MURSAL MUUSE HEES CUSUB DHEXYAR REACTION LAAKAHA MEDIA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 94

  • @najma8198
    @najma8198 Před 3 lety +2

    Mursaal 🌹👑iyo xamdi 👑🤝🌹yasalaam 👍👍👍🙌🙌💯💯🙌🙌👌👌

  • @machit6670
    @machit6670 Před 3 lety +3

    Reaction Wa dhaafay Kan
    Another Level Cimraan...
    Heesta Mustafe Dollar qaybta Labad Ka Zugaynaa Legend💯💪💪

  • @guhaad_g
    @guhaad_g Před 3 lety

    Laakaha media
    Wan idinku xidhanahay Mnsha allah family aan tagerana waa tihin from sallaxley aadba idin salmaya ❤️

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 Před 3 lety +1

    My brother you made us enjoying your u.tupe let me tell you the second new song again coming soon bilan and mursal so what is going on somali wein?

    • @adontiialle8171
      @adontiialle8171 Před 3 lety +1

      😂😂😂😂 what is going on Somali wayn??

  • @hawoessa3037
    @hawoessa3037 Před 3 lety +1

    Asc wrwb cimraan iyo boqorad barakeesa salan sare waad idin jecelahaye😍🙏

  • @keketiger1117
    @keketiger1117 Před 3 lety +5

    Best Reachion ❤

  • @hibaaqdarwiish4652
    @hibaaqdarwiish4652 Před 3 lety +1

    Cimraan reaction WaadKu tagty inder👌

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 lety +1

    Waaaaaaaaaw eesh calaa

  • @mssjia7731
    @mssjia7731 Před 3 lety +2

    Heesta ereyada qaar ma fahmen wlhi thnsk imran kkkkk reer xamarku wey ka faiden kkkk heesa bdn oo fahmen jiro wlhi🤣🤣🤣🤣ayago somali ah

  • @hoodoayaanle5447
    @hoodoayaanle5447 Před 3 lety +1

    Imran, you’re hilarious walaal. Loool

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial Před 3 lety +2

    Waxaan maalin walbo youtubeka soo galiyaa muuqaalo xiiso leh. Ee walaal isoo booqo 🙏🙏🙏 . Hadaad kaheshidna Subscribeta igu caawi please. Alle hakaa farxiyo adiguna inshaallah... Aamiin

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 Před 3 lety +4

    Heestii mustafe dollar part 2 geedii baanu idinka sugaynaa reaction keedii

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 Před 3 lety +1

    Cimraan hhhhhh waan kusalaamay

  • @AMH-uu9un
    @AMH-uu9un Před 3 lety

    Thnx ahjadiisa mafahmin wadno turjumtay heesta 💪🏾

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 Před 3 lety +1

    Fanaan waye fanaana qof walba ayaa leh. Waan jeclaani lahaa in hodan laga qaaado. Waxaa waye waxa lakugu diiday fanaanimada inaad la haysto deeqo afro naagta ningeeda ama naag ninkiisa la cayaarto qof kake waa damiir laawe duli

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +1

    Luqmaan iyo Walaashey
    Barliin salan Iyo mahad naq
    Kadib dhaqanka fanka Iyo Suugaanta
    Wayadaan Dambe Dhaawac muuqda ku Yaalla ee haloo Garaabo

  • @asiyaasiyatwins2532
    @asiyaasiyatwins2532 Před 3 lety +7

    Cimraan qof markasta faraxsan ayaa tahay 😁

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 Před 3 lety +1

    Mashallah si fiican aya u macnaysay

  • @engednaali36
    @engednaali36 Před 3 lety +4

    Weedhsame erayadiisa laga yaab walee eeshcalaa abwaan iga dheg

  • @fadumoomer1790
    @fadumoomer1790 Před 3 lety +1

    Cimraan inaad duushaad udhawaatay kkkkkk

  • @engednaali36
    @engednaali36 Před 3 lety +1

    Cimraan reactionka waa ku fcntahay lkn bal barlina aan eegnee reactionkeeda soo fadhiisi iyadoo kalideed ah

  • @FAO24383
    @FAO24383 Před 3 lety +1

    Cimraanow Allah ka cabso

  • @amalali7104
    @amalali7104 Před 3 lety

    Oob iyo oob 😍rugcadagii so rogal celi , abwaan weedhsame❤️. , ereeyga rabigay kugu dhaad dhimirkayga maankayga baad dhexdegtay weeye.

  • @claahicalicagtiiwaal736

    Dhimir iyo dhay Waa maanka

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 Před 3 lety +3

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲6k oo subscribed pleas codsi waye plsl

  • @cabdaleaskar2991
    @cabdaleaskar2991 Před 3 lety +3

    Waan ku salaamy zxp

  • @aishaahmedmohamed4660
    @aishaahmedmohamed4660 Před 3 lety +1

    Mursal fanan aan jeclhy

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 Před 3 lety +1

    Laakaha media pro🌹😍❤🥀🤴

  • @sakariyecabdixakiin6175

    Anigu waxantege ràa qisooyinka hore usoco wll

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 Před 3 lety

    Nin fanaan ah wax ka naaga jecel gabdhayahoow nin fanaan ah iska ilaliya hadeed maseer badan tahay

  • @ahmedmoh5341
    @ahmedmoh5341 Před 3 lety +1

    Dhaabid= waxaan u aqaan carruurnimadii marka la ciyaarayo fataatiirta ayaa la soo dhaabi jiray
    Macnaha soo shaqeystay

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 Před 3 lety +1

    "Dhaabid micnaheedu waa ku dhex dhigid dhimirka maskaxda "

  • @faadumocabdi6981
    @faadumocabdi6981 Před 3 lety

    👌👌👌👌👌👌👌

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Před 3 lety

    MashaAllah ♥️

  • @moAli-wc7yq
    @moAli-wc7yq Před 3 lety

    Waa tan dhexyar ,,,ma kashaa dhilata dhololaysa
    ma dhinbiil cishqiba ku dhalaashay
    ma ilmo dhardadaa dhabankaygu
    sow ima dhigin waadhka ilowga
    markastoo lagu dhaydo la dhaygay
    midhka aad i tidhaahdo igu dheere
    dhakhtarkii qalbiga isma dhaafno
    dhilanay dhex yaray i dhagayso
    i dhaydo i dhistoo i dhagayso
    anba waan ku dhaqdee igu dhaado
    dhediga oo idil taan ka dhawystay
    wadne aad dhex dagtayba dhab u ledahay
    dhago ku nugulba ku dhaguugta
    kugu dhaab rabigu dhimirkayga
    naf dhalaan sidooda ku dhowrta
    ka dhifaysa wixii ku dhibaaya
    ha la dhaafin uun bal dhoola cadaynta
    dhilanay dhex yaray i dhagayso
    i dhaydo i dhistoo i dhagayso
    anba waan ku dhaqdee igu dhaad

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Před 3 lety +1

    Legend weedhsame

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 Před 3 lety +1

    Team laakaha fadlan subscrib igu caawiya please somaaley ilaahey ha idin barakeeye

  • @nimconuur5483
    @nimconuur5483 Před 3 lety +1

    Cimraan wllhi kaligaa kursigaa kuma qurux badnid meeday Boqoradii barakesned kaligaa nuxur malihid wanu ku dhibsanee Dumaashi naga xishoo nookeen dee Baarliin nalka

  • @shucaybmohamed6196
    @shucaybmohamed6196 Před 3 lety +3

    Wll cimraan dar alle ayaan kuujecelay

  • @sahrasarah481
    @sahrasarah481 Před 3 lety

    Merci

  • @gabadhasafiirka1097
    @gabadhasafiirka1097 Před 3 lety

    Jiliin wacan Fanaanada Hamdi bilan❤️🌹

  • @FAO24383
    @FAO24383 Před 3 lety

    Dumar qaqawan haka bixin reactiin wadad baad ila egtahayee

  • @nimcacilmi1002
    @nimcacilmi1002 Před 3 lety

    Masha alaah imraan cadaan ka ka ayaa icawiray ma kiriima diiy bara liin ayaat u dhuu mataa in taa siy waa kaf tan icafiy hhhh

  • @aishaabdul272
    @aishaabdul272 Před 3 lety +2

    Boqoradii xamdi billen waaw

  • @abdirahmanabdi7779
    @abdirahmanabdi7779 Před 2 lety

    Walhi fanibad thyi zxb wan Ku tagera

  • @Dankali301
    @Dankali301 Před 3 lety

    Gabarta ka timid meesha kulul miyaanu arkayn xariif kan reactionka bixinaya

  • @hibaaqdarwiish4652
    @hibaaqdarwiish4652 Před 3 lety

    LAAKAHA MEDIA TAAGEERO BUUXDA 🙏❤❤❤

  • @falismahamuud1435
    @falismahamuud1435 Před 3 lety

    Asc.waan.idin.salaamay.laakaha.midiya.cimraan.iyo.baarliin.maxaad.ooga.hadli.weydeen.ninki.lagu.sheegayay.gudoomiyaha.oo.yiri.masjidka.beytu.laahi.wax.macna.ah.iiguma.fadhiyo.kumana.tukado.aadaankiisaana.idhiba

  • @yashi2540
    @yashi2540 Před 3 lety

    Oo mar hore uu qaaday ayadoo maqala
    M8yanad maqal dee waa hodan ee tani wayla qaadaysa uun

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 Před 3 lety

    Waxkale waye heestan

  • @adnayusuf8835
    @adnayusuf8835 Před 3 lety

    cimaraan marhaadan barliin fadhiyin meeshu qurux malaha lkn waaniska dul qadanaan

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 Před 3 lety

    Asal reaction zhp

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 Před 3 lety

    Cimranow jeclidaa inaad fanaan noqto

  • @kasimabdullah7356
    @kasimabdullah7356 Před 3 lety

    Hishiiska ma aha in robka laga so xareeyo. kkkkk

  • @roodaabdirahmaan5238
    @roodaabdirahmaan5238 Před 3 lety +1

    Ileen cimraan Editin ka wax kaagaga ma bilaabna

  • @xaawawarsame5746
    @xaawawarsame5746 Před 3 lety +1

    Sodaay

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 Před 3 lety +1

    Imraanow idhagayso
    ...........

  • @abshiroomar5864
    @abshiroomar5864 Před 3 lety

    K k k k k k vibrant cadiya ahid was igayabsatay

  • @ismahanita4
    @ismahanita4 Před 3 lety

    Wow 😍😍😍😍😍😂😂

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 Před 3 lety

    💯💯💯💯

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 Před 3 lety

    Another new music coming next week haaaah

  • @aminacilmi6103
    @aminacilmi6103 Před 3 lety +2

    Fanaanada.xamdi.bilan.qurux leey.

  • @ruunhaji7395
    @ruunhaji7395 Před 3 lety

    Bashalka aduunka cimraan xajiyada in aad cayaarta bartaa lagaa rabaa

  • @aishaahmedmohamed4660
    @aishaahmedmohamed4660 Před 3 lety +1

    Lakaha media youtpka la aantiin waa abar wlhi

  • @naftamacalindheere9708

    Asc dhamaantiin youtubka sheer idha iyo lik Asaxaabtada lawadak Mahasanid isooboqo plz dabadan balahadlay youtubliyda maisojawabin plz

  • @mohamedegal8846
    @mohamedegal8846 Před 3 lety

    Woobey woobey woobey goormaa iigu dambaysay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116 Před 3 lety

    kugu dhaab rabigay dhimbirkayga "QALBIGAYGA WELIGAA HAKA BIXIN WEEYE"

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 3 lety

    Aahey wa boqorada heesku

  • @mohamedbaarte4312
    @mohamedbaarte4312 Před 3 lety

    Kkkkk dhaxani waykaraacday

  • @ayaancilmi2533
    @ayaancilmi2533 Před 3 lety

    Hhhhhhh

  • @najma8198
    @najma8198 Před 3 lety

    Horta ninkan ma reer miyi ba mise wa u dahashay ila arka waxa u dhalatahay lakama badali karo

  • @amranomar185
    @amranomar185 Před 3 lety

    dhimir wa dhiga lkn paro

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 3 lety +1

    Cimraan ma is tiri heesta adigaa laguu qaaday xarad darteed

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 Před 3 lety

    XAMDI BILAN ma ahayn iney heestaan isku qiima riddo waayo marba haddaysan heesayn, Mursal ma waayin gabar yar oo u jisha.
    Lkn Xamdi waa fanaanad buuxda mana ahayn iney sidaa isku qiima jabiso.
    Waa fikirkeyga waayo ma istaahisho meeshaas, waana ka xumahay middaas.