MUSTAFE DOLAR REACTION CIMRAAN VS BAARLIIN HEBLA WAALAGUURSADAY AAAAA

Sdílet
Vložit

Komentáře • 104

  • @hasnaahmed9541
    @hasnaahmed9541 Před 3 lety +8

    Dad igu qaaliya ayaad tihiin habo barliin iyo apti cimraan cimrigiina allaha dheereyo from jabuuti

  • @mio629
    @mio629 Před 3 lety +9

    Best REACTION 💞🇸🇴Wlhi 4 jeer wax ka badan baan daawadey b

  • @sevenabasshindaabshirfaara1015

    I'm from Ireland and news friendship and keep going nice family

  • @salmiitamawliid578
    @salmiitamawliid578 Před 3 lety +6

    Lamaanaha aan aad u jecelahay boqorada barakeysan iyo cimraan qaraami wada jira abidkiin ❤❤❤

  • @ibrahimdalbac5170
    @ibrahimdalbac5170 Před 3 lety +2

    Qaybta kale ka soo bixiya reactions 😁😁

  • @najmamohammoud31
    @najmamohammoud31 Před 3 lety +3

    Mnsha alllh lamaanahygan jeclahay alle hay idin xifdiyo ane love 💞💞😘😘😘🥰😍😍

  • @ahmedkanaal4107
    @ahmedkanaal4107 Před 3 lety +4

    Waligey uma dareemin sidan heestan u dareemay habeenkan maqley e igu horeysay lkn nin ragi ahi waa jab u joog ✌

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 Před 3 lety +1

    Nin shaqaystaa shaah hela shaqo sharaf bay leedahay Masha’Allaah wonderful move ❤️❤️👍

  • @iimaamoadam2330
    @iimaamoadam2330 Před 3 lety +3

    Lamanahayga idin jeclahay mashallah ❤❤❤❤❤king &queen 🤴👸🥀🌹

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Před 3 lety +2

    masha allah i am a new fan
    taageere cusub labadiinu khatar walahi soo badiya muuqaalda - waar gabadha inaga celi markaad reaction ka sameynaysaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fardowsaabdullahi9175
    @fardowsaabdullahi9175 Před 3 lety +2

    Asc baarliin iyo cimraan waan idinsalaamay.
    Heestaa hada gabar wiil xuleysay waaye. Lkn gabadhaheena wiilashu katagaan ee wakhtiga dheer nagadhumiyo qalbijabkaan guryaha lajiifno yaa noo hiilanaya suaasha abwaan cimraan aday kugu socotaa.
    Gabadha heesta lagasameeyey waxaa kabadan inta wiil gabar xumeeyey oo anigu kowka ah kkkkkkkkkk

  • @XAGLOFILMS
    @XAGLOFILMS Před 3 lety

    Keep going hore u socda barliin iyo zaxiibkay hormar wacan

  • @mohamedsheknur3569
    @mohamedsheknur3569 Před 3 lety +2

    Qofka ugu horey sxb asal

  • @sumeyoahamed4545
    @sumeyoahamed4545 Před 3 lety +2

    Asc Barliin qurax alle ha ku xafido inasha Allah abaayo wan ku jeclahay

  • @abdihakinhussein7205
    @abdihakinhussein7205 Před 3 lety +2

    Well done both of u

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Před 3 lety +2

    Mansha allaah 💕💕💜💞

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 Před 3 lety +3

    Hees Iyo Badh WeeYe Mustafe Dollar

  • @shukriwdghaadan3993
    @shukriwdghaadan3993 Před 3 lety +1

    Waa idin slany aniguu ku hadlaayo afka reer seybiyano waan idin jclnahy aad iyo aad ayaan inkuugu xiisnay

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 Před 3 lety

    Mashallah reer quruxbadan ayaad tahiin aad iyo aad ayan idinka socdaa waxan tahiin CZcams one runtii

  • @xamdaaxmed5819
    @xamdaaxmed5819 Před 3 lety +1

    Asc wllo qali jimce Mubarak

  • @woowop1585
    @woowop1585 Před 3 lety +2

    We need more abti

  • @rajaachannel4245
    @rajaachannel4245 Před 3 lety +4

    Qofkastoo inna kamid ah wuxuu leyahay Riyo quruxbadan ilhy ha urumeeyo riyadiisa .
    Fadlan subcribe iisaara walaalayaal

  • @mohamedahmedabdullahi2419

    Muskii oodda laga guray waa "nin kale baa bikradii nasiib u yeeshay".😁😁😁😁

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 Před 3 lety

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته❤️

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 Před 3 lety +2

    Anigaba Qisadanbaa igu dhacday runtii Nloshaydana Saamaynbay Kuyeelatay 😰😨😢

  • @MamaMia-nz8go
    @MamaMia-nz8go Před 3 lety

    Cimran da one only mnsha lh horay usoco ina adero

  • @XAGLOFILMS
    @XAGLOFILMS Před 3 lety +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walahi muuqalkan markan dawaday si daacad ah u qoslay

  • @mameriyo5165
    @mameriyo5165 Před 3 lety +5

    Reaction kiinu caadi maaha runtii aad baan uga helay wlhi mahadsanidiin
    Heesta qaybtii labaad baa soo socota marka ay soo baxdo iyadna reaction kan lamid ah oo kala kacsan ka diyaariya marti baanu idiinka nehee

  • @iguwaalo8552
    @iguwaalo8552 Před 3 lety +4

    2009 Bay igu dhacday xaladan
    Marsa dalkana laga kaxaystay
    😭😭😭😭
    Wana ilaway heestana ixasusi say
    Iyadoo carmalay iso labatay
    Kaman aqbalin marka jacayl wan ilaway
    Sidasan kukala baadnay
    Alx wan ka noolahay xususta

  • @adnanmohamed248
    @adnanmohamed248 Před 3 lety +1

    Kkkk astagfurulaah Cimraan and barlin heetan waadba kukala baxdeen cimraan waaba fanaan qarson ileen

  • @XAGLOFILMS
    @XAGLOFILMS Před 3 lety +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 10 dolls isoo dir

  • @kingdjjamo7093
    @kingdjjamo7093 Před 3 lety +2

    Uqmisu bilaah waxaad tahay wllkay qof anaaqa sugaanta waxaan kaa codsanayaa in aad heesaha ciyaalka youberiska ku ciyaareen ee aan garanayn eryada iyo waxa ay ku socdaaan in aad reaction kasoo bixisid aad baan kuu salamayaa adiga iyo marwadaba salaamulaa caylaykum

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 Před 3 lety

    Alle haysku kiin daayo isha xasidkaa alle haynaga hayoo baarlin iyo camir

  • @adenaden9395
    @adenaden9395 Před 2 lety

    REACTION Caadi mahaaa Si Daacad Ah u Qoslay. Subscribka Sida Ayaa Ku Haysaaa Best Reaction

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 Před 3 lety +2

    Reaction ku inaba caadi maahan kusoco libaax

  • @ramlakiin4636
    @ramlakiin4636 Před 3 lety

    my family 😚😙😗

  • @aaminkaynan7785
    @aaminkaynan7785 Před 3 lety

    Hore u socda taageero buuxu🥰

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231

    😍😍👋

  • @zhacrawylyrics5599
    @zhacrawylyrics5599 Před 3 lety +2

    12:11 raga jabkooda lagama sheeg sheego meelahaas hoooY

  • @fadumofiska4045
    @fadumofiska4045 Před 3 lety +1

    xusuu wuu kalay cimran qaraami

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 Před 3 lety +2

    Jecliyaa markey barliin raga inacelineyso cimran adigaba wada jir inoga dhiga

  • @hoodojamma9722
    @hoodojamma9722 Před 3 lety +1

    barliiin😂❤

  • @ksuubanjmagan8075
    @ksuubanjmagan8075 Před 3 lety

    Magaalada bill da qurxooi waa burco nasiya how malayn hargeysa ♥️♥️💚💚🎉🎉🎉

    • @cabdirisaaq6558
      @cabdirisaaq6558 Před 3 lety

      Maha wllo Waad khalad fahantay ee waa Hargaysa caday

  • @MamaMia-nz8go
    @MamaMia-nz8go Před 3 lety

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MamaMia-nz8go
    @MamaMia-nz8go Před 3 lety

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aliali-bw2db
    @aliali-bw2db Před 3 lety

    Part 2 aaway hee

  • @nimcacilmi1002
    @nimcacilmi1002 Před 3 lety

    Waa run ka badha✂️😔

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 Před 3 lety +2

    Kalmadaa caamir maxay beenta igu sheegaysaa 😢😢 imisaa been laysheegay waay igu soctaa hadlkaa

  • @mohamedyare7006
    @mohamedyare7006 Před 3 lety +1

    Baarliin iyo saygeeda waxa ka helay jiliinkina horay uscoda

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Před 3 lety

    Wan ka xumahay waxaa wiilkas ku dhcy😭😭😭😭

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 Před 3 lety

    Anu yaabaye abwaan horey miyaa abwaanka miraha sameeyey

  • @sareedochanal8488
    @sareedochanal8488 Před 3 lety

    Wajibkisay marisay kkkk

  • @muunageenyo5286
    @muunageenyo5286 Před 3 lety +1

    Hebel wuu guursDay aa aya xigta allw adaan kaa magN galay

  • @mohahusein2288
    @mohahusein2288 Před 3 lety

    Part two hala soo qabto

  • @zalmaanhussein7752
    @zalmaanhussein7752 Před 3 lety +4

    Asc wll mcn aduun cisi ku noolow aakhirana janada allaaha kuugu casuumo🤲1k🙏subscribe👈 inagu caawi waa codsi wll mahadsanid✅🙏

  • @arbesantur4602
    @arbesantur4602 Před 3 lety

    Waa halka hees ee aduunka qabsatay

  • @Omarhadaari198
    @Omarhadaari198 Před 3 lety +1

    Waa muqalki ugu Horeyey aan daawado Plse Iga Raali Noqda Subscribe Ma Saarin

  • @mohammedshilkaawireerorush9942

    Waan idin mucàradi lahaa
    Balse waxaad tihiin
    Reer mudug nabaa
    Bari vs mudug
    Anaa walad mudug

  • @xoglahubotube851
    @xoglahubotube851 Před 3 lety

    walalayal subscribe i sara adinka iyo walidintina ilahay janutul fordosa geeyo😪

  • @aamabintusaed1305
    @aamabintusaed1305 Před 3 lety +1

    Barliin wll wlhy wn ku jeclhy

  • @HANDAL12
    @HANDAL12 Před 3 lety +2

    Heesta caaac yaad u qadaysa

  • @kingleovlogs1383
    @kingleovlogs1383 Před 3 lety

    Haley soo booqdo heee see cml goormee iigu kiin smdanbeesay

  • @MamaMia-nz8go
    @MamaMia-nz8go Před 3 lety

    Berlin Nasab kamila nolow abaayo

  • @aishaabdullhi7995
    @aishaabdullhi7995 Před 3 lety

    Weli sodir laguma dhihin miya

  • @footballgoalsandhighlights8854

    Muski ooda laga guray sidad usheegtay maaha

  • @abdirahimmohamudfaarah3733

    Zxp naag laysma raacsiyo wlhi hadii kale noloshada burburaysaa

    • @asmaciise9235
      @asmaciise9235 Před 3 lety

      Hhhhh iyadu markad kuracayso.ma garcadbaa

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 Před 3 lety

    Bilawgii ayaaba qoslay

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 Před 3 lety

    Cimran sxb Instagram kaga igu cawi

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 Před 3 lety +1

    Walayaal fadlan Subscribe ii saar waa codsi

  • @gangabande7560
    @gangabande7560 Před 3 lety +2

    Kaxun ta is biir satay

  • @siciidxiin4821
    @siciidxiin4821 Před 3 lety

    Hjjjj

  • @saabiryare4897
    @saabiryare4897 Před 3 lety +1

    wale lamanaha idin wadaaa

  • @ahmedabdikhadir7092
    @ahmedabdikhadir7092 Před 3 lety

    Sxb qebti lawad wesobaxde wan kaga fadhina ina kasobixiso reaction

  • @hadrahadraibrahim4356
    @hadrahadraibrahim4356 Před 3 lety

    Baarliin dacaayada naga daa

  • @XAGLOFILMS
    @XAGLOFILMS Před 3 lety

    Azxabeey channel kayga kusoo bira magacisa waa SAHAMIYE CHANNEL waxan rajaynaya inay barlin iyo zaxiibkayna soo bokhan donana waa rajaynaya kaliya ma hubo azxabta faraxad ku nolada

  • @ahmednuur3183
    @ahmednuur3183 Před 3 lety

    Waad mawad murmaysan gabadhu inay sheeko feminism ah inay wadaa la mooda inay barnamijka kula wado oon la iska hor imaan ayaa wacan

  • @abdirahmanfaisal5220
    @abdirahmanfaisal5220 Před 3 lety

    Qaybtii labaad idinka sugaynaa

  • @amiincalinaasir3367
    @amiincalinaasir3367 Před rokem

    P.O. 14690

  • @togsan1833
    @togsan1833 Před 3 lety

    Runti tani jawab malahan
    Runti waa murug murug xambar san

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 Před 3 lety

    K k k k k k k k k k.
    KU CADEE.K.K.K.K.K

  • @sadiiksalaam4765
    @sadiiksalaam4765 Před 3 lety +5

    Ama reachation hagaagsan qaada AMA iska daaya kpeyaal waad dishee
    Qudhacayahay 🤣🤣
    Plz heesta kadaaya sida hooyadiin wase 😅😅😡🤬🤬😈💩

  • @deeqamahamed2956
    @deeqamahamed2956 Před 3 lety

    Laxawla ina adeerow mxy beenta igu sheegaysy miskinka waka samri la 'yhy somli xasuuq bay isku haysa ilhw gees iga mari

  • @ifrahibrahim789
    @ifrahibrahim789 Před 3 lety

    Noolada

  • @safiyayuusuf7592
    @safiyayuusuf7592 Před 3 lety

    Hhhhhh iga qosliseen

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 3 lety

    abwaan ka waa nin yaqaan dhirta iyo dhibka laga soo maro geed ka gob ka waa dhirta ugu dhibka badan beeristooda waayo waqti ayuu qaataa in uu midho dhalo waqti dheer baa lasugaa markaa gabadh dhib badan ayuu ka soo Maray jacayiilkeeda intuu shukaan sanayey laakiin gobkii markuu baxay na cidkalaa qaadatay waa geed aan Sahal ku bixin

  • @daarulquraanonline4032

    MA DOONAYSAA IN QUR'AANKA LAGUGU BARO HAB ONLINE AH HADABA KUSOO DHAWAW MAC-HADKA DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY . NAGALA SO XIDHIIDH TELL:0654521161. AMA KUSOO BIIR GROUP WHAT'S APPKAN👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd

  • @maxamedtarash4546
    @maxamedtarash4546 Před 3 lety

    Faash