měsíci

      Nimanka soomaalida aabahaaga ku jira asigana zefti muu ahaa oo wasqaan ah

  • @AbdirazackHussseinHussein
    @AbdirazackHussseinHussein Před 4 měsíci +1

    What is she saying

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz Před 5 měsíci +1

    Aduunyo waalan ayaan jognaaa

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 Před 6 měsíci +1

    Caruurta lee yuu Kaa kufsanin, doqonyaheey ninka ma Neef baa ama ma curyaanbaa Ninka, War Anagaa Yaab aragnay!!!!!

  • @Jigjiga-Tribune
    @Jigjiga-Tribune Před měsícem

    Taan ookala oo saqajaan Haye intad uu dhahdo, Afka aloogelin,

  • @FatherGg-kk5rw
    @FatherGg-kk5rw Před 3 měsíci

    Qofkad radineyso ilahey kuma sahlo Folxumadan iskadha fala😂

  • @user-lr2vr3rt6p
    @user-lr2vr3rt6p Před 6 měsíci +2

    My wll kan isga daa

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Před 6 měsíci +1

    Naag walan miyaa tan 😂😂😂😂😂😂😂

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Před 6 měsíci +1

      Iyadu uur, dhalid iyo walac ma noqoneeyso wey shaqeeyneysaa isagaa intaas waa is bedel isagaa laga rabaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @boystar6670
    @boystar6670 Před 5 měsíci

    Walee dhankasto warar noogala soo qaday allaah hana bad baadiyo

  • @user-fw8im8dx2n
    @user-fw8im8dx2n Před 5 měsíci +1

    Uraadi..fadlanlacagkushubo

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Před 5 měsíci

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa gabadhan waxay ka shaqaysataa xubnaha bani aadamka.
    2.0. Waxay la shaqaysataa koox mafia ah.
    3.0. Waxayna ku qasabtaa inuu guriga jooggo uusan ka bixin.
    4.0. Haddaba hala iska jiro waa dad qalato xubnaha aadamaha ka ganacsato.

  • @XoogaHarawato
    @XoogaHarawato Před 4 měsíci

    welcom.nicimo.waxan.karaba.raliyo.qaliya.onkuuqabobo❤

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm Před 4 měsíci

    Dadkaagii,ayey,ku,nacsiisay,eey,miyaa😊

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b Před 6 měsíci +1

    Ninkii sidaa yeela ay gabadhu sheegayso waa dayuus.

  • @AbdullahiBiid
    @AbdullahiBiid Před měsícem

    Dhalinta kenya duruuftaa kubadan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 měsíci

    waxan maqli jiray wax walaba run mooda rag u liitaa bal doqonkaas eega wuxu waa nin haduu doono qoomki kale ah naagaba maha haday doonto wuu iska ogolaanayaa waxaas gobalka raga waxas ma yeelen waxan leh waan ku soo shaqanaya naag maha waa nin iska dhigay naag malaha

  • @FeysalCismaan-yz6tt
    @FeysalCismaan-yz6tt Před 2 měsíci

    Doyar waykan hargaysa

  • @Aadanmaxamed77-qj8ln
    @Aadanmaxamed77-qj8ln Před 5 měsíci

    Walalayaal. Raga yaalagafin xolo nageed dhurwaa ayaakadeyriyey Raga maangaabka ah maogomiyaa shirciga masulyada gabdhaasmeel ayey ugudhacdey

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 Před 6 měsíci +1

    Waxeey dhahday nimanka hadeey gaaraan 40 years old waa xaako badanyiin. That's not true. I'm 50, and I don't do that .

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v Před 6 měsíci

    Waa Gabar wanaagasan Nin ogolaaday waxa ay gabadhaasi Ku hadaleyaso waa dayuus qeyaru masuul ah

  • @HoodanyuusufaAar
    @HoodanyuusufaAar Před 3 měsíci

    Doqon miyad iib satay

  • @user-wg8lc8ke7q
    @user-wg8lc8ke7q Před 5 měsíci

    Gormay nimanka Somalida sidaa u baabeen oo haween guntigooda ku xisaabtameen ceeb badanaa nin haween lacgteeda ku xisaabtamaya war ceeb haweenka haku xisabtamin lacagteeda mida kale waxbarta oo aqoon yeesha oo shaqeyesta oo lacag safe gareeysta Marka ka bacdi guurso oo dooqaga raac nin ragi guri joogta ma yeelayo doqonse waa laga yabaa inuu yello sidaas

  • @AbdirisackIbrahim
    @AbdirisackIbrahim Před 2 měsíci +1

    acs above wax waya wa abdirisack 26 yas

  • @CalimuuseGaaboow
    @CalimuuseGaaboow Před 4 měsíci

    Asc.waa.wareersantahey.hadii.aad.dhasho.ama.uur
    Yeelsto

  • @CigaalCigaal-yc6xx
    @CigaalCigaal-yc6xx Před 4 měsíci +1

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah Před 3 měsíci

    She is dreaming a day

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 Před 5 měsíci

    Allaa ceeb wayna maxa ninkaa ku dhacay ma shaqayste iyo cidla is leh

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f Před 6 měsíci +1

    Naya nin ciyalkisa soturay kuwaga waji ugelimaye yey ilmaha ka kufsan

  • @muatafehassan
    @muatafehassan Před 5 měsíci

    Wxn layabay ninka sida anaan cadi ahen ayu usku nasaqay wlhi baal marku ogoladay fadhiga ilagu bilo guri joog noqdo wlhi waa yaab na isga laqabaya markay aragtay inu mashaqesto yahay ayey dhahday ima noqon war inte ayad ku nolan jirtay

  • @abdihakimmahamoud4670
    @abdihakimmahamoud4670 Před 3 měsíci

    Maxaad haysaaa wlll

  • @AbdinourAbdiqadir
    @AbdinourAbdiqadir Před 2 měsíci

    Anaa diyaara soodhawoow

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Před 5 měsíci

    Nin Ka hadli meyso
    Macdoor meel fadhiya oo mashaqeystaa ayey rabtaa eey gumeysato

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Nin xogay donaysa dhakaweynaha iskala dul fadhiya

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Před 4 měsíci

    Xagee ka keentay sharcigaa?? Ey maad ka hadlaysaa mise qof bini,aadam ah??
    Nin rag ah dad dhalay wax soo baray baad leedahah guriga ha iiga shaqeeyo!!
    Muxuu kuu qabanaa lkn???
    Anigoo naag ah baanan naag u shaqeeyeen
    Saawaaba nin baa naag guriga uga shaqaynaya

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Před 5 měsíci +1

    Neef xoolo ah miyaa

  • @mohamedahmed-dg9me
    @mohamedahmed-dg9me Před 5 měsíci

    Gabadhan way iska ciyaaraysaa dharag dhicis bey wadaa

  • @abdikadirisse9201
    @abdikadirisse9201 Před 4 měsíci

    Asc shaqada guriga yaa qabanayo

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw Před 6 měsíci +1

    Maxey dhahday cida maka marman aan ku dilo oo cad waaye😂😂

  • @NurYussuf
    @NurYussuf Před 10 dny

    Aarka 2

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Před 6 měsíci +1

    Naciimo waydii maxay ka shaqeysaa gabadhu amay cabsi cabi tahay?😂😂😂

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před 5 měsíci

    Waa Hinasad xarifada inanu laa Gursan waxa Lacaga wuu kuu Qoqona Gacantisa sogalin ayay rabta 🤣🤣🤣

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 Před 6 měsíci

    Masha'Allah she is very pretty but I don't think any man will accept her conditions.

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 Před 5 měsíci

    Xabsi caadi ah waaye daanyeer ayeey nuqonaysa 😂😂

  • @ismailmaow5946
    @ismailmaow5946 Před 6 měsíci +1

    Naag dhaqan xun weeye eyado la qab ay ninkale la hadlee warkeeda waa dhaqan iyo diin mid aan waafaqsaneen warkeeda waa aad u foolxun run ahaantii ma wanagsaneen in uu wareesigaan la sii faafiyo.

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Před 5 měsíci

    Waxas lmarabo nin shaqaysanayo lraba

  • @user-js7lo4bl9u
    @user-js7lo4bl9u Před 2 měsíci +1

    Hhhhh war nagtaa aqlihumaaaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 měsíci

    WIILKA U DANBEYAY WUXU LAHA QOFKA INU SOO SHAQYSTO WADANKIISA KU NOQDO MAXAA KA FIICAN NINKAAN MA FAHMIN GABADHA INAY GURI JOOGE KA DHIGAYSASO

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 4 měsíci

    Waxay rabtaa mid ay gumaysato kulahaa guriga ha fadhiyo nin guri ma fadhiyo karo ha waalan

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 Před 4 měsíci

    Belgian waabba waddan an shaqo baddan laheen..

  • @hassankhalif1487
    @hassankhalif1487 Před 5 měsíci

    Assalamu Alaikum My dear sisters and Beautiful Somali ladies. Am so Interesting

  • @abdiazizabdi728
    @abdiazizabdi728 Před 2 dny

    Anigaa diyaar ah niciimogabadhaa iisooqabo

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 Před 10 dny

    Aniga kuma jiro hhhhhhh haday wsx walba isinayso oo ay sunihii rasuulka iyo diinta baal marsan tahay ma rabo

  • @GaradAhmed-ys6qf
    @GaradAhmed-ys6qf Před 4 měsíci

    Waxaba kama jiran weeyey

  • @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh
    @MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh Před 6 měsíci +1

    Adeer.waalagubahdilay.eeiskatag

  • @cabdiguunyesiidoow
    @cabdiguunyesiidoow Před 4 měsíci

    Welcom

  • @QalabiUroon
    @QalabiUroon Před 5 měsíci

    HA DHAGEY SANINA WIILAL TAN HADAAD QAADA TAAN WAA IDIIN DOQONIMO

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry Před 5 měsíci

    Slavery miyaa?

  • @user-js7lo4bl9u
    @user-js7lo4bl9u Před 2 měsíci

    Ar ninkan harif waye wlhi markutagooi

  • @hodanhappyahmed9618
    @hodanhappyahmed9618 Před 2 měsíci

    Hooga😂 wlh wad iska dalaysa

  • @yooniscabdi7756
    @yooniscabdi7756 Před 4 měsíci

    Sharmuuta,liji

  • @ilsanasde7918
    @ilsanasde7918 Před 5 měsíci

    Wil dah'yar maxay uu radineysa nagtu tolow aniga waaka shakiyey qoftan nolasheda wey qarisay waxa ka baqaya ninka guursada inu isago walan kaso baxo guriga 😂😂😂😂😂😂😂

  • @boystar6670
    @boystar6670 Před 5 měsíci

    Qaxootiga beelaash looma qaado

  • @FarhiaSaidAhmad
    @FarhiaSaidAhmad Před 4 měsíci

    Aan uu Haya ma dhofsanaysa

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345 Před 5 měsíci

    Ilaa afartan bay tiri kow 😂😂😂Waa been teed gabadha wey ciyaareysaa

  • @hammoaxe10
    @hammoaxe10 Před 5 měsíci

    Mxy wax biili iyadi baa la gumeysta

  • @farhanosman9717
    @farhanosman9717 Před 4 měsíci

    Whi nin kani waa nacas liitawi akhas kkkkk

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před 3 měsíci

    😂ALKOLISTE ADIGU KAALEY MUSQULAHA II DHAQ DILLO

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry Před 5 měsíci

    Walaasheey nin waalan raadso.nin fiyow ma yeelayo waxaas

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Před 2 měsíci

    Way waalantahay

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan Před 5 měsíci

    Balaayo guri kujogtay dheh , ninka raga wuxuu rag kuyahay inuu asaga soo shaqeeyo , shaqada banaanka kufil naado

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před 4 měsíci

    Caruurta halagaa fuulo naa ilmahaa qalbigooda dhowr iyo amnigooda lacag waa la helaa

  • @1quuran813
    @1quuran813 Před 3 měsíci

    Kkkkkkkkķll sheeko waalan❤
    ❤❤

  • @YusufHussain-hs6et
    @YusufHussain-hs6et Před 2 měsíci

    Asc huno naciimo

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm Před 4 měsíci

    Mawaxad rabtaa jaariyad gusleh