MUSTAFE DOLLAR HEBLA WAA LA GUURSADAY AA DIRISLE REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • MUSTAFE DOLLAR HEBLA WAA LA GUURSADAY AA DIRISLE REACTION,DIRISLE ABDI,MUSTAFE DOLLAR,HEBLA WAA LA GUURSADAY AA,HEESO CUSUB 2020,
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    SUBSCRIBE SAAR CZcamsKA LABAAD EE DIRISLE ABDI
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 429

  • @had1070
    @had1070 Před 3 lety +64

    "HABLA WAA LA GURSADAY"
    ______________________________
    alot of people they feel this pain🙏🙏

  • @yasinadan77official43
    @yasinadan77official43 Před 3 lety +58

    First view weligay man qaarin 1k like hada Haa la igar siiyo team dirisle

  • @xamdayaasiin8163
    @xamdayaasiin8163 Před 3 lety +31

    Dirisle cabdi caqliga ku jecelhy wlhi waa runti markad qof Ad jeceshahy qof kale kaa raco waa xanun

    • @ousmaneadem6720
      @ousmaneadem6720 Před 3 lety +1

      Yaa ku idhi wuu caqli badan yahay doofaarkani😂😂

    • @ousmaneadem6720
      @ousmaneadem6720 Před 3 lety

      @@xamdayaasiin8163 wuuu ku waazayee orodoo hoos dhigo😅

    • @xamdayaasiin8163
      @xamdayaasiin8163 Před 3 lety

      @@ousmaneadem6720 Tina yar ugee

    • @ousmaneadem6720
      @ousmaneadem6720 Před 3 lety

      @@nimcoahmed5167 yaaa xishoonaya zhuupoyahay siilka weyn leh😂😂

    • @ousmaneadem6720
      @ousmaneadem6720 Před 3 lety

      @@xamdayaasiin8163 I waztadu badanaa 😂

  • @Zeinn_tupe
    @Zeinn_tupe Před 3 lety +20

    Heestan burcaa laguduubay xaqeeda sii dirisle hadiiklena passport gii kudidiyna burco ana arkayey malinkii ladubayey from g.raga💪👃

    • @1millionviews160
      @1millionviews160 Před 3 lety +3

      Burco iyo hargeisa ayaa lagu duubay
      Masheegi karo inay magaloyin kalena ku jiran
      Hotelka mango garden wuxu ku yaal hargeisa
      Govolka ragana inta bajaajta cadeynsaba
      Inta buurahana wxan umalynaya inay hargeisa un tahy waayo burco buurmale

    • @sahaamcusman2523
      @sahaamcusman2523 Před 3 lety +1

      Labadab waa lagu dubay waxaan u badan hargeisa huno

    • @updirahmanfahmi2415
      @updirahmanfahmi2415 Před 3 lety

      Hargaysa iyo borma weeye sxpo

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 Před 3 lety

      Wa hargaysa iyo burco iyo borma

    • @umulkhayr1142
      @umulkhayr1142 Před 3 lety +1

      Waa Hargaysa iyo burco

  • @hamzikfarah3036
    @hamzikfarah3036 Před 3 lety +108

    inta sugaysay reactionka dirisle liketa 😉

  • @sudiahmed6246
    @sudiahmed6246 Před 3 lety +13

    The song so sad but I really like the Story

  • @abdiazizfarahjama3760
    @abdiazizfarahjama3760 Před 3 lety +26

    Waa #reaction koowaad ee aan arko #dirisle oo si degen ama aan kaftan bdani kujirin ,😅😉👍 wax usheeegaya📱😂 VAR like ta dhac dhac dhac KU sii

  • @Abdifatahmuse407
    @Abdifatahmuse407 Před 3 lety +35

    heestan waxa lagu kala duubey hargeysa berbera burco iyo borama arintaas anaa xog ogaal u ah azxapy

    • @nimcohodan2350
      @nimcohodan2350 Před 3 lety

      Burco qaybta kaga jirta fadlan iitilmaam intakale gartye

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 Před 3 lety +1

      Wan joogay marki la duubayay

    • @marwamaygag7727
      @marwamaygag7727 Před 3 lety

      @@nimcohodan2350 wxey kaga jiirta markey fadhiyan aden19 iyo marku marayo waddada tikahaa ka muqda lakiin video dhameys tiran burco lagu duubey inta kale waa laysku geeyay kuwa hargeysa iyo borama ileen qofku warad mahee marku 4 magalo isku marayo ariintas anaa huuba wll

    • @ekbaalmohamet6217
      @ekbaalmohamet6217 Před 3 lety

      @@marwamaygag7727 maha wll waa wla hargeysa

  • @AFI_SHH
    @AFI_SHH Před 3 lety +6

    3:25
    "Fadlan qof qofkale haka raacina"😂😥

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 Před 3 lety +27

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 7k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲ll

  • @ruweydajama1481
    @ruweydajama1481 Před 3 lety +24

    However I say I don’t believe love and I have less trust and when I heard something like this I became emotional 😭 am so hurt 😭 so I
    Sikasto aa udhaho jaceel ma amiino marka maqlo heesa jaceelka waxa darema emotional 😭 iyo xanuun aniga waxa kulataliin laha qofna ha siin intii uqalmo inka badan 😭

    • @ahmed.1487
      @ahmed.1487 Před 3 lety

      Emotional =qiiro

    • @caqlikoriye593
      @caqlikoriye593 Před 3 lety +1

      I agree with you it's true don't give anyone a price they don't deserve

    • @musajelle8839
      @musajelle8839 Před 3 lety +1

      Its painful to love someone I passed that life Alhamdulilah

    • @inamacalindahir4099
      @inamacalindahir4099 Před 3 lety +1

      Ma lgu qayaanay sidaan cml ha ujoojin noloshaada

    • @ruweydajama1481
      @ruweydajama1481 Před 3 lety

      @@inamacalindahir4099 Yh he cheated on me anyway I move on alx

  • @khalidilkacase2464
    @khalidilkacase2464 Před 3 lety +19

    IdirsLe inEY heestU ku soc0T0 inta iLa argtaay Like😂

  • @istel3283
    @istel3283 Před 3 lety +2

    Heestaan caadi maah. Mustafe is fiican ayuu u jilay💕💕ilaahow hana joojin jawigaas💕💕qiso xanuun bad an💕💕

  • @sudiahmed6246
    @sudiahmed6246 Před 3 lety +3

    Mashallh My brother keep going I will support you a lot thank you

  • @mushtaaqomar816
    @mushtaaqomar816 Před 3 lety +13

    Nin aan taageero Dirsle 🌺💓

  • @iloveyoumama8489
    @iloveyoumama8489 Před 3 lety +20

    My big brother mustafe dollar

  • @omerboss1336
    @omerboss1336 Před 3 lety +8

    DIRISLE SOMALI KEEP GOING LEGEND ♥️🙏🌏

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 Před 3 lety +50

    Idrisle keep going 💓

    • @mananhaji8129
      @mananhaji8129 Před 3 lety

      ninka ma wadnahad jaraysa 100jer bukudhahay idiris lyma dhahe😕

  • @munirakhalil5240
    @munirakhalil5240 Před 3 lety +4

    Wa is kene wlhi wa ku salame abdirizakow❤🖐

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 Před 3 lety

      Walaashey munira subscribe iisaar shukran fczcams.com/video/zD_ExG-0UXE/video.html

    • @apdizamecmahmoud719
      @apdizamecmahmoud719 Před 3 lety +1

      anu adaan kuu qiray inaa tagero tahay maba jartid malin wlba best tahay hhh keep gomig

    • @kingleovlogs1383
      @kingleovlogs1383 Před 3 lety

      @@apdizamecmahmoud719 subscribe igu sharaf sxb

    • @munirakhalil5240
      @munirakhalil5240 Před 3 lety +1

      @@apdizamecmahmoud719 wlhi tagero buxa ahy🤣

    • @apdizamecmahmoud719
      @apdizamecmahmoud719 Před 3 lety +1

      @@munirakhalil5240 waan kuu jedeeee quen sas kuwad aniba wan ahay lkn comment ma bixiyo hhh likeda kala ma bakhaylo

  • @hgfigoxklg796bkho
    @hgfigoxklg796bkho Před 3 lety +17

    Dirisle miyuu qiiraday mise wa indhahayga

  • @mohanyare1442
    @mohanyare1442 Před 3 lety +5

    Dalrisle Asc sxb wad ficantahay ayn filaa waxan raba inan kula wadago inan kula jecladey inad reaction kaso bixiso hesihi qaaramiga ama xasusihi hore sababto ah TEAM DARISLE dhalanyaro ayey ubadanyihin marka si dadka wawen xita ey kuso boqdan isbuci 1 mar ama intad adiga doneyso marka sxb kasugeyna TEAM DARISLE hadad igu racdey like Ku muji

  • @moli1472
    @moli1472 Před 3 lety +2

    Laxanka io codka macn
    Ayaaba qofka daciif ka dhigaayo
    I have to say this song hasn't a part of motivated
    But it reminds a lot of pain

  • @muthaqifabdur-rahman2492
    @muthaqifabdur-rahman2492 Před 3 lety +7

    6:16 inta meshaas inay borama tahay og like saara

  • @mahrezrohitkp1692
    @mahrezrohitkp1692 Před 3 lety +7

    𝗔𝗮𝗮𝘄𝗲 𝗛𝗮𝗿𝗚𝗲𝗶𝘇𝗶 𝗜𝘆𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗛𝗼𝘆𝗴𝗮 𝗳𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗮𝗬𝗮𝗬 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗺𝘂𝘂𝗤𝗮𝗮𝗟 𝗗𝗮𝗸𝗵𝗮𝗿𝗮 𝗸𝘂 𝗗𝗮𝗿𝘇𝗮𝗧𝗮𝗬
    𝗜𝗭𝗠𝗨𝗨𝗝𝗜𝗬𝗔𝗛 𝗔𝗪𝗟𝗔𝗔𝗔𝗗𝗨𝗟 𝗖𝗔𝗔𝗭𝗭𝗜𝗠𝗔𝗛👌✊✊✊
    𝗟𝗜𝗞𝗘 ❤️

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 Před 3 lety +11

    Dirislow sxp meesha waad iskaga bariisaysaaye reaction ma taqaanid sxp sida guray barwaaqo falanqee oo ereyadan macnee oo khaam kudar waaxay qarax ayaad afka naga galinaysaye 😂😂😂😂😂
    Intaasi waa kaftan sxp taagero buuxda ayaan kugu qaba

  • @dareenjacayl2981
    @dareenjacayl2981 Před 3 lety +1

    Dirisle in uu jacayl xanuun badan soo maray qofka wajigiisa kadaremay like

    • @zuhaybsaalaxxdayib
      @zuhaybsaalaxxdayib Před 3 lety

      Qof qalbi leh💗💓💝💖🙈🙈💋💋💋💘💋💋💝💋💖

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Před 3 lety +27

    Inta ay ku dhacday qiso noocaan u dhow like dhac subscribe ku kuf

    • @faadumoaxmed8460
      @faadumoaxmed8460 Před 3 lety

      Kadaran taygu dhacday tan

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia Před 3 lety +1

      @@faadumoaxmed8460 hhhhh ana ka sii darn wlhi🤣xanuun kedy leedahy lkn still
      Wakhitgama tagin aduunyadiina way iga horeysaa wali👍

  • @awilmoztaphe532
    @awilmoztaphe532 Před 3 lety +2

    Inta taem dirisle ah like ha saarto

  • @mesutozil6478
    @mesutozil6478 Před 3 lety +35

    3:16 gabadh aan wada soconay 1sano iyo 6bilood aya xalay iga racdey wiilkale 💔🙃

    • @yusraibraahim7185
      @yusraibraahim7185 Před 3 lety +3

      Sorry wll it's soo heartbroken💔💔😥😥

    • @pushrapilan12pilanxasn53
      @pushrapilan12pilanxasn53 Před 3 lety +2

      ka wran tan 3 sano io par lala scdsy hdna karka arooska lo keny muhim pa i thye kaso qayp gal la yri😢😢😢😢

    • @maanhassan2945
      @maanhassan2945 Před 3 lety +2

      @@pushrapilan12pilanxasn53 ax wllhi waa xanuunkii adunka😰

    • @asiyaasiyatwins2532
      @asiyaasiyatwins2532 Před 3 lety +2

      Sorri bro ilahay mid kaqayr badan haa kuugu badalo

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 Před 3 lety +2

      So sad wllh😭😭bro I.allh mid k khyr bdn bd heli

  • @khalitmaano4780
    @khalitmaano4780 Před 3 lety +14

    Dirislow adi qalpi malihid memory card pad sidata prother😂👋🏻♥️

  • @abdifatahmohamed7544
    @abdifatahmohamed7544 Před 3 lety +9

    Dirislow mudo waxaan maqlayey adoo leh views baa istaaga
    Maxaad u baadhi weydey ama CZcams u weydiin weydey ileyn xaq baad u leedahaye

  • @gna6978
    @gna6978 Před 3 lety +1

    Wey igu dhac day aniga qisa ceyn kani o kale weli ba isla sanad kaani gudahiiza 😭2020😭

  • @khadar7husein201
    @khadar7husein201 Před 3 lety +4

    Legend dirisle abdi keep going

  • @haboonmustafe3814
    @haboonmustafe3814 Před 3 lety +3

    Bisinka maalin kasta waxaan commentiga uga hadhaa in aan ugu horeeyo hadana cid iga horaysa ma waayo yaaab dirisle iga qabo dee fanskaaga 🤔🤔🤔🤔

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 3 lety +1

    Mustafa dollar keep going wall qlih ♥️🙏

    • @nimcoqaayibo8175
      @nimcoqaayibo8175 Před 3 lety

      ᴡʟʟ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪɪ sᴀᴀʀ ʟɪᴋᴇ&ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ sɪɪ sʜᴀʀᴇ ɢᴀʀᴇᴇ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ💯🖤

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 Před 3 lety +6

    A/risaaq Dirisle keep going wll

    • @nimcoqaayibo8175
      @nimcoqaayibo8175 Před 3 lety

      ᴡʟʟ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪɢᴜ ᴄᴀᴀᴡɪ ʟɪᴋᴇ&ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ sɪɪ sʜᴀʀᴇ ɢᴀʀᴇᴇ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ💯🖤

  • @ladnamaxmed373
    @ladnamaxmed373 Před 3 lety +3

    Keep going on for ever ❤❤

  • @waqaltv8638
    @waqaltv8638 Před 3 lety +6

    Keep going idirsle

  • @rigaaxyare319
    @rigaaxyare319 Před 3 lety +2

    Intii laga guursadey ismuujiya😍😍

  • @ilwaadqurux2117
    @ilwaadqurux2117 Před 3 lety +1

    Wa aheesti ugu joreysay aan ku ilmeeyo habeekaaas oohinteyda dharkey qoysay markii aan arke qofkaan jeclaa oo iga fogaadey walidkeyvanah nin rabin isiiyeyn iga xamuun badneed arooskeyga intuu imadey ayaa illinta isku celin waaye ax ala yaa iso celiyo 😏😔😢😭😭😭

  • @jamalabdinazir2356
    @jamalabdinazir2356 Před 3 lety +2

    Ck baa kaa subscribe badan aa
    Isaga kaa caansan aa
    Dadkii kaa racen aa
    Is nasakhaada lagugu nacay aa
    Wey kudhamaty aa
    Waxbadan iskabadal aa
    Dadka jeclaw si laguu jeclado aa
    Dhoola cadee si laguula farxo aa
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @adalimpire4128
    @adalimpire4128 Před 3 lety +2

    Dirisle cabdi wad qasbaysaa une reactionka heesaha iskuma fiicnidana e kawareg heestan
    Guri barwaaqo aya pest reaction kas9 buxiyey

  • @geljireproduction
    @geljireproduction Před 3 lety +11

    Heesta ila borama lau duubay

  • @fadumoxassen3838
    @fadumoxassen3838 Před 3 lety +1

    dirisle cabdi waa wiil aad u yaqaan bixinta ree agshinka wwaa lambar wan macnaha kbk💖💖💖💖💖🇺🇿💖💖💖♥️♥️🇺🇿♥️♥️😍😍💖🥀💖

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 3 lety +3

    Hebla wa la guursadey Aa😭 team dirisle ismuujiya subsribe isaara✋

  • @kaafimillano
    @kaafimillano Před 3 lety +2

    Aniga ayey heestani iga hadlisaa lkn nin ragi waa haneeya waanan haneeyey Alle mid kheyr. Qabta haysiiyo💔💔💔

  • @ayaancabdi1433
    @ayaancabdi1433 Před 3 lety +2

    Keeeping going wlkyga cabdirisaaq 🥰💞

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 Před 3 lety +4

    Heestn wlhy wy itabteyy☹️😭💔🥺

  • @liibanabdisalam2222
    @liibanabdisalam2222 Před 3 lety +2

    Wiiiiiif jug anaaaa uso horgalay team dirisle aan idin arko inta kursiga igula daaaawanaysa

  • @mabzuudjamaac7674
    @mabzuudjamaac7674 Před 3 lety +4

    Apdirizak 🥰 wll aad ban ku tageera wllhy nolow brother 🤗

  • @khadarisaak5896
    @khadarisaak5896 Před 3 lety +1

    I really love this song..... #CK reacted so good

  • @ibracadeofficial6222
    @ibracadeofficial6222 Před 3 lety +1

    first subscribe ii saara waa idin baryaa team dirisle

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před 3 lety +2

    Asc soomaali ween subscribr noosaara
    qeer Allaha idinsiiyo💚💞❤

  • @najahmohametadan7084
    @najahmohametadan7084 Před 3 lety +4

    Awowgay mustafe ahmed Mohamed❤️ mustafe doller best song 🎙️🎧🎶

  • @kingboy9353
    @kingboy9353 Před 3 lety +1

    Waa sheeko kale 😍

  • @kawga.k7c701
    @kawga.k7c701 Před 3 lety +1

    Dirisle zxb mcn Waa Wiil Sadex zano ku Tagera Walhi zxb Mcn MarKa Waaxan Rabaa Hal codsi oo ah inaad MAGACEYGA hal Videos Kuzoo Dhax Dartidee zxb Intaaz Ayaa FarXadeyda ah dee zxb mcn KAWGA....K7C
    WALhi zxb mcn Waligay ki hilMamimayodee zxb

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 3 lety +1

    #Heestaan #Tiktok ayaan ku arkay marhore😭😭😭#Cishqigagi ayaa guuri aa😭😭😭
    #Heestaan Qof qofkle ka raaci markuu dawado😭😭wuu #oyaya

  • @shucebmumin9049
    @shucebmumin9049 Před 3 lety +1

    Aniga waa la iga gursaday heestaan lee iska dhagaystaa😭😭😭

  • @Bilea
    @Bilea Před 3 lety +2

    qof walibo dhalin yaro ah qisadan way ku dhacday badana 😢😢😢

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 Před 3 lety +1

    mustafe doller legend

  • @abdiaziiz2029
    @abdiaziiz2029 Před 3 lety +7

    ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ ᴀᴋʜʀɪs ʜᴀᴅᴀ ᴜᴢ0 ɢᴀᴢʜᴇʏ sᴀᴀʀ ʜᴇ 🤣😎

    • @nimcoqaayibo8175
      @nimcoqaayibo8175 Před 3 lety

      ᴡʟʟ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪɢᴜ ᴄᴀᴀᴡɪ ʟɪᴋᴇ&ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ sɪɪ sʜᴀʀᴇ ɢᴀʀᴇᴇ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ💯🖤

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 Před 3 lety +2

    Heeskan wlhi funny wye inta ka heshy sidayda like subscribe isra

  • @Fanaata
    @Fanaata Před 3 lety +2

    Wa dareen an so maray wey iga raacday oo aroos ayey isku diyaariyen lkn nasiib xumo abahi gabadha dhalay aya isu diiday dib ayaana u midownay o jacelkeni ayan si wadanay lkn hada wan kala taganay waxa u rajeena caafimaad iyo mustaqbal ifaaya🤕 qof kasto qalbiga xanunayo alaha ku cafiyo😟

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 3 lety +1

    Alle wixii MusLima Ee Dhintay
    Ha UNaxaristo wixii Noolna KHayreka
    Alle Ha inagu Sugo Walal Fadlan
    Subscribe isar Ifka wax La isku
    YahaYe😥🙏

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby Před 3 lety

    I follow you from Djibouti my dear brother Dirisle

  • @wllmdaahir2720
    @wllmdaahir2720 Před 3 lety +1

    team dirsle madaxaa ii saran tihiinn

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 Před 3 lety +1

    Inad channelka kale so dhigtan rabey dirisle abdi

  • @fariidayusuf9207
    @fariidayusuf9207 Před 3 lety

    Dirisle Maanta reaction kaaga waxaan dhihi karaa aad ayaan uga helay keep goin huno

  • @abdallashukri765
    @abdallashukri765 Před 3 lety +1

    1st👍🏻

  • @amnd00n4
    @amnd00n4 Před 3 lety +1

    Waaaw

  • @ducaaleabdi1509
    @ducaaleabdi1509 Před 3 lety +1

    Dirisle thanks sxb waan kaa sugaynay reaction kaa

  • @Chally1-x2m
    @Chally1-x2m Před 3 lety

    Tiktok inta ku aragty😄

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 Před 3 lety +2

    Inta sugaysay reactionka dirisle like iigu qaboh

  • @adnanmohamed248
    @adnanmohamed248 Před 3 lety

    Dirisle abdi huuno.allah haku xifdiyo hore usoco

  • @kuulkaxuseen4633
    @kuulkaxuseen4633 Před 3 lety +1

    Haastan reaction keda waxa siiyay guri barwaaqo
    Waxu kabixiyy reaction an inaba cadi ahayn

  • @Aqoon-guud
    @Aqoon-guud Před 3 lety

    Nio anigu dirisle waan necbahy hadana reactionkiisa waan daawada zababta oo ah waa wllkay oo zhaqadisii ka gashay youtoup mrka viuska iyo liketa iy0 subscrabta kalama bakhaylo lkin marka qofka aad necebtihiin meel gadhziiya __________somali xazidiina hanoqonina ee wax u ogolada dadka aad necebtihiin

  • @hafsaahmed3757
    @hafsaahmed3757 Před 3 lety

    Anay igu dhacday😥😭🖇

  • @deeqsaid3472
    @deeqsaid3472 Před 3 lety

    Idirisle caqliga Alle haku daayo🤲

  • @kinggaza3296
    @kinggaza3296 Před 3 lety

    Xanuun wye wlai hdaa qof aa jceshahy qof kale kaa raaco wyo ani wxan arkay adiyo najuu araale oo mid kle kaa racday ax ax xanuun wye🙈✌🙈🙈🙈

  • @amishqalbi5853
    @amishqalbi5853 Před 3 lety +1

    Keep going brother

  • @moham3tzhooqih49
    @moham3tzhooqih49 Před 3 lety +1

    𝙸𝚗𝚊𝚢𝚛 𝚞𝚞𝚗 𝚋𝚊𝚢 𝚋𝚞𝚛𝚌𝚘 𝚔𝚞𝚣𝚘 𝚍𝚞𝚞𝚋𝚎𝚗 𝚕𝚔𝚗 𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚔𝚊𝚕𝚎 𝚠𝚊 𝚑𝚊𝚝𝚐𝚒𝚎𝚣𝚊

  • @ayaanibraahim8666
    @ayaanibraahim8666 Před 3 lety +1

    Keep going 🥰

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w Před 3 lety

    Wa hargeisa wll meesha lagu duuby bananka iyo marku roobku da ayana wa burco kulha burco shita dee boodhwaynta hhhhh 😂😂😂

  • @nimcocumar2252
    @nimcocumar2252 Před 3 lety

    Anaa laygabtagee maiibadali😂😂😂

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +3

    dirisle heesta wuu ku dul qiirooday😁🤦‍♀️

  • @osama0.128
    @osama0.128 Před 3 lety

    Heestan commwnts badan maad ka bixin lkn best👍

  • @christophertom9470
    @christophertom9470 Před 3 lety +2

    Heesta Burco Oo Kaliya lagu ma Duubin Waxa lagu Duubay Hargeysa Buurco Iyo Boorama

  • @shugriyusuf6168
    @shugriyusuf6168 Před 3 lety +1

    Waxan aminsnahy ani ahaantayda jcylka dhabta ah waa kan adiga iyo alle swh waanan aminsanaandona

  • @asmaaxmed6412
    @asmaaxmed6412 Před 2 lety

    Dabcan gobolka ragga ayaa luvu dubay hesta mustafe dollar ❤❤❤

  • @umuhamza978
    @umuhamza978 Před 3 lety +1

    😭😭😭😭 walaahi qalbigaa kadareemay xanuunka ay leedahay 😭😭

  • @rahmacrashiid3606
    @rahmacrashiid3606 Před 3 lety +1

    boqorka riak shanka dirisle abdi zxp salaaan zare

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 Před 3 lety

    Qisadan waxay ku dhacaday borama 2010 wiil reer borama iyo Inaan sido kle wiilkii waali buuu ku danbeyey iyo qaraabado fadhiiisi saan Qisada ku Maqlay from ceerigabo😓😓😓

    • @maanhassan2945
      @maanhassan2945 Před 3 lety

      Wllo mcn anba borma ayan galaa lkn ma xaqiiqba 🙊

  • @cbadullahicbadullahi279

    Abti sidn maha rectin hada hesta wd dawaty kaliya san u dawany okle umbad u dawaty

  • @sahilalcantara736
    @sahilalcantara736 Před 3 lety +1

    Burco intee wayeh kenya miya🇰🇪

  • @guxadadweynaha2746
    @guxadadweynaha2746 Před 3 lety +1

    Ligand horay usoco

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 Před 3 lety +1

    Dirisle abdi horay usoco

  • @randamuse5079
    @randamuse5079 Před 3 lety +2

    Meeshu waa hargeisa qeyb burco ahna wey ku jirta sida meesha tigta ama bajaajta lagu qabanaya waa burco

  • @zackriamohamet1618
    @zackriamohamet1618 Před 3 lety

    Heestan waxaan ka daawada
    King ck reaction kiisa
    Guri barwaaqo reaction kiisa
    Dirisle reaction kiisa
    Waxaa ugu madhaxsanaa reaction ka dirisle isagu heesta 2 eray buu ka idhiba heestuun buu noogu soo celiyay
    Dirisle sxb update iska dhig

  • @parkhadfilms1705
    @parkhadfilms1705 Před 3 lety +1

    Fadlan hada filimo fanproj rabto subscribe saar channelkayga

  • @ahmedjunior.
    @ahmedjunior. Před 3 lety +1

    Legend dirisle keep going
    Like asxpta