Sirtii Dhaqtarka Yahuudiga Kashifay ay Ciidanka Israil Dhaqsi uga Jawaabeen| Dhuumashey ku galeen la

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Sirtii Dhaqtarka Yahuudiga Kashifay ay Ciidanka Israil Dhaqsi uga Jawaabeen| Dhuumashey ku galeen lakin Xm ayay is heleen.
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 107

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před měsícem +53

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 Před měsícem +8

    Illaahay Waxba Kama qarsoona Xaqana wu so deg degi InshaAllah.

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Před měsícem +13

    ( وَقَالُوا رَبَّنَا عَجِّل لَّنَا قِطَّنَا قَبْلَ يَوْمِ الْحِسَابِ) من سورة ص .الآية(16)

    • @M_Amiin571
      @M_Amiin571 Před měsícem +2

      ٱصۡبِرۡ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَٱذۡكُرۡ عَبۡدَنَا دَاوُۥدَ ذَا ٱلۡأَيۡدِۖ إِنَّهُۥٓ أَوَّابٌ

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před měsícem +9

    emaratiga iyo hiduga waa walaalo kaniisad bey intaas oo milyan ugu dhiseen meel sanamyada lagu caabudo 1445 ayaa nabigeenii mahamad scw ka nadiifiyey asnaamta jaziratul carab laakin mahamad bin sayid ayaa ku soo celiyey rabigey isagaa u jaawaabayo inshaaallaha

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem +3

    WCS WALAAL SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️ THEN DHAMAAN YUUDA ALLE CIIDA HA HOOS MARIYO AMEEN 🤲

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 Před měsícem +8

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @Domalicartoon
    @Domalicartoon Před měsícem +9

    الله اكبر

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +3

    Allah burburiyo mareykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin aamiin

  • @sahroduraan6529
    @sahroduraan6529 Před měsícem +5

    جزاكم الله خيرا
    Sidaad umada ugufaaiidaynaysaan

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem +4

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Před měsícem +3

    Xasbunallah wanicmal wakiil wallahi waa cajiib Emirates muslimiinta u xoog badanaa yaarbbi wadan walba oo muslima nabad iyo nolol sii

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před měsícem +4

    Scw scw scw scw sheikh duhur wanagsan falastiin gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane ❤❤❤❤❤❤

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Před měsícem +1

    ilaahow awod badanow ilaahow cadalad badanow ilaahow ciidan badanow ilaahow u hili shacabka gasa oo ka dulqad xasuuqa kufarta yuhuda aamin ya rabi

  • @user-sq9td9nn8j
    @user-sq9td9nn8j Před měsícem

    اللهم أنصر أخواننا المسلمين في غزة اللهم أنصرهم على عدوك وعدوهم يارب العالمين

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Před měsícem +1

    Umadi imaankey beeleen war alle barya baryada alle badiya subxaaanalllaaah maxay waxan ad isku dardareysaan 😢alle aya risiqiisa balaaranyahay

    • @cadehusseinbarre719
      @cadehusseinbarre719 Před měsícem

      O ilaah ma wuxu ku yiri wax ha raadsan ilaah wuxu amrey asbaad in la timaado ha iska hadlin diin adan cilmu u laheen hana ka hadlin qof waxa la amrey asigoo rabi baryayo tala saaranayo in u la yimaado asbaad risqiga loo so mariyo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před měsícem +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @saeddini8041
    @saeddini8041 Před měsícem

    Asxaabta ma jirtaa cid koorsada gadatay oo ka faaiday fadlan nala wadaag hadey jirto si aan anagana Safarkaas u bilowno in sha allaah

  • @abdihassan6570
    @abdihassan6570 Před měsícem +1

    Waiting listiga igu dar sxb. Mahadsanid.

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Před měsícem +1

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 Před měsícem +6

    Dadka falastiiniyiintu oo Maalin u xoriyadooda ay heli doonaan carabna dabadhilifka ay u tahay reer galbeedka iyo maraykanka maalin uun bay Soo gabagaboobi doontaa sheekadoodu.Xasuuqa falastiin ka dhacaya Yuhuud oo quraata ma geysan carabna way kula jirtaa xasuuqaas.

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj Před měsícem +2

    Anagaa kahoreyney dadkaas badan wll noo iibi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    اللهم انصر اخواننافي فلسطین یارب

  • @KhadarXasan-ew6wf
    @KhadarXasan-ew6wf Před měsícem

    Ilahay hakudumiyo hutelkudaganyahay isagiyo munafiqa uutagayba

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Před měsícem

    Innallilaahi wainnaailathiraajicuun

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 18 dny

    Allahu akbar

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Před měsícem

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před měsícem

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @noorabdihaji
    @noorabdihaji Před měsícem

    ❤❤❤masha allah sheikhuna waxan kuleyahay horay usoco

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Před měsícem

    Shekhow koorsadaada ma rabno waayo kaalinta kowad ilaa maanta wax jawaab ma kaa haayo isku day in an wax faido kheyr alle haku siye

  • @RashkaRashiid
    @RashkaRashiid Před měsícem

    Fadlan cidii koorsada gadatey Nala wadaaga anagana aanu ka fa ideystana

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před měsícem

    لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم؟

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 Před měsícem

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Ilaahay dhibka haka duqaado walaaleheen reer Falastiin

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 Před měsícem

    A iguana waan rabaa barashada blinks lacag sameenta inaan barto

  • @sallysacid6160
    @sallysacid6160 Před měsícem

    Wxan rba vadio ga sheikha aad ku sharxayso korsada wan waye dulmi diid wanka dhex waye hlle soo dhugty

  • @JIGARGaming-nu6st
    @JIGARGaming-nu6st Před měsícem +4

    First person 😊❤

  • @saafi1302
    @saafi1302 Před měsícem

    Igudar sh hooyo shaqo hayn baan ahay

  • @user-lb6lv4yb7u
    @user-lb6lv4yb7u Před měsícem

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 Před měsícem

    Niman alle nacladay ayeynu udulay sanahay.
    Markii aynu katagnay kitaabkeena iyo sunnaha xabeebkeena.

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 Před měsícem

    Waa layaab emaratka siduu hinduska iyo yuhuuda uu yahay little puppy 🐶 Subxanalaah

  • @abdulhakimomar-jb4ks
    @abdulhakimomar-jb4ks Před měsícem

    Cal00shaa nahurtsy shiikh

  • @AbduraHassan
    @AbduraHassan Před měsícem

    Please guys koorsad dadka isiiya please lacagta mawati

  • @MuxyadinMacalin
    @MuxyadinMacalin Před měsícem

    Sh naloomasoo jawaabo

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv Před měsícem

    Sheekh asc ma awoodo koorsada ee ii fur bls

  • @YasiinOrdaaye-io6vh
    @YasiinOrdaaye-io6vh Před měsícem

    Asc lan barka wasabka isogudbi asc

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Před měsícem

    Runta aa kululeysay mas'uuliyiinta ciidanka yuhuudda.

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před měsícem

    Koorsadu wayba na dhibtay

  • @ya3746
    @ya3746 Před měsícem

    Labada maxabiis
    Bilo ja hor dishey hada qirteen

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před měsícem

    الله أكبر منهم. ؟؟

  • @AmiinSiyaad-w5x
    @AmiinSiyaad-w5x Před měsícem

    Asc dulmi did wll korsada qabka loo samaynayo cashar nooga same

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Před měsícem

    Islaanka bay ka adagyihiin ha dunto waa cadowga islamkee

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před měsícem

    Asc sheikh ma ah dhinca kaarkeena Waa dhinciina Please Haduu buuxsamey
    Dhib mallah ka ku cigars qaadan karaa course
    Waa gabdhii Birmingham

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 Před měsícem

    Shiikhow mpesa malagu gadan kara

  • @istahilhassan-px1fx
    @istahilhassan-px1fx Před měsícem

    Asc corsada ma mida aad ka hadlaysid miyaa one to nine

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před měsícem

    Sh mohamed qof aan Facebook lahayn you tube an lahayn ma ka faideysan network dulmi did

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Před měsícem

    Astaqfurulllaaaaaaaaah alle hana hanuuniyo

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Před měsícem

    Shaikh intee koorsada kala soo xariiraa?

  • @HASSANKAAFI-vr9bx
    @HASSANKAAFI-vr9bx Před měsícem

    anga maogi koorsoyinkaas wxa ay kakooban yhiin lkn anga kudhiwimaayo coz anga alx forex bartaa meel fcn wey iimareysaa hda aa miraheeda koowan rbaa shiikh alle hgaa ajir siiyo arinta aad hyso

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 Před měsícem

    Sheikhow Ani maawode iin aan coursada gaate eee mxa talo eeh

  • @Kaalmo-g9k
    @Kaalmo-g9k Před měsícem

    Online in lacag laga sameya dhib maleh
    Lkn majority dadka somaliyeed waa dal joog ama africa
    Sidey lacag ooga samenayaan

  • @user-hd8oz5nu3f
    @user-hd8oz5nu3f Před měsícem

    Sheq halkeh

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle Před 15 dny

    IYAGOO TOGANAAA XITAA FARDO IYO IDO ANAA HAAYO TELGRAMKAN KUGU SO DIRAA INSHA'ALLAH

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 18 dny

    Xaqa ayaa ka hadliyay

  • @safiyahassan3803
    @safiyahassan3803 Před měsícem

    Wali ma hayo jawaabta sida lacagta lagu bixinayo ma xawaalad baa mise waa acount to account ayaa lagu dirayaa

  • @MohamedDeeq-p7p
    @MohamedDeeq-p7p Před měsícem

    Dadka lacag laanta course in aad gadaan mabilowdeen

  • @AmiinSiyaad-w5x
    @AmiinSiyaad-w5x Před měsícem

    Ama qabka lacagta loso dirayo

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Před měsícem

    hoteelka uudeganyahay binyamiin-netenyaahu haloodhoco, hanalakhaarajiyo, haladilo. muslimiin iyo gaalaba ha isu kaashadaan,

  • @user-rv7th4mf9x
    @user-rv7th4mf9x Před 25 dny

    🤲🤲🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪😭🇦🇪😭😭

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Před měsícem

    Wale dantaada wad taqaana

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj Před měsícem

    Wan dulqadana imbadan lkn lcgta wansodiry email ka io watsupka idinkla sohadley

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 Před měsícem

    Sh maxamad fariin aya what's up kugu reebe walina jawab mahaayo

  • @user-oq2uh9xj7v
    @user-oq2uh9xj7v Před měsícem

    Korsaha muddo 5malin makisojawabin

  • @user-fd8by9zz4p
    @user-fd8by9zz4p Před měsícem

    Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 Před měsícem

    Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Před měsícem

    Way kabaqanayaan hindida

  • @AyaanMohamed-wj4xe
    @AyaanMohamed-wj4xe Před měsícem

    Warkii knbaal meee

  • @YasiinOrdaaye-io6vh
    @YasiinOrdaaye-io6vh Před měsícem

    Ala ugargaaro falastin

  • @itzManha125
    @itzManha125 Před měsícem +1

    Carab cadho faa'ido maleh cimaaradka waa wasaq aan aqlaaq islaam laheen wasgalo dhar islaam watah naceebka islaamka u qabaan wali kuma arkin xitaah gaalada allah dhulka hala jaro faa'ido maleh ilaaa lugooyo mahee kuwas halaga soo guuro islaamka ha ka tagaan Hindu baa leh

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Před měsícem

    Haday nadaam leeyihin yaa caruurta laayey ? madam iska waa waxay kuligood iyo madaxdooduba raali iskaga yihiin

  • @DoolMahmood
    @DoolMahmood Před měsícem

    Sheik anigu mafahmin wali

  • @foodcade9168
    @foodcade9168 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před měsícem

    Imaaraadku waaku daayey Hindi baa iska yeelatay 😂

  • @Feisalenjoy
    @Feisalenjoy Před měsícem

    Free falastin 😢

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Před měsícem

    Imaaratka inuu muslimka kaliya dhuunta qabto waa la og yahay
    Hindidana kuma dhaco😂😂😂😂😂😂😂

  • @NuuxAxmed-x6o
    @NuuxAxmed-x6o Před měsícem

    Lambarka lawacayo so mhn mid waxn rajey naa inaad iga so jwb to korsarn mhd sanid

  • @akisheharara
    @akisheharara Před měsícem

    Hinduiska wey ka baqaayaan dhagcasta, sababtoo ah ayagaaba ka badan dhagcasta

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Před měsícem

    Wax cusub maaha in ay caruurta laayaan .laakinn waxaa cusub in dowladahii muslinku inay ka qayb qaataan.
    Sababta loo taaban waayay hinduuska calshaan ilma saa id waa hinduus kuawanina waa ahlu sunah jawaabtu waa taas .

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb Před měsícem

    Hinduusku sow kuwii laha kacbadan duminayna xata ya wax ka qaban kara

  • @YuunisCali-tu3wj
    @YuunisCali-tu3wj Před měsícem +1

    Shiikh goorsada WhatsApp noogu iibi