Anoo Kale Ma Guuleysto | MUSTAFE DOLLAR (Reaction)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 02. 2022
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 160

  • @Mustafedollar
    @Mustafedollar Před 2 lety +258

    Thanks macalin ossman hossow allah aqoonta iyo maskaxda haku barakeeyo wll

    • @hosowpro
      @hosowpro  Před 2 lety +54

      welcome walaal Mustafe, saan lee noogu hay 😀

    • @nuuradiincali8753
      @nuuradiincali8753 Před 2 lety +7

      Markay inan lasheekaysanayso nin programmer ah ila daawo ||
      czcams.com/video/-BE9hB_kQns/video.html 🤣😂

    • @xariirofficial3873
      @xariirofficial3873 Před 2 lety +5

      Walaal qalbiga ayaan wax ka gocanaya waliba mid saaid ah erayo aan ku qeexay ayaan raba inaan dadka la wadaago lkn ma ahi qof caan ah oo hadalkiisa la dhageysto ee fadlan ma iga caawin kartaa🙏🙏

    • @ASADHAGIO-vv8qx
      @ASADHAGIO-vv8qx Před 2 lety

      Legend Wiilkas Video inoga so dub wll Mustaf....😿

    • @Abdullahi_abdy
      @Abdullahi_abdy Před 2 lety +1

      Wlhi billahi tallahi midan ookle aniga ayay manta igu dhacday 3sano qof aan islasoo soconay ayaa manta iga tagtay waliba iyadoo iqiyaanty oo mid kle iga raacday 😥😥wll mustafa inan kula wadago qisadeyda ubaahnaa oo dareen ahan hees iiga sameysid 😓😢😓😓😓

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +31

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir
    💔❤❤

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +13

    Caaway🍁 waa habeen jimce ah aan kuwada🌼 sallino Xabiibkeena محمد🌹Scw
    Nagu soo biira Alla ha idin barakeeyo🧡💯🙏

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 Před 2 lety +8

    Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 🙏🙏

  • @ismailqurbaawi7858
    @ismailqurbaawi7858 Před 2 lety +5

    Osman hozzow.. muuqalda level giisa ayuu reaction ka bixiiyaa ... I understand that 💯

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 Před 2 lety +3

    Hosow muqaladada anigo daawado baa habeenkii na ku jiiftaa adigoo ii daran sxpkey 300k insha allh ❤️🥰 guul

  • @pilotbasmamuse2076
    @pilotbasmamuse2076 Před 2 lety

    ManshaAllah osman hosow qosolkaga jeclahay Meel qurux badana waa fadhida keep going wllo ❤️🇸🇴

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx Před 2 lety +2

    Hossow Bro Sxb waliga qisa sidan Cml u xanun badan maku so martay Oo Qalbiga malaga jabiyey inkasto aad hada Xaas ledahy Alle haku barakeye Family gada....

  • @newyork9050
    @newyork9050 Před 2 lety +5

    Guur xalaal ah iyo awlaad baari ah iyo risiq wanagsan allahakusiiyo hadii aad subscribe isarto plz

  • @daahirmustafe4887
    @daahirmustafe4887 Před 2 lety +2

    Best reaction 😍 meeshaa anaa ku sheegiye waa meel ciida ridiqda oo waa ciid laa tuulay oo guryaha iyo wadooyinka lagu dhisaa .

  • @osmanbarshi5811
    @osmanbarshi5811 Před 2 lety +1

    Sami Aniga oo daawanayo Isla Muuqaal adiga aad soo sameysay ayaa arkay video,gan Keep going sxb Best Reaction ♥️

  • @mohamed-nb4vk
    @mohamed-nb4vk Před 2 lety +4

    Next dayax dalnuurshe heesta cusub yaa igu raacsan

  • @somaliyoungyoutuber3957

    Wow hossow king in somali youtubers zxp filimda ku soo laabo wlhi hab jalliinkaaga loo xiisay🥰🥰

  • @nuurcabdisalaamaxmed562
    @nuurcabdisalaamaxmed562 Před 2 lety +1

    FROM Sadaam Keyow ! BRO Happy To Subscribed Your Channel 🥰🥰🥰 Viva Sadaam Keyow Love You So Much 😘 ❤

  • @fn3627
    @fn3627 Před 2 lety +1

    kolley arintan wey itabatay wallahay aniga ninkeyga aya ayan isku dhacnay 2wadanana kukala nolnahay wuxu arintena lawadagay saxibkiis sii uu uxaliyo saxibkiis waxaliyay lakiin maxa dhacay iin saxibkiis igu dhaho ninkada saxibkiis ugu dhaaw ayan ahay awana qiyano badanyahay wuna ku qiyanaya siro badan ayuu ishegay marakan malimo dhageysanayay anigo xanaqsan oo qarxii raba marku arkay inu hiidka igarayna waan kujeclahay ayuu iska soo jaray wanyabay kadibna wan balogay ninkeygana idu uu aminsanyahay walla yabay mana ushegin lakiin fajac ayey igu noqotay saxiib amiin magalo kuli ma ahan lakiin saxibo qar oo duliya jiira

  • @blackerman5592
    @blackerman5592 Před 2 lety

    Hosow pro big legend ❤❤❤💯💯
    Heesaha m.dolar wa 🔥🔥🔥

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 Před 2 lety +3

    OSMAN HOSSOW ANOTHER LEVEL 13HOURS 16K KEEP GOING🌷💖

  • @hibaaqaadam531
    @hibaaqaadam531 Před 2 lety

    Ilahay waxkhayr qaba haku siiyo wllkay

  • @shamsamaxmed6862
    @shamsamaxmed6862 Před 2 lety

    Waan u xiisay inaan ku arko caawa wll cumar keeping wllky

  • @edmanomer7359
    @edmanomer7359 Před 2 lety +3

    Amazing reaction👍

  • @qurayshmohammedabdi7659
    @qurayshmohammedabdi7659 Před 2 lety +2

    Favourite CZcamsr ✨❤️

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 Před 2 lety

    Mustafa waa another level🤚💯

  • @abdirahmanmukhtarhasan5424

    Hosow big legend adaa kutageraa guuluso waresi gabadha habon ladhaho nokeen ado mhdsn

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 Před 2 lety

    Wllky waan ku wata heesaha inaga daa Wall qaali

  • @SERGIO-hh2so
    @SERGIO-hh2so Před 2 lety

    Ninka kaliya macnaha heesta dadka usoo bandhigaa tahay legend hoosow

  • @jaceeloowosmaan4044
    @jaceeloowosmaan4044 Před 2 lety +1

    Wow sxp hosoow video waa ladhacay faafaahinta muuqaalka

  • @issebarre7096
    @issebarre7096 Před 2 lety

    Legend hosow pro you are on fire 🔥 😍

  • @asinadamhe6830
    @asinadamhe6830 Před 2 lety +1

    Mash allh CZcamsrak kaliya aan ka dawado Somalia 🇸🇴 hora usoc walalkey waan tagaraaa ❤️❤️

  • @nadiaupdyrahman1886
    @nadiaupdyrahman1886 Před 2 lety +3

    Anoo kle ma guuleysto 🥺 mustafa dollar 🙏hosow pro best reaction

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 Před 2 lety +1

    Shekada dhan sifican ba lo jilay lakin story flow ga a wax yar dhadhan lahayn. Lakin miraha Iyo acting ka wa on top.

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 Před 2 lety +1

    Masha allah ❤❤💯

  • @xamdabintuayaxofficial5919

    Dayax heestiisa reaction kazoo bixi wllkey qli

  • @fahmoaden1430
    @fahmoaden1430 Před 2 lety

    Keep going going walky hosow

  • @naciimocabdimaxamuud5530
    @naciimocabdimaxamuud5530 Před 2 lety +2

    From sadaam keyow

  • @barwaqosso7405
    @barwaqosso7405 Před 2 lety

    Wll reaction kuguman ogeyne welcome bn ku leyhy

  • @ZACKOPRO
    @ZACKOPRO Před 2 lety +1

    ASXAABEY HOSOW BRO IYO GARASHO MA WALAALA ISKU EGYIHIINE

  • @izaxaqmohamud7839
    @izaxaqmohamud7839 Před 2 lety +1

    Osman hosow keep going pro 💪👏

  • @shaaficiciise6940
    @shaaficiciise6940 Před 2 lety +1

    Kkkkk jillinkan degdega ah ayaan ad ugu qoslay

  • @suubanebaneega3395
    @suubanebaneega3395 Před 2 lety +1

    Legend hosow

  • @naseebdigale3500
    @naseebdigale3500 Před 2 lety +8

    The one and only Hoosoow ❤🙏

    • @nuuradiincali8753
      @nuuradiincali8753 Před 2 lety +2

      Markay inan lasheekaysanayso nin programmer ah ila daawo ||
      czcams.com/video/-BE9hB_kQns/video.html 🤣😂

  • @mpslesom1548
    @mpslesom1548 Před 2 lety

    Yes yes you’re right

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 Před 2 lety

    Wlhi legend bad tahay zxp muqal walba hadan director garayn lahaa waxyabaha aan ka sari lahaa bad dul istagtaa good director

  • @somaliarts9390
    @somaliarts9390 Před 2 lety +1

    Keep going pro never give up

  • @kinglostofficia9084
    @kinglostofficia9084 Před 2 lety +12

    Heesta cusub ee dayax dalnuurshe aya ka sugena insha allah 💪💪

  • @jaceeloowosmaan4044
    @jaceeloowosmaan4044 Před 2 lety

    Wow really good news for you 👌👌👌👌👌

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali Před 2 lety +2

    ONE LOVE, SOMALINIMO❤❤❤

  • @Galeyr
    @Galeyr Před 2 lety

    Szp hassow waan ku salaamay sxp ma fiirisid miyaa comantiga
    Codsigaan kuu soo dirsaday

  • @mudanahajacylka75
    @mudanahajacylka75 Před 2 lety

    Legend hoosow pro 👍

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Před 2 lety +2

    Beautiful voice,
    Amazing song

  • @KhadijaAli-zm9kq
    @KhadijaAli-zm9kq Před 2 lety

    Waa biriij laga dhisaYo magalada meel udgaW ama dacar budhuq 🤤😇🌱🌿

  • @hooyomacaan4766
    @hooyomacaan4766 Před 2 lety

    Dar Alleh ku jecelahay wll sida qisooyinka sodaysid

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Před 2 lety +1

    Waw wadn kenii somlind

  • @abdibaasidabdalla7785
    @abdibaasidabdalla7785 Před 2 lety +1

    Back grounka mnta waa shidn yhy zxp

  • @bakarbulshawi8724
    @bakarbulshawi8724 Před 2 lety

    We love you legend osman hosow

  • @hormarkaNolasha
    @hormarkaNolasha Před 2 lety

    Zxp waxa Tahay Qof qalbi Furan Hore usoco

  • @Sakurdo
    @Sakurdo Před 2 lety

    Hosow legend garo shakhsigan ma iska dhaaftay boy

  • @ismacilmuse5785
    @ismacilmuse5785 Před 2 lety

    Osman hossow meesha buuraha yar yar aad moodayso waa runtaa dhisme ayaa ka socda waa jaydii/dhagaxaan yar yar ee lagu dhisayay wadada Berbera Corridor ee isku xidhaysa berbera-wajaale.
    Mahadsanid

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Před 2 lety

    10:59 waa jayga wadooyinka lagu dhiso masuul

  • @nuurabdulahi3285
    @nuurabdulahi3285 Před 2 lety

    Niyow Belgium ayan kulajogaa gar ahan Antuwerpen casimalawad xagee kala soxariraa sxb

  • @ahmedfarah8363
    @ahmedfarah8363 Před 2 lety

    Waa cida garadharka laga laga samey oo lagu dhisoh arbairada ronwayga

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 Před 2 lety

    Hoozow pro Guuleyso macalimuu

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 Před 2 lety

    Wllkey keep giong up

  • @khaalidkeyofficail8957
    @khaalidkeyofficail8957 Před 2 lety +1

    Keep up pro

  • @atikagullet9813
    @atikagullet9813 Před 2 lety

    Keep going 🇸🇴

  • @salmaanjr1005
    @salmaanjr1005 Před 2 lety

    Ultra legend

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Před 2 lety

    Bro heesaha dareenka leh reaction nooga soo bixi

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever Před 2 lety +1

    Hosow Legend

  • @caamircabdiraxmaan8482

    ANOO KALE MA GUULAYSTO ........... WAAAAW HEES IYO BADH

  • @ahmedawilo96
    @ahmedawilo96 Před 2 lety

    I like your reaction

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial Před 2 lety +3

    Heestani runtii waxaa laga sameeyay Qiso dhab ah.. oo Xanuun badan. 😭

  • @hooyoamino3520
    @hooyoamino3520 Před 2 lety +2

    From sadam genyo😍😍

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Před 2 lety +1

    Adoo kle ma guuleyst Anoo kale haduu Subscribe u saari waayo 😂😂😂😂😂

  • @hormarkaNolasha
    @hormarkaNolasha Před 2 lety +1

    HORE zxp hosow

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 2 lety +2

    The best CZcamsrs Cismaan Hosow allah ya cizak heestan markii u horaysay ee aan arkayba waan la qiirooday

  • @zaamcade745
    @zaamcade745 Před 2 lety

    Malin dhawa wxn laga yaapa inaad hees soo qaado waye marba hada reaction bolawday sida dadwaynaha chanel

  • @ugbaadahmed8656
    @ugbaadahmed8656 Před 2 lety

    from sadam keyaw🥰

  • @foozia426
    @foozia426 Před 2 lety

    Waaaaaaaaaw eesh calaa hees

  • @amalabdirizak7672
    @amalabdirizak7672 Před 2 lety +1

    From sadam🥰🖤

  • @mohamedmukhtarmohamed8622

    Ramadan coming soon

  • @ayaannuur2658
    @ayaannuur2658 Před 2 lety

    Wlhy Somaliyeey hadu qof 1m mise 1B ino gari u qalamo Waa wallken
    ❤️🩸💯

  • @barwaqosso7405
    @barwaqosso7405 Před 2 lety

    Lkn wll analyzing garareysa heesa storyga mhdzanid

  • @axmedcali3002
    @axmedcali3002 Před 2 lety

    Keep going

  • @maryanali8328
    @maryanali8328 Před 2 lety

    wa hees iyo bar

  • @hananartan3039
    @hananartan3039 Před 2 lety +1

    Meshan wa Barbara mesha sibidhka ama shamitada laga sameyo San ymaleynayo

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 Před 2 lety

    from sadaam keyow

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle Před 2 lety

    Horumar wacan

  • @aadiini7732
    @aadiini7732 Před 2 lety

    From zadam keyow 💯

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 Před 2 lety

    meelaha buuraha yar yar ee ciidu waa wada 200 ee isku xidhys berbera to wajaale wlloo

  • @fatahrashid9835
    @fatahrashid9835 Před 2 lety

    Jay weeye wadooyinka ayaa lagu dhisaa iyo sabadaha

  • @iqrahassanmohamoud6461

    Way dhacda walal qali wana waxa jirikara wayo aniga ayayba isomartay tan okale aros jirikano ayan tagi jirnay wagas 2001 wa xasus adag kkkk lakin cala kuli xal wan ku gulastay. Ugudanbayn mahad ale aya iska leh

  • @ahmedshariifcali387
    @ahmedshariifcali387 Před 2 lety

    From salaam keyow

  • @cabdikariin2152
    @cabdikariin2152 Před 2 lety

    10:40 wado la dhisi rabo barbara to wajaale

  • @AbdiHakiimhadiis
    @AbdiHakiimhadiis Před 2 lety

    Waxa i farxad galiya malintayda in ay iso dhacdo notification ah "YOU GET NEW SUBSCTIBER" MAD IGA FARXIN KARTA ADIGA?

  • @skyyy398
    @skyyy398 Před 2 lety

    Why's always Somail loves fighting problems I don't get that... Am talking about the music

  • @mrilkacase918
    @mrilkacase918 Před 2 lety +1

    Qabiir sare hoosw✔

  • @omaari155
    @omaari155 Před 2 lety

    Jiliinka dag dag bey galiyen sida aad udawem rabtayna macquul maaho labada wiilba wey is dagashanayen hadan kaso qadno iney waqtige heshiiska ahayen tahayna waxbadan baa laga booday hab jiiinka lkn laga yaabe miraha heesta ay heesten iney ka bilawatayba meshaa
    Jiliinka qiyaali badan baa ka buuxa si kasto!!

  • @abbasjeeri7331
    @abbasjeeri7331 Před 2 lety

    reaction iyo bar

  • @dunxariira8083
    @dunxariira8083 Před 2 lety

    💔Qlbijabku wa xanuun 😥

  • @ayanabdirahman7918
    @ayanabdirahman7918 Před 2 lety

    Mustafe Dollar Fanan an codkisa iyo hesihisaba jeclhy.
    Anu wxn kaso hor jedaba fikrada ah inan qof an xidhidh la lehay asxabtayda baro ama u shegaba, WAAYO bani adamku waxkasta o wanagsan markay ogadan wakhti ayay ku bixiyan say u xumaynlahayen amaba u babinlahayen.

  • @shamsacabdiraxmaan9334

    dar alle kuu jecaly walalky gulayso